Heestii Ugu.Kacsan Barbarta iyo Soo Dhawenta Jwxo Diridhaba

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии • 98

  • @kaderismail4151
    @kaderismail4151 6 лет назад +29

    Ciise waaaa hormuudka
    Soomaliyeed
    Waxayna jecelyihin midnimo
    Iyo wadajir
    #l'm ogaden walahanow
    Guul iyo gobonimo kunoolada
    ❤❤👏
    Waxadna tusteen naxariista walalnimo leedahay
    Soodhawynta #onlf 😭❤👏👏

    • @hodhanqali2574
      @hodhanqali2574 5 лет назад +2

      Masha allah ciise dadkii iladhashoow cadawgiin hajabo maslax mideeye magacaa hajiro ina adeer guleyso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪

    • @azufuad7241
      @azufuad7241 3 года назад +1

      We Love too bro🥰🥰

  • @samisomali4812
    @samisomali4812 5 лет назад +12

    The people of Ogaden are the real warriors! Love from muqdisho 💚💙❤

    • @mursalwarsame5839
      @mursalwarsame5839 5 лет назад +1

      We are all somali brother not need for clanism only midnimo😤

    • @jagacmedia2793
      @jagacmedia2793 4 года назад

      Waar dadkani maaha ogaadeen waa ciise meeshuna waa diridhaba waa soo dhawayntii onlf

    • @safaeleyeh4816
      @safaeleyeh4816 2 года назад

      This is people of Dire Dhabe and they are all Ciise including Maslax 😂 Ogaden is not the only clan living in Galbeed

  • @shuushuu7495
    @shuushuu7495 6 лет назад +18

    CIISAHA ANIGAA 15 sano DHAXJOOGEY WAXBARASHADA 1 UPTO 12TH DIRE DAWA ku soo qaatayo sifiicana u aqaana
    Waana RAG qawl leh BEENTA IYO KHAYAA NADANA MAYA QANAAN dhinacoodana lagaaga soo dhacimaayo marnana dhabarka kaa toigan mahayaan
    Dagaalkana waa ragaan gaban heynin oo geesiyaal aha
    Intaan halkaas joogeyna gabadh CIISE aha ayaan 4 sano lashekeysan hayey iyada unbaana xidhiidh kanagii goysey ilaa
    6 sano kadibna
    Wali xasuusteedi igama GU,in iyada kadibna gabdh kale sheekiyo jcyl lama wadaagin
    Markaa iminka WAA INAAN MIDKALE/GABADH KALO CIISA AHA ISKUMIDOW NAAA OGADEN + CIISE ilmahaan dhalnana = MASHAA ALLAAH
    hhhhhhhhh

    • @rgbdayiberdoganradwanjamac5115
      @rgbdayiberdoganradwanjamac5115 4 года назад +1

      Sxb sudhawaw ana sedi ku noqun insha alah

    • @shuushuu7495
      @shuushuu7495 4 года назад

      @@rgbdayiberdoganradwanjamac5115 hhhhhh thanks bro inshaa allaah waaaban umalayn inaad ii noqon

  • @halyay_alqassm5324
    @halyay_alqassm5324 Год назад +1

    Amarka ilahay dadka ogadeen si gaar ah ayan uga jacelahay somalida kale , salan gaar ah iga gudoma wllayal ano ku hadlaya afka dhalinyarada cisse ee magalada diri dhabe 👑👑👑❤❤

  • @Hydar77865
    @Hydar77865 6 лет назад +31

    Wale waan yaabe @ciise waxba uqaarsoona caalanka ogaadeeniya saay ujeeceel yaahiin /// iyo jiidwaaq suu uneeceeb yaahay caalaanka ogaadeeniya waa kaaf iyo kala dheeri nin waalbo waxuu muujiyo baa loo tiixjaalin ///@ ciise waxay muujiiyeen waaxii dhaacaay waa hoore oo baayilah aha diibdaanbe oma dhaacaayo haadaan naahay @ciise waxaan nahay gaacanta miidig ee @ogaadeeniya wabilahi towfiq

