HAMDA MA QABIIL AHAAN AHAAN UGU HIILIYAY? WAATAN JAWAABTAAD IGA SUGAYSEEN

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 199

  • @yuuuuga1
    @yuuuuga1 8 месяцев назад +38

    Ayaan. Horta abyo mcn Mahad sanid TikTok ayaa layso diraay adigo logogo heysto inaad qabiil ahan igu hilisaay maba aqaan qabilkada abyo mcn qabiil ruux kasta waa lee yahay. Walsshey somaliyed Thy inaad Gabar somaliyed Thy aya wax kasta iga qima badan. Ayaan ❤❤❤❤ Mahad sanid mcnto. . ❤ruuxa canka runta iyo xaqa hadow ka hadlo. Waa ka duwan yahy dadka kale. Dhibkaas aniga kula qaba abyo mcn sas u qora komantiga ❤

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  8 месяцев назад +14

      Qofka caankaah eeyba wax kle kadhigeen umadeena Adaa mudan abaayo somaalinimadaa naga badan qabiilkana ceeb mash qabyaaladaa ceeb iyo qurun ah❤

    • @MohamedMohamed-pf4tb
      @MohamedMohamed-pf4tb 8 месяцев назад

      Ayaan waa saxan tahy abyo guleso waliga

    • @Filsan-o1o
      @Filsan-o1o 8 месяцев назад

      Aad iyo aad kib goin gabdhena wani tagera aniga wana nigu dharta ayan iyo hamdi guul iyo gobanimo somali nimadu wa ey qima badan tahy balse qabyalad wa qurun

    • @deeqojaamac2762
      @deeqojaamac2762 8 месяцев назад

      Waad saxan tahey ayaan abaayo somali nimo naga badan qabiil waxbama tarayo gabar somaliyeyd o aad runta u sheektey in qabyalad lagu tilmamo sorry ayaaney madaxa no sarantahey garabkadana ahey waqti walbo guuleyso mcnteyda ❤️❤️❤️💕💕❤️❤️❤️❤️

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 8 месяцев назад

      Ayaan abaayo gobdoon kaadu ma kii adeer cabdi xaaji Gobdoon oo radio muqdisho miyaa ​@@ayaangobdoon3254

  • @RoodaAadan-iv9yt
    @RoodaAadan-iv9yt 8 месяцев назад +9

    Ayaaney wll soomaaliyeed oo damiir nool leh,sheeko wanaagsan, qalbi fiican kugu taageerey from somaliland burco ❤🎉❤.

  • @zamzamadam4811
    @zamzamadam4811 8 месяцев назад +3

    Qabiilkaga ma aqaan lakin wankujeclahay

  • @sumeyasheikh2986
    @sumeyasheikh2986 8 месяцев назад +2

    Ayaantena dagaal uma rabno dhiirasadena allah noo hafido love you ayaaney❤❤❤

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 8 месяцев назад +4

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @sarah.a4096
    @sarah.a4096 8 месяцев назад

    Mashaa Allah ❤

  • @aaminasaleeban6943
    @aaminasaleeban6943 8 месяцев назад +9

    Team indho dhex dhexaad waa ini salamay😂

  • @suleikhaabdulle
    @suleikhaabdulle 8 месяцев назад

    Mcny waa marki iigu horeysay oo aan komanti kuuso qoro. 1io6 bilood kugu xirnaaaaaa
    Abaayo horey soco qof ku dayasho leh baa tahee❤

  • @Caasho-bg2ow
    @Caasho-bg2ow 8 месяцев назад +3

    Ayaan wan ku wadana from heer hargaysa. Ahaan wan garan qabiilkaga ayaan goobdoon. Nag hawiye ah. From habargidir 😂 ah. Lakiin. No. Qabyaalad. Sxb hore u soco. Qashankan iska dhaaf

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 8 месяцев назад +6

    Wcs Abaayao mcn ayaan wallaashey mcn masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @kamalali79
    @kamalali79 8 месяцев назад +2

    السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 8 месяцев назад +3

    Ayaaney waanku baryayaa ee aamus maradaada ha iska wasaqayn ayaney irid ha ufurid dadka viyiska raadinaayo

  • @Adoontiale
    @Adoontiale 8 месяцев назад +4

    Habaryar walaahi awal markaan habeenkii jikada galo cabsidii aduunka lkn hada adaan kuweheshadaa ajir iyo xasanaad ala haku suuyo habaryar mcneey walaahi boos aaduweyn ayaad iijoogtaa marmar markaan kuwaayo waxaan isdhahaa Habaryar fiidiyawga inaad kasoo xado masoo galidaa janalka😂 walaahi waankujeclahay habrahaan Habaryar mcneey 🎉🎉

  • @Miskijiin
    @Miskijiin 8 месяцев назад +2

    Ayaney markaa ku bartyba cidaa thyba dhaqsaba waa garty waayo lahjadeena maaha mid dhunta iyo codkarnimadeena lkn gabar umada usiman thy allah ha ku xafido abayo

  • @asiyaasiya3628
    @asiyaasiya3628 8 месяцев назад +1

    Ayaan gobdoon Abyo boqorad notahay wlhi hubixin kuwa kamasrsan ❤❤❤❤ 16:37

  • @shukriahassan4243
    @shukriahassan4243 8 месяцев назад +3

    Ayaaney abaayo ha uqabn ❤nolosha qabiil maahne waa isfahm iyo sidaa dadka usoo jiidato❤❤masha allh abayo alle hku xfdiyo waku jclnhy❤

  • @RaxmaHooyo
    @RaxmaHooyo 8 месяцев назад +9

    Alla ayaaney indha weyney kujecliyaa cawa wad wad iga qoslisay sad no huruftay😂😂

  • @HappiipoAli235
    @HappiipoAli235 8 месяцев назад +7

    Ilmaha kugu hurdisana iyo hoosha guri wlhi m.a hore hees ayaan hoosha kuqabsan jiray lkn wax baad iga badashay walaashey mcn❤

    • @maidahassancabdulhi635
      @maidahassancabdulhi635 8 месяцев назад +1

      Haa Aniga kula Mid Ah Hees Waka Reestey Alx

    • @hibaali4311
      @hibaali4311 8 месяцев назад +1

      Ayan gobdon qabiil ceeb mahan waan kukasaya qabiil lakiin mashekaya Waa Heysen waalshsya Qaali ❤❤

    • @maidahassancabdulhi635
      @maidahassancabdulhi635 8 месяцев назад

      @@hibaali4311 Anigabo Waa Kasayah Hadii La Sheego Xitaah Waa Cadi lkn Afarahas Ma Galaayo

  • @tressahassan8947
    @tressahassan8947 8 месяцев назад +2

    Sax sidaa Ayaan ❤❤karabnaa❤❤الله عطيك عافيه شكرا قصص روعه ماشاء الله تبارك الله يسعدك قلبك ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 8 месяцев назад

    Gob bd thy ayaany gabr somaaliyed o wlashy ah bn ku hysta wxna ka faaidin qof aan isku qabiil.iska daayr isku qoys nhy bn kaa faaidey ❤

  • @sahuur3269
    @sahuur3269 8 месяцев назад +1

    Hada ayaane alle dartis ugu kac oo ushergarey oo cawi madame 3sadax ilaa 4afkun heysato ajar alle hakaa siyo janadane hakugu bishareyo waa hadey heeso sogelin ani ma aqaan adaa ku aqaan oon halkan kugu bartan cawi wll alle haku cawiyee❤❤❤❤

  • @FatimaAli-hl8nt
    @FatimaAli-hl8nt 8 месяцев назад +12

    I am first person 🎉

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 8 месяцев назад

      Asc abayo ayan nagaha kudhahayo wadkufani lahed qabiil fsn malahan QABILKADA qof kastumo oo rer wardhigley WA lagu yaqan abayo qabilka wa laysku aqonsada we laguma fano ok

