Dadka wax fiican laga faaiido dadka ma soo caan saaraan dadka maalaayacniga caan ka dhigaan we love you abayo waxbadan kaa faaidaa allaha ku barakeeyo❤️
Abaayo dadka dhaqsi caanka noqda waa dad aan macno la aan ah wax aan laga faa iidin sogudbiya sida parank qashin ama wax lamid ah adigusi run iyo xaqiiq waxa aa shegeysid aqoon uleh baatahay oona lagu imanaa dadkuna runta waa neceb yihiin keep going 90 kun kudawanaya waa 90 runta jecel waxna aad ufaa idisid we love you syster❤
Mashaa Allah walashay Nastexo I needed this advice, it's so helpful for me, JazakAllahu khayran sis you deserve more than 100k and I hope you the best❤❤😊
Masha allah abaayo nasteexo alle ha ku barakeeyo aadaa umahadsan tahay vedio yaashada qiimaha badan marwalba mawduuc muhiim ah ayaad ka hadashaa anigana si gooni ah iitaabta xilli igu adkaa oo depression umusha ihaayay aan soo maray ayaad wahel iyo dhiiri galiye ii ahayd aad ayaad ugu mahadsan tahay hada waan ka gudbay alxm lillah waxaana bilaabay ganacsi iigaar oo online ah alle ha iibarakeeyo adigana sidoo kale youtube ka heer kaan aa joogto kabadan aa uqalantaa waana gaareysaa insha allah ❤️ horay usoco abaayo❤️
Jazakallahu kheiran walaashey. Commentkaagu aad iyo aad ayu ii taabsaday. Allah aa ku mahad celiyo. Waxana ku rajeynaya intu ganacsigaagu o ku kala baxo. 🤍🤍🤍
Salam naz ahmed Fode ma cherie. Je regarde vos vidéo tt vs poster du coup je vs raconte de vs à mes collegue et mon mari 😉 ainsi la video de canada ma belle courage du coup je trouve de motivation de vs. Je vs ecris à travers le compte de ma petite le mien est un autre certe je vs écris defois bon continuation 🎉. Je n'ai pas manquer même qd j'étais en vacance à aska. Hbbty vis RUclips n'est paq slow juste le bon succais prend du temps ( samir ) base. Je ss vers le marché place rainbow tt les gens vous salut😂😂😂 je blague ma belle fait moi bise a mon neveu rahim.❤
We really try to stick to it. But my routine is really based on my time… if we need to switch days on the weekend then we do it. The objective is to have a planned week and try as much as you can to stick to it. But life happens sometimes and you need to adjust yourself accordingly
wllo nas waxan rabaa inaad i caawiso am suffering depression waxan sameeyo ma aqaano hada waxan maraya heer and u malaynayo i lose my mind am single mom waliba ilmo qurbe ku haysta waliba badan 😢😢😢please ath the same time waxan ka cabsanaya qolyaha ilmha please i wana health myself 😢😢😢😢😢😢😢
Wlo Tasbiixda badi iyo ducooyinka sallatu layl tuko qliyay maskaxdaada hasiin wakhti aad ku fakarto waxyaabaha aaad dareemayso si aanad u dareemin xanuunka ilamahaaga la ciyaar banaanka u bax jimicsi samee badan cun vitamins ka jidhkaaga ka maqan gaar ahaan ku dadaal vitamin D hurdo fiican seexo hadaad tahay dadka habeenkii fakara ee aan hore u seexan karin ee dhibaatadii maalinta hor iimanayso cun kiniiniga hurdada si aad dhaqso u seexatid oo aanad dhibta u dareemin xbbti ka fakara ilmahaga Alle haku caafiyo way itaabatay dhibtaadu sababtoo ah hooyo ayaan ahay qurbo ku nool ilmo yaryarna haysta Alle haynala garab galo.
