Masha alah waa mujaahid. Nin amxaaro ladagaalamaaya oo hadana dadkii loodagaalamaayay ay kuwii u dagaalamaayay ladagaalamayaan cadowgoodiina lajira ala murugo badanaa wlhi waa ayaan daro aad u wayn oo islaamka haysata xiligan imika lagu jiro meelkastoo ay joogaanba
Wllhi waa markii labaden dawado xalay ban dawaday ano sii seexanaya maanta doonisteedi intaan dhib ka maray ana og waxan ku raadiyana wan garan wayyy zhb wllhi waaya arag tahay walina geesiah zhb somali alle hay gargaaro
Allow aduunka waayo badan kuu daa, geesi somaliyed Runtii waa qaadan la ahay halganka sidaas looguso dhibtootay inu 2024 aan comentiga soo qorayo uu liicay.
Ax walhi qalbigaan ka daqmaday soomali baa qori isu sidad xilgaaa alla yaa ka noo kale madxwaeyne nooga dhiga axax waxan ka so jeeda soomaliland waxan duco hayn uma awoodo lakiin waxan idin odhan la qabiil halkaa iska dhiga oo bal maruun midooba
@@الصومالي-ك3ضwllo dhamanteenba waxaynunahay dad dadki u liiday hogaamiyan oon waxab is tari karan oo yagi cadaw iso dhiibaya lakiin alle wax fiican ba laga fisha isha allh khayr❤
Waa nin dhaliyara waayo araga isagoo dayar naftiisa uhuray dalka iyo dadkiisa halgamaa awliyo sharaf iyo karaamo ayaad mudantahay wll❤❤❤❤
Waa hogaamiye dhaba wiil kaa yar Allow noo dhowr waa geesi iman iyo somalinimo ka muuqato ❤
Thanks my brother sida nola shared garesy important information ❤
Subxana allaha wll janada ayad isku arkaysan insha allaha 😢gesiyal reer ogadeeniya guuull insha Allah ❤❤❤🎉🎉🎉
Awliyo waa nin miisaaman cashiradii noloshana si wacan u qaatay, sharaf iyo karaamo ku noolow wll, halganka meel wacan ayaad soo gaadhsiiseen, mar walbana xaqqa iyo halganka gobanimo doonka ah ayaa guulaysan waynuna guulaysan shakila'aan idam Alle,waa qalbi qabad qisaska halganku 😢😢😢
2013 waa runtaa wuxu ahaa sanad barwaaqo ah xilligaa waxaan ahaa 7 miyiga ayaanan u fasax tagay onlf wan arkay
ilaahay haydin dhowro hana idin ilaaliyo walal waa cur yaamita ay idinku hayaan idin kla dirirayaa cadowgu guusha ilaahbaa idinla jira raga saas udhamaanaya bay somaalida qaarna ku caayYaan gumaysi hadadan isu dhiibin waa gobanimo aadku sun tan tihiin ilahay haydin dhowro❤❤❤❤❤❤ ONLF
Masha alah waa mujaahid. Nin amxaaro ladagaalamaaya oo hadana dadkii loodagaalamaayay ay kuwii u dagaalamaayay ladagaalamayaan cadowgoodiina lajira
ala murugo badanaa wlhi waa ayaan daro aad u wayn oo islaamka haysata xiligan imika lagu jiro meelkastoo ay joogaanba
❤❤❤❤❤geesi guul insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Rabi ha janada ha idinku kulmiyo adi iyo saxiibada aamiin 🤲🤲😢
Aaniin
Huuno dhagaxbuur dhashaadii miya tahay ,waa dadkeygii laga barey my tolkey jiir jooga ❤
Reer qabridahar weeye isagu laakiin saaxiibkii baa Reer dhagaxbuur ahaa alle ha unaxariistee
amin 😭 😭
waxa tihiin geesiyaal ay hadh sato hoos kooda somaali wayn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ilaahow idin ilaali
allaha unaxariisto wiilashii shihiida 😭😭😭😭😭😭😭😭
m.allah aad ayaad umahadsan tahy wllo😂😂😂
Talow ma ciyaalbuu usheekaynayaa?
