7 Dumarku haday kaa arkaan way kaaga dhamaan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com

Комментарии • 142

  • @hamasjunior2997
    @hamasjunior2997 2 года назад +20

    Niin rag ah iga dheh, 👌👌👌 thank you mwalimu our one and only professor

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. 2 года назад +8

    Qodobka 5-aad aad buu iisoo jiitay runtii mahadsanid ustaadi❤

  • @abuuramla
    @abuuramla 2 года назад +68

    7 Dumarku haday kaa arkaan waay kaaga dhamaatay
    ____________________________________
    1. in aad galmo ugu sheekeeyso
    2. idinkoo isla joogo in uu telephone kuusoo dhaco banaan kana aad kusoo hadasho kadib aad ka tagto oo aad cudur daarato
    3. amaanta tiro badan...
    4. amarsiin ....
    5. akhlaaqdaada iyo dhaqankaaga
    6. in bilowga xiriirkiina aay kaa dareento kalsooni daro
    7. dumarka kale

  • @abdiali6334
    @abdiali6334 2 года назад +1

    Xushmada iyo akhlaqda wanagsan waxay ku soo dhawaysaa qofka wanagsan oo dhan 🙏❤️

  • @mtr_mohamed-1663
    @mtr_mohamed-1663 2 года назад +3

    mashallah wllkay ayuub axmrd HABMALYO'HAMBALYO

  • @abdirizakjama2703
    @abdirizakjama2703 2 года назад +2

    You are my role model mentor Ayup
    Thanks alot

  • @ayanyusuf2528
    @ayanyusuf2528 2 года назад +1

    Masha Allah tabarakallah nin rageed
    كثرّ الله لنا أمثالك

  • @c.raxmaandaahir361
    @c.raxmaandaahir361 2 года назад +1

    mashaallah wax bdn ayaan kaa faaiiday su.aalo aan is waydiinaaye jwb ayaan kaa helay mahadsanid in bdn

  • @EngAliDaYax
    @EngAliDaYax 2 года назад +2

    I am feeling the best feeling ever because my self teacher is ayuub Ahmed

  • @arahmaankureesh7610
    @arahmaankureesh7610 2 года назад +2

    M,a wd ku mahadsantahy wll qli wax naga dhinaa baa noo soo kordhisay allah hku xifdiyo🍎💯

  • @xuseenaadan1902
    @xuseenaadan1902 2 года назад

    My best Teacher

  • @xamedcabdi4528
    @xamedcabdi4528 2 года назад +2

    m.a teacher Thnkiz Talada wangsn waxan jclhy fikirkada saliimka ah waxan ah qofki sadaxad ee like sarey❤❤😊

  • @zulthantaherzulthan7683
    @zulthantaherzulthan7683 2 года назад +2

    Thanks zxp ayuub axmed alaha kusharfo brother

  • @adeymahaad8364
    @adeymahaad8364 2 года назад +1

    Mansha'Allaah tabaarakallaah Shukran Jazaakallaah kheyran Allaah haku Xafido

  • @mursalmohamed260
    @mursalmohamed260 Год назад

    The best teacha allaah haku hafido

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 2 года назад +1

    Like like ala Ayub ma Aad run shegtay Walaahi aad baan ku jec lahay shukran yahaqay♥️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 2 года назад +10

    Thank you teacher🥰🥰🙏🙏❤❤💯💯

  • @YO_prince
    @YO_prince 2 года назад +13

    Feel the past 😔💔😭😭😭

  • @maryanl804
    @maryanl804 2 года назад

    Masha allah run baad ka hadashey macalin

  • @maxamedismacil9619
    @maxamedismacil9619 2 года назад +4

    Cimrigaaga ilahay haku barakeeyo ayuub

  • @Mubarakchannel459
    @Mubarakchannel459 10 месяцев назад

    Macalinkeyga guuleyso❤🎉

  • @mohamedmabdulahiali9461
    @mohamedmabdulahiali9461 2 года назад +1

    M.a waxbadan ayaan kaa faa iiday thank you

  • @khalithkhatar10
    @khalithkhatar10 2 года назад

    Wllhi sida janelka ubartey wax padan noloshayda ka padalmey thanks zxp qali wallhi wan ku wataa legend tahy zxp