Ilahay ha ku cafiyo wallo ilahay bari doctor aad please intu mel xun kula gaarin ina is daweyso wa muhiim hoyo cafimad qabta ba ilmo farxad siin karta wa cadi doctor aad. Bananka ku lugey parks aad guriga ka bax lugay qali ❤❤
Dadka markiiba caanka noqda waa dadka malaayacniga ka sheeqaya somaliduna waxaas bay badankoodu jecelyihiin adiguna wax fiican oo horumar iyo dheerigalin ah bad soo gudbisa intaasna dadka inta fiican ayaa kula socda qli❤
Thank you walaashey 🤍
Dadka wax fiican laga faaiido dadka ma soo caan saaraan dadka maalaayacniga caan ka dhigaan we love you abayo waxbadan kaa faaidaa allaha ku barakeeyo❤️
Asc walashey waxaan kaaga mahad celinayaa dhiiri galinata hadaladada caqli cilmi ku dhisan allah hakaa amaal mariyo cimraan dheer cibaadaleh allah haku siiyo ❤
Allahuma ameen wllo. Mahadsanid 🤍
Abaayo dadka dhaqsi caanka noqda waa dad aan macno la aan ah wax aan laga faa iidin sogudbiya sida parank qashin ama wax lamid ah adigusi run iyo xaqiiq waxa aa shegeysid aqoon uleh baatahay oona lagu imanaa dadkuna runta waa neceb yihiin keep going 90 kun kudawanaya waa 90 runta jecel waxna aad ufaa idisid we love you syster❤
Wow! Jazakallahu kheiran walaashey. Waan ku farxay Commentkaaga 🤍🤍🤍🤍
@@NazAxmed ❤️❤️❤️ waad muteysatay Bk waxuu yiri Cidlo lama amaano cuyub loomaheeyso marka saas lasoco abaayo macaan
@@sacdiasheikh23 🤍🤍🤍🤍
Somalidu waxma gaarato bey wax ka dhiigan gabadhaan naz ah waxagaraad weyaan walhi anigu waa jeclahy mansha allh ❤❤❤
🤍🤍🤍
Aad ayaa u mahadsantahay video wax badan aan ka faaidey ❤❤❤❤
People who cares them selfies only flow you just letting you know manshallah love your channel very much.
Organizing your time will make things easy agree with you Sister 💯🙏
Masha Allaah tabarakallaah Allaah ha ku ciifdiyo bi jahi Mustapha
I agree with you planning is key to success
Somaalida dadka muhiimka ah baa ku yar adna dadkaas baa ku daawada qaaqlayaadshu kuma daawadaan
Thanks our beauty queen naz ahmed thanks for sharing this advice
U deserve more than 100k sister wlhi I like ur topics thank u 🙏
sax abaayo maasha allah aniga u baahan runtii intaas insha allah abaayo wajigaadi qurux kuu noqdey maasha allah finan i dhibey🥰🥰🥰🥰🥰
Mancha Allh Aad ku tageera nidaabka aad wx uso gudbiso ❤
Maanshaa'allaah Naz I like that. Dedaal, nadaam iyo talo saarasho rabi!
Thanks waxbadan ayaan kaa faaidey
Allahuma barik your skin is so glowing 🥰
Salam swt sis always likes your videos ❤❤❤❤❤❤
nazey mashlaah wajigaaga waa so clear and healty allahuma baarik❤❤
Aad baan ku taageraa abyo nidaamka ,fikirkaaga Allh haku barakeeyo noolashada iyo qoyskaaga❤
Mashaa Allah walashay Nastexo
I needed this advice, it's so helpful for me, JazakAllahu khayran sis you deserve more than 100k and I hope you the best❤❤😊
masha allah wajigaka so smooth and bright allah barig
Merci soeur parle nous des petits business avec zéro dépenses au debut
Parle nous comment organiser son revenu mensuel
Couldn’t agree more, organising yourself is important.
jasakalah khayr nasteexo wax badan ban ka faa iiday wllo
Allahu mubarik abyo waa mahadsan tahay illahay khyer iyo cafimad haku siiyo
Mahadsanid. Jazak laahu khayran.dhiirigelintaada aad baan u jeclahay
Mahadsanid huuno
Thank you for inspiring us nasteho may allah bless you and your family ❤❤
U deserve a 1m subscribers and like ❤🎉🎉
Very important advice ❤👏🏾👏🏾💯
JazakAllah huno, profitez de votre temps, well said naz🎉
Masha allah abaayo nasteexo alle ha ku barakeeyo aadaa umahadsan tahay vedio yaashada qiimaha badan marwalba mawduuc muhiim ah ayaad ka hadashaa anigana si gooni ah iitaabta xilli igu adkaa oo depression umusha ihaayay aan soo maray ayaad wahel iyo dhiiri galiye ii ahayd aad ayaad ugu mahadsan tahay hada waan ka gudbay alxm lillah waxaana bilaabay ganacsi iigaar oo online ah alle ha iibarakeeyo adigana sidoo kale youtube ka heer kaan aa joogto kabadan aa uqalantaa waana gaareysaa insha allah ❤️ horay usoco abaayo❤️
Jazakallahu kheiran walaashey. Commentkaagu aad iyo aad ayu ii taabsaday. Allah aa ku mahad celiyo. Waxana ku rajeynaya intu ganacsigaagu o ku kala baxo. 🤍🤍🤍
Allahuma barik keep going my naz
plz 100k gadhsiya gapdhan wn tagerayee❤
Jazakullah kyairen sis! This is really what I needed to hear. Alhamdulilah.
Masha alah abayo wan ka helay dhira galin tada walalo noso badi ❤❤❤
Maashaa Allah
Allahuma baarik abyo
Masha Allah houno ❤❤thanks wax badan ban kafaiday
❤ maashaallaah noosoo Badi huno vidéos yada motivation
Jazakallah sister
Shukaran waadna dhira galisa hbo
Mahadsanid Naztexo ❤️🙏
Mnshalah abayo nabrha saa ula dagashay noso sheeg
Mashallah tabarakallah Mahadsanid ❤ wll good job
Allahumma barik.
