GABAR KARTI BADAN WUXUU KA OYSIIYABA AQIIRAN ASAGII AYAY KAOYSIISAY OO NAAGTUU GURIGEDA KU SOO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024

Комментарии • 230

  • @miskiahmedkaliil5763
    @miskiahmedkaliil5763 Год назад +23

    Ayaneeey mahadsanid sis codkaga ayaba ilaahy barakeeyay 😂😂😂😂hada damiso iyo hada shido ani waa wada maqlooyaaaa ee sis kulleel mafiicna hanaga xanuusan ee qabowga shido

  • @hewarable5547
    @hewarable5547 Год назад +10

    😢😢 Ayaan Gobdoon walahay sha dhakuku ral dhamay isamah Qali ilahayow idaa Ayaan Gobdoon ❤❤ amiiin walahay Qali ❤❤

  • @fatumakiin1993
    @fatumakiin1993 Год назад +10

    Ayaaney waan ku sugaayy dhiigayga iyo dhuuxaad raacday allaha ku dhawro macan badan 👸

  • @hayathajihayat9788
    @hayathajihayat9788 Год назад +4

    Ayaaney Ani comment inta badan kuumasoqoro lkn video kaa ah imadhaafo hadaan Mar Mar waqti uwaayo markan uhelo ayaan muraajecaystaa wixii idhaafay oo dhan qisoyinka aad soo gudbiso iyo codkaagaba aad ayaan ujecelahay waxaan kudareemaa daganaan iyo dhiirigalin badan thanks mcnto❤

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 Год назад +13

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @hafsa____nbofficial9399
    @hafsa____nbofficial9399 Год назад +6

    Mashallh abayo ilhay ha ku xafido waxad nagula talisa sida walshey rumaad oo kale waxbadan ayn ka fa,day anigo da,yar walina waxbarshdeyda ku jiro waxd ii iftimisay wadooyinka iyo haynka mistaqbalkeyga
    Waana barnamijyada aan ugu jecalhy barnamijkaga
    الله ياعزك حبيبتى ايان❤❤

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 Год назад +3

    Waw qurux badana qisada saan u jeclahay gabr inta kuftay kakacday oo mel qurux badan kudhamato qisadedu qisoyinka noso badi ayan dhuuxey ❤❤❤😊😊jah

  • @sahrajama1586
    @sahrajama1586 Год назад +7

    Ayaaney maba maqalno mukayfka wax yaro Ben ah mooyee shido abaayo waa caadi ayaan indha weyney 😂❤❤❤❤

  • @sahrajama1586
    @sahrajama1586 Год назад +7

    Man sha allaah ayaaney waa naag nool ilaahay caqliga ha u barakeeyee 😊😊😊😊

  • @raxmiishchenal
    @raxmiishchenal Год назад +3

    Anaa u horeeya ayaaney ee abyo sowdo kwrn iney caafimaad qabto ayaa rajeynaa❤

  • @sihaamabdirizak5967
    @sihaamabdirizak5967 Год назад +2

    Ayan shax shax Markey thy dhegah Naga gasha cadey cafimad Tama Haku siiyo cadey Ina Naga cajisin rajeyna I.n 💖

  • @salmomaxamedsanaag6220
    @salmomaxamedsanaag6220 Год назад +2

    Maya xbbti cadi wayay wlhi mana dhibayo shido hnaga kululanee mcney❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Год назад +35

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 Год назад +3

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @abshirohassan1815
      @abshirohassan1815 Год назад +2

      Scw scw scw scw ❤scw scw scw ❤scw scw scw ❤scw scw scw ❤

    • @umunadiaahmedali7461
      @umunadiaahmedali7461 10 месяцев назад +1

      ​@@ugaasocismaan733 scw scw scw scw scw scw scw

    • @Asmafarah40
      @Asmafarah40 5 месяцев назад +1

      Salallahu cayehi wasalam❤❤Salallahu cayehi wasalam❤❤Salallahu cayehi wasalam ❤❤Salallahu cayehi wasalam❤❤