  • @kamalali79
    @kamalali79 8 месяцев назад +1

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

  • @munaworldofficial
    @munaworldofficial 8 месяцев назад +8

    Maasha Allah abaayo waa qaatay hadalkaada wlhi Inaa qof qalbi wanaagsan tahay caawa xaqiiqsaday sorry adna abayo❤️❤️🙏🙏

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  8 месяцев назад +4

      Cafwan xbbt cafis iyo saamax wixii Naga dhex dhacay👍😘

    • @ayanabadirahman9240
      @ayanabadirahman9240 8 месяцев назад +1

      Masha allh sheydanka iska naar noqda wllo mar walbo iscafiyah o is jecel

  • @KewsarAbdi
    @KewsarAbdi 8 месяцев назад

    Ayan qabil ma taqno wa dhig badan o dulmigaaa ma jeclo dadku wa iskugu mid wa sharf badan ayan wa boqorad ilhy haku xifto wll ayan 🎉❤

  • @deqanuur2311
    @deqanuur2311 8 месяцев назад

    Asc walaahi qabiil kaaga ma kasaayo lakinse qabiilka ma ahan in laysku caayo in laysku aqoo sado ayaa loogu talagalay abaayo qofkasta waxa uu yahay qiimahiisa ayaa laga Gartaa ee yay ku daalin nagaha iska qeyliyo oo madiyaha howl la dhigtay keep going your good journey sister.

  • @faadumotuule3861
    @faadumotuule3861 8 месяцев назад +3

    Wcs ayaan mansh allah❤

  • @Raaliyooooyyy
    @Raaliyooooyyy 8 месяцев назад +4

    Ayaan indhooos😂waanaga garbaxday😂❤

  • @foosmaxamed843
    @foosmaxamed843 8 месяцев назад +2

    Ayaaney abaayo arin aa iheeysato ilatali waan yaabana nahay abayo meel aan kaala soo xiriiro aan waaye inista garaamkaaga waan famiwaaye biliis mcnto

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 8 месяцев назад +1

    Kalsoni cod karnimo qalbi wngsan sheko mcn wllnimo somalinimo ayaan ku jecladay kama nan jeclan qabil wllshey mcn waxaad i thy boqorada ila dhalatay cml xaqiq ale dartii baan ku jeclahay ale kaa dhigo midii nolosha ku guleysta ale nah ka ku xifdiyo adiga iyo rerka qurux badan my queen ❤❤❤

  • @MounaMahamoud-x1v
    @MounaMahamoud-x1v 8 месяцев назад +1

    Ayan Sethy walashay wankusamay duhor wcn xbbti baryahan imatabtid dee kuma hisabsani meya abayo

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 8 месяцев назад +2

    Aniga waxaad iitahay Gabar tar oo Reer Xamar ah waxkaloo raacsanna majiraan waana igu filantahay ❤️👏

  • @cimraanduraan7076
    @cimraanduraan7076 8 месяцев назад +2

    Somalinimadaa naga badane wanan kuna qanaa waxan tahy Wllshy mash allah ♥️ hory usoco

  • @MiiinAdam
    @MiiinAdam 8 месяцев назад

    Ayaaney abyo illhy dartis kujeclhy qabil waaa qurun waxa wadnkena sas kadhigy waye illhy xaqa hatuso umada

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 8 месяцев назад

    Anigu qabil kguma so raacin mna aqaani qabiilkga .lkn xamda wn ka maqly qabilkeda inaa isku qabiil thina macquul lkn.muhimada ah kan🇸🇴 baa ina mideeya kaas ma isku raacna wx kle nama kulmin kre Muslim African Soomaali alxm. Qalbiga ka jeclhy ayaany guulyso❤

