WARARKA SOOMAALIDA: ANKARA + MUQDISHO + SOMALILAND + SSC KHAATUMO + PUNTLAND

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 28

  • @BileFarah-hs1jw
    @BileFarah-hs1jw 2 месяца назад +2

    Turkigu waa walaal jira❤❤

  • @akhalif579
    @akhalif579 2 месяца назад +4

    Shariif Tuke waa la yaqaan taarikhdiisa, waa nin wareersan tiisa kali ah yaqaan. Waa ma sabre han yar mikrafoon ah.
    Ansixinta howlgalka turkiga waa soo dhaweynena

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 2 месяца назад +3

    Barlamaaka turkiga ogolaanshaha ay ogolaadeen in ciidamadooda soomaaliya u soo diraan waan soo dhoweynayaa,

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 2 месяца назад +2

    SOOMAALIDU WAA ISKUMID

  • @aliabdulle7570
    @aliabdulle7570 2 месяца назад +2

    Sharif waxaa urkisa ku jiraay ayoow ceshaan wayaay wana tagere shabab

  • @dahirduale5650
    @dahirduale5650 2 месяца назад

    waan soo dhaweynayaa Ciidanka Turkiye ee Badii imaanaya Cadowga Ethopia waa in damac waalan ay dib u liqaan Hddii kale Dagaal ay ku jabaan baa dhici

  • @zulfafara3919
    @zulfafara3919 2 месяца назад

    ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @Ciiltire572
    @Ciiltire572 2 месяца назад +3

    Wadanka ninkii khawaarij ka xoreeyo ayaa xakumayo shariif waa khawaarij

  • @SaiidMohamud-f6x
    @SaiidMohamud-f6x 2 месяца назад

    Shariifoiw amniga soiw kan soo hagaagaayo

  • @NoorAhmed-tn1vs
    @NoorAhmed-tn1vs 2 месяца назад

    Odaykaan waa shabab qaacin ah

  • @husseinabdirahman5173
    @husseinabdirahman5173 2 месяца назад

    Awalba allshabaab uu kayimid dhibka taas waaye

  • @moh-l5e8c
    @moh-l5e8c 2 месяца назад

    Waa loo baahan yahay in halgame u soo baxo dalkan

  • @somomoussaainan8449
    @somomoussaainan8449 2 месяца назад

    Sharif wanin sharafle waxa ujawabayo watuginti alshabab somaliya alaha unaxaristo waxa qabsaday warabayal dadkiway ibsaden dhulkana way iibinayan waxay dilen magici somaleyed maxan cuuna maxan ibsada maxan dhaca somaliya nasib daranna

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 2 месяца назад

    Festadii dabal deggii Ciidamada 26 jun iyo 1 luulyo an aragney ma waxey ahayen ciidamo bonbollo

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 2 месяца назад

    Anaga nama quseyso

  • @NoorAhmed-tn1vs
    @NoorAhmed-tn1vs 2 месяца назад

    Shariif afbiijo waa in dalka laga qabtaa

  • @maxamednuur649
    @maxamednuur649 2 месяца назад

    Kuwee waaye kuwaas tugadii bila leyqastey dukamada celasha miyaa

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 2 месяца назад

    Shiiq shariif siyaasada oma fiicna 😂

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 2 месяца назад

    Sheekh shariif maxaakiimta ayuu ka cararay markii madaxweyne loo doortay baddii soomaaliya ayaa laga saxiixday hadda muxuu ka hadlaa soo islamayaabo,

    • @NSalah2006
      @NSalah2006 2 месяца назад

      Markii uu madax waynaha ahaa waatii uu wadaka nabadeeyay, ee sharciga Islaamka na ku maamulayay, yaa diiday oo Ethiopia iyo xulufo kale keenay? Waxa hortaaduun ha eegine waxa fogna eeg!

    • @moh-l5e8c
      @moh-l5e8c 2 месяца назад

      Sheekh dhariif waa geesi ka wanaagsan xasan

  • @maryannimcaalerooble5637
    @maryannimcaalerooble5637 2 месяца назад

    Shiikh.shaareef.waruuntisa.warka.ciidaanka

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 месяца назад

    Sheikh Sharif waa masul mudan in lasharafo hadalkisa,Dasturka waa Heshis bulsho waxa loo bahan yahay wadatashi iyo in Mamulada siyasinta kuwi Hore kuwa maanta jooga bulshada Iyo mamulada Eergo u codeyaan,Amniga wazirka Tiktok waa in lagula xisabtama hubkii lagu warejiyay kuwi Dawladda eey soo qaadatay,Sido kale tirakoobka Cidamada xooga poliska qaranka qeybohoida kala duwan intii Tiktok iyo mooryanta eey shirqoleyn,Dagalada sokeya iyo Cidda kadambeysa,xuquqda Agoomaha rajoyinka Gesiyadii difaca dalka naftodi kushahideyn xuquqdooda.Diwangalinta Macawisleyda iyo hubkooda oo laqarameyo.

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 2 месяца назад

    Turkiga marka hore itobiyo wuxu ku dayi dona wada hadal inu ogado xoog iney soconeyn iyo in kale haddiise ay diido itobiyo wa dagal itobiyoiyo somaliya turkigana uu cawini dono ciidamada somaliya tasna waxa iman donto in somali galbed laga xoreyn dono itobiya

  • @somomoussaainan8449
    @somomoussaainan8449 2 месяца назад

    Watuugi wayna ee alshabab wuxu nacaya ruunta tuuginti hasan sheq