Hadaba marku dhintay Hadraawi illahay ha u naxaristo janaatul fardowsa ha ka waraabiyo naago badan ayaa so baxay oo yidhi anigaa beer luula xaqiiqada keen
Dhani Bari magalada waxa la gashay qafiyadda heesta oo ah b. Markaas ma noqon karto galbeed, waqooyi ama konfur. Sida ulo soco oo gabadho waxay noqon Karta qabiilkey doonto
Calaf la islama gaadhin ee way la balantay oo abwaanku isaga ka waramaya wax u ku yidhi in aan beri to baxno ayaa laga yabaa marka beer lulaa ku tidhi berto joog aynu is aragnee marka waxa lo sheegay in ay iminka baxayaan oo kooxdi u la socday alabti xidhxidheen oo safar lo diyaar yahaye
Been ayaad kasheegtay bariga magaalada meesha uu sheegay ma aheyn abwaanka ee sheekadiisa sifiica udhaheyso fadlan, xawaadlana xiligaas soomaalida kale ee islujirka ah ayaa uga badnaa xawaadle ee lasoco saaxiib
Qisadu aad bay u wanaagsan tahay balse sawirka gabadhan meesha ka qaad oo gabadh reer magaal ah sawiirkeeda soo dhig. Waxaan ku odhan lahaa waa inaad soo dhigtaa sawirka fannaanada somaliyeed ee uugu qurux badan gabdhaha ee garnigan oo ah ( ILHAN XARAGO )
haa wa gabar xawadle ah oo ibrahim ciise ah
Sax gabar Xawaadle ayad ahed oo la wada yaqano
beerlula ma ahayn qabiilkaad ku sheegtay waa habar gidir cayr
habargidr kulaha wax kasto ma iska sheeganieysin😂
Hadaba marku dhintay Hadraawi illahay ha u naxaristo janaatul fardowsa ha ka waraabiyo naago badan ayaa so baxay oo yidhi anigaa beer luula xaqiiqada keen
Waa habargidir cayr waliba
Beerlula waa hg cayr abwaan faarax shuriye awoowe u ah abahedna waa sargaal wana ree baladweyne hadana sweden ku nool beenta iska daa nio
Sheekadu dhadhan maleh mar Hadeysan markaati laheyn beerlula wa unknown
Beerlula waa caan Canada ayay ju nooshahay Alla ha u naxariistee Xaaskii Kornayl Shabeel ayay walaalo ahaayeen
Dhani Bari magalada waxa la gashay qafiyadda heesta oo ah b. Markaas ma noqon karto galbeed, waqooyi ama konfur. Sida ulo soco oo gabadho waxay noqon Karta qabiilkey doonto
Sxbow qaafiyadda sida kasta loo dhigi karaa,iyadoo Galbeedka la adeegsanayo,tusaale,,BILANTII QURUXDEE,BADHTANKII GALBEEDKII,BALAD WEYNE JOOGTEE,BIYO DAHAB LA MOODYEE....waa iska tusaale,Abwaan ma ihi,thanks
Xaqiiqada soo ogow beer lula magaceeda oo sadexan iyo qoladeeda so hubi
Sheekadan intaa kuma dhamaan karto sheekadan waqti sii waayo iminka marku dhintay naago badan ayaa yidhi beer luula waa aniga ha ugu darnaato naag Sweden joogta oo media ka hadashay iminkana tidhi xabashisa ayaan tegayaa oo hargaysa ayaan u socdaa maran baa ka jira marku dhintay
Beerlula, waxay aheyd gabadh carab ah oo reee Beledweyne ah, Gaaljecelna maaha Xawaadlana maaha, waayo beerlula ma gabarbaa ma tii cirbaha weyneyd. Waa tuu lahaa Abeaan Abdi Qeys.