  • @ahmedkinggkamind840
    @ahmedkinggkamind840 2 года назад +1

    War sxb merci beaucoup sxb qali

  • @xamsoshqqalaf6075
    @xamsoshqqalaf6075 2 года назад +1

    لا اله الاانت سبحانك اني كنت من الظالمين

  • @qadarmxmd6046
    @qadarmxmd6046 2 года назад +2

    Waa mahadsan tahay pro waxkasta aad sheegtay waa run

  • @Fikradwadaag1
    @Fikradwadaag1 2 года назад

    Thank you our teacher

  • @yaya-yu9ni
    @yaya-yu9ni 2 года назад +3

    bare sare ayuub ❤ jasska allah wll❤

  • @yaasmiinclaahi321
    @yaasmiinclaahi321 2 года назад +2

    My best teacher ❤ 💕 kip going

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Год назад

    💯💯😜😜😂😂😅💯✅ legend ku salamyaa research forevermore

  • @alimuqtar6085
    @alimuqtar6085 2 года назад +1

    MASHAA ALLAAH MACALI KEEP GOING

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 года назад +1

    Masha allah ustaad keep going 💪 🙏

  • @safiyomaxamedomar7483
    @safiyomaxamedomar7483 2 года назад

    Thank you ustaad ayuub ahmed

  • @xafsabare5007
    @xafsabare5007 2 года назад +2

    been maaha waarun xidhiidho badan Ayaa saa ku halaysma ka faideen qaarkoode Aad Ayaad umahadsan tahay 🥰😍

  • @abgaalhargeysa5384
    @abgaalhargeysa5384 2 года назад

    Ayuub Ahmed Walalo thanks ilahay ha ku dayow

  • @ayaanmhomed9224
    @ayaanmhomed9224 2 года назад +2

    ❤jasakllah ustaaad

  • @calixoor8373
    @calixoor8373 2 года назад

    M A ustad mahadsanid

  • @abdikareemkaabuli7631
    @abdikareemkaabuli7631 2 года назад

    Manshlah tabarakalah.. Ayub halkaan kaala soo. Xidhiidhaa

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt Год назад

    Keep going

  • @Samia_Abdi
    @Samia_Abdi 2 года назад +1

    Ustad sharaf iyo ka raamo ku nolw 🥰

  • @nasiibmahad2882
    @nasiibmahad2882 8 месяцев назад

    Wllhi wasax intashegtay ❤❤

  • @awgeeleyare3241
    @awgeeleyare3241 2 года назад

    Sidee ugu sheegta gabdha aan jeceylahay ,jeceyL ustaad

  • @abdiazizguuled3069
    @abdiazizguuled3069 2 года назад

    Ustaad mahadsanid

  • @mursalmohamed260
    @mursalmohamed260 Год назад

    Maasha ALLaah

  • @umusuleym9441
    @umusuleym9441 2 года назад

    Tnx wllkay ayub axmed

  • @raxmosowtorahma475
    @raxmosowtorahma475 2 года назад

    Asc ayuub axmed alle haku xafido

  • @mohamedhayaanofficial
    @mohamedhayaanofficial 2 года назад +2

    My best teacher💖
    Commentigii koowaad igu sharaf taliye

  • @sabrinabdi9192
    @sabrinabdi9192 2 года назад

    Thanks brother 🙏

  • @safwanbinshahid5643
    @safwanbinshahid5643 Год назад

    Wll kawaran hadii ey bari I qayanto marka hore waa ina u shega ina ka cabsanayo qayanada

