Kaftanka Siyaasada 568 oo aad u xiisa badan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 янв 2025

Комментарии • 263

  • @AbdullahiAlli-k9z
    @AbdullahiAlli-k9z День назад +13

    Maansha Allah!!!!
    Caliyow, barnaamijjaagu wuu sii wanaagsanaanayaa marba marka kadambeysa.

    May Allah preserve and protect you.
    Yussuf Mohamed

    • @AbshirAwad
      @AbshirAwad 19 часов назад

      Facebook iyo tiktok iyo social media kuli waa iska delete garyay kadib markiii waqtiigii iga cuneen.... Kaftan ka siyaasada keliya baan daawada wax soomaliya.. Cali xaraaare waa legend

    • @axmedkayse1060
      @axmedkayse1060 5 часов назад +1

      Somalidu lkn kumey tabin ninkuna haduu magaalo ka cadhoodo waa siigo yaryhy ​@@AbshirAwad

    • @AbshirAwad
      @AbshirAwad 34 минуты назад

      @@axmedkayse1060 ma caroon sxb.. Lkn bal dib aan iskugu noqono oo aan mobile jeena check gareyno asbuucii inta saacadood aan social media ina kaga khasarta. Ugu yaraan 40 saacadood.. Waa waqti badan Wallahi.

  • @abdirisaqahmed4973
    @abdirisaqahmed4973 День назад +4

    Waa jeclahay qaabka Cali xaraare warka uu usoo gudbiyo it is like fine art

  • @HindiyaHussein
    @HindiyaHussein День назад +2

    Thank you, Mr. Hari. Yes, true story and Somalia.⭐️⭐️⭐️⭐️🌹🌹🌹

  • @AshkeyCabdi-y8t
    @AshkeyCabdi-y8t День назад +6

    Barna mij kaan waa muhiim caliyow runta ayaa kula dhalaty hore usoco

  • @KayseSaleebaan-c5n
    @KayseSaleebaan-c5n 23 часа назад +3

    Thanks adeer wllhi dheliyan ula socodaaa cali adeee

  • @abdirahmanmohamed8309
    @abdirahmanmohamed8309 11 часов назад +1

    Cali xadhaadhe iyo kaftan ka siyaasada ka war haya. Waa barmaamuj muhiima waana runta siyaasada ee ha u daymo la aanina.

  • @bellaguul840
    @bellaguul840 День назад +2

    MashAllah keep going and both of you are excellent and I watched you on this new everyday.😂

  • @Farahkeinan-g7i
    @Farahkeinan-g7i 19 часов назад +3

    Maa shaa alaah runtaa maa shaa alaah mahadsenid ❤❤❤

  • @MakoCawaaleMILATARIYO
    @MakoCawaaleMILATARIYO 7 часов назад

    daacish waa u dhamaatay waqtigoodii gabagabo sida a s oo kale alxamdulilaah

  • @HOOYOMacaan-n8t
    @HOOYOMacaan-n8t 9 часов назад

    Walaahi Aliyow iyo Yasin barnaamidkan Kaftanka Siyaasada aad baan u jeclahay runtii, sidaan ku wada, hal arrin baa ka jirta dalka oo aysan inta badan laga hadlin waxeyna tahay shaqaalaha Soomaaliyees tacadiyada lagu haayo iyo sida Wasaarada shaqada iyo shaqaalaha aysan uga war haynin

  • @xaajiali6227
    @xaajiali6227 День назад +1

    Ali xaraare iyo yasiin runtii meel muhiim ah ayaad dadka somali ugu jidhaan kaftanka siyaasada runtii anoo joga canada ayan ku xirnahay

  • @mrjamac
    @mrjamac День назад +5

    106 dulumaad oo ku baxday 20 balyan oo dolor safarkiisa dalxaraashe intaas oo safar ah hal ceel oo biyo somaliya loo qado uma soo hooyn iskama dhaafe school ama goobo cafimaad oo loodhiso tabacka hassan hassid waa mid lagu qasaray alle hanaga soo gaaro odaygan walan

  • @warfaajacfar4333
    @warfaajacfar4333 День назад +9

    Cali maad ku daysid waa ceedan puntland ceebtaad dadkaa la rabtid alle meel kale ha kaa siiyo amin amin

