wlh sheikhan Wan jeclahay ilahay ha no xifdiyo yaa rabi waa sheikh wanagsan mu xadaradkis aad ayan ujeclahay inaan Mar walba inaan dhagesto masha alaah ilahow ku dhawr yaa raxiim
Lahaula wala quwata ila bilah... Alla maxa messha shirki lagu haya oo caamada masakinta lagu dhuminaya... Dadka rasulka kusalinayo waa MaashaaAllah laakin bal qofki carabi yaqanoow dhageysta ninka qasiidada aqrinayo shirkiyadka uu ku luqeynayo.. Wuxu yiri aqithni ya madad ya rasulullah! Subhaanallah war rasulki Alle wa cadoon Alle sharfay oo qeyru qalqilahi ah laakin caawinad iyo cuskasho Alle kali ah aya leh qofna lama wadaagi karo.... War Alle kali ah aan cawimad weydiisano rasulkenana aan ku salino sunadisana raacno.... Allahyow intena dhunsan hanuuni adiga caadil ah yaa xayu yaa qayuum!
subxana allah allow ada ka nazahan shirki ......mesha wax fican iyo shirki aya la isku qasayaa bal qofkii carabi yaqaan digriga qebaha dambe dhagesta ,walalayaal runtii waa shirki wax la magangalo wax la weydiisto ducana ajiibo waa allah oo qura ee alle an ka baqno
ilaah in la xuso ma xumo waa wax banaan lkn in safaf dheer la galo oo la niikiyo la bood boodo ayaa badca ah . muxaadaradiisa waa mid macaan lkn waxbu maldahayaa
mowliidka waa xasuus iyo weyneyn dhalashadii nabiga scw waana bidca xasanaa oo ajar laga helaayo sida kusugan axaadiithta من سن في الإسلام سنة حسنة كان له أجرها وأجر من عمل بها من بعده لا ينقص ذلك من أجورهم شيئا، ومن سن في الإسلام سنة سيئة كان عليه وزرها ووزر من عمل بها من بعده لا ينقص ذلك من أوزارهم شيئا خرجه مسلم في صحيحه.
Alla unaxaristo sh muse cade fidos allaha kawarabiyo aamin amin aamin
Illhow unaxariisO shiiq muuse cade oo janadaadA ugu bishaareY😢😢
Masha allaah shiiq muse allow dambigaga dhaaf aadban u jeclahay muxadaradkaga❤
😢
Allaah hayow unaxariiso sheikh muse cade ❤
Alle ha unaxariisto shekheeni
wlh sheikhan Wan jeclahay ilahay ha no xifdiyo yaa rabi waa sheikh wanagsan mu xadaradkis aad ayan ujeclahay inaan Mar walba inaan dhagesto masha alaah ilahow ku dhawr yaa raxiim
Alle ha u naxariisto sh muuse😢😢😢
Illhey ha inoo xafido shiiqeena shiiq muuse Cadde io shiiqa qasiidada qaadayo io dhamaan culimadeeNa somaliyeed wxan ceshan la ahay ilmada waan qoray qasiidadaN waana xifdin doona i.a❤❤❤❤❤
Ilinta ma reewan karo Markiii sheekheena qaadayo Qasiiidata Allah ha inoo kaaa xifdiyo sayidiiiiiii
Lahaula wala quwata ila bilah... Alla maxa messha shirki lagu haya oo caamada masakinta lagu dhuminaya... Dadka rasulka kusalinayo waa MaashaaAllah laakin bal qofki carabi yaqanoow dhageysta ninka qasiidada aqrinayo shirkiyadka uu ku luqeynayo.. Wuxu yiri aqithni ya madad ya rasulullah! Subhaanallah war rasulki Alle wa cadoon Alle sharfay oo qeyru qalqilahi ah laakin caawinad iyo cuskasho Alle kali ah aya leh qofna lama wadaagi karo.... War Alle kali ah aan cawimad weydiisano rasulkenana aan ku salino sunadisana raacno.... Allahyow intena dhunsan hanuuni adiga caadil ah yaa xayu yaa qayuum!
