nuuradiin aduun cidhif

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 48

  • @muxamuuddj5123
    @muxamuuddj5123 4 месяца назад

    Wooow waa Xasuusti Nuradin ahmed 2009 anigo 17jira ah aya dhageysanjiray❤ Legend Legend dhalay waye

  • @azelpandon5461
    @azelpandon5461 11 лет назад +5

    Waaw Nuuradiin aduun cirif ilaa cirif intaan intaan ciida soomaray wash waaaaash pop glöm kulb

  • @AmeinMahamod
    @AmeinMahamod 4 месяца назад +1

    WOW XASUUS HORE 2024 YAA ILA DAAWANAYA❤❤❤❤❤

  • @IdirisMahad-lc9ez
    @IdirisMahad-lc9ez 22 часа назад

    Waa maaalin jimce ah
    18/10/ 2024/ time 1.17 heestan 2020 dawan jiray
    Afar sani kadip dawanayaaa muxuuu wakhtigu cararayaaaaa
    Galas 8 maanta galaz 12
    Exam galayaaa bari insha allah
    Wakhtigan la joogo hard
    Maanta salada jimcaha laga hadlayey miisagiga allah ha iga madoobeyeeee
    Wakhtigan la joogo waa xili doorosho qalalase jiro
    Doorashada teeda insha allah soo boqan doona insha allah
    2031 insha allah

  • @cabdulaahifaaruuq5051
    @cabdulaahifaaruuq5051 10 лет назад +6

    heestan waa hees aaad u macaaan

  • @IdirisMahad-lc9ez
    @IdirisMahad-lc9ez 3 дня назад

    2024 /10/16/
    2020 xasuus wllhi anigoo xasiid dubanaya xasuustaa

  • @CumarMire-dx4yc
    @CumarMire-dx4yc 11 месяцев назад

    Fanan jira nuradin talaw xage ku danbeye ma fanki ka fanistay 14 11 2023 dib u so boqday mudo dher ka dib

  • @DeNazzir
    @DeNazzir 2 года назад +2

    This song i was listening 👂 2010 in hargaisa that i was too young in my cousins car 🚘 hopefully that car iwas driving in 2020🤣

  • @Abdalladhiif.
    @Abdalladhiif. 11 лет назад +2

    masha allah nuuradiin waan kutaageraa thnx

  • @absaakmahamud498
    @absaakmahamud498 3 года назад +1

    Axyaaa xasus barigay magaaladu macaaneyd

  • @akaadirmohed8310
    @akaadirmohed8310 Год назад

    12 31 2022 nuuradiin fanaan heesihiisu ayna duugoobin kuwa imika fanaaniinta isku sheega mid u dhawaada xitaa ma jiro

  • @zuuzanmacalin8206
    @zuuzanmacalin8206 10 лет назад +5

    nice song inaba caadi ma aha

  • @libaanfarhaan120
    @libaanfarhaan120 2 года назад +4

    Hees aan yaraanteydii dhageysan Jiray.
    Aduun cidhif ilaa cidhif
    Intaan ciidaa soo maray
    Wax caynb cayn dumar
    Calmashada kalgacalada
    Hadba canab la moodee
    Cadradii la sheegiyoo
    Malaha xuural cayntii
    Rabi igu casuumee
    Igu caawiyaad tahay

