Hodan on line qurux ahaan waa iska caadi, waxaa jira dumar aan dhib u arkin in ay nin naag leh u galaan waa arin principle iyo dookh ah waxaan ka xumaadaa caruurta lagu furo hooyadood because naag kale ayuu ninkii aaday i feel really sad for those kids..
Waa runteed muna waa runteed maqruuqiinta Allah ayaa u qoray hodon kii horayna Allah ayaa u qoray odayga Allah u Naxariisyo qabriga u daaya jaahilad ayaa tahay Ayaan hinaaso ayaa ku hayo ha Cunina hodan mabruug Alaa siiyay una qoray fariid qaawan
Nin la qaadan karo maleh naaguhu ayaga isku cadow ma arkan cadowgoda dhabta wa ninkas asaga Ku kenayo madax xanun stress maser naag kale kula guursanayo 🤣🤣🤣 dumarka qaar minyaro noqdan jecel jiran ine ka yar yihiin ismodan naagta kahoresa yaraan jecela naagti nin naag qabo guursanesa wa mid maal laga raacey hunguri wado tartan shido jecel buuqas kahelan mid guurka ka daahdey da,deda cuqdad ka qabto
Qawaneey ugu caqli badan😍😍😍😍😍👍nin naag kaa raacey kuma rabo👍
Muna muhiin sax Run aad u sheegay somalida
Masha Allah tabarak muno walee waa saxanthy sida loo maleyey
Hodan on line qurux ahaan waa iska caadi, waxaa jira dumar aan dhib u arkin in ay nin naag leh u galaan waa arin principle iyo dookh ah waxaan ka xumaadaa caruurta lagu furo hooyadood because naag kale ayuu ninkii aaday i feel really sad for those kids..
Kkkkk
Qaawan ilaahay ha asturo oyadaa ugu aqli badan
Muna muhim is so real 👏👏👏❤️😍
nayada gabadha noga hadha ninku maha Alab lasoxaday isaga sodontay hodan quruxdeda iyo farid nimadeda iyo kartideda ayu kudortay marks hadalina Danihina raacda
Tell them you’re absolutely right🙏🙏🙏🙏🌹🌹🌹🌹🌹
Waa runteed muna waa runteed maqruuqiinta Allah ayaa u qoray hodon kii horayna Allah ayaa u qoray odayga Allah u Naxariisyo qabriga u daaya jaahilad ayaa tahay Ayaan hinaaso ayaa ku hayo ha Cunina hodan mabruug Alaa siiyay una qoray fariid qaawan
Walee gabadhan dadku wayku waasheen subxanallh danbigii oo dhanbay karoganayaan
Nin la qaadan karo maleh naaguhu ayaga isku cadow ma arkan cadowgoda dhabta wa ninkas asaga Ku kenayo madax xanun stress maser naag kale kula guursanayo 🤣🤣🤣 dumarka qaar minyaro noqdan jecel jiran ine ka yar yihiin ismodan naagta kahoresa yaraan jecela naagti nin naag qabo guursanesa wa mid maal laga raacey hunguri wado tartan shido jecel buuqas kahelan mid guurka ka daahdey da,deda cuqdad ka qabto
Waxan ladacayo cambur bananka yalo miya
Muni Muhim a ugu macquulsan xeerka raga ayey wax ka taqana iyada jeclaatay maxa laga raba isla buuba dheh
Shaqo kale ma lahan Miya nagahan waliged ayuu nin 4 iyo labo gursan jiray
Naagtan. Niin naag qaabo lee maxay u jeceshahaay lee horta 😢
Because she is so gold digger 🤣🤣🤣
@@lulali6059 Maybe she like money more than herself
Calaf waaye itaqulaah
Queen qawaan wa smart
nago qooqan baa tihiin ee ka dhamaada gabadhan, nimankan soomalida tay arkaanba waa naagtoda lkn gabadhan maskiinta ka dhamaada
Subhallah maxa ka galay iyaga war jecli badanaa neh shaqo kle mba la wayay
Ayaaney nagta ayada ah yaa waa xabibti i shek shunada Ana qabanahe
Waad waalan tahhay naaggtta hadlayso hodan ayeey ka maserey
Subhanalaah dambi badana
Diinta aawaya Somaalıyee ilaahey kabaqa gurı dumis ka joojiya
Saxiix
Sax
Nimanku sow iyagu naaga madonan ma Alaba nimanku
Ayaan is wrong Subhanallah
Subxaanallah,wxn Allah baneeye.mxaa idinka gly
Kkkkkkkkkkkkkk waan runte
Hodan online nimanka naagaha qabo lee mee raadsataa
Dadkaan washaqalaan
Kkkkkkkkkk
Ayaaney umada kafadhiiso xanta iyo beenta iskadhaaf isku xishow
Waxan qadar maba yaqanan jahilin waye wlhi somalida
kkkkkk
Ar dadku war badanaa maxaa idinka galay
😂😂😂😂😂👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👏🏼👏🏼👏🏼🥰🥰
Guys get a job stop talking about people
Gus taraq🤣🤣🤣🤣
AYAAN WAA IGA QOSLIDAY LOYAR WAAYEEL
😂😂😂😂😂
😂😢 waayaab
😂😂😂😂😂