Buskud oo Lagasoo Qarxiyay Cod uu Ku Caaynayay Adna iyo Saxaaf Maniira oo Siro Badan Soo Badhigtay😳

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • #nimcaanhilaac #cawaaleaadan #adnachannel #saxaaf #somalia #somalia #somaliland #jabuuti #hodanonline

Комментарии • 70

  • @ashawarsame7752
    @ashawarsame7752 Месяц назад +3

    Subxaanalaah ilaahay kabaq dumarow aduunka waa laga tagayaa ilaahay ka xishooda Subxaanalaah

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 месяца назад +5

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-xe1qe5ww8j
    @user-xe1qe5ww8j 2 месяца назад +6

    Subxaanallaah damiir xumaa sidewy ku keentay ninkeeda ineey cod kaduubto ala kacabsiga ku yar gabadha iyo ninkeeda xushmad iyo qadarin ka dhaxeeyso waliba owlaad kadhaxeeysa ilmahaada unax walaaleey aaway dadkeedii dad malaha miyaa

    • @user-le8ld5si9h
      @user-le8ld5si9h 2 месяца назад

      Bisinka waa ceeb iyo caaydh wax ladhaho ma aqaano

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 Месяц назад +1

    Balaayo aruuri waxaan siduu ula noolay m buskud

  • @maslah345
    @maslah345 2 месяца назад +4

    Ceebta iyo facshirka aysoo fadhiisatay bal fiirsha somaliyey qaf nolol aylawadaagtay hadana caruur isku hayaan ayey leedahay asagoo dadcaynayo ayaan ka duubi jiray naagta muniira maxamed buskud ayey kuwalanoysaa asagana maya ayuu taaganyahay hooyadiis buu waxkashigi jiray bey tiri oo qafna ma dhaafin maxdmed busku aad iyo aad ayuu uga caqli badanyahay tani waayo wuu ka gaabsaday maantana sheeko cusub ayey latimi

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp 2 месяца назад +1

      Waa naag maseersan naagahan kale aya kasiiwaloyo Camirada kudhaxwaalo yaakugaaray😷😷😷😛😛😛

    • @maslah345
      @maslah345 2 месяца назад

      @@Abdelrahimmohamed-jy7lp aad iyo aad naaguhu badanaa ayagaa isku caday ah intay udhimrin lahayeen ayay caqlidarada haysataa uga faidaysanayaan

  • @Subeyra
    @Subeyra 2 месяца назад +2

    Wllo ilhay kaxishood wllaay ilahay kabaq wllo ilahay waa lagaa xaraabaysanayaa

  • @UmalkhayrmusaAxmed
    @UmalkhayrmusaAxmed Месяц назад

    Illahay u carar illahaybaa kuu hilin

  • @user-dw1ui6lt6r
    @user-dw1ui6lt6r Месяц назад

    Hhhhhh bisinka alle haku cafiyo

  • @HalumIbrahim
    @HalumIbrahim Месяц назад

    Muniiraay wll wax dhimatay ayaa tahy walhi walhi doqon ayaa tahay ee yaanay ku waalin naagahan nolasha ka dhacay ee lo gooyada hablaha kale meesha u jooga

  • @user-zy4sw1jm2l
    @user-zy4sw1jm2l 2 месяца назад +1

    Alla yaa u caqli celiya

  • @ShukriAbdi-d9b
    @ShukriAbdi-d9b Месяц назад

    Waa doqon

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 Месяц назад

    Muniira way is ku dhexyaacday. Naa uur baad keedahay iska naso ninkaasna katasho

  • @fadma638
    @fadma638 Месяц назад

    Waa Qoomiyad ehlo naar Subxaanullh 😢

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 2 месяца назад +1

    Yaab waaye ❤❤🎉

  • @foossahardid4895
    @foossahardid4895 Месяц назад

    Wax badan bay ciishootay markaas ayey fatahday

  • @maxamedcqaadir8787
    @maxamedcqaadir8787 Месяц назад

    Tan malaha furniikii baa wax udhimay waxaan maqlijiray col iyo naagaba ujabay waatanookale

