HASHIM - WUXU QABAY XANUUN DHIIGA DADKA KU DAGA WUUNA CUNAY...

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 ноя 2024

Комментарии • 72

  • @HodanDualle-h4u
    @HodanDualle-h4u 40 минут назад +1

    Ninkani dilaa oo kaliya ma ahee waa dad qal allaa mahad leh hadiiba gacan uu ku jiro maanta xasbunallaah wanicmal wakiil.

  • @degan4
    @degan4 3 часа назад +5

    Somalida wadankooda ha ku soo noqdaan caruurta yar yar haystaan 😊😊

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 2 часа назад +3

    Waa aqliga soomaalida ee qabiilka dhiiga ka galey ninkaas waa dilaa ka baayacmushtaro dhiiga iyo hilibka umada soomaaliyeed ee Allah asaga iyo kuwa beenta u sameynaayo ha isku salido hana isku dhameeyo dhexdooda aamiin sidee 11 lambar u sameystey waana lagu caawinaayey kuwa lacagta ku daldalaayey ayaa la wadey ee Allah umada ha ka horwereejiyo munaafaqiinta iyo dhiigyo cabka aamiin

  • @aminamuuse5920
    @aminamuuse5920 Час назад +2

    Waxa ka naxsanahay ciyaalkii uu qaadi jiray Ilaahay ba ka qabty ala maxa qof walba u aamina

  • @fadumanur9445
    @fadumanur9445 47 минут назад +2

    haduu xubno ka ganacsanayo waris iyo gabdhaheed xubin lagalama bixin

  • @jijomh3428
    @jijomh3428 22 минуты назад +2

    Alaa cabsi badhanaa it's truly scary thing 😢

  • @xasanmaxamuud6250
    @xasanmaxamuud6250 2 часа назад +4

    Nabadna mahaysaane alaah nabad ha idinsiiyo

    • @mapaacha4552
      @mapaacha4552 52 минуты назад

      AAMIIN
      Laakiin magaca *ALLAAH* xarfaha waaweyn kuqor, fadlan.
      Mahadsanid

  • @cabdijaamac6968
    @cabdijaamac6968 37 минут назад +1

    Isna inta la jarjaro hilibkiisa ayda ha lo dhigo 😢😢😢

  • @MohamedWarsame-fm4tq
    @MohamedWarsame-fm4tq 3 часа назад +4

    Subxana Allah

  • @Aminaami134
    @Aminaami134 Час назад +1

    Ninkan waa serial killer xita gabarta cusub aya la heelay oo uu karsaday lafahana geeye xabalaha 🥹 subxanallah waa cabsi😭

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 2 часа назад +2

    Ninku waa waxa aduunku u yaqaan, seriel killer

  • @silverloola726
    @silverloola726 3 часа назад +10

    serial killer

  • @abdikarimfarah6538
    @abdikarimfarah6538 37 минут назад +2

    Wa dadqalato

  • @hassanalihashi2105
    @hassanalihashi2105 3 часа назад +4

    Arintii Ikran Tahliil soo lama dhihikaro sidaan oo kale ay u dhacday kiisaska maqan oo dhan waa in wax lagaweydiiyaaa

  • @KvikkLunsj-t1g
    @KvikkLunsj-t1g 2 часа назад +1

    Ku noqda wadankiinii oo Aamina meelwalba ilaahey baa joogee

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 Час назад +1

    JUUDAAN DAD CUN AHI MA JIRO EE XIDIDADA HALOO SIIBO NOOCAAS OO DHAN. KELIGIISNA MABA AHA EE OGAADA....!!!!!

  • @LuulKhalif
    @LuulKhalif 3 часа назад +2

    Ilaahay ka baqa qabiil ha ku difaacina subxaanalaah

    • @Fahadaxmedyuusuf
      @Fahadaxmedyuusuf 2 часа назад +1

      Ninkaan haduu xanunsanyahay mxaa gabdhaha keliyaa uu ubeegsadaa beenta joojiya ninka edebdara labdatay hala toogto

    • @omar-farouqabu-muctasim7865
      @omar-farouqabu-muctasim7865 2 часа назад +1

      @@Fahadaxmedyuusuf kenya dadka ma toogatee in la toogta ficnan lahyd

  • @Billy-p5c
    @Billy-p5c 2 часа назад +1

    Let this be a lesson to all somali parents look after your children especially females

  • @OglaMohmed
    @OglaMohmed Час назад +1

    Subxanallah

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 3 часа назад +2

    Xasbuna llahu wa nicma wakiil

  • @LJama6119
    @LJama6119 2 часа назад +2

    hadii ay ciidanka baaraya kiiska ogaadaan dadkii lasoo hadlayey oo lacaga usoo dirayey lakiin ay noqdaan dambiyo ay ka dambeeyaan dowlado saxiib la ah kenya ma sheegidoonaan ee wey qarindoonaan. waxaa jira dowlado iyo hay'ado somalida kula dagaalama somalia iyo dowladaha deriska si ay uga qaxaan afrikada bari

  • @hyy610
    @hyy610 Час назад +3

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 2 часа назад +2

    Ninkaan armuu qoloda xubnaha ka ganacsaduu xiriir la lee yahay.
    Waayo ma jirino qurux ayaa ka muuqato

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 Час назад +1

    NOOCAAS WAXAA NOQDA DADKA XAARAANTA AAD U CUNA SIDA CARUURTA XASAN GAWAAD MUNAAFAQ AMA MOORYAANTII MUQDISHO KU DHALATAY....!!!!

