Iswaani intadan wax waanin

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 авг 2024

Комментарии • 273

  • @selflovebeauty5870
    @selflovebeauty5870 6 лет назад +222

    Xasuuso nabigaga scw igula sali subanahena ❤️❤️❤️

  • @princessqurux6463
    @princessqurux6463 6 лет назад +172

    😢😢walige like la ima sarin lkn ani dadko dhan wa usara👍isara

  • @ibrahim10rock
    @ibrahim10rock 6 лет назад +119

    Qofkii afka surmindi parking kahelay liketa ha iladhafin haha.

  • @zaxarlazz6777
    @zaxarlazz6777 6 лет назад +49

    Naagahoo dhan baa noocaasa ayagoo balaayo walba sameeya ayay wax kale iskagakaa dhigayaan😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁

    • @somalidhalad3483
      @somalidhalad3483 6 лет назад

      SUUBAN ZAXARLA
      Hhhhhhh waa iga qoslisay walahi dumarku waa imtixan

  • @noloshacusubsodhawee1338
    @noloshacusubsodhawee1338 6 лет назад +87

    Surnimdi qofkii quruxdeeda xafladedi arkay like haygu qabto😢😢😢

    • @casejoe344
      @casejoe344 3 года назад

      you all probably dont give a damn but does anyone know of a method to log back into an instagram account..?
      I stupidly lost the password. I would appreciate any assistance you can give me!

  • @beerlula1047
    @beerlula1047 6 лет назад +52

    First veiw 😂😍❤️ Naciimo lov u sister inta ani cml ayagoo fiirsanaayo commenti qoraayo plz like 😂

  • @mo4logic530
    @mo4logic530 6 лет назад +35

    Nimco jooker blhi video eeledahey an iga qoslisiin majiro intii ani cml ah like isaara he 😂😉😎

  • @samiiraabdirahman7067
    @samiiraabdirahman7067 6 лет назад +1

    ilove you naciimo joker wan kuxisnay wlhi asxabta like igubcawiya muslinmo hdan wadagno

  • @nadranuura2707
    @nadranuura2707 6 лет назад +5

    Aduunka hal hesban kadhagesta alla surmindi wan u xiisey 😂😂😂😂jokar welcom back 😍😍😍😍😘😘😘😘

  • @xorbaynoloshukuteheceelafw9270
    @xorbaynoloshukuteheceelafw9270 6 лет назад +7

    Walahi wan xiisay niciimo jokar rawaayadehedii I miss you walashay sharaf badan nicimo ad bana Ku salamayaa

  • @nimcodauud9193
    @nimcodauud9193 6 лет назад +8

    Tan hees mahaa anigba ka dhex hadlaaya surmindi 😂😂😂

  • @sharafxaaji1047
    @sharafxaaji1047 6 лет назад +4

    Naciimo jookar manta igu horeysa waana ku Subscribed yey thankz inta iga danbeysa LIKE

  • @Sir_Aron
    @Sir_Aron 6 лет назад +18

    Heestan single mother ka dhan ayaa dhageysto maxaa ani ii diidey kulaha #Surmindi u wuuuuw Naag waalan 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @farxiyohuseen9622
    @farxiyohuseen9622 6 лет назад +5

    Jookar wall wan ku jecelnahy noso laabo qaraaxo miiran ba thy huuno🙈❤️❤️😜👍🏻

  • @simancadeey2899
    @simancadeey2899 6 лет назад +1

    Your video is the best in RUclips

  • @boqoradasomalilan1825
    @boqoradasomalilan1825 6 лет назад +9

    😂😂😂😂😂😂😂 inta fbga kaa daawaty like niciimo jookar kuu xiisnay xbbti walle xaqiiqba kaa hadashay dad aan naftooda waniin aya adiga waano kula soo donaanaya

    • @shonazef7351
      @shonazef7351 5 лет назад

      boqorada somalilan beenta maha 🤔 intaysay is xisaabin ayey adiga ku xisaabinayaan

  • @ayanmohamed6089
    @ayanmohamed6089 6 лет назад +2

    Surmindi waa ku xiisay nolow abyo one love 💖

  • @xamdicabdiwali1472
    @xamdicabdiwali1472 6 лет назад +9

    Tagtayee yaa gutabay ikadheh 😂😂😂😂😂😜

  • @qalanjoqaali8024
    @qalanjoqaali8024 6 лет назад +6

    Indha adkaa wlhi wan qoslay maanaa hees dhageysanaayey kulahaa mid aniga iga hadleyso ayan dhageysanaayeye cml