  • @UmalkhayrmusaAxmed
    @UmalkhayrmusaAxmed Месяц назад

    Maxaad karbaashi adaa karbaashen

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 Месяц назад

    Mahir caruurtii faransiska eed soo turtay miyuu ka fican yahay

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 2 месяца назад +1

    Naa wey waaletay mahamed buskut wey jeceshahay waa Duque soo daa waa beenteeda soo qarhi dhah waa beentad wax ay heeso malalah Doqun doqun😂😂😂😂😂😂

  • @UmalkhayrmusaAxmed
    @UmalkhayrmusaAxmed Месяц назад

    Waa waxa loo yiri NAARTA ugu badanahay, illahay kaa magan

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 2 месяца назад +1

    Gawadhaan malah faamil waa y waalatey😂😂

  • @halimaabdirahman7888
    @halimaabdirahman7888 2 месяца назад

    Muniiro meywalatay ileen buskud way jacashahay kamana marmi karto mey iskala reebto

  • @UmalkhayrmusaAxmed
    @UmalkhayrmusaAxmed Месяц назад

    Gabadhey waa in lagu baadho inaad Ilma xalaal tahay

  • @ramlamohamedq9051
    @ramlamohamedq9051 2 месяца назад +1

    Waaay walatay

    • @bahsenhabib6385
      @bahsenhabib6385 2 месяца назад

      Same on you woman are you crazy go take care of yourself and your kids u are sick 🤮

  • @a3d1rahman
    @a3d1rahman 2 месяца назад

    Naa maxaa la odinka xamanaa xishoodaa

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 Месяц назад

    Muniira maxaa kaa qaldan inaad sidii ciyaalka wax kasta oo ku saabsan maxamuud buskut maaha .

  • @Farah-iy5sy
    @Farah-iy5sy 2 месяца назад

    Abaayo xishoo ayagaba rerkooda kama sheekeenayaane please ilmahaaga unax

  • @nadiifoyusuf1949
    @nadiifoyusuf1949 2 месяца назад

    War umaddan ya islan ah mawaney aqiradoda u baqeynin qofkan walan dadka wareysanaya aya ka lita,Libax ma aha e wasawir miciyah xarantimeyey cunug marabte buskud ey rabta wa ku nacyey raxaweynka sow ma aha cuntada ki ad afka ugu gureysay ma aha miya wilka 1sano ayu jira muxu kugula hadla codka buskud ayad rabta 5 marimba mar 🤤

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 2 месяца назад

    Haadad nacday meesha maad soo fadhiisaten ma na ka hadashen , naa orad oo mel iska soo sar baalayo Mohamed ku walatay

  • @ismailfaysal5639
    @ismailfaysal5639 2 месяца назад

    Naa illHay ka cabso oo isku xishoo
    ubad baa idinka dhexeeyo

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar3483 2 месяца назад

    Yaa dib kuu aaminaya hadad ninkii ku qabay aad duubayday qof danbe ku aamini maayo

  • @MohamedNoormohamed-lc4rg
    @MohamedNoormohamed-lc4rg 2 месяца назад

    Naagtan ninkan wey jeceshahy maseer un bahaya

  • @myfamilyisekalthouma1009
    @myfamilyisekalthouma1009 2 месяца назад

    Bisinka waa asi sirey ledahay sido caruurta kaga dhalay yaaaah naa isku xishow xishodka Allah'a inagama qaado war qoftan in caruur lasiiyo ma ahan maseer haayo fila

  • @Ugbaadmaxamuud-o3x
    @Ugbaadmaxamuud-o3x Месяц назад

    Nacaybki ma waxba laga badalay

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 2 месяца назад

    Caruurti hore ba waad ka soo tagtay nayahoy orad iskagaa tag wiilka waad ku walate kkkkkkk

  • @ramlamohamedq9051
    @ramlamohamedq9051 2 месяца назад

    Yaaaaaa huuuuuuu

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 месяца назад

    Subxanllh subxanllh subxanllh acdubilh acdubilh acdubilh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo acdubilh acdubilh acdubilh