    • @studiashiidaneshiidane7460
      @studiashiidaneshiidane7460 6 лет назад +5

      Will ogaden iyo will ciise will uma dhaxeeyo huuno thanks

    • @maamemaame2038
      @maamemaame2038 6 лет назад +5

      Oromo iyo Etiopien oo dhan ha ogadaan inan somali dhaba nahay dhulkeena diri dhabo ineynu inagu lenahay ha ogadaan viiiva wllhey re diri dhabo

    • @hashimuahmed5477
      @hashimuahmed5477 6 лет назад +7

      Walee ciise idinku fanaa waabalan inaan garabkiin istaagno markasta no more laangaab kale ciise iyo Ogaden is one family

    • @fardowsoabdulahimuhamud8978
      @fardowsoabdulahimuhamud8978 6 лет назад +3

      Jidawaq lagab weye

    • @kaderismail4151
      @kaderismail4151 6 лет назад +4

      Onlf +srda wxy kuheshiyeen midynta somaliyeeed
      Ciiise jacaylbaan iniqabnaaa
      Wllhno gobadthn jecel midnimada somaliyeeed ❤👏

  • @abdulahimuhumed8824
    @abdulahimuhumed8824 6 лет назад +10

    Somali ayaa ugu gumaysi neceb Waa ciise iyo ogaden wadanka somali galbeed mar unbay xoraynayaan WABILAHI TOWFIIQ

  • @ogadenonline7025
    @ogadenonline7025 6 лет назад +10

    AAXX...Waa Heestii AHUN Adeer Timo Jilic, walaahi waan qiiroodey....

  • @mohamedinshaar1139
    @mohamedinshaar1139 6 лет назад +9

    It's means they're winners🔴⚽️
    One Love Somali from Shilaaapo😍✌

    • @samisomali4812
      @samisomali4812 5 лет назад +2

      @T dots realest somali is a tribe you can live in djibouti and still be a somali or Somali in Ogaden.
      Clearly you lack knowledge!
      Spastic!!🙄

    • @mursalwarsame5839
      @mursalwarsame5839 5 лет назад +1

      Brother is love ogaden people they are true somali .
      As ciise I never see u as brothers in blood 😢

  • @issacknuroow409
    @issacknuroow409 6 лет назад +6

    anago reer moyaale gobolka daawa runtii aad ban ka farxsanhay masha Allah sodhowaada

  • @farhiamali4693
    @farhiamali4693 6 лет назад +5

    Ciise wa niman gumeysi wuxu yahay yaqaan Canfar & Oromo yay dhinaca kuhayan Ethiopia waxaytahayna wey yaqaanan wana Gob Ciise wiil Ciise & wiil Ogaden wiil uma dhaxeyo.yan maqlijiray.ee ma Jidwaaq bad moodeen oo Illahay OGADEN uun tusay Illahay Amarki.

  • @kungkungs870
    @kungkungs870 6 лет назад +1

    Masha Allah ciisow malabow ilahay guul iyo gobonimow guul walal maslax walal jira horow socow your are top bro my tolkey cadhe😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @maamemaame2038
    @maamemaame2038 6 лет назад +6

    Wlhi waa farxad in aan manta diri dhabo. Heesihii gumaysi diidka aan ka qadayno re diri dhabo ilahow xoogoodo u siyadii oo Somali dhaba weye noo daa gumaysiga wan ka bixi doona diri dhabo inaga leh

  • @abdikarimharedkoiooo8573
    @abdikarimharedkoiooo8573 6 лет назад +6

    Mashalah Mashalah walaheen Cise Somali Jaceelka Wa lagu ogaaaa

  • @raabciiseraab4559
    @raabciiseraab4559 6 лет назад +6

    Kuwi la iga beerey Ciise Cade Nolada Meeshan joogo foga waaa ka qayb gali lahaa soo dhaweyn ta Onlf