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 Год назад +4

    Waa qisa wanaagsan oo cibraqadasha leh Mashaa Allah

  • @shukriyusuf2605
    @shukriyusuf2605 Год назад +2

    Manshalah xbbti ale haku xifdiyo aamin 🖤🖤💙💋❤

  • @haala552
    @haala552 Год назад +2

    Mashalah waa qiso cibraqaadasho mudan faarayasha somalida alle ka baqa ilmaha dumarka ma sameeyaan alle aamina hada wax guursaneysana xaq ha gelin ayado kudiidin ayaa meel kale daji kartaa ayadana waqtigeeda sii naagtii hore kama fcno mida dambe

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli Год назад +2

    Masha Allah❤❤❤❤ Jazakallah qeer💯💯

  • @khuluudajannaat2513
    @khuluudajannaat2513 Год назад +16

    Nayaa indhaweyn like saar faraha alle kama gooye adna indhawaynow saar hee maxa sugee ayan wydaashee anaa ubedelayo❤❤❤❤

  • @rayaanaxmed-uf6sv
    @rayaanaxmed-uf6sv Год назад +4

    Wsc 😊😊😊 abayo ayaan cdey 😢😢 walhi nafsigo waaa cajiib subxana allah m.a Naag Nool iga dheh

  • @gabarhiiran6774
    @gabarhiiran6774 Год назад +7

    Ayaney shaqada kugu qabsada Allah ku xafido 😍👸🏾🙏

  • @abdirizakosman557
    @abdirizakosman557 Год назад +1

    Tnx Habo waqtigada qimaha. Badn nasiso Jazakallah

  • @istahil.roble7788
    @istahil.roble7788 Год назад +3

    Abyo guuxiisa nama dhibayo quruxey marwaxad madaxa kaa xanuujinee mukeefkaada daaro jawi mcn nogu. Soo duub muuqaalka❤❤❤

  • @deeqaosmam2902
    @deeqaosmam2902 Год назад +1

    Aamiin macaanto, waad mahadsan tahay.

  • @maryammohamed5116
    @maryammohamed5116 Год назад +2

    Abyo Mya mba maqleeno guxisa ❤thank you qli❤❤❤

  • @bayaanjama629
    @bayaanjama629 Год назад +2

    Allahu akbar
    Illahow inta ladulmay uhiili 😭😭😭😭🤲

  • @khadrahaji3161
    @khadrahaji3161 Год назад +6

    Masha Allah! Allaha ku xafido abaayo qaali sharafey ❤️❤️❤

  • @nimcobarkhad6369
    @nimcobarkhad6369 Год назад +1

    Allow nin somli ah Hano jabin 😭😭😭😭qalbi dacd ayaa ugu ilmo badan

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 Год назад +3

    Mashaa allaah allaha kucifdiyo

  • @nastexonalka2722
    @nastexonalka2722 Год назад +1

    Ani ahan wanku maqla Abayo inksto mobelad dadka qar iskumid ahen iska gisho cadi waye❤🎉

  • @hooyo994
    @hooyo994 Год назад +3

    Asc abaayo wax guuxa ma maqlayno baarakallahu fiki❤

  • @xamdaqosol7898
    @xamdaqosol7898 Год назад +2

    Ayaan qurux waanku salaamay wllshay mcn🥰🥰

  • @deeqodaahircali8274
    @deeqodaahircali8274 Год назад

    Wa qisa cajib ah m.a aqir na gul aye ku so idlate m.a habo alle cimri dher iyo cibado suban haku siyo