Walal xawaadle bay ehed waa gabar la yaqano
Been looking AanwaxBa Ka Aqoon Taariikhda Beledweyne Gabadha Waxaay Ahyd Reer Qorraxsin Sababtoo Ah
Gabadha uu abwaan Hadraawi ula baxay Beerlula waxay aheyd Carab-Soomaali sida rag dhowr ah oo Hadraawi asxaabtiisa ka mid ahaa mediyaha ka sheegeen
Maahan yamanta carbeed naaneys wye beerlula naag Cayr yabardhowrakace wye reer Dhuusamareeb
Asc waxaa wanaagsan in qofku waxa uu ka hadlayo uu xaqiiqda waafajiyo baladweyne waxay ahayd waqtigaa magaalo soomaali oo-dhan wada dagantahay, ee ma ahayn baladwaynta maanta
BALADWEYNE WAA BALADWEYN SHALAY IYO MAANRABA
BUUNDADA LIIQLIIQATO AYEY ISAGA HORYIMAADEN WAXETKA TIMID GALBEEDKA B/WEYN HADDAKA DHIG BARI
Hadaba qabiilku macna maleh laakiin aan idiin sheego si daacanimo ku jirto maceeda runta ah magaca aabaheedba waayoo waxaan nahay qaraabo magaceedu waa ( Xabiibo joqotori ) aabaheed wuxuu ahaa waqtigaas Kabtanka ciidanka booliska ka tirsan hooyadeedna waxay ahayd beesha bagadi aabaheedna habargidir saleebaan!
Oo layaqaanaa ninki guursay oo ay ilmaha udhashay
Beerlula waxy ahayd carab
Gabadha waxey ka soon jaadaa dhuus maraab
Calaf la islama gaadhin ee way la balantay oo abwaanku isaga ka waramaya wax u ku yidhi in aan beri to baxno ayaa laga yabaa marka beer lulaa ku tidhi berto joog aynu is aragnee marka waxa lo sheegay in ay iminka baxayaan oo kooxdi u la socday alabti xidhxidheen oo safar lo diyaar yahaye
Beerluli fool xumaydee Hanna waalina
Been ayaad kasheegtay bariga magaalada meesha uu sheegay ma aheyn abwaanka ee sheekadiisa sifiica udhaheyso fadlan, xawaadlana xiligaas soomaalida kale ee islujirka ah ayaa uga badnaa xawaadle ee lasoco saaxiib
Magaalo aan aqoon u leeyahay sidee baan been uga sheegaa.
War Allha kabQ beenta dhaaf marxuunka dhaaf iyo beenaalye
@@bulshadacusub Hadaad aqoon uleedahay bweyne markaas xawadle ayaa ubadnaa yaa kaayeeli saaxiib, teedakale sifiican udhageyso wareysiga xadraawi iyo gabarta meesha eey geeysay ee eey shaaha kusiisay mabaribaa
@@qadarosman126Sxb Adigoon waxba dhageysan ha ka hadlin mowduca.
Beenlow ayaa tahay gabadhi ayaaba nool ee beenta iska daa
Qisadu aad bay u wanaagsan tahay balse sawirka gabadhan meesha ka qaad oo gabadh reer magaal ah sawiirkeeda soo dhig. Waxaan ku odhan lahaa waa inaad soo dhigtaa sawirka fannaanada somaliyeed ee uugu qurux badan gabdhaha ee garnigan oo ah ( ILHAN XARAGO )
Maanshallah she is beautiful and wearing traditional dress
@@hakimoali3794 gabadha waa reerka mudulod hiraab / wacweyteen beesheda hoyadeed waa beesha xawaadle reer abtigeed
magaca Abeehed waa maxamed kaaba baroole
waxaa guursaday Gaashanle Sare Shabeel WAXAY U Dhashay Laba Gabdhod Waana Reer Balaaran Walalkeeda Waa Cali M Kaaba BAROOLE
Abeeha waxa uu ahaa Ingener Beeraha WAXA UU KU BARTAY Mareykanka IYO Lubnan Beyrood
Waxaa ADEER Uh Ingeneerka yusuf xaaji cabdule
Waxa tahay u mata Nabi mohamad
Wano ko qaasbanahay adiga o0 naaneceb in Ano Aad kojeclano aminada yada yaa na amraysa