  • @nimcoccasiis7534
    @nimcoccasiis7534 8 месяцев назад

    Ayaany horey usoco abaayo ❤

  • @simanfaaid6108
    @simanfaaid6108 8 месяцев назад +2

    Ayaaneyy hppti ❤Illahy Hanoka xafido dhiirigalisadena thy RUclips adan kuso Gala malintaan RUclips kawayo Wlhi ani Dhan caajis caajis baan dareema Lkn malinta Adi kudhageysanoyo dhago klapa malihi Hdadan aan kuso qorayo Hawl ban kugu qabsadaye 😊 Galptana maraa meel Alap udoneyy gabadhii aan alapta ka gadanaye BaN maqley iyado aad udaranthy oo ku dhageysanyso Markasan Iri wow Team Ayaan gobdoon Isla nahy ileen Gabadhii cabara kushekeysaneyne ayaan la.anted hawl maba qaban karapa❤ m.a illahy haku xafido qaliyeyyyy❤

  • @hananabdirazak3244
    @hananabdirazak3244 8 месяцев назад

    انت احلى الناس وعندك انسانيه

  • @UbaxAadanCaliDaauud-de8wx
    @UbaxAadanCaliDaauud-de8wx 8 месяцев назад +2

    Abaayo ayaaney wan ku salamay waxan ahay gawar ka dawato kismaayo oo da yar ah Abaayo wan kugu riyoodoy wallhi oo bilahi oo talahi ayaaney waa markii 2 lawad oo riyoo aad igu timado mar un maku arki doona 😭😭🥺

  • @sacdiyakuuloow4370
    @sacdiyakuuloow4370 8 месяцев назад

    Masha allah ayaaney waligey adoo qabiil ka hadlaayo ma arkin wlh waxaa ogahay inaa dhiiro galiso soomaaliyeed tahay keep going my sister ❤❤❤

  • @deeqojaamac2762
    @deeqojaamac2762 8 месяцев назад

    Wlhi ayaaney dadka kale maba iigu baxdo gada qisoyinkada waayo yutubka malintas maba ii baxayo kuwa hora raad sada o dib u daawada illaah ha ku deysto xabibti ❤❤❤❤❤

  • @idilbiibaaye6319
    @idilbiibaaye6319 8 месяцев назад

    Maashaa allaaah walaaahi ayaaneey abaayo macaan daacad nimaada hal kaan ku keentay iyo kartidaada illaahay ayaa kula garab galay ❤❤❤❤

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 8 месяцев назад +2

    Ku saliya NNK SCW SCW

  • @NuurtoSheekhxuseen
    @NuurtoSheekhxuseen 8 месяцев назад +1

    M.a ilahey haku xafido walashey guleyso kartida waudhalasho cadawgaga kuma cuno abaayo

  • @jhg5545
    @jhg5545 8 месяцев назад

    Xbbti ga kadheh dadaka anaga qabil kuguma soracin ee wanagaga iyo sa qisada ugu seke hesit qabilnah Lita carafule waye waxan qas kugu jeclahay waxa waye in waxa xun noga kula neysit qùf quf wax dher male ila taqawada Allah Haku sharfo ❤

  • @AyaanCilmi-n5t
    @AyaanCilmi-n5t 8 месяцев назад

    🎉🎉

  • @_bebe_suu8963
    @_bebe_suu8963 8 месяцев назад

    True once they get famous they forget their fans.that’s why we love you ❤you are different and unique plz dnt end up like them❤❤❤❤

  • @falishassan528
    @falishassan528 8 месяцев назад +3

    Keep on going sis we love you ❤❤

  • @user-lj4yu1gr9h
    @user-lj4yu1gr9h 8 месяцев назад

    Gabar qaran batay abyo wlhi qabil wala shegta lakin qabyalda darn ❤

  • @idilbiibaaye6319
    @idilbiibaaye6319 8 месяцев назад

    Qabiilna ma taqaanid qofaan qabiil ka dhalan malaha qof walba inuu isku qanacsanaadaa fiican kalsooni abuurto