  • @fatimadiiriye8613
    @fatimadiiriye8613 Год назад

    Alla walashay ayan jecliyah illaw kuxifti adi iyo ilmahaga

  • @user-ub4yi2ei2y
    @user-ub4yi2ei2y Год назад

    Thanks 4 yr best story

  • @ladanyusuf5211
    @ladanyusuf5211 Год назад +7

    Asc abayo mukeeyfka haiska damin xitaa hadi u qeyliyo anaga kugu jecel❤

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 4 месяца назад

    As, mashaaaaalah tabaarakalah offcourseee offcourseee QatraaayqaranEEy cadayyareeyqiimobadan cadceeddumaaroo shamsoooy

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 Год назад +2

    Mashaa Allah walashey Allah haku xifdhiyo horay usoco Insha Allah

  • @ruqiyocabdiguleed-xc4ph
    @ruqiyocabdiguleed-xc4ph Год назад +1

    Horeya u soco washeya❤

  • @raxmaaadan431
    @raxmaaadan431 Год назад +1

    Masha Allaah ayaan waa qiso dhiro galin mudan samirki Allaah ogu bedalay kheyr

  • @ikrancdy8765
    @ikrancdy8765 Год назад +2

    Wlh tas ben ehen Allah waa farj fure asxpey ii so duceya xamila ahay inu Allah ii fudeyo

  • @nuurtadaud4699
    @nuurtadaud4699 11 месяцев назад

    Ayaan wan ku salaamay

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 Год назад +1

    Xbbti madareeno ee ha iska damin mcnto shido❤❤

  • @user-wr7nh1gp3i
    @user-wr7nh1gp3i Год назад +6

    Ayaaney abayo horta wnkusalamay abayo allh kuxiftiyo adiyo dhamaan egelkaga abayo mudo badan ayaan kugu xiranahay ee plz Xageen kaga lasoxiriRAA ADOO RALIYA

  • @deqanuur2311
    @deqanuur2311 Год назад +3

    Asc qaali yahfida Allah ❤maba maqlayn marwaxada iska daa ee waa caadi abaayo ❤❤❤❤

  • @JuweeriyaJuweeriya-i9r
    @JuweeriyaJuweeriya-i9r Месяц назад

    Mahadsanid ayaan

  • @kaabahawayn7988
    @kaabahawayn7988 Год назад +1

    wankudayda❤❤❤ Ayaanqurux,inoloow,nacabkagaha ujabin

  • @raxmiishchenal
    @raxmiishchenal Год назад +3

    Aniga mukeyfka said ilama aha wax yarlee❤

  • @farxiyamalin
    @farxiyamalin Год назад +1

    Masha Allah tabaarakallah ayaan xbbti faxfaxdaada aadhaceyso allaha kuu ziyaadiyo amiin

  • @hewarable5547
    @hewarable5547 Год назад +2

    Ayaan Gobdoon walahi Anika mafahmin waxay baha ku shadlayan wama xai isojawab Ayaan gobdoon ma wax ral dhan meya ku dha hay

  • @HABIBAMOHAMED-ci4sk
    @HABIBAMOHAMED-ci4sk Год назад +1

    Thank u so much dear ❤️❤️❤️ it has no effect dear

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 4 месяца назад

    Familyyyyyy systems.SENERATIONSSS As, Familyyyyyy

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 Год назад +2

    Wcs ayaan Qaali sharafay ❤❤❤❤❤masha Allah ❤❤❤

  • @shamsohussein
    @shamsohussein Год назад +4

    Wcs abayo qali hormar wacan oo wanagsan 😍

  • @naimamohamed644
    @naimamohamed644 Год назад +3

    abaayo dhib kuma qabo ani ahaan inaa daarato ayaan jeclan lahaa 🥰❤

  • @MaxamuudCabdi-ge6ts
    @MaxamuudCabdi-ge6ts Год назад

    xbbt wa caadi mukeyfka shido

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican1 Год назад

    Ayaabey mcnto cod kar ayaa thy ..mshallh
    Markaa iska daa ha kuu shidnaadee.mcnto mahadsanid ❤💗💥

