Nimcaan Hillac Xaflad So Dhaweyn Muqdiaho Loogu Sameyay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 июл 2024
  • Enjoy Comments According Share and Subscribe to our Channel to keep up to date All the latest News updates
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 18

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 13 дней назад +3

    Allahayoow nabad iyo Nasteexo ummadda Somaliyeed dhamaantood iyo ummadda islaamka dhamaantood 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @sadoyusuf7946
    @sadoyusuf7946 10 дней назад

    Wow nimcaan hilaac waa soomaalinimadi oo lugaynaaya❤❤❤keep going brother

  • @user-ex2xu3ie9m
    @user-ex2xu3ie9m 12 дней назад

    Nimcaan wadani guuleysa

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 13 дней назад

    Masha Allah xifdulah owladul casimada guul insha alaha nasibka ha ino wacnado amiin ya alah brother welcome muqdisho you home muqdisho wa gurigaga Leyahay walalken nimcan

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 13 дней назад

    Masha Allah barakumu Allah jamiican ❤❤❤Somalia 🇸🇴 🙏 Somalia 🇸🇴 🙏 ❤❤❤

  • @falisa576
    @falisa576 13 дней назад +1

    Somali Allaha solansiiyo sokeeye
    Inay yihiin Amiiin.
    Nimcaan hilaac wadani dhab ah
    Dhalin yarada somaliyeed haday
    Adiga o kale ahaan lahayen dalku
    Wa noo midoobi lahaa xabashina
    Badeena gor gortan nalama galeen

  • @Rahma-m7c
    @Rahma-m7c 13 дней назад

    Somali guul guuuuuuuuu

  • @nuradinmohamed5662
    @nuradinmohamed5662 7 дней назад

    Adeer soomaali waa mid ninkii diida amxaar ha aado

  • @nastehomoussa2694
    @nastehomoussa2694 11 дней назад

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @IseAbdi-ev6fz
    @IseAbdi-ev6fz 13 дней назад

    ❤❤

  • @qalinlecilmi947
    @qalinlecilmi947 12 дней назад

    Nimcaan hilaa walaalkaygii boorama jaarbaan ahayn boorama xaaslayda iisoo ducee ilaahay inuu ala iifudaydiyo

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 13 дней назад +1

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @SukritiXasan
    @SukritiXasan 13 дней назад

    Hormuudka dhalin yarada

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n 12 дней назад

    Huuno waa huuno hu kastey qaataan doqonimada Hooyadii cune habaryar ugama reeyo kanaa ka dhigan

  • @user-ph3qm3hp8f
    @user-ph3qm3hp8f 13 дней назад

    Muqdusho Maxad tarikartaa
    Adaa yaabane

    • @Caliya7
      @Caliya7 13 дней назад +1

      @@user-ph3qm3hp8f muqdisho inuu waxtaro muhiim ma ahan ee waxamuhim ah inuu jecelyahay nabadeeda.

    • @falisa576
      @falisa576 13 дней назад +1

      Qofka somaliga' ah haduu muqdisho
      Jecel yahay maahan inu gobalada kalena neceb yahay

    • @Caliya7
      @Caliya7 13 дней назад +1

      @falisa576 Yes, is true 👍