3 Dambi oo Qofka Cuquubadooda Adduunka ugu Soo Degdegto || Sh Maxamuud Xaliike

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 янв 2025

Комментарии • 24

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 2 дня назад +2

    Allah xaqa haa nagu suga anga iyo inta muslim ahYaa Allah ❤❤

  • @abdiateeye
    @abdiateeye 2 дня назад +4

    Ilaahayow inaan qaraabada xidhiidhino noo fududee yaa khaliqu kuli shay Allahu majacalnii amiina wa amiina malaa,ikata waaxid amiin yaa ladiif

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 2 дня назад +1

    ☝️ ALLAH 🤍 Ha 💐 inaga ☝️ yeelo 🤍 kuwa 💐 janada ☝️ gala 🤍 AMIN 💐 AMIN ☝️ AMIN ☝️🤍💐

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 2 дня назад +2

    Allah Akbar😢😢😢😢😢

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 2 дня назад +1

    ☝️ Sheekh 🤍 JASAKALLAHU 💐 KHAYR ☝️🤍💐

  • @Layla6793
    @Layla6793 День назад

    Salalaahu caleyhi wasalam

  • @YurubOdowaa
    @YurubOdowaa 2 дня назад

    Salalahu❤calayhi❤ wasalam❤😢😢😢😢😢

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 2 дня назад +1

    Illaahow noo fududeeyo

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 17 часов назад

    subxaanallaah

  • @MaryanAbdukadirMohamed
    @MaryanAbdukadirMohamed 2 дня назад

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 2 дня назад

    ☝️ ALLAHU 🤍 MASSALLI 💐 CALLAA ☝️ MUHAMADIN 🤍 WA 💐 CALLAA ☝️ AALLIHII 🤍 MUHAMMAD 💐 KAMAA ☝️ SALAYTA 🤍 CALLAA 💐 IBRAHIIM ☝️ WA 🤍 CALLAA 💐 AALLIHII ☝️ IBRAHIM 🤍 INAKA 💐 HAMIIDUL ☝️ MAJIID 🤍 ALLAHU 💐 MABAARIK ☝️ CALLAA 🤍 MUHAMADIN 💐 WA ☝️ CALLAA 🤍 AALLIHII 💐 MUHAMMAD ☝️ KAMAA 🤍 BAARAKTA 💐 CALLAA ☝️ IBRAHIIM 🤍 WA 💐 CALLAA ☝️ AALLIHII 🤍 IBRAHIM 💐 INAKA ☝️ HAMIIDUL 🤍 MAJIID ☝️🤍💐

  • @ZamzamAbdallah-r2n
    @ZamzamAbdallah-r2n 2 дня назад

    Shakh waxan jelalahaa in dhulbahate runta u sheegto ood gartarada ay ka wadaan joojiyaan Naaleye Ahmed gaar ahaan Cegaal Ali waxay ka xaqdaran yeen Muuse Ismaciil

  • @suweydacabdinuur
    @suweydacabdinuur 2 дня назад +1

    Shiekhow ani qarabadeyda tiradey kabaten manaba xiririn karo tiradooda

    • @Xaswawa-rz2et
      @Xaswawa-rz2et 2 дня назад

      Maasha Allah.
      Allah Barakeeyo.

    • @KIRAAM-MEDIA
      @KIRAAM-MEDIA  2 дня назад

      Intaad awoodo xiriiri walaal khaasatan kuwa dhow sida awoowayaal ayeeyayaal adeerro abtiyaal eedooyin iyo habaryaro

  • @sacdiyaaxmed9852
    @sacdiyaaxmed9852 День назад

    Aabahy kuwo labo walaala kala dhaleen oo ilmo adeeradiisa oo xun baa jira mana xiriiriyo mana dhibaateeyo kawarama waayo anagoo yar bay na xumeeyeen garab baan uga baahnyna waan kawaynay ilaa iyo hda waan necebahy iyaga iyo caruuurtoda lmana hadlo

    • @KIRAAM-MEDIA
      @KIRAAM-MEDIA  День назад

      Sidaas lama rabo walaal adiga ka roonoow ilaahay dartiisna u xiriiri

  • @munohassan9752
    @munohassan9752 2 дня назад

    Qaraabada haday yagu igoyan aanay waligodba iso xidhiidhin qarabada dhanka hooyada bes ma xidhiidhin karaa

    • @KIRAAM-MEDIA
      @KIRAAM-MEDIA  2 дня назад

      Maya walaal lama gooyn karo
      cidi ku goysa ayaaba la rabaa inaad xiriiriso