Routine / muufo iyo maraqeeda simple ah qado

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024

Комментарии • 41

  • @Maizo0574
    @Maizo0574 10 месяцев назад +2

    Anaa uhoreeyo bin😂😂😂😂

  • @MaryamFarax-c7f
    @MaryamFarax-c7f 10 месяцев назад +5

    Wllo gabadhan malin walla video cusub aye niso galisa meel fcn garsiya waa codsi ❤😊😊🎉🎉

  • @Ramlo713
    @Ramlo713 10 месяцев назад +2

    Asc mesha Allah abaayo Allaha ku barakeyo cuntada cuneysid video yaashada manoo dheeresid waa soo gabisa aad u jeclahy reerkaga Allaha ku xafido Amiin

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 10 месяцев назад

    Na nasteexoy xabbti gas ka waa sune haku gambin 😢aniga birta labada gees ugu rogaa walhi gadud inoqota abayo sas same ❤

  • @MustaqiimCusmaan
    @MustaqiimCusmaan 10 месяцев назад

    Digsiga pressure cookerka hilib geelka 30mint jileec ukaga dhigaa

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 10 месяцев назад

    Masha allah qrux wllhi wpa mufdi io mraqaa jeclaa wye oo basbas lgu drey ka hdal mlhn moski bza ka dhimnaa ina gdal oga drtyna ma shegi kro 😋♥️

  • @sacdiaabdirizak756
    @sacdiaabdirizak756 10 месяцев назад +1

    Wlle groupyo fb an ku jiro kugu shre gareyay si mel fiicn ku garsiyan ma i ogthy nasteexoy waagi xfda hoyada jogtay kula socday ila hdlee😂

  • @fardowsaomar1928
    @fardowsaomar1928 10 месяцев назад

    Abaay waxaajira bir non stick ah oo midnimo supermarkets zoope lagu gadaa canjeelo malawax sabaayad mufo kuli weey kuudubee
    Lkn tan godon hagadan mid xogaa fidsan oona culus
    Muudada waajilcenee
    Sidii malawax saliid aan badneen kudubee
    Aniga saas aan sameyya xitaa RUclips kabaar weeyna macdahay

  • @Fadumo-cs4hf
    @Fadumo-cs4hf 10 месяцев назад

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk 10 месяцев назад

    Masha alah

  • @hafsahafoosa5463
    @hafsahafoosa5463 9 месяцев назад

    Abyo pressure cooker usticmaal hilib geel sahal Uma karaayo

  • @IqroMohamed-r9s
    @IqroMohamed-r9s 10 месяцев назад +1

    Abayo maxaa video yaryar marabno dheer hosha dhan ad qabto ayaa ladhah routine marka ayaga dhan sodob ❤

  • @Najmaalem
    @Najmaalem 10 месяцев назад

    ❤❤❤❤

  • @Manka098
    @Manka098 10 месяцев назад

    Abyo m.a waa iska kaa jeclahay farxad ayaa kurajenaa 🌺🫠

  • @surat711
    @surat711 10 месяцев назад

    Masha allh

  • @fardowsaomar1928
    @fardowsaomar1928 10 месяцев назад

    Abaayo hadaan rabto in hilibka ari ana geel hanoqdee ama xitaa cambuulada soo gado digisaga pressure cooker ka
    Gaas iyo waqtiba waakuudhaqaaleynaa
    Waliba kan midnimo supermarkets soope aa fiican kuwa suuqa mafiicna size ayeey kalaleeyhiin

  • @faisaabdalla9889
    @faisaabdalla9889 9 месяцев назад

    nastexo cookerka dawolkisa halis wye wuu qarxa iska jir hda furi krto iska fur abyo🥺❤️❤️🫶

  • @sumayaahmed5264
    @sumayaahmed5264 10 месяцев назад +1

    Xasus marka dogsiga ka imado anigo yar baa far danbaha mar mar guriga jogi jiray mufo qas lii dhaha wan qasi jiray ka dib quraxda dhigi jiray

  • @amranissedahir
    @amranissedahir 10 месяцев назад

    Masha allah abayo

  • @MuwoMoha-su7cy
    @MuwoMoha-su7cy 10 месяцев назад +2

    Waali badanaa tani muufada dabka la dulsaarayo macnaheed iyadoo maqligeeda ku jirto maad dhinaca kle u rogtid😂😂