    • @maryamadirie8722
      @maryamadirie8722 14 часов назад +1

      @warfaajacfar ma adaa kaxiga putland Ali xareere habaarkana adi yuukugu noqon

    • @MakoCawaaleMILATARIYO
      @MakoCawaaleMILATARIYO 7 часов назад

      warfaa jacfar isagaa daacish ah😅😅😅

  • @mustafeali617
    @mustafeali617 День назад

    I watching from hyderabad India. Good topic 👏 👍 👌

  • @AbshirAwad
    @AbshirAwad 19 часов назад +3

    Facebook iyo tiktok iyo social media kuli waa iska delete garyay kadib markiii waqtiigii iga cuneen.... Kaftan ka siyaasada keliya baan daawada wax soomaliya.. Cali xaraaare waa legend

  • @CabdulahiCaddi
    @CabdulahiCaddi 8 часов назад

    Ali xarare nin fiican ayaa tahhay

  • @SomaliMedia114
    @SomaliMedia114 День назад +1

    waad nagu soo daahdeen
    Mahadsanid

  • @احمدصلاح-ب7ل
    @احمدصلاح-ب7ل 19 часов назад

    Mahadsanid adiga iyo saaxibkaaga

  • @maxmedxirsi7407
    @maxmedxirsi7407 День назад +5

    Sexual frustration. True story. Somali labada xanuun ayaa haya qooq iyo qabyaalad 😂😂😂

  • @ashofarah3924
    @ashofarah3924 День назад

    Manshallah guul iyo gobonimo Ali Harrrare❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @iyakeali7649
    @iyakeali7649 День назад

    Ali harare allaha ku hafido Adero imriga allaha ku dhereyo
    Wariye buhaa oo kaftan wanagsan

  • @buraale1584
    @buraale1584 День назад

    Mahadsanid Ali, hadda waan aragnay vediogii Museveni👏

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 День назад +1

    Nin ayuu ahaa caliyow qofka su,aasha weeydiiyay😮

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 День назад +2

    Allah caawiyo reer puntland walalaheena somali cadawgada somali la dagalamayaan.

  • @HassaBarkh
    @HassaBarkh 11 часов назад

    Kaftanka siyaasadu waa halgamayaal xigmad badan allow nagudu

  • @faysalabdirahman405
    @faysalabdirahman405 4 часа назад

    Thanks😮

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 День назад +1

    Barnaamijka caawa waa wada qosol

  • @HoumedAhmedyoussouf
    @HoumedAhmedyoussouf 16 часов назад

    Waa sheeko aad u qurux badan

  • @AbdillahiMadarr
    @AbdillahiMadarr 21 час назад

    Ugu horeyn wan idin salamay dhaman bahda somali américain tv

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 День назад +1

    Taas beenbaad kusheegtay weriye zaraare oo maahaan Ciidanka Deaawiishta ee Puntand Ciidan Qabiilo Qabiilo ah. Ee waa Ciidan Qaranka Dowladda Puntlandee layirashdo Ciudanka Drawiishta. Mashaa’Allaah Rabaarakallaah iskunaduuban oo Mid ah kanaxiw naftaxun was.

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q День назад +1

    Ali Harare. Yassin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Mahmud-n8h
    @Mahmud-n8h 18 часов назад

    Asalaamu Calaykum Cali Iyo Yasiin Yare
    Aanku Darsado Arimaha Galmada Kelmad
    Ragu Badana Bisinka Iyo Ducada Nebigu Salallaahi Calayhi Wasalam Uu Ina Baray Bay Ilaawaan Kadib Dareenkii Qofka Ayuu Isugu Keenayaa Shaydanku Xaaladaa Mrka Taladaa Sii Qofkii Raba Inuu Si Fiican Xaaskiisa Uqanciyo Wa Billahi Tawfiiq

  • @GuuledMaxamud-o5q
    @GuuledMaxamud-o5q 23 часа назад

    Cali xarare iyo yasin abukar horeyi uscda

  • @AishaAbdalla-io3yg
    @AishaAbdalla-io3yg День назад +1

    Cali Haraare iyo Yaasin-Timo waan ka hellay barnaamijka 568.