Tu m'inspire beaucoup vraiment keep going ❤
Waan ku xiisney wll dhirigalintada
Mash allh abaayo Xaasid matihid wan kuwata ❤
Masha Allah my beautiful sister may Allah bless you and your family! You face look Gorgeous!!!❤❤❤❤
Masha allah merci beaucoup pour tes motivantes videos❤
Nas i really your vidéo 😘😘😘
Masha allah wllo
My lovely sister ❤
Mashallah mahasanid abayo ❤❤Love
Absolutely true
Pls nasteho tu nous a fait un vidéo eïd gala j'aime bisous ❤❤❤❤
Mansha allah abayo shukra
Masha Allah ❤
That is true
Nastexo wn ku xisnay❤
Salam naz ahmed Fode ma cherie. Je regarde vos vidéo tt vs poster du coup je vs raconte de vs à mes collegue et mon mari 😉 ainsi la video de canada ma belle courage du coup je trouve de motivation de vs. Je vs ecris à travers le compte de ma petite le mien est un autre certe je vs écris defois bon continuation 🎉. Je n'ai pas manquer même qd j'étais en vacance à aska. Hbbty vis RUclips n'est paq slow juste le bon succais prend du temps ( samir ) base. Je ss vers le marché place rainbow tt les gens vous salut😂😂😂 je blague ma belle fait moi bise a mon neveu rahim.❤
Mashallaha
Maansha allaah❤❤❤
How do you manage when your partner doesn't follow your routine and mess it up?
We really try to stick to it. But my routine is really based on my time… if we need to switch days on the weekend then we do it. The objective is to have a planned week and try as much as you can to stick to it. But life happens sometimes and you need to adjust yourself accordingly
Mashallah ❤❤❤❤
nasro masha allah maanta waa nuuraysaa filter miyaa mise caadi hhh
waa ogahay inaa tahay mamo iyo xaas kaftan lee waaye hhh
wllo nas waxan rabaa inaad i caawiso am suffering depression waxan sameeyo ma aqaano hada waxan maraya heer and u malaynayo i lose my mind am single mom waliba ilmo qurbe ku haysta waliba badan 😢😢😢please ath the same time waxan ka cabsanaya qolyaha ilmha please i wana health myself 😢😢😢😢😢😢😢
Sorry abayo allaha ku fudeydiyo salaad istiqfaro badan samey , meel kaalaso xiriro isheeg wxi kale
Wlo Tasbiixda badi iyo ducooyinka sallatu layl tuko qliyay maskaxdaada hasiin wakhti aad ku fakarto waxyaabaha aaad dareemayso si aanad u dareemin xanuunka ilamahaaga la ciyaar banaanka u bax jimicsi samee badan cun vitamins ka jidhkaaga ka maqan gaar ahaan ku dadaal vitamin D hurdo fiican seexo hadaad tahay dadka habeenkii fakara ee aan hore u seexan karin ee dhibaatadii maalinta hor iimanayso cun kiniiniga hurdada si aad dhaqso u seexatid oo aanad dhibta u dareemin xbbti ka fakara ilmahaga Alle haku caafiyo way itaabatay dhibtaadu sababtoo ah hooyo ayaan ahay qurbo ku nool ilmo yaryarna haysta Alle haynala garab galo.
Ilahay ha ku cafiyo wallo ilahay bari doctor aad please intu mel xun kula gaarin ina is daweyso wa muhiim hoyo cafimad qabta ba ilmo farxad siin karta wa cadi doctor aad. Bananka ku lugey parks aad guriga ka bax lugay qali ❤❤
Abyo saliga nabiga mida ibrahimiya aqrii hol walba oad hayso afka haka qadin wad imahad celin donta inshallah
❤❤❤❤
Nasteexo run baad sheegtay nidaam la.aan waxba masocon karaan
Waxaan halkaan idhigey waa bidaam la.aanta 😂😂 iyo dib udhigasho
Maalinkasta waxaan isdhahaa iscaateey hadane dib ayaan udhigaa niyada waan iska caateeyaa 😂 intaas waxaa iidheer waxaan ahay qof xiisooley ah maalma ayaan wax wadi hadane waan kaxiisa dhacaa 😂😂 walaaliyaalow talle isiiya maxaan xiisa isga baabiyaa 😢😢😂😂
Inaa lilaahi iskumidaa nahay adi maa qortaan is iri commentigaas
@@naimo133 😄😄😄 tàlow xalkeena muxuu noqon
Nazteexo🤍🤍💥💥
Mashallah ❤❤
❤❤❤❤❤
❤❤❤