    • @sumayaahmed5264
      @sumayaahmed5264 10 месяцев назад

      Tan waa la atkeya taas kaleneh wala jilciyaa

  • @princesfowziyo367
    @princesfowziyo367 10 месяцев назад +1

    Abaayo waxaa ku waydiinaa khasaalada mida otamaatiika ma ahanoo hadii thy xitaa intee ku daadisaaa biyaha oo waxaa lagaa rawa musqusha inaa galisid

  • @nasramuuze2541
    @nasramuuze2541 10 месяцев назад

    Caajinkan maxaa laga sameeya horta reer koonfur lee ka naqlaaye from hargaysa

  • @sacdiaabdirizak756
    @sacdiaabdirizak756 10 месяцев назад

    Gaska hawadiisa ma fiicno chemicals waaye marka rooti xitaa laguma kululeysto plz iska dhaaf

  • @Bintuhusean2928
    @Bintuhusean2928 9 месяцев назад

    Abyo anaa ku dubto birtaas iyo gaaska waxaa sameesaa tiish soo qabso muufada xooga yar mari kadib birta ku dhadhaji xoogaa daciif ah kadib muufada ku shub makaaga dhageeso anaa sameeyo soo tijaabi

  • @mevvnhussam5741
    @mevvnhussam5741 10 месяцев назад

    Abayo qali video qurux doda lagama sheekeen karo keep going, Abaayo digsiga naqaska ama طنجرة الضغط soo gado gaas kaa wuu kuu dhaqaaloobaa, hilibka saaid uu kuugu bisleena waqti yar gudahood, al hayaat super market aa laga helaa, aad uu kuu anfacaa,

    • @Naroora
      @Naroora  10 месяцев назад

      Waa ka baqa kaas😂

    • @fardowsaomar1928
      @fardowsaomar1928 10 месяцев назад

      ​​@@Narooraabayo hakabaqin hawada Lee kafuree RUclips kafiirso
      Beelowaaye
      Dadka qaar aadadka kacabdiiya
      Kan midnimo supermarkets aabirimaa

    • @ibtizamali8969
      @ibtizamali8969 9 месяцев назад

      ​@@Naroora wlhi nasteha aniga cml tahay wanka baqa asago guriga hoyadeyda yaalo waligeyga masarin dabka mana iskunfuro macqul ina saaro lkini ma isku furo manaka dajiyo dadka xafada jooga lee uwaca aniga alahey ka ale dad badank ku qarxa arkay oo marka hore botonka laga fura iyo wala neefiya dhaheyn

  • @munaxusen7313
    @munaxusen7313 10 месяцев назад

    Saliida ha isku badin qali

  • @SowdoQalanjo-km3xe
    @SowdoQalanjo-km3xe 10 месяцев назад +1

    Saa u jclhy routine kaga ano exam aqrinayo iso dhacay waso Cararay🥰🥰

  • @Suhur_abdy
    @Suhur_abdy 10 месяцев назад

    War dumashidey 50k garsiya wah😂❤

  • @seibaahmet1821
    @seibaahmet1821 10 месяцев назад +2

    Bardhada io bocorka basasha qaali weye roobka weye 😊

    • @hanihassan5954
      @hanihassan5954 10 месяцев назад

      Kiilo basal war iga sii abaa😂

    • @seibaahmet1821
      @seibaahmet1821 10 месяцев назад

      @@hanihassan5954 5$ kilo bardhaa 5$ ku ogaa😂😂

    • @bisharoqurux12
      @bisharoqurux12 10 месяцев назад

      ​@@hanihassan5954 4 dollars waaye

  • @afnaanahmed2705
    @afnaanahmed2705 10 месяцев назад

    Wcs waraxma abaayo ❤❤❤

  • @Naruura4
    @Naruura4 10 месяцев назад

    Muufada bilawa cajin jeclahay ani😂😂

  • @munaxusen7313
    @munaxusen7313 10 месяцев назад

    Cajiinka nosharax muxuu yahay ma budadiba

    • @aminanur3754
      @aminanur3754 10 месяцев назад +3

      Waa galayda ama budada lasoo shiiday
      Makiinad aa lagu soo shiidaa

  • @SucadCabdullahi-w4q
    @SucadCabdullahi-w4q 10 месяцев назад

    ❤❤❤❤