  • @AasiyoBurhaan-e4g
    @AasiyoBurhaan-e4g 8 месяцев назад +1

    Ma khaldani habiibti wana waxan kugu jeclahay walllah ❤❤❤anigaa kula mida😂

  • @amiiraali2173
    @amiiraali2173 8 месяцев назад +1

    War gabdaw dumarland aan isku hiilino ❤❤❤❤

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 8 месяцев назад

    Ayaan ha u soo jawaabin dadkaan Aniga hamda iyo adigaba waa daawada weligaana ma arag adoo ka hadlaya qabiilkaaga gabadhaasna inay dadaasho haday horimar rabto oo ayna dadka eedayn

  • @awoismil2501
    @awoismil2501 8 месяцев назад

    Ayaaaney horta waana arkay marka ay kusoo qadatay adigaba ayaaa iska tuuray video gii
    Inwaxba dadka kaaa qaadeen kareen .
    Horta kalsooonidu waaana shay qaaali
    Qofkuna iska ikhtiyaar wax kasna uuna qorikraaaa.
    Ayney meeelkasna mar hppti ❤❤❤❤❤❤
    Wax doontana qor meeelkasna gal hppti

  • @ikrancdy8765
    @ikrancdy8765 8 месяцев назад +1

    Anga qablkda ma garnyo angigo uur leh kugu sobiray inta ku aqno sonka sanad ii ah somali nimo naga badan cdey😊❤

    • @ikrancdy8765
      @ikrancdy8765 8 месяцев назад

      Mida kle rera RUclips ma ehen thnks xbbti ❤

  • @suqriyoosmaan1282
    @suqriyoosmaan1282 8 месяцев назад

    dayax shaniyo tobaneey dumar ugu filrooneey dahablagu masaalyeey ayaan 5 qof oo xun waxba kaama qaadaayaan bishoo kujecel bakool waxba kaama tarto adina anaga dhan ayaa boqorad nootyh dumarka kaaba hormuudka haweenka

  • @JanadAhmed-dn3ut
    @JanadAhmed-dn3ut 8 месяцев назад

    Ayaan goobdoon iyo hamdi home decor wlhi waa lbada hablod ee noloshyda badly mrkn ary udinko is hysta wn nxy lkn wllo labadinaba top bd tihiin ilove u guys

  • @FahmoAbdiMohumed-cr1hj
    @FahmoAbdiMohumed-cr1hj 8 месяцев назад

    Horay u soco xppti somalinimadaa inaga badn ❤❤

  • @Zahrakiin-so5pp
    @Zahrakiin-so5pp 8 месяцев назад

    Wcs ayaaney qabiil kuguma raacin hamdana waa gabar soomaaliyeet oo wanaagsan ❤❤❤we love you siz❤❤❤❤

  • @abdimulki2662
    @abdimulki2662 8 месяцев назад

    Mashaalah keep going siz 👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼❤️💋💋💋

  • @ikranabdullahi5536
    @ikranabdullahi5536 8 месяцев назад +1

    ASC ayaney ❤ Gaabaar qalbi ficaan ayaa tahay ❤❤ Allah ku Xaafido❤ ayaan ina tahay Gabar somalinimp ❤

  • @MariaAbdullahi-v3p
    @MariaAbdullahi-v3p 8 месяцев назад

    ❤❤

  • @raxmataali8598
    @raxmataali8598 8 месяцев назад

    Dadkaas anaa kamid ah aan aqoon qabiilkaad ( qabiikada kugu ma soo raacin ee waxa aan kugu soo racay fikaradad iyo sida aad u hadasho
    Mashalla)