  • @mouxsinkassim9514
    @mouxsinkassim9514 4 года назад

    Fanfankeliye run u heesa nuradiin waaaaw 💖💖💖💖💖💖💖💖💫2020

  • @abdirzakkaahin4920
    @abdirzakkaahin4920 4 года назад +5

    2020

  • @adanharun1878
    @adanharun1878 5 лет назад +4

    I love nuuradiin

  • @abdifatahfeysal3516
    @abdifatahfeysal3516 5 лет назад +3

    Yaa daawanaya 2019

  • @abdiqanianash-nj9jc
    @abdiqanianash-nj9jc Год назад

    cadaan iyo madaw leh bezt nice zong❤

  • @muzthaphe__astra7769
    @muzthaphe__astra7769 Год назад

    Nuuradin fanan aan taageero ilaa 2005 dhagaysan jiray

  • @sadiksi0261
    @sadiksi0261 5 месяцев назад

    Waxan xasuustaa heestan 2008

  • @cabdi77cabdiraxman97
    @cabdi77cabdiraxman97 Год назад

    Nice I am lasting music 🎶 march 22/2023 ❤🎉❤

  • @kafiayousuf4587
    @kafiayousuf4587 5 лет назад +3

    fan waa kii hore ragna waa intii xiliga joogtay😂

    • @alphayassera7570
      @alphayassera7570 3 года назад +1

      Hhhhh
      Dumarna waa Intu Qapy mho

    • @kafiayousuf4587
      @kafiayousuf4587 3 года назад

      @@alphayassera7570 🤣iyo kuwa hadaba

    • @Who_are_you900
      @Who_are_you900 Год назад

      Ragg waa raggii hore bay ahyd 😃😃😃 balse heesahan waa kuwii dhexe marka loo eegoo jiilkii 2000 jiray e dhalinyarta ahaa

  • @abdihakemqurbo5712
    @abdihakemqurbo5712 3 года назад +1

    Xusuus weyn bay ii xambaarsantahay heeskani. Maxay waayuhu is qoreen.

  • @abdullaahifaaruuq7081
    @abdullaahifaaruuq7081 10 лет назад +3

    Aduuun cirif ilaaa cirif intaaan ciida soo maray

  • @yaxyeym3766
    @yaxyeym3766 3 года назад +1

    1/18/2021 2:30 duhurnimo xasuus igu wayn wlhi

  • @AhmedAli-ej7hb
    @AhmedAli-ej7hb 7 лет назад +1

    I like your songs aaad

  • @zerabdi1216
    @zerabdi1216 3 года назад +2

    Walhi xasuus tvga Qaraan ka intii garnay sa uun ba garnaaysa

  • @cabdialkani524
    @cabdialkani524 5 лет назад +1

    WayoH araaG

  • @ciiseismacil3957
    @ciiseismacil3957 7 лет назад +4

    fanankan gacan u tagey

  • @ahmedmo2635
    @ahmedmo2635 3 года назад

    Heestan anoo aad u yar ayaa wllshy igu garab dhagasan jirtay hada waan xifdisanahay waxaa kasoo wareegtay 12 sano

  • @kawsarcumar7513
    @kawsarcumar7513 2 года назад

    Wow

  • @abdullaahifaaruuq7081
    @abdullaahifaaruuq7081 10 лет назад +3

    Cadi ma ahan loool

  • @user-qc8oz9bq8s
    @user-qc8oz9bq8s 3 года назад

    Ilaa hadaan dhageystaa

  • @susuahmed1973
    @susuahmed1973 3 года назад +1

    2020 December yaa dawanaya✌10:59

  • @rodahamud
    @rodahamud 3 года назад

    Xasuus ❤❤

  • @zaharentertainment225
    @zaharentertainment225 5 лет назад +2

    🤐

  • @BaasheChennal
    @BaasheChennal 6 лет назад +2

    lissening 09/09/018

  • @adnaaadan6768
    @adnaaadan6768 2 года назад

    Odaygu halku ku danbeyey

  • @sakariyekhadar4646
    @sakariyekhadar4646 5 лет назад +3

    Inay heestiisi u danbaysay tahay baan filayaa odygu reer Finland buu noqday wuu iska xamaasha

    • @moogedheere2084
      @moogedheere2084 5 лет назад +1

      Sxb qurbo jaaniska iska yar nin reer lehna kaba sii daran

    • @adaniman5889
      @adaniman5889 2 года назад

      Xaguuu ka jogaa filand anigaba jogaa sxbow isagoo hargeisa joogo igu danbeyse 2010

    • @hudacaliaadan2629
      @hudacaliaadan2629 2 года назад

      Malaha alshapapa hysta maqly 😢

  • @CumarMire-dx4yc
    @CumarMire-dx4yc 11 месяцев назад

    Fanan jira nuradin talaw xage ku danbeye ma fanki ka fanistay 14 11 2023 dib u so boqday mudo dher ka dib