  • @mushtaqadan1039
    @mushtaqadan1039 Год назад +1

    Masha allah ❤

  • @deeqodeganluula1533
    @deeqodeganluula1533 Год назад +1

    Wcs abaayo dhacdoyinkii kugu yaabka badnaa noogasoo sheekey fadlan ❣️❣️❣️💯

  • @muniishaali6580
    @muniishaali6580 Год назад +1

    Wcs qaali 😂wax eheeda qiso aad uficn mise aad u quruxbadn waa sax in oo ruux oo si dag dag u qoosan oo horey u socodo thns abyo alle haku xifadiyo ❤❤

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 Год назад +1

    Wcs Ayaan masha Allah Haa Ayaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fahmiishabdirazak6524
    @fahmiishabdirazak6524 9 месяцев назад

    Mansha alaah

  • @mushtaqadan1039
    @mushtaqadan1039 Год назад +1

    Asc WllshY qali ayaan wan Ku salamay maka hore runti qisoyin kaga aad ban u dawad WllshY qali waxan ahye inan 18 toban jira runti makan yar waxan la jogey hooyo miyiga baye degan yihin aigo inan weyna waxan Sogalaye magalda iminka waxn jogey ila 4 sano runahnti waxan kala kulumaye caqabado badan o weliba dhanka familad imnk a waxan isleyahay wax barasho ma gasha waxn ahye gabdha hami dhere le inan hooyo iyo caruruta walalahye miyiga ka so kexeyo hadan waxn isleyahaye wadamadn qurubaha ma aad si ad hooyo iyo caruruta yaryara miyiga uga so kaxayeso hooyo Waye isga xan xanuunsanye ilahaye cafimad tam ha i siyo amien ciid ikaxayesa ma hayesito meshan Jogo wa somalilan shaqon wan waye qofo ad waxa u bartayena ma i hi WllshY qali ilaso taliya adiga iyo asaxbatad inko mahad san wan idn baryay😢