  • @hamdishiigdon2044
    @hamdishiigdon2044 8 месяцев назад

    Hore usoco

  • @NasteexoCali-nf4kk
    @NasteexoCali-nf4kk 8 месяцев назад

    In aad ceyr tahay weyba is ka cadahay ayaaneey

  • @asiyaasiya3628
    @asiyaasiya3628 8 месяцев назад

    Ayaney Abayoyo Gabar walashey ah ika dhimaday ikuso duceyo dhamandiin qabrika ino ilahi uwasiciyo 😢😢😢 😢

  • @zamiira.abdi.
    @zamiira.abdi. 8 месяцев назад

    Gabartaasi wa ayo ayaaney 🤔

  • @raxmacabdinur2219
    @raxmacabdinur2219 8 месяцев назад

    Mash allh. Abyo gabr sharaf leh. Tahay ilahaya haku barakeeyo ayaan a xppti ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasteexomohamed7831
    @nasteexomohamed7831 8 месяцев назад

    Manta tacalo igu dhacde sxbtey ebal qisoyinkada ugu sheken jire Aya Manta ugu sheken rabe kulaah qeiso hebl maoho wadhameste yab ka barte kabadiye dhacde

  • @zuhurzayooni
    @zuhurzayooni 8 месяцев назад

    Ina gobdoon is the best always ❤❤❤

  • @HudaMukhtar-gy1pz
    @HudaMukhtar-gy1pz 8 месяцев назад +2

    Alaa ayaano qof isku dhegsanyini waa ii 1 😂😂😂

  • @najmaadam4365
    @najmaadam4365 8 месяцев назад

    Ayaan noo qabyalad ayaa lagu dhahaa soomaalinimada anaga badan

  • @foosmaxamed843
    @foosmaxamed843 8 месяцев назад

    Ayaan waan kugu farxaa markaan ku arko aad iyo aad ayaan ufarxaa 🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 8 месяцев назад

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @XafsaCali-g4y
    @XafsaCali-g4y 8 месяцев назад

    Alla ayaaneey kujecaliyaa xabbiti Marshall allah❤ noolow waligaa ❤inta nolali❤.jirto❤❤❤❤❤

  • @falishassan528
    @falishassan528 8 месяцев назад +1

    Ayaanay

  • @deeqomohamud4712
    @deeqomohamud4712 8 месяцев назад

    Asc asxabta ayaan gobdoon oo iskubaranay ayan idho ween qalbiga ayaan idinka salamay asxabey cawa cunug baa iga xanuunsan iku soodoceya waxa laga yaba inoo ilahey uaqbalo ducadina waan idin jeclahay asxabta ayan ilahey hanii barakeeyo gar ahan ayan abayo siqalbiyana ayan kujec lahay ❤❤❤❤❤

  • @MaxamadCabdi-zg9em
    @MaxamadCabdi-zg9em 8 месяцев назад

    Ayaaney habargidir inaatahay aa umaleeynaa raalino abyo

  • @awoismil2501
    @awoismil2501 8 месяцев назад

    Hppti NEVER NEVER NEVER GIVE UP 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @NajmaAbdullahi-c6n
    @NajmaAbdullahi-c6n 8 месяцев назад +1

    Love you ❤❤❤

  • @Hodan557
    @Hodan557 8 месяцев назад

    Ayaane wllhi beenta mahan aniga tiktok aan leyhy waxa jirey dad aan ku baryi jirey iney garab isi yaan lkn jwb xitaa ii quri wyye go.aan ka qaty inan qof dambe baryin mantyna alx 10K aan hestaa wllhi qofna lis kuma bahdilo waa adiga iyo dadaal kga ❤

  • @MunoAxmed-lw7ro
    @MunoAxmed-lw7ro 8 месяцев назад

    Wllhi màaqaan qabiil aatahay saaso aytahay waku taageeraa abyo sharaf iyo karaamo🎉❤😊😊

  • @sundusabdiomar3041
    @sundusabdiomar3041 8 месяцев назад +1

    Walhi isku dhiig ayaa nahy waana kuso galay comantikas anika ma jecli qof in laysku bahdilay hadu qofka wax ku qaban waayo waalaka aamusaa