اسلام عليكم ورحمةالله وبركاته
ماشاء الله تبارك
Walaale waxaad soomartay ama aad kahdashey waa taariikh macaan iyo kharaarba leh. Waxaatahay qof waaya arag ah qalbi fiican codkar ah ama hadal yaqaan xishood iyo akhlaaqba leh .Allahii kusoo badbaadiyey baa mahadle الحمد الله waad mahadsantihiin adiga iyo wariyahaba
يحفظكم الله ورعاكم
Qiso uurku taallo leh ilaahayow naar naga badbaadi
Shuhadada allaha unaxariito kulikood ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wllhi waa markii labaden dawado xalay ban dawaday ano sii seexanaya maanta doonisteedi intaan dhib ka maray ana og waxan ku raadiyana wan garan wayyy zhb wllhi waaya arag tahay walina geesiah zhb somali alle hay gargaaro
Waad la raagtay abwaan Q 2aad
Walaal Taxanahu boggayga facebook ayuu habeen dhaaf uga baxaa. Caawa Q6aad ayaa baxday marka dhankaas kala soco insha Allaah.
Dhankaan ayaan ubaahanahay please isoo dal dal
@@Axmedshilkewllo xagan so gali adoo raliya
Nio waad lasoo daah day 😢
Allow aduunka waayo badan kuu daa, geesi somaliyed
Runtii waa qaadan la ahay halganka sidaas looguso dhibtootay inu 2024 aan comentiga soo qorayo uu liicay.
❤❤❤❤❤❤❤
🎉🎉🎉🎉
Hal doorkii dhiiga inoo hibayay alle ha unaxariisto
Ilaah hajaneeyo shuhadadii naka shahiiday
Ax wlhi ilnba iga timid😢
Ax walhi qalbigaan ka daqmaday soomali baa qori isu sidad xilgaaa alla yaa ka noo kale madxwaeyne nooga dhiga axax waxan ka so jeeda soomaliland waxan duco hayn uma awoodo lakiin waxan idin odhan la qabiil halkaa iska dhiga oo bal maruun midooba
😭😭😭🙏
Amiin wllshay mcn❤qadad wayntu haday ictiraafka idinsiin lahaayen waad nataageri lahaydeen insha allah.guul dhamantenba
Mahadsanid wllo qali @@الصومالي-ك3ض
@@الصومالي-ك3ضwllo dhamanteenba waxaynunahay dad dadki u liiday hogaamiyan oon waxab is tari karan oo yagi cadaw iso dhiibaya lakiin alle wax fiican ba laga fisha isha allh khayr❤
Qoom aaan is dulayn alle ma duleeyo dhibka jira ingaa u sbb
HORTA GEESI
WAA KII DHIRFAYE
DHIMASHO CAADEYSTA?????
Geesiyaaal naftooda hurayaaal ah onlf
Wlhi qiro iyo qali jab
8 neef ninka mid kabixiyey waa wax fiican lakin marka loo fiiriyo ninka naftiisa
Bixiyey waxba ma ahan
Ahmed shilke howl aad u wanaagsan baad haysaa
War Ethiopia wali way ina hysataaye ma udiyaar garawnaa inaan iska dul qaadno
Halgankaas yaan ladayicin maalin ayuu mira dhali doonaahe
Halyay aan guulaysan laakiin samata baxay
Adiga oo kale aad ayuu u yaryay imika
Dhan i ntidhimatay.allow.gee.janadii.tunti wuxu. Ahaa. Halgan gobanimo.doon ah
😭😭😭😭😭😭😭
😭😭😭😭😭😭😭
Mida ii cuntami la waa midaas uu kismaanyo kubaxay
War aniga ku dhshay. Buaale hadan kamid dad dagan garissa county 7 sano kadib inaa jooga laga yab gobolka afdheer
Rag ciil cadaab ka dooray nin ragi waa kii wax iska celiya
war haga fin ilaah mar unbuu kuugu tala galay inaad dhimato tankle is raaci ha ahaate nikay rabeen inay ku dhacdo adigaa ahayd