  • @abdirizakmohamud2748
    @abdirizakmohamud2748 21 час назад

    Istaaq furulaah walaalahen mad madow Walaahi Waa fool xumo siyaasad ma jirto

  • @Galdeproduction
    @Galdeproduction День назад +1

    Ustaad cali xaraarow niyow dad ka kugu xidhanbaan ahay barnaamijkaaga aad uga jele waxaan ku suaalay?taageerayaashada adoo maalina u mahad celinaya maan Arage Miyaanad Taagewrayaashaada maalin u mahad celinayn oo aanad odhanayn dadka nagu xidhan inta na xiisaysa waan uga mahad celinayna sida ay noola socdaan arinkaa waa dhiirigalin inaad meel fiican gaadho ayaan rabaa ustaad aadbaad umahadsantahay

  • @qalabaawicumar4333
    @qalabaawicumar4333 15 часов назад

    Mahayno video hoon barada cali

  • @AxmedMaxamedMajabe
    @AxmedMaxamedMajabe 19 часов назад

    Thanks Ali Harare And Yasin

  • @mahdiosman3249
    @mahdiosman3249 День назад +2

    Barnaamijku maanta miyuu caasha tuuraynayaaa awoowe mise waa widh 😂

  • @vvs550
    @vvs550 16 часов назад

    Clear picture

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 День назад

    Waan aragnay. Waa mahadsantihiin. Waxaan ka mid ahaa dadkii soo qoray in sawirka

  • @bmismail1299
    @bmismail1299 День назад

    Kaftan sare kusocda kkk salaan sare bahda kaftanka siyassadda lobogey 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 16 часов назад

    Horta shabaab waa.qolama ma dooroodbaa ma isaaq baa ma haweyaa ma raxanweyn ba ma jaeerweyna ma dirba shiikhaal ma samaroor baa ma ciisaa bal ii soo sheega fadlan

  • @Fuaadcabdisamad
    @Fuaadcabdisamad День назад

    waan xiisaynayaa markasta barnaamijkiina

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 23 часа назад

    Daciish ya abuuray dawlada mareykanka 🇺🇸
    Gar ahan waqtigii obama
    Ciidanka punt land wa guleysan insha allaha
    Daciish wa khatar
    Guul rer puntland hala garab istago
    🎉🎉🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin

  • @AbshirMohamed-r6u
    @AbshirMohamed-r6u День назад

    Daacish waa kharijiin kuwaana waa shayaa dhiin allha gaala iyo qabiil u dagaalami alha isku jebiyo

  • @HassanAhmed-jq3ed
    @HassanAhmed-jq3ed 14 часов назад

    Hhhhh Kkkkkkk
    guys you made my day

  • @AxmedCismaan-u2v
    @AxmedCismaan-u2v 11 часов назад +1

    Calow jeerta waxa la dhahaa caws iyo biyo kunool

  • @CabdiraxmanKoronto
    @CabdiraxmanKoronto 6 часов назад

    Okay saxiib

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 День назад

    Asc kudarsoo Cali xaraaroow maxaa badan anigu waxaan ujeedaa labo booday iyo hal xabo oo jiifta waxaan badan idinkaa ujeeda anigase maahin

  • @abdiaizisse113
    @abdiaizisse113 День назад +1

    Hada waan arkay musafani oo cal pox ku dhexjira thnk you 👍

  • @BashirYassin
    @BashirYassin День назад

    Aad iyo aad baa u mahadsanthy Ali iyo Yassin

  • @abdiibrahim8576
    @abdiibrahim8576 2 часа назад

    Cali sxbow background mad nagabadeshid. Otherwise, keep the good work

  • @samatarabsieh913
    @samatarabsieh913 19 часов назад

    Ali xaraare iyo sxbkiis aad ayaan idiin salaamayaa waxaad ka hadashaan wax run ah oo Jira waaan idiin hanbalyaynayaa

  • @yusufabdiismael5934
    @yusufabdiismael5934 20 часов назад

    wariye cali xaraare hawlo dhaxalgal ah ayaa shacabka soomaaliyeed uheesaa weyna kula socotaa

  • @Safsaf-dk3df
    @Safsaf-dk3df 13 часов назад

    نظارة 😢

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 День назад

    Hadii aan somali nahay Caalamka ayaan baaldi bad ladaray kanahaye 10 qof Hadii nagala tarxiilo aad bay noogu badantahay sidaa awgeedna dadka somaliyeed halkii ay intaa oodhib ah usoo mareen inga tarxiilo waa dhib inteeda la eg ee Allaha kabad baadiya Hadii ay dhaafi waydo kuwa TIKTOK GA qashinka iyo beenta baraha bulshada kabaahiya haku ekaato😅 AmiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN

  • @AbdirashidAwale-e4p
    @AbdirashidAwale-e4p 22 часа назад +1

    Ma ogtahay run iyo ben hadi ay barataman o ay bixitiman ogow o oradka way kalabadshan

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb День назад

    Alloow sahal amuuraha

  • @Mideye157
    @Mideye157 День назад +1

    106 jeer buu diyaarad debed u raacay mamul goboleedyad😅sana ma tago. Allow Somali u gargar

  • @xaajimaxamuud941
    @xaajimaxamuud941 16 часов назад

    Yaasiin kelmeda. Aad soo qaban weyso caliyow yaasiin baa. Hela active

  • @abdirizakahmed3447
    @abdirizakahmed3447 7 часов назад

    Cali wararka u so gudbiyo wa xaqiiq inta badan.