  • @Muniish---channel
    @Muniish---channel 8 месяцев назад +1

    Ayaaneey qofkii adi kuladagaalo wee udhamaatay maxayeelay saa id ukul kulushahay dhiigana biyo maahan😂😂

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 8 месяцев назад

    Wcz ayaaney waa kamuuqataa inaa thy qof qaran wllhi waaku jeclhy runtii 2 sano iyo above hadaan habenkii aadan muqaal isoo galin waan ku tabaa marka xbbt waxaa thy poqorad somaliyeed qabilna qof walpa leh lkn qabyaalad waa qurun qabilna wax Makugu soo kordhiyo lkn shaqsiyad aa waxtarto ayaaney ani maanta qabilkaada ma aqaani waxaana oghy oo walipa hubaa inaynaan isku qabiil ahyn waxaa kaa dawadaa puntland hadana ma jiro manta RUclipsr aankaaga dawasho badany marka qaali dumarey horey usoco huun ❤❤❤❤❤❤❤

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf2531 8 месяцев назад

    Dhiira galisadeenaad tahy ayaaneey keep going sister ❤❤❤❤🎉

  • @MaqdisTahliil-j9l
    @MaqdisTahliil-j9l 8 месяцев назад +3

    Asc abayo waxaa tahay dhirigaliso qofta kaliya youtubeka u sogalo❤❤

  • @anisohappy7260
    @anisohappy7260 8 месяцев назад

    abayo qiso ayan rabaa inàa qortid oo bulshada kugu xiran igu gudbiso waa codsi

  • @laylaluul3397
    @laylaluul3397 8 месяцев назад

    Wa tee taas tolow iga daba geyaa gabdho

  • @RB-up7dt
    @RB-up7dt 8 месяцев назад

    Ayaaney gawadhaas rasaqa meel
    Xunuuw kagaley dhaqaaq ad dhaxashidey naciimo ku dragged
    Faan xamar anigaa laandheero
    Kaaba ku faatey

  • @MariyaCabdanuur-wq6ks
    @MariyaCabdanuur-wq6ks 8 месяцев назад

    ❤ allow Ku dhoowr hooyo mcn❤❤❤❤

  • @xaliimasacdiya-f3c
    @xaliimasacdiya-f3c 8 месяцев назад

    masha allh habo hory usoco

  • @FadumoAbdi-q2b
    @FadumoAbdi-q2b 8 месяцев назад

    Ayaney anaga indha kugu kuulano sharaf iyo karmo qali❤

  • @SumayaSheikh-t1r
    @SumayaSheikh-t1r 8 месяцев назад

    Asc abyo qali ayaan gobdoon indhoweyn

  • @awoismil2501
    @awoismil2501 8 месяцев назад

    لاتستسلم أبداً أبدا ١٠٠٠🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤

  • @farhiyasiman-f
    @farhiyasiman-f 8 месяцев назад

    qaali mcn horo usoco wan ku jeclahay ❤❤allah ha ku xidiyo

  • @nasritt
    @nasritt 8 месяцев назад +1

    Ayaney Murad ayn leyxy iducoya adga iyo asxbta daman

  • @amiiraaxmedjamac7152
    @amiiraaxmedjamac7152 8 месяцев назад

    Ayaaney abooyo wan ku jacal walhi ❤❤❤❤❤😮😊🫶🫶🫶❤️‍🔥🩸🙏💋

  • @XamdaMukhtaar-v1u
    @XamdaMukhtaar-v1u 8 месяцев назад

    Asc ayaan queen hore uu soco qali walhi wan ku jecely 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcoyussuf2948
    @nimcoyussuf2948 8 месяцев назад

    Mashalah tabarakalah gessiad somalyed ❤❤❤ ilahay dambigaga iyo ka walidinta haa dhafo waan kugu kalsona waligay mashalah 😊