Xasbiyalaah wa nicmal wakiil Xasbiyalaah wa nicmal wakiil Xasbiyalaah wa nicmal wakiil. Somalia meeshaan joognaba Alaah ha ina guuleeyo. Amiin Amiin Amiin yarabi
MA JIRO SOMALIA KALE DABADHILIF MA RABAAN INAY DAGAALO WAXA KALIYA DAGAALO WAXA OGADEN ILAA 64 ILAA 2024 XATAA JABHADII SOMALIA GALBEED WAXA U AHAA OGADEN KU DHINYAY QABIIL LADA KALE MA RABAAN DAGAALO TAAS RUN DAD RABIN INAY MAQLAAN
Magaca onlf,baa kallifY in dalkii🎉 gacanta soo.aaliyyeed ogaadeenoow goosta intiina la.adegaanka ah
Adeer nacnacda naga daayoo SomaliGalbeed halaga gooyo Ethiopia 🇪🇹 maanta waa markay ugu fiicneed dhalintana heegan halagaliyo oo Jihad halagu dhawaaqo walahi waa nalagu dhexjiraa iyagoo Somali iska dhigaya aan dhiig Somalina lahayn waana naloo’keenay ee adeer xuduudadeena ilaa dhulka naga maqan aan soo xidhano inshaAllah Hargaysaan joogaa walahi jihaadka waan imanaynaa inshaAllah 🤲🏼
Xasbiyalaah wa nicmal wakiil
Xasbiyalaah wa nicmal wakiil
Xasbiyalaah wa nicmal wakiil.
Somalia meeshaan joognaba Alaah ha ina guuleeyo. Amiin Amiin Amiin yarabi
Dagaal. Yanrabnaa
Waruta
C/qaadir dhaga cade runbuu sheegay waa sidaa warkuu wixii yiri itopian baa nahay nama matali karo
Cagjar iyo odayaasha waa dadaaleen waayo culays badan baa oromadu saartay lkn marna waa inay san ka aqbalin oromada burburinta somali galbeed.
Dadka Soomaalida ah fudaydku waa ka sal, wax aan macnaba lahayn ayay naftii idinkaga baxday.
Ader, Ethiopia wiil Orom ah ayaa haysta wuxuu yidhaahdo ayaana socda, Kiwan aad sheegaysaana (Cagjar, Odayaal..) riwaayad ayay dhigayaan ee waxba ma diidana
Waan u joognaa, car wakaase yaysan iyagoo. Bah-dilan oo wax kasta ogol ayaysan Addis aadin
Cagjarbaa Abiye diidan oo Soomaalinimo wada! Ader taas caqliga qofka wax garanayaa wuu diidayaa. Riwaayad inuu wadani yahay ah ayuu dhigayaa
Nimanyahow Musdafa garab istaaga oo ladhinta
Waayo waxan iskuday waayo hadii lamarsiyo somalida waligiina maqaarsar unban ahaneynaa
War dhinta
Mustafe aad uma taqananid
Waa munafiqiin odayaasha waxwalba ka filo garaad ku waa garaad itobiyaan wuu nacebeyey
Somaliland iyo Putanlad WAA UU ka dhacey shiraaks
Ogaden,Ogaden,Ogaden, maxa ku koobey hal qabiil?may magac somali ku dagaalamaan.
MA JIRO SOMALIA KALE DABADHILIF MA RABAAN INAY DAGAALO WAXA KALIYA DAGAALO WAXA OGADEN ILAA 64 ILAA 2024 XATAA JABHADII SOMALIA GALBEED WAXA U AHAA OGADEN KU DHINYAY QABIIL LADA KALE MA RABAAN DAGAALO TAAS RUN DAD
RABIN INAY MAQLAAN
Iska xureeya gaalada