  • @zahramaow2052
    @zahramaow2052 Час назад +1

    War ninkan maxanunsana e marbuu qof soo jarjarey sifudud ayaa loo garab istagey o xabsigi laga siidaayey marka wey ufududahey inu kuwo kale jarjaro ileyn iskuhaleyn iyo gardaro garab og, waxadse ogatan inu dadka kuwo ugu dhow berito jarjari doono hadu markale xabsigan laga siidaayo😢😭😭.

  • @waliyocadga9985
    @waliyocadga9985 Час назад +1

    Sheikh waxaas sheeko waaye ninkaan wax uu qabey malahan asagaana waxaan doortey koley sabab wa ajirtaa lakiin sababta aad ka hadleysaan maahan

  • @FarhiyaGele
    @FarhiyaGele Час назад +1

    Waxaan waa xanuun wey ka dhacdaa meelahaan qurbahaa een anaga joogno marbadan baan araganay dhacdooyin noocaana waxa kaliya ee lagu fasiro waa xanuun 😢

  • @mohamedbarre4332
    @mohamedbarre4332 44 минуты назад +1

    Somaliyeee waxaan waxaa ladhahaa Drak Web qofka inta ladilo lajarjaro baa laga fiirsdaa dark Web ka

  • @abdullahiahmedfarah1310
    @abdullahiahmedfarah1310 3 часа назад +3

    Mabajiro xanuun dhiiga dadka kudaga

    • @mapaacha4552
      @mapaacha4552 39 минут назад

      Walaal waa jira…..
      Waxaa jira ragg jecel in ay dadka dilaan oo kufarxaan, siiba iney dilaan dumarka ….(waa cudur Nimanka qaar kudhaca) waxaa sidaas ookale kadhacay wadanka mareekanka .
      ….Waxaa ookale lagayaba in u ninkaan gadijirey xubnaha dadka
      AMA wuxuu kamid ah, alsheydaamadii EE umadda qarxiya ee soomaaliya joogaan…..kuwaas waxay necebyihiin dumarka iyo dhaliyarada.
      Kuwaas (Alsheydaamdii) waxay sanadkii (2017-kii) ay Xamar ku qarxiyeen ardeydii jaamacadda caafimaadka iyo macalimiintooda oo ah (200) qofood.
      Ilaa manta-na, waxay qarxiyaan dhaliyarada,oo ay qaar waali kurideen (xanuun maskax ah, dhaliyaro badan kudhaceen) muddo (36-sano) oo kudhiwaad ah wax qarxinayaan….dadkana gaalo uguyeraan,….dhaliyaro badan-na shaki geliyeen oo ay diinta sharafta leh ee Islaamka, ay kabexeen, waxaana uguwacan waa alsheydaamadii EE umada ka ah indhaqiiq.
      Mahadsanid

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 Час назад +1

    HAASIM WAA ARGAGIXISO ASAL AH EE YAA LA SHAQEEYA?

  • @ifrahahmed559
    @ifrahahmed559 2 часа назад +1

    Subxanallah dowlada soomaliya halagu soo wareejiyo ninka

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 2 часа назад +1

      Dawlad kama jirto Soomaaliya xasan dhiiqo isagaaba dambiile ah kenya lagu dili inshaAlaah Soomaaliya gabadhii luul Alaha u naxariisto oo ninkii hubay wax ney ka qabatay dadka ma doqon baad u maleysay waa lagaa horeeya dawlada aad sheegeyso alshabaab iyo amison ha iska xoreeyaan cawsweyne ha xoreeyo xasan bad gate

  • @Almaaz2.p
    @Almaaz2.p 3 часа назад +3

    Qiiiiil yaan loo sameyn qof maskaxiyan ujiran 11 lanbar masameysteen

  • @hassandimbil8723
    @hassandimbil8723 3 часа назад +3

    Ninkan malaweydiyey weris wuxu udiley

  • @احمدسعيدعثمانعبدي

    Shaki kuma jiro inay lashaqaysan jireen cisaabo badan oo ka ganacsada xubnaha dadka ama inay tahay siyaasad somaliya waddanka lagu nacsiinayo baqdin laga qabo mustaqbalka inay qabsadaan nayroobi

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi Час назад +1

    Nin kani wuxu iib san jirey xubnaha dumarka waa in la baadhaa waayo wuxu sheegay in dhakhter ku jirey

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 Час назад +1

    BAHALKANI QABIILBA MAAHA EE WAA CADOW CAD EE XAGEE LAGA KEENAY?