  • @mohamedfarah8912
    @mohamedfarah8912 6 лет назад +7

    Mashaa Allah's dadkaygoow waa inoo guul iyo gobanimo

  • @mamasoomaali
    @mamasoomaali 6 лет назад +1

    Soomaalia waa walaal wiilka markuu qaaday heestii dhaqaajiya dhiiga waa dhiilo colaadeed waan ooyey illaahay meelkasta dadkayaga Allah salaamad yeelay

  • @manka7914
    @manka7914 3 года назад +1

    🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇩🇯🇩🇯🇩🇯wa garabkena jabuti

  • @abdulahimuhumed8824
    @abdulahimuhumed8824 6 лет назад +11

    WIIL CIISE IYO WIIL OGADEN WIIL UMADHEXEEYO

  • @abdourahmanmohamed8324
    @abdourahmanmohamed8324 5 лет назад

    Cisse weyne Gang 💪🔥 tokay iyo Somalida kale waxan iniga so salamey Toronto 🇨🇦

  • @hannaabdisamad3560
    @hannaabdisamad3560 6 лет назад +2

    Vive Issa long life Issa. Long life onlf

  • @nasramuse3225
    @nasramuse3225 6 лет назад +2

    Ciise waa reer ayeeyaday aadbaan ujeclahay waana soomaali dhab ah

  • @hamzamahamoud-5431
    @hamzamahamoud-5431 Год назад

    guul iyo gomanimo my dhiiga

  • @sebastianpabst3238
    @sebastianpabst3238 6 лет назад +4

    lomakalaharin soo dhawaynti onlf shacabka dirdhaba dad somalimda kuwantahay midnimo ayaa waxlaguhalaa wanamuqtaa

  • @abdilahifarahcawl2384
    @abdilahifarahcawl2384 10 месяцев назад

    Ciise waa gob reer dhankasta ku fiican soomaalinimadana waxka yaqaan

  • @inaabdullahi9139
    @inaabdullahi9139 6 лет назад +4

    Mansha allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👌👌👏👏👍🏽👍

  • @fardowsoabdulahimuhamud8978
    @fardowsoabdulahimuhamud8978 6 лет назад +4

    Jidawaq dada mahan lanagab lagab dhalay viva og

  • @halimohassan4451
    @halimohassan4451 6 лет назад +1

    Maasha alaah maansha alaah guul guul guul guul ree dirdhabo guul iyo gobanimo waarta ilaahay midnimada aad maanta muujiseen ha inoo siyaadiyo anu waxaan ahay dir waxaan ku faraxsanahay waxa maanta dirdhabo ka dhacay soomaalida ogaadeenya oo mid ah oo xor ah oo is jecel ilaahay ha ituso gobgobi dhashay guulaysta onlf guul iyo gobanimo ilaahay garabkooda hagalo wiilashii dhintay gabdhihii jeel ogaadeen lagu jidh dilay wax umadii baaba day waxaad ku ilowdaan yaan rabi idiinka baryay love jwxo gumaysi diid dhab ah❤️❤️💞💕❤️💐💞❤️🌺💔🧡❤️❤️💙💝💐💐💝❣️🤝🥀💛🥀💔💓💚💗💗🧡🧡💝❤️💕💞👏👏👏👏👏👏👏💞💪💪💪💪💪💪💜💐💐💐💞💞💞💘💘💘🧡🧡❤️❤️

  • @umosuldanandsuhayb896
    @umosuldanandsuhayb896 6 лет назад +5

    aax aax aax
    walhi waan.qiiroodaay siidaan ahaayn.20017 tonki waxaan u u.oo jiiraay hoos lkn haadaa waxaan laa iilmeeyay faarxaad iyo dadkeni oo iisraacaay manshallhaa
    manshaallaha الحمدالله alle ayaa naagusiimay💚💚💚💚💚💙💙💙💙💙💙💙❤❤❤❤❤💪guul💪inshallha💪💪💪ohadeniya💪

  • @abdihakimmohamed3196
    @abdihakimmohamed3196 6 лет назад +15

    Ciise waa nasab

  • @elizaar9424
    @elizaar9424 6 лет назад +1

    one love all Somali , I am From SSC North Somalia.

