Mashallah sis I like your videos but it’s all the same content it’s getting repetitive change it ,if you could change it do talk about the best places to visit in Somali , cafe hopping & restaurants More grwm’s ( get ready with me), self care videos or talk about your abaya business or do some haul’s
Inshaallah allah wad noqo neysaa duca iyo astaqfarta badi kuna celceli samirna abayo S.kle wax yar ba ha ahato malintii marko waaga baryo wax uun sadaqeyso cunta ba ha noqotee (rabbi hablii mina dunka duriyatan dayibah ) Rabbi laa tadarnii wa anta qeyrul waarisiin . Alle haku irsaqo ubad salixiin ah i.a
Mshallh abaayo I like your content ❤.abooyo no samena videos kusabsan nolasha muqdisho like guryaha kirada nolosha dhaqaale and amanka kuligood dad badan aya rajayn inay dalka ku sulabtan
Ferst
Mashallah sis I like your videos but it’s all the same content it’s getting repetitive change it ,if you could change it do talk about the best places to visit in Somali , cafe hopping & restaurants
More grwm’s ( get ready with me), self care videos or talk about your abaya business or do some haul’s
Habeeki uku danbaysay moobelaka layka xadayey rooteenkada iku danbeyey wax aan fiiriyo welcome back
Cuntada markaa karinee digsiga noogu aadi sxpy si aan ku dawano🙏
Hda adi lee ku jeednaa he adi lee maa ku fireynaa😂
Iso ducaya abayo murad ayan leyahyee ❤
Aby jikada waxa sameysa alabta dhan iska kala xarey sharaxada io qaandoyinka lee u reebo qurux waaye jikadata ❤❤❤❤
Asc abyo nasteexo waxakacod sanaa maanta inaa asxaabtaada iiwaydiiyo inee isoduceyaan labo sano aan xaas ahay inaa hooyo noqdo aad baan udanenayaan iigu soduceeya inoo ilaahay isiiyo ilmo cafimaad qabaan mahad sanid xbbti
Ilaahay hakusiiyobawlaad saalix dayiba Allahuma Aamiin ❤❤❤
Allah ku siiyo abayo adiga aniga iyo dhamaan inta aan heysanin owlada qeyr qabto insha alllah ❤
Allah kusiiyo owlaad bariyal eh
Allah hakugu arsaaqo awlaad baariya oo caafimaad qaba aduun iyo aakhiraba ku anfaca aamiin ya rabi
Inshaallah allah wad noqo neysaa duca iyo astaqfarta badi kuna celceli samirna abayo
S.kle wax yar ba ha ahato malintii marko waaga baryo wax uun sadaqeyso cunta ba ha noqotee
(rabbi hablii mina dunka duriyatan dayibah )
Rabbi laa tadarnii wa anta qeyrul waarisiin .
Alle haku irsaqo ubad salixiin ah i.a
Wallahi abaayo dar allah kuu jeclahay ilxun allah kuma tuso xbbtiyeey ❤
Wow masha allah alle maxa bada liido u xiisay ❤4 years ago 😢 nuura wan daremaya waxa igu sameynowsid hmhmmmm ❤❤❤❤
First person ❤❤❤😊keep going apayo challengeyo adi walalaha sosameya
Msha Allah abyo routine kga wuu qurux bdnyhy hore usoco ❤❤❤
Lakini rer marko saas oma karsadan bisbaas shidniga ayaanyo bisbaas kabsar iyo toon raqey sucbo sokor yummy waye
Telka anoo dhabta saarte oo youtube soo gale ayan maqle codkaga waxan dhhy ya geye bal kwrn sidan ku jeclhy😮😢😢😅
Mshallh abaayo I like your content ❤.abooyo no samena videos kusabsan nolasha muqdisho like guryaha kirada nolosha dhaqaale and amanka kuligood dad badan aya rajayn inay dalka ku sulabtan
Masha Allah
Ina na ilawday wa u jedna😂😂
inta nh waa ka dawanowya tik tok nh sidow kle saa ku jacelhy lee 🫶🏾💕
Apyo hda canjelda ku dhibntahy haben wax yar oo dhananis ah kudar bor io qamadi ku dar cusbo yar ah ku dar si fcn u qas bur way ficnaney...🫀🫶❤️
Masha Allah ❤
Abayo sheekoyin ama qisooyin nooga sheege oo noso gali
Bariiska marka la shiido aad buu umacaanaada ku dadaal ilaa shan daqiiqo
Wcs Abaayo Nasteexo cadeey waan dhawnahaye xabiibti ❤❤❤
If you are looking someone who you can do for you for your thumbnail😊
Masha Allah xbbti
Allaha kudayo nastexo daganay ❤😊
Dadka caanka bariis le karsadan😁😂intasna wa kaftan😅
Allh ku barakeyo aniga neh allh isiiyo 😢
Waxaaso xamara Aad mar isticmaashay 😅
Abayo cuntada saa usameso
Nooka faa iidey marka rotinka dubrso
Masha alah
40k soooon❤❤❤❤
Hi
Markad tagneyden mesha idinku maray 😂
M.a
Anaga duga noqone lol😂😂😂
Waxaaso basbaaso 😅😅
Naa abyo maxa ku hely ma sexty malmhn 😂😂
Video noo so gli
🌹🌹🌹🌹🌹🇨🇦👍🏻
Masha Allah ❤