  • @MohamedAhmed-yg5cj
    @MohamedAhmed-yg5cj День назад

    Masha Allah

  • @Fatima-bt5pt
    @Fatima-bt5pt 9 часов назад

    Cali, shiraac waa af carabi!

  • @jamanour9662
    @jamanour9662 7 часов назад

    Cali hamuuntaa reer burco way astureen waxay u bixiyeen qofkaasi dhako dalool buuqabaa yidhaahdan😂😂😂😂😂

  • @CabdinuurSanka
    @CabdinuurSanka 10 часов назад

    😂😂 "afkeena waa isu amaane" Yaasiin Duaale idiin maqal!

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 День назад

    Asc kudarsoo marlabaad ayaa laxirayaa ama la iibsanayaa maxaad samayni baararka iska tag

  • @AhmedMohamed-uk4jz
    @AhmedMohamed-uk4jz 20 часов назад

    Asc. Joojiya erayga ah habla buurbuuran. Tilmaantaas waa eray dhawaaqiisa laga fiican yahay

  • @HoumedAhmedyoussouf
    @HoumedAhmedyoussouf 16 часов назад

    Cajaa, iba.

  • @Sahal114-ty8tq
    @Sahal114-ty8tq 17 часов назад

    calaw arimaha qaar waad ku qaldantahay ee hubi masalan gabadha sheekha waydiisay anoo qaawan ma wayso qaadankaraa waa masalo muhiima xaga xun uun haka fakarin qofku isaga oo maydhanaya ma wayso qaadankaraa ilayn dhar ma sitee waa masalo culimada iswaydiiyaan marka waxaan odhanlahaa arimaha diinta culimada u daa kolay fikir kama furee

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien 12 часов назад

    Hoonbaro libaax bay soo wadaa

  • @dahiribrahim831
    @dahiribrahim831 День назад

    Mudane Cali maanta kumaadan miisine madax W Xassan Sh malaha waad yara mashquul sanayd!! Cusba malahan!!

  • @bishaarahmed5957
    @bishaarahmed5957 18 часов назад

    Caliyow jeerta dadka way cunta aniga wabi ku nool luuq ganane

  • @SalatnoorAdan
    @SalatnoorAdan 19 часов назад

    City stadium kambala weye halkan

  • @mohamedhayd8547
    @mohamedhayd8547 День назад

    Caloow manta waa malintii ugu malacyasana walaahi kaftanka siyaasadu

  • @OsmanOsman-zr2ny
    @OsmanOsman-zr2ny День назад

    Qaynna waa qabiilada

  • @XasanXirsi-p9t
    @XasanXirsi-p9t 22 часа назад

    Asc waan inisalamay cali iyo yaasin

  • @fathianasroy1663
    @fathianasroy1663 20 часов назад

    Please Ali harare qofkan bernijka kula sameya Please qosalken sidi naguhii dhiloyinka uqodleya kada dheh atlist sida raga uqosol kudheh Please
    THANK YOU

  • @sheekocusub2259
    @sheekocusub2259 День назад

    beerihi jaadka
    Yaa lodiraya Marka ganacsade
    Hassan sheekh kaliygii miyaa tagaya 🇰🇪 Kenya 😢😢😢

  • @AbdulkadirAli-uj1nu
    @AbdulkadirAli-uj1nu 9 часов назад

    Waa aduunyo gaduun . waa yaab, Sheikh mashaariic dal kale leeyahay xayeysiinayaa. lacagtii soomaliya laga dhacey. Dulinimo miyaaney aheyn.