  • @noor-fw2hm
    @noor-fw2hm Год назад

    Masha Allah ihsankan macn Allah mizanka hasanadka kugu daro

  • @abdirizackaden1464
    @abdirizackaden1464 2 года назад

    m.a qodobka shanadd add isojitay wana xalad hada Ann ujedo hadertann

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful6494 2 года назад +1

    Qodobka 5 waa muhiim waa necbahay in qof biniadam ah laku qeeliyo

  • @apdirahmanapdirazak
    @apdirahmanapdirazak 2 года назад +2

    thanks maciLimu 👋❤

  • @muhiyadiinabdikadir3997
    @muhiyadiinabdikadir3997 2 года назад

    walal hormar wcn ayaan ku leyahay

  • @abdifatahshakur5647
    @abdifatahshakur5647 2 года назад

    Thanks macalin

  • @nuurcadaawe5095
    @nuurcadaawe5095 2 года назад

    Tnks dhiirigeliye

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 2 года назад

    Masha Allah💯💯👏👏

  • @iizaballaiizaballa2582
    @iizaballaiizaballa2582 2 года назад +3

    Keep going my brother 🙏

  • @nuurkeyccm
    @nuurkeyccm 2 года назад

    الله يعزك

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 2 года назад

    Xaqiiq Ustaad

  • @clwahaabnadaara6405
    @clwahaabnadaara6405 2 года назад

    Thanks ustaad❤💯💯

  • @ibtisaamcabdiraxman7966
    @ibtisaamcabdiraxman7966 2 года назад

    Sax waye wll amarka majecla anigey igu dhacday 😊

  • @aminoBuux
    @aminoBuux 2 года назад

    Waa sas

  • @Zakariaabuubakar12
    @Zakariaabuubakar12 2 года назад

    Macalinka waan ku salamay🤙

  • @mukhocige7156
    @mukhocige7156 2 года назад +1

    I'm first one

  • @browser7074
    @browser7074 2 года назад

    Macalin tnkz

  • @aminaxiis967
    @aminaxiis967 2 года назад

    ayub pro why ingarmka friin tii igasoo jawabi waydey 😁😁😁

  • @abdullahimaxamed3445
    @abdullahimaxamed3445 2 года назад

    Laan dheere

  • @ustaadtooni7662
    @ustaadtooni7662 2 года назад

    Adih wax padan ka faiday wllo mahadnid

  • @kowsar39
    @kowsar39 2 года назад +1

    waa runtaa

  • @miskicumar2849
    @miskicumar2849 2 года назад

    Tnx Ayuubow boweh ma WhatsApp kaga noso dirtid aan kulaso xirrire🙏

  • @qaalidcalasmaxamud445
    @qaalidcalasmaxamud445 2 года назад

    Asc wll ayuub Dan ba ka leyhy dhib ba I hestee intee kaso xarirraa wllkey ayuub

  • @aminpesofficial5220
    @aminpesofficial5220 2 года назад

    Mashaallah

  • @UmalkhayrKhader
    @UmalkhayrKhader 25 дней назад

    Waaaw taLo aaD aan Uuu rabayyy😢😂

  • @kaledizmail6237
    @kaledizmail6237 2 года назад

    Waku salay wallky waxn I xiisnay video yo yadii aad ku cabiri jirtay xaalada sappto ah cooga waan u xiisnay 👍😁🖐

  • @abdirahmaanmahamedomar3149
    @abdirahmaanmahamedomar3149 2 года назад

    Xaqiiq

  • @Fatima-yc1hh
    @Fatima-yc1hh 2 года назад +2

    Amar ilaahay walaalow dumarka uun baad ka dhigaysaa ragu waxag ka digtoonadaan walaal sidaas ma wanagsana dadka haysu bahala galin ragu aabe iyo walaal aan jecelnahay bay leeyihiin kii aanu jeclanana dee dadka wuu kaduwanyahay waaba kayahay saad wax u soo jeediso beryahaan ragii baadba koomjo kuridatay cabsi cabsi ah subxaana allah