  • @myfamilyisekalthouma1009
    @myfamilyisekalthouma1009 2 месяца назад

    Wlh qoftan aqlia ma lahan ani ahan inay caan so noqot ayey u bahan tahay ilen qof aad isl noolidn sida wax uga sheegaysa uf 😮😮😮😮

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 2 месяца назад

    Jiitki oo ka qaaday oo kagaa tagay 😂😂😂

  • @mushtaqabdi9177
    @mushtaqabdi9177 2 месяца назад

    Dadkan maskaxda looga jiraa ban umaleynayaa naxishood o ilahey kabaq

  • @لولوالعلي-ز5ز
    @لولوالعلي-ز5ز Месяц назад

    Yaaaab sub xaaana laaah bisinka yaaaab

  • @UmalkhayrmusaAxmed
    @UmalkhayrmusaAxmed Месяц назад

    Maalaayacni baa tahay oo eber, hadaad wax isku falayso karoonow

  • @tolowmatimirbaa8848
    @tolowmatimirbaa8848 2 месяца назад

    Naag somali wax la guursado ma ahan.walahi

    • @Candy.r43
      @Candy.r43 Месяц назад

      Sax it’s sad 😢

  • @Subeyra
    @Subeyra 2 месяца назад

    Wall xishood

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 2 месяца назад

    She is not okay
    What a silly

  • @ismailfaysal5639
    @ismailfaysal5639 2 месяца назад

    Kuwa dhagysanay Illahy kcabsada fuyuska meel xun idika galaye

  • @user-le8ld5si9h
    @user-le8ld5si9h 2 месяца назад

    Bisinka naa miyaad walantahay ninkaygiibaa cid xantay xantu waa caadi lakiin naagtani waa doqon caadiya ceeb ceeb iyada ceebaysan

  • @fauziaali8573
    @fauziaali8573 Месяц назад

    Is she right and you guys are supporting this nonsense and then she wants to play the victim eeb she is crazy

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 2 месяца назад

    Nacas walaahi

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 2 месяца назад

    Naagtan waa naag ciyaal suuqad ah, Mohamed masiibo aa heshay ilahey amarkiis

  • @khadracali4640
    @khadracali4640 2 месяца назад

    Naa nindanbe kuma aaminay Ha iscebayn khaa inimadaada haku faanin adaa isceebaynaya hada

  • @user-lf5qf3gn6b
    @user-lf5qf3gn6b 2 месяца назад

    Dad wareersan ayay u gavan gashay

  • @UmalkhayrmusaAxmed
    @UmalkhayrmusaAxmed Месяц назад

    Noocaa wax looma karbaashee, waxad kaga badin

  • @Subeyra
    @Subeyra 2 месяца назад

    Wallace aamo

  • @foozia426
    @foozia426 2 месяца назад

    Waan kuu saaray

  • @user-xi6bo8uq9k
    @user-xi6bo8uq9k 2 месяца назад

    😊

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 Месяц назад

    Wax iskula hadh

  • @maslah345
    @maslah345 2 месяца назад

    Fiyobi majirto hadayba heerkan taagantahay waa yaab aqas

  • @halimaabdirahman7888
    @halimaabdirahman7888 2 месяца назад

    Mahir martidade buskud ayad rabtaa xanta waa leys wadada xantaa adigaba hadad fiicantahay madan dubi laheen wad kacalin lahed saxaf iyo adnana ceeb malah

  • @UmalkhayrmusaAxmed
    @UmalkhayrmusaAxmed Месяц назад

    Kuwan wax balfineya ka daran

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 Месяц назад

    Been badaa naagtaan beenta ay sheegaayso naagtaan maa naag laga dhiganaayaa dhilo naagtaan waa dhilo tan wiuu nacaay ogow wuu ku soofuraay

  • @anabfarah2327
    @anabfarah2327 Месяц назад

    War bal naagtaan arka xaraanta ah yaa umada qabto

  • @faizamohamed6914
    @faizamohamed6914 2 месяца назад

    Way waalate naagtu

  • @ibtisanqueen3852
    @ibtisanqueen3852 2 месяца назад

    Gabadha waa ur maybe laga yaabo dhibreshen inu ku dhacay ninka cilay maskinta