  • @yahyeabdiahmed9793
    @yahyeabdiahmed9793 6 лет назад +5

    masha allah jecliyaa dadkaygoo israacay

  • @khadardaahar-ve5sz
    @khadardaahar-ve5sz Год назад

    Wiil ciise iyo wiil ogaden wiil uma dhaxeeyo

  • @nabadoonsoomaaliyeed5916
    @nabadoonsoomaaliyeed5916 6 лет назад +1

    maashaa allah guuleesta walaalahay reer dire dhaba runtii boos aan labuuxin karin ayaad shacabka soomaali galbeed kaga jirtaan

  • @abdilahifarahcawl2384
    @abdilahifarahcawl2384 10 месяцев назад

    Rag gumqysiga neceb ragyo rabbiba yaqaan iga dheh ciise

  • @FeysalAljaberti
    @FeysalAljaberti 6 лет назад +1

    Maansha Allaah Guul iyo Midnimo Soomaliyeed reer Diridhaba iyo JWXO; Dhaantada Wuxuu Yiddhi:" ADOO DHIMANAAYA, DHAQAALANA HEYSAN, MAXAAD UGA DHUUMAN NIN DHOOF LAGU KEENEY?"

  • @taariikhogaden1029
    @taariikhogaden1029 6 лет назад +2

    MashaAllah ree dire iyo Fanaan Maslax taageeraan idiin ahay

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 6 лет назад

    Ilaahow igu sin 5ta Somaliyeed oo
    Hal Dowlad leh iyo hal Calan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nimcodaahirxaji2012
    @nimcodaahirxaji2012 3 года назад

    Masha alaH walahen ciise waan jecel nhy

  • @ibrahimamina9726
    @ibrahimamina9726 6 лет назад +3

    ax ax ax my dakayga my digayga allah idin dhowr ciise malab dadka uugu somalinimo kal iyo laab

  • @keysanabdi6121
    @keysanabdi6121 6 лет назад +4

    Manshaallah guulesta.cadowgina hajabo.

    • @maalfan855
      @maalfan855 6 лет назад

      Dumarko mashxarad ragoo midigta qabo

    • @sabirinahmed832
      @sabirinahmed832 6 лет назад

      Noolaada soomaali xalaal ah daarood waa inuu gurmad xooga u fidiyaa barbaarta siti iyo mooyaale iyo tuliguuleedba kacooy soomaaliyeey gaar ahaan daarood ismaaciil hs loo gurmado tuliguleed diridhabe mooyaale

    • @sabirinahmed832
      @sabirinahmed832 6 лет назад +1

      Waan ooyay nooloow eedo

  • @saedhassan6862
    @saedhassan6862 6 лет назад

    Masha allah gulaysta somali galbeed 😍😍😍😍😍

  • @nimcodaahirxaji2012
    @nimcodaahirxaji2012 3 года назад +1

    Ninka wa kuma

  • @alinurabdulmejid8048
    @alinurabdulmejid8048 6 лет назад

    viva wow wow!!! dhalinyarada diridhaba midnimo waa lagama maarmaan

  • @oubahbonne4681
    @oubahbonne4681 6 лет назад

    masha allah inolow walalkay maslax marwal baa guli garab kaga hajirto

  • @ictimaadindhoy7806
    @ictimaadindhoy7806 6 лет назад +3

    Intaas oo dhab u midowda ayaa ku flan somali weyn

  • @maxamedjubballandofficialc9474
    @maxamedjubballandofficialc9474 6 лет назад +3

    My dhiigayga my dadkayga ogaadenia noolaada

  • @gediosman6055
    @gediosman6055 6 лет назад +1

    Wwwwwwwwww! Dhaqaajiya dhiiga dhanayaradaay dhulkeena cadawga kasoo dhiciyaay.