Rabi hau raxmdo sheekha😢❤
Allaha unaxaristo sh muuse cade 😢😢😭😭
Maasha allaah kor oo ka aqrina yaa sheekh muse cade ilaaaheey haku xifdiyo caafimaad iyo cimri dheer allaah ku siiyi aamiin yaa rabi
Masha Allah alx ❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢 Allah hainxifdiyo adunka iyo akhiraba
Masha laah muxaadaro aad umaac❤
Maashall aallah alah ha nagu anfac bidco Meeshan Kuma laha nasiib ee hanadhafto
masha allh shekh muuse cade waan jeclahay alle dartiis codkiisana waan jeclahay alle hanagu kulmiyo dhamaanteen janada firdows
Aamiin yaa RABI
Aammiin
Afarsano kadib🙏
@@Kurbo_gaming_x77 1
Sssssssd
ilaahay haunaxariisto😢😢
walee sheikh muse cade ilaahaydartiis ayaan ujeclahay loolaa oomuqdisha joogi lahaa maba katagteeba sheikhena Alaha noo xafido
Masha Allah shekh musa cade wacdigisa kama caajiso m.a Allah haku barakeyo
Mashaallah sheikh musa cade Allah ku dhowro. I love his wacdi
ayaan alishire ;g
ayaan alishire
Maashaa Allaah, Illaah ha xifdiyo Sh. Muuse Cadde.
Masha allah
Allaha noo xafido
Sheekh muuse cadde❤❤❤❤💯💯💯
Faa iida badan ayan kahellnay
mashallah shaikh muse allow cumrii dheer cafimad iyo ciwaado subaan Allah hainoo kaasiyo
Maasha Allah. Illaah dartiis aan kuu jeclahay sheekh Muusa Cadow.
Allah ha ku dhaafo shiikh adiga iyo ehelkaaga
maashaa allaaaah ilaaaahay ha ku xifdiyo sheekh muse cade
masha allah shiikh muse cade wlh ilaahay dartiis baan ku jeclahay
mohamed a
min
mohamed amin Salama moha
Masha alaah jizaka laah khayr sheikh muse adde ilahay ha ku xifdiyo yaa alaah
Mashaallah ilahay ha ku sharfo ❤️ I haven't been to a mawleed for a long time enshaallah I won't miss another
madmab 69
TU
Masha allaah tabaaraka ❤
M.a allaha unaxariisto sh.muse cade😢❤❤❤
m.a sheikh muse cade allha kuxafido
sheikh muuse cade wacdigisa laguma caajiso masha allah
Fsalfsa
Masha allah
masha allah sheikhey alla yacizag yaqey wlhi sheikhan wan jeclahay masha allah sheikhey allaha ku dhoro carabkadana cadabta ka xoreyo
Adiiz Abdul p 0 9
Kadijo Husen 💓
👍👌
Masha allaah shiiq musa cade alle haku xafido anagane alle hanagu afaco
maasha allaha best wacdi i ever hear...
bagamudo masha allaah ale hanoxafido
Masha allah Axsan muxadaro qofkii dhagaystaa fahmi karo wanageda
Afrax Siyaad
masha allaah ha ku xafido
subxana allah allow ada ka nazahan shirki ......mesha wax fican iyo shirki aya la isku qasayaa bal qofkii carabi yaqaan digriga qebaha dambe dhagesta ,walalayaal runtii waa shirki wax la magangalo wax la weydiisto ducana ajiibo waa allah oo qura ee alle an ka baqno
himadu ha sareyso seyfu diin Masha Allah
Soomaaliya markaad idinka timaadeen ayeey noqotay meel hoogtay cid kasto waxaa ku tilmaanteen bidco gaalo murtad dadkii waa isnacsiiseen col iyo cadaawo ayaa dhax dhigteen muslinimadii waa ka beensheegteen car iisheeg meel wahaabi joogto oo nabada aduunka lagama helo Allaha idin caafiyo
hadaad kitabka Ajrumiga ah laguu aqrin lahaa jahliga kuhyo waad karoonan laheeyt yaa jaaahil
sh muuse cade wuxuu kamid yahay culimadii hore oo wanaagsanaaa oo wili dhaxdeena joogno
Hassan Ga'al walhi wa runta
Mashallaah shiiqeena shiiq muuse cade xafidullah jizaakallahu kheran ajir iyo xasanaad aala sokobi karin allah kaasiyo amiiin amiiin
ma sha allh illhey cimri dheer iyo caafimaad taaaam ah ha kusiiyo
Allaah ha ku soohanuuniyo
masha allah jazaka.allaahu. kheyr
Wow
Masha alaah shekh muse nuur shiq muse cade alle ajar ha kaa siiyo
Asc
Mansha aallaaah allow noo gar gaar
Masha allh allh ku xafido Sheish muuse cade
Nabiga calehe 👳👳👳👳 salatuwasalm 👳👳👳👳
Masha Allah sheikh muuse cade sheikh xafiduallah Allah ku barakeyo wax badan ka faidey
Man'sha allh ilahow ku xafid sheikh muse cade
abdirahman Abukar
Masha Allah sheekh muuse code allaha ku xafido
Masha allaah
MASHA Allah KOR OO KA AQRINA ALLOW CIMRIDHEER IYO CIBAADO SUUBAN IYO JANATUL FIRDOSO SII
Masha allaha ilahey ha kuxafido
Masha allah allah haku xifdiyo sheekh muuse cade
Masha alah masha alaah alahaidin xafido
M.a allow cimri dheer iyo ciwado suban sii
2024 yaa dhageysaya wacdigan qiimaha badan❤
Masha allah kheyr badan allah ku abaal mariyo mirahaan ayuu berito guran doonaa insha allah
Maashaalah sheiq muuse cade alahanooxafido
Dembigaaga Allah dhaafo my shikheyga
Masha Allah shik muuse cade Allah kuu xafido
Mashaalaah,siikhmuuse❤❤❤❤❤
Ilahay habarakiyo culumada anaganah camal fican ilahay hanasiyo
Maansha Allaah Shiikh Allaha Ku xafido.