  • @AxmedCismaan-u2v
    @AxmedCismaan-u2v 12 часов назад +1

    Caliyow barnamijka waxaad kuso dartaa malin aad kaga shekayso ciladaha somalida kuso kordhay sodonkii sanee burburka😂

  • @AbdiLi-q1w
    @AbdiLi-q1w День назад

    Cali xararow saaxibow xanuunadu waa badanyihiin. Mudo dheer aniga waxan la noolahay xanuun igu reebay fajac iyo amakaag. Wali ma arkin qof kale oo xanuunkaasi qaba waa garanwaa xanuunkani.

  • @saidabdidaoud3388
    @saidabdidaoud3388 18 часов назад

    Hassan garguurte dhoof jeclaa waxaa baa lagu leeyahay umad hoogami

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 22 часа назад

    Somaliy dawldii kama dumin 1991 ee Darood baay ka duntey Somalaiya waxey dawladu ka duntey 1969 markii ciidnaka xukunka qori kula wareegey ee prlamankii somali doortey iyo sharcigiiba burburshey. qaar baaa odhan somali oo dhan baa dawladu ka burbrtey somalia xigii siyad barre amrka siyad bare kale ka shaqeyn jirey madaxada ciiidmda fulinjirey sarkaashii somali waxa uu dhibey darood isgaa siyad bare qasantan marxeenka sarkisiha iyo sarkiisha ciidnak somali oo dhan waxaa ku badnaa marxeen walb jufda hose Reer Diini

  • @Luhaya832
    @Luhaya832 День назад

    Warye somaliyeed wariyaha ugu khibrada badan ali harare

  • @moubrekyare1829
    @moubrekyare1829 День назад

    Salaan sare cali iyo yasiin akhiyareey yasiin weyne goormu so labanaa qoslaaye

  • @DarwiishYareSomalidhaba
    @DarwiishYareSomalidhaba 14 часов назад

    Aliyow su'aashaa Sh Umal ninbaa waydiiyey, Waxay ahayd Sheekhow anoo qaawan hadaan waysayto ma iga ansaxaysaa jwbtu Waxay ahayd wax ku qaawiyey garan maayee wakaa ansaxaysaa😂.

  • @AwilXasan-r5y
    @AwilXasan-r5y 23 часа назад

    Asc cali xadhadhe
    Salan ka dib
    Cudur ada waxa
    Ka mid ah, xaasidnimada
    Oo aan meelna
    Dhaafin,,,

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 22 часа назад

    Waa tala wanaagsan Iss waa niman aan naftooda donayn nafkastana halaagaya ee waa in loomidoobo

  • @cabdikarincusman2401
    @cabdikarincusman2401 3 часа назад

    Xasanow arinkaan adiga igu tashkiiliyay haba igu tashkiiliside meelan kasonoqdo majoogi xeeraadaan dhaxda kaga fadhiya wllahi waxii laygesto 😂😂😂

  • @garaadjamacdolal9910
    @garaadjamacdolal9910 19 часов назад

    Asc xarare su.aal ma.kursiga ayaa wata qosolka nin alla iyo ninkii kursigaaas soo fadhiista qosol dheer uun buu galaa😅

  • @warsamemahamed2985
    @warsamemahamed2985 21 час назад

    ali Harare runtii aad ban ula socdaa barnaajimka wax aad ka hadashaa wax yaabo xaqiiqda ah

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 14 часов назад

    Hhhhhhhhhhhh kkkkkkkkkkkkkkk wallaahi waayaab balaayo waataas abwaan kii iyo shiikh kii baasuuke baaloo dhiibay

  • @YusufJama-u8n
    @YusufJama-u8n День назад

    Caliyow soo macnee erayga masagawan afsomali ahaan.

  • @MaxamedCabdihasan
    @MaxamedCabdihasan 12 часов назад

    Maxamedow adigaa hawshaas igu 😅😅😅😅

  • @YusufJama-u8n
    @YusufJama-u8n День назад

    Hoombaro libaaxbay soo wadaa..

  • @howareyoudoing5448
    @howareyoudoing5448 6 часов назад

    Aniga qabiilka booyad aan wataa 😂😂😂😂

  • @mohammadsugulle1104
    @mohammadsugulle1104 День назад

    Ali hadal si fiican ayuu u hadlay wax jirana wuu sheegay

  • @YusufJama-u8n
    @YusufJama-u8n День назад

    Aadbaan u jeclay barnamijkan

  • @MohamedHassan-nw4yo
    @MohamedHassan-nw4yo День назад

    Hoonboro Weeye Maaha Hombabaro, Hoonbaro Libaaxbay Soo Wadaaa Weeye😅😅😅 Salaan Boqortooyo Sxbayaal