  • @rgbdayiberdoganradwanjamac5115
    @rgbdayiberdoganradwanjamac5115 4 года назад

    Masha alah magaladaydi dir dhabe

  • @hannaabdisamad3560
    @hannaabdisamad3560 6 лет назад +2

    Beautiful

  • @hodanosman1698
    @hodanosman1698 5 лет назад

    Mj ahay viva ogadeen

  • @mukhusen8795
    @mukhusen8795 6 лет назад +2

    Nasab dhalinta ciise....VIVA ONLF

  • @triplegchannel741
    @triplegchannel741 6 лет назад +1

    Allah mxn qiiroday heestan markan maqlay

  • @hanadyare1456
    @hanadyare1456 4 года назад

    M.a dhiiiiga

  • @rahmaahmed231
    @rahmaahmed231 5 лет назад

    Maanshaa alah ragrag dhalay

  • @hanadyare1456
    @hanadyare1456 4 года назад

    🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲

    • @safaeleyeh4816
      @safaeleyeh4816 2 года назад

      It’s Ciise and that’s not our flag

  • @abdifatahhess317
    @abdifatahhess317 5 лет назад

    mnsha Ahlla

  • @maxameddaacad7720
    @maxameddaacad7720 5 лет назад

    guul iyo gobnimo

  • @saytunibrahimahmed7271
    @saytunibrahimahmed7271 6 лет назад +1

    Ax ax ax wlhy wan qirxodey

  • @mutazrashid9268
    @mutazrashid9268 6 лет назад +1

    My blood

    • @sahradhinbil8111
      @sahradhinbil8111 6 лет назад +1

      Mansha alah noolada garbahan isqabsada waad gulaysaysaan

  • @hamdaaabdi2590
    @hamdaaabdi2590 3 года назад

    ❤️💙💚💉💉💗💗💗

  • @saidaden1999
    @saidaden1999 Год назад

    Sldl

  • @ijoadan2061
    @ijoadan2061 5 лет назад +1

    Ciise cawaan ogaadeen ayay moodayaan daacad

    • @AyanAli-ww5ev
      @AyanAli-ww5ev 3 года назад

      Jahil war wiil ogaden iyo wiil ciise ah wiil umadhaxeyo uqdaad u dhimo ogaden waa madaxda wadanka cay ma leh

  • @moussabawaleh8238
    @moussabawaleh8238 6 лет назад

    Ala dhiga ii dhaqaqay

  • @AAR-SANAAG
    @AAR-SANAAG 6 лет назад

    SNM songs lkn fasax baad u tihiin

    • @mahatbare6076
      @mahatbare6076 6 лет назад

      Hhhhh SNM faan badana walaalow, maseentay ayay lahayd kuleh, " dhaqaajiyay dhiigga dhalinyaradaay dhulkiina wayaano kasoo dhiciyaay, adoo dhimanaaya dhaqaalana haysan maxaad uga dhuuman nin dhoof lugu keenay"
      Hhhhhhhhhh

    • @mahatbare6076
      @mahatbare6076 6 лет назад

      Heestan yacni raggii alifay joogaa.

    • @AAR-SANAAG
      @AAR-SANAAG 6 лет назад

      Mahat Bare sxb horta Soomaalidu waxad mooda in waxkasta ay iskaga dhagaan koopi farobadana waa jiraa hase ahaate heestan SNM ayaa lahayd oo waa heesihii Radiohalgan 1984-1990. Lkn ereyada ayaa waxyar laga bedelay sida Weyaano iyo waxlamid ah lkn waasidaa. Wax dhib ahna Uma arko in ay Ka mid noqoto halganka Soomaaligalbeed. Mahadsanid

  • @somalidamaantayoutubechann6439
    @somalidamaantayoutubechann6439 6 лет назад +1

    Ogadeenka qaxootiga ka yimid baa lacago siiye ku waan e ciise uma dhama

  • @rahmaahmed231
    @rahmaahmed231 5 лет назад

    Maanshaa alah ragrag dhalay