Maansha Allaah sheekh caafimaadka iyo cimri Allaha siiyo Aamiin.
Masha Allah sheikh muse cade wacdigiisa jecliyaaaa
Maashaa Allahu xafidakallahu yaasheikh
M....a sheq alaha kuxafido adun iyo Aqiraba
Aayadaha quraanka ayuu goor leexinaa bidcadada alle hanaga qabto subaxii iyo galabtii satbiisada haddii lagu dhahay asaga waxuu ufasirtay waala xalqaynaa markaa ayaa laxadrayna illaalilaah waa dad caqliga xitaa ka dhintay
موتو بغيكم
Kuwa digriga Alle neceb ee shiiqu ka hadlayo ayaad kow ka tahay!
sheekh muuse cadde allow ku xifdi
sheeqeena allah haka ajarsiiyo
MashALH Sheekh Muuse Cade.
Dadka ha dhumin bidcada joojiya
maasha allaah xafidahu allaah shiekhuunaa
mashaa allah yaa shiiq allaha ku xfdo in bdn 💌💌
mashaa allaah jazaka allaahu kheeyraa
masha allah sheikh muuse cade xafidahullaah
Masha Alaaah
masha alaah ilaaah hanoo kaa dhowro
Xaafidullaah yaa sh.muuse cade
kheyr ilaah ha ku siio
maashaa allaah shiikha illaahay ha xafido
Liban Shire mShaa allag
M.a sheikh muuse.cade
aad iyo aad aflaxalaahu liaaanaka wa acdama ajraka
Masha'Allah Masha'Allah jazzakallahu sheikhuna
Mursal Abdi
Adeer meelo kale iyo qisooyin aana qaano haku wareegaysane mowliidka iyo xaflada badar cunka daliil sax ah ukeen soon ayaa nebiga scw jideeyey adna waad wax cuneeye
Maasha Allah, Allow inoo xafid Culumadeenna oo idil
Sheq musacade masha alah
sheikhaan waan jecelahay
Sala laahu caleyhi wasalam
Scw scw scw scw scw scw scw scw
Macha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤
Maasha allaah ilaahow qalbigaaga nuuri
Hassan Sheikg masha
masha alaah allha xafido sh muuse cade
Mashallah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maashaa allaah allen hkuxafido
Maasha allaah shikh muuse cade waa cajiib
Ilahow ku xafid
ilaah in la xuso ma xumo waa wax banaan lkn in safaf dheer la galo oo la niikiyo la bood boodo ayaa badca ah . muxaadaradiisa waa mid macaan lkn waxbu maldahayaa
A Abdalla waxaa jiro dad sheegto suufi ama iyaga ayaaba dhowr firqo ah runtii iskuma eko xaq iyo baadil lkn ha u nisbeen iyaga. Waxaa jiro dinbilayaal si dadka u soo jiitaan sheegto iney culumo yihiin sida sixiroolayaasha iyo kuwa wax faaliyo marka cid kastaba dinbigeeda iyada saar waxaan diinta dhigeen nin kii dhaho diinta ayaa qabto waa qof gefay oo weliba gaaloobay
Mashaa allah❤❤❤❤
Sheikh allaha kubarakeeyo
Ilahoow xasanaad kasii
Mssha allah❤❤❤❤
Bidco cominti karabno ee Hana dhafto
Masha Allah Ajir io xasanad aan la so koobi karin Allah ka siiyo
moliiidku wa bidco sheeekh dikrigu.. lakiiin u dhawaaanshiyo ilahay weeeye . wasalam
mowliidka waa xasuus iyo
weyneyn dhalashadii nabiga scw waana bidca xasanaa
oo ajar laga helaayo
sida kusugan axaadiithta
من سن في الإسلام سنة حسنة كان له أجرها وأجر من عمل بها من بعده لا ينقص ذلك من أجورهم شيئا، ومن سن في الإسلام سنة سيئة كان عليه وزرها ووزر من عمل بها من بعده لا ينقص ذلك من أوزارهم شيئا خرجه مسلم في صحيحه.