  • @gorgorgaming4749
    @gorgorgaming4749 Час назад +1

    Kolyba wa serial killer dumar badan dilay
    Illahy dadka kaso dhexsaar
    Alx

  • @احمدسعيدعثمانعبدي
    @احمدسعيدعثمانعبدي 56 минут назад +1

    Diintu waxay ina faraysaa inaaney qofka dumarka ahi gurigeeda kabixin iyadoo aanu lasocon qof ehelkeeda ah oo rag ah waa in lagu boorriyo dumarka arrintaas diiniga ah

  • @zainstalent7887
    @zainstalent7887 3 часа назад +1

    Qofkaan qiil u raadi doonaan soomalida qabiil listida ah bal wxaan ma nolol baa😊

  • @zammohammed856
    @zammohammed856 Час назад +1

    Judan ma jiro waa dilaa lee waye

  • @Somali-One
    @Somali-One 2 часа назад +1

    *I aamina. Ninkaani kalyaha iyo wadnaha dadka ayuu iibsan jirey. Sabab kale intaas oo qof uma layni karo*

  • @malakaaay
    @malakaaay 2 часа назад +4

    thank you.. justice for all missing kenyans 😢😢

  • @drabdimajidahmed3820
    @drabdimajidahmed3820 Час назад +1

    Dadka la shaqaalaysiinayo hala hubiyo sharcigooda yaysan dhicin in qofaan sharci lahayn la shaqaalaaysiin soomaaliyeey

  • @fadumanur9445
    @fadumanur9445 50 минут назад +1

    aniga waxaan u maleeyay in uu buko

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 2 часа назад +2

    Waa groups isku xiran oo laga yaabo in keligii Somali ka yahay oo shisheeye la xiriira 💔🤢

  • @sahraabdullah4830
    @sahraabdullah4830 2 часа назад +2

    Ninkaani ma dad cun ma dad xubnaha dadka ka ganacsado miyuu la shaqeeyaa? Gabadhii uu qabay oo la yiri isaga iyo dhaqtar ayaa isla dilay marka ma xubnuhuu gadaa?.

  • @HusseenFarax
    @HusseenFarax 2 часа назад +1

    Warninka xasisanaa

  • @maryami2299
    @maryami2299 3 часа назад +1

    Dilaa haduu xabsiga kasoo fakado Khadan dadkale wuu dilayaa

  • @SahrujaSheikh
    @SahrujaSheikh Час назад +1

    Soomaaliyeey isjira dad Cun baa soo batey haashin yu maxaabuista iyo askarta cunine gooni u xira

  • @FarhanAyub-v1s
    @FarhanAyub-v1s 3 часа назад +2

    Ninkan cudur miyu qabay mise xubnaha dadka miyu kagacansada

  • @Bambelmo
    @Bambelmo 3 часа назад +1

    Qofku haduu maskaxiyan uxanuunsan yahay dilku waxba lama ahan, balse Alle ayaa umadiisa kaqabtay.

  • @abdirahmangabow6553
    @abdirahmangabow6553 3 часа назад +3

    Qiil yan lo radinin ninkan

  • @faisaabdicosmaan2680
    @faisaabdicosmaan2680 Минуту назад

    Ninkani raga madilo nashaha bes ayuu dilaa

  • @ObsinetDire
    @ObsinetDire 2 часа назад +1

    Iji kafinji Maxa waye😂

  • @aaminmaxmaed7216
    @aaminmaxmaed7216 2 часа назад +1

    Wa juudan malaha😢

  • @SomaliMaxamed-w9g
    @SomaliMaxamed-w9g 49 минут назад +1

    Serial killer weeye .. mareykan beyna ka dhacaan dilalka nocaas oo kale

  • @LuulKhalif
    @LuulKhalif 2 часа назад +2

    Beenta jooji qabri yar ayaavlays dhigayaaye

    • @Somali-One
      @Somali-One 2 часа назад +1

      Beentu waa maxay?

    • @Somali-One
      @Somali-One 2 часа назад +1

      Kiiska miyaa kula jirta

    • @ayanlemohamed5956
      @ayanlemohamed5956 Час назад

      Ma. Uu dilin mana uu googoyn miyaad ka wadaa ? Yaa dilay yaase saas u galay axmaqnimada noocaas ah noo sheeg Waxaad weriyaha ugu beenaynaysid

  • @XlimoHirsi
    @XlimoHirsi 27 минут назад +1

    yaab

  • @AbdinoorDeis
    @AbdinoorDeis 2 часа назад +1

    clinical vampire

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 52 минуты назад +1

    Hé is evil

  • @ObsinetDire
    @ObsinetDire 2 часа назад +1

    Iji kafinji Maxa waye😂