  • @shaktadreamboy7842
    @shaktadreamboy7842 2 года назад

    experience man

  • @sulejamito8968
    @sulejamito8968 2 года назад

    Ayub ✅

  • @YO_prince
    @YO_prince 2 года назад +1

    I really miss you please come back my life 😔😔😔

    • @mohamuod
      @mohamuod 2 года назад

      samee wxa doonto si aad ugu nolaan niyad jap 💔😩

    • @mohamuod
      @mohamuod 2 года назад

      samee wxa doonto si aad ugu nolaan niyad jap 💔😩

  • @mahadhussein4157
    @mahadhussein4157 2 года назад

    Amazing

  • @عبدالرحمنابنمسعد

    Wakaaas ani weye 😂 wayo arag baan iska dhiga😅

  • @nuwara8333
    @nuwara8333 2 года назад +1

    💯 💯

  • @ahmedmohames7926
    @ahmedmohames7926 Год назад

    Wsc Wll Ayub axmed

  • @nuurocaruush5845
    @nuurocaruush5845 2 года назад

    Garaga nimada mahan in la fano

  • @momfarahhassan8727
    @momfarahhassan8727 2 года назад +2

    Macalimu hal ban kacodsanaya talo isi gabadhba ijecel oo itidhi wan kujecelahay oo kuraba hayga tagin ana inan naftayda hurumarkyam donaya mana rabo inan qalbi dilo seen ugalaa

    • @abdulahiaynab797
      @abdulahiaynab797 2 года назад

      sxb qli wn hyaa cilladaas gabadha inaan xumeeyOna marabo

  • @faadildumdum6320
    @faadildumdum6320 2 года назад

    Cibgowi poro hori usoco 26 jun ♥ ❤ 💖 💕 😆 😍

  • @khaalidmacruuf9405
    @khaalidmacruuf9405 2 года назад +2

    Asc
    Marka kowad waad mahadsantahay
    Marka labaad waxaa sharaf ii ah inan ku xirnaado kanaalkaga ,waayo waxaan ka faaidey inaan ahaado nin adag oo aan marna lagaga faaideysan karin dhibatooyinka cashaqa iyo marxaladihiisa waadna ku mahadsan tahay la talintada wanaagsan
    Asc

  • @hamsehassanhuriye1856
    @hamsehassanhuriye1856 2 года назад

    Macalinka nolosha ❤️🙏

  • @ahmad1478
    @ahmad1478 2 года назад +4

    *Ilahay* *dardiis* iku *saar* *subscribe* 😭😭iku saar hadaa 🙏🙏🙏
    Tahy qof *naxariis* *badan* 🤲🤲

  • @mahamedahmedshiek8884
    @mahamedahmedshiek8884 2 года назад +1

    Naftaada inaad xor u ahaato wax ka wanaagsan majiro

  • @daacadyarexogtamedia3134
    @daacadyarexogtamedia3134 2 года назад

    Legend

  • @aminpesofficial5220
    @aminpesofficial5220 2 года назад

    Lambarkaa whtsapp Shashada nooga zoo qor olz

  • @qaalidcalasmaxamud445
    @qaalidcalasmaxamud445 2 года назад

    Qofkii ugu horeye ee dawada vedio gormee bu kuso gaare me 14:28

  • @sky-bluee11
    @sky-bluee11 2 года назад

    sxb somali maanta uma baahna sheeko dumar iyo rag ee waxaanu rabnaa wax horey inoo socodsiiya axb..somali waxee u badantahay dhalin yar sxb doorkaaga ka qaado dhiirageli walaalahaa sxb.

  • @zainabyaryaro
    @zainabyaryaro 2 года назад

    Ayub wayahan ma mooda ina dhanka raga ubadaty🤔🤔🤔

    • @mustafbin.cawale7419
      @mustafbin.cawale7419 2 года назад

      Rgga la idiin Dhizaya Huno Dumrku Xoga Dhiri Galina bey ubaahn yihiin

  • @maandeeq9106
    @maandeeq9106 2 года назад +1

    Side ku ogaan karata gabadha ku jcl

  • @najmomohamed-124
    @najmomohamed-124 2 года назад

    🥰🥰🥰

  • @maymuunomer3829
    @maymuunomer3829 2 года назад

    ✅️👍

  • @asmaaxmed4265
    @asmaaxmed4265 2 года назад

    wsc.walakay.ayub.axmed