  • @yukinasan3431
    @yukinasan3431 Год назад +2

    Nayaa ayaney wan kusalaamey 😍

  • @abshirohassan1815
    @abshirohassan1815 Год назад +1

    Abayo waxab lama maqlo e shido ❤

  • @deeqohashi269
    @deeqohashi269 Год назад +1

    Caadi waye qeelo ma maqleeno❤

  • @QaalikaadKaad
    @QaalikaadKaad 7 месяцев назад

    Caleyhi salaaaam❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤

  • @user-ml1ns5eu5k
    @user-ml1ns5eu5k 8 месяцев назад

    Waaloodulqaadankaraa waanacaadi❤

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 Год назад +2

    First

  • @XasanMiriqmiriq-ty9my
    @XasanMiriqmiriq-ty9my Год назад +1

    Hppti ayaan allaha ku barakeeyo❤

  • @aaminasaleeban6943
    @aaminasaleeban6943 Год назад +3

    Ayaaney waa kusalaamay abaayo

  • @indhouroon2812
    @indhouroon2812 Год назад

    Wcs abyo guuxiisa mamaqalno

  • @user-io6jg3tx4v
    @user-io6jg3tx4v 5 месяцев назад

    Mana dhibaayo ayaaney ❤😂

  • @faadumocabdisamad2888
    @faadumocabdisamad2888 Год назад +1

    Maba maqlooyi ani ayaaney ee Iska shido kuleel ha isku diline😂😂😂😂😂

  • @hafsamahamudhafsamahamud6667
    @hafsamahamudhafsamahamud6667 Год назад

    Mya xppti ❤❤❤❤❤❤

  • @user-lj8yy9fv4e
    @user-lj8yy9fv4e 10 месяцев назад

    Hapo Ayaaneyyy waa shidan tahayee m.a😂😂

  • @BGirl-fn8fu
    @BGirl-fn8fu Год назад

    Mahadsanid aad ayaan uga helay qisadan

  • @faizonuur5898
    @faizonuur5898 Год назад

    Allaha kusharfo wlhi dhiri galin weyo qisada aby mcn❤❤❤🎉

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 Год назад +1

    Ku saliya NNK SCW SCW

  • @samsammaxamed8209
    @samsammaxamed8209 Год назад +1

    Namadhibaayo iska shido abaayo ayaan❤❤❤❤❤

  • @haliimohusseinali9923
    @haliimohusseinali9923 Год назад

    Qiso cajiiba waan ka helay dhiira galin wanagsan

  • @muslimoadow854
    @muslimoadow854 Год назад +1

    Ayaney wanku salamay xabibti 🥰🥰

  • @Hamdamukhtaar-rf9gk
    @Hamdamukhtaar-rf9gk Год назад

    Scw scw scw scw scw scw ku sali nabigena siiban❤❤❤❤

  • @sucaacookingchannel5261
    @sucaacookingchannel5261 Год назад +2

    Asc ayaany wnkusalamay abaayo wagaberjanelkagakuxir abayo gabar walashay ah baxanuusan waaswaas ayakudhacay abayo waxanray culimada inaad iigugudbiso wll khayr allaah hakusiiyo igacawi wngaranwayeysan ulaxariiro

  • @maryamadaud8856
    @maryamadaud8856 Год назад

    Hhhh asc ayaney ey tiri owyiri lkn mukeyfka abyo anaga shidan jirnay guuxiisa wan dhib San jiray lkn alx mumbasa wan ka imanay neyroobi uso labanay Marka mukeyfka wa Qatar lkn guxisa ma mawalno cadi waye kusoco

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm Год назад +1

    Wcs ayaan quruxey alh ku sharfo❤❤

  • @filsanmohamed4021
    @filsanmohamed4021 Год назад +2

    Ayaaneey dajiyaad thy dhira galiyaad thy rabi Hanooo kaa xiftiyo inta aan ubad haysan een ani u horeeyo ayaa daremi karta xanunka io qalbi jabka ay ledahy unbad la,aanta ilahayow noloshayda quruxda bdn iisii qurxi oo ciil tire ayaal guriga ii camira isii adaa awood badan oon gacmaha kuu hoorsadaye 🤲🤲🤲ii duceeya ayaaney Adiyo asxpta Qaaliga ah ba

  • @haliimohusseinali9923
    @haliimohusseinali9923 Год назад +1

    Markaan arko naag nool waan soo ordaa

  • @farahismail7574
    @farahismail7574 7 месяцев назад

    Mya wllo nama dhibaayo codka bes wax yar lamaqlaaya

  • @saynabjama2038
    @saynabjama2038 Год назад

    Waa caadi wllo ayaan goobdoon ilhay haku xiftiyo

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 Год назад +3

    Arrinta ilkaha nooga soo sheegeeey wlasheeey .

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 Год назад

    Abayo nama dhibayo shido

  • @user-ub4yi2ei2y
    @user-ub4yi2ei2y Год назад

    Actually i like it yr story

  • @indhourooninaxasan4113
    @indhourooninaxasan4113 Год назад +2

    mansha.allah.ayaan.qurux😊

  • @Nimco.qaali143
    @Nimco.qaali143 Год назад

    May abyo Guxisa maba maqlen marka damisay lefahmay abyo iska shido

  • @fardowsoabdalla8578
    @fardowsoabdalla8578 Год назад

    M.a

  • @SahrogeediMaxamad-pi7hb
    @SahrogeediMaxamad-pi7hb Год назад

    Kulaalka ayaa kadaran ee hakuushidnaado

  • @user-uk3kc5ji8v
    @user-uk3kc5ji8v Год назад

    Maya wll ma dareeemayno guux dayso mukayfka

  • @sulekhahassan7439
    @sulekhahassan7439 Год назад

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @MalyanDhaan-sn3ys
    @MalyanDhaan-sn3ys Год назад

    My abyo

  • @user-hw2bs7ph3q
    @user-hw2bs7ph3q 8 месяцев назад

    Bimaxnal kalima