  • @reymaz8
    @reymaz8 6 лет назад +45

    Inta comment keyka aragtay like ta ila gaara

  • @saamqurux2062
    @saamqurux2062 6 лет назад +2

    Surmindi qalaw qalaw waakuu xiisnay😍😍😍👏👌

  • @farhiakhaliif1460
    @farhiakhaliif1460 5 лет назад +3

    Surmindi fariid mansha allah 🤣🤣

  • @Glowing-Glam
    @Glowing-Glam 6 лет назад +1

    Heesaha waa laba nooc kulahaa, surmindi u're funny 😂😂😂

  • @dacwadaislamka4153
    @dacwadaislamka4153 6 лет назад +4

    ad ban kugu fana wll qaali farxadada ha si kordho

  • @azadking2017
    @azadking2017 5 лет назад +1

    هناك الحكمة عربيت تقول: "غير تقي يأمر الناس بتقا و طبيب يداوي و طبيب مريض".

  • @rodawaiss1099
    @rodawaiss1099 6 лет назад +3

    Anaga ku tabnay Sirmindi la'anta waa abaar😂😂😂
    '

  • @user-on1nm3ff6v
    @user-on1nm3ff6v 6 лет назад +4

    Naciimo jookar sonoqosho wanagsan bayo 😂💜🌻🌸

  • @umuamaldecoratinghouse
    @umuamaldecoratinghouse 6 лет назад +1

    jooker wan ku xiisay wlhi love you asxaabta jooker iso booqda channelkayga qasatan gabdhaha ma faaiidesta waxan sameeyo 😍🤣

  • @zamuabdi7530
    @zamuabdi7530 6 лет назад +3

    Hahaha. Nicima joker miss you sister

  • @xamdadheeg9754
    @xamdadheeg9754 5 лет назад

    kujecliyaa.naciimo jookar habo mcn

  • @sucaad1439
    @sucaad1439 6 лет назад +13

    heeesuhu waa 2 nooc kulahaa😂😂😂😂😂😂😂

    • @xaliimocumarxaliimocumar1178
      @xaliimocumarxaliimocumar1178 6 лет назад

      Hhhhh anig ka dhaxa hadlayo laguma loho

    • @sucaad1439
      @sucaad1439 6 лет назад

      Xaliimocumar Xaliimocumar
      hhhhh kulaha music kale iska bila micnaha ah baan kuu diidaye qisada kugu saabsan waa iska caadi

    • @sucaad1439
      @sucaad1439 6 лет назад

      taaso kale hees ma noqon karto 😂😂

    • @xaliimocumarxaliimocumar1178
      @xaliimocumarxaliimocumar1178 6 лет назад

      @@sucaad1439 hhhh walhi kala iyo lab ay uqoslaya

  • @reo9475
    @reo9475 5 лет назад

    Single mother’s anthem song
    2018 soundtrack for the single mothers
    💐💐💐

  • @xilibaanmunakhaliifshekhab3011
    @xilibaanmunakhaliifshekhab3011 6 лет назад +4

    Wlcme back 😘😘

  • @farmajoelectionwinIacarafey
    @farmajoelectionwinIacarafey 6 лет назад +5

    Hhhhhhhhh naciima wankusalamay qaali all

  • @fartunkarshe154
    @fartunkarshe154 6 лет назад +2

    Nimco xbbti ku aminsanhy love e💓💓💓💓

  • @dalhahaji7361
    @dalhahaji7361 6 лет назад +1

    Omg 😲 I love ❤️ her funny 😂 thanks 🙏 sister
    Tagtaye Horta yakutabe hhhhhhh amazing 😉

  • @malabsida8735
    @malabsida8735 6 лет назад +3

    😂😂😂😂😂 surmindi caadi ma ahan.

  • @fadumohassan1540
    @fadumohassan1540 6 лет назад +1

    Tag taye horta Yaa Yaa yaa kutabay 👈👌👍😅

  • @mavooo2962
    @mavooo2962 6 лет назад +3

    😂😂😂😂😂😂naciim love you🇸🇴❤

  • @asiyamohamedcali6781
    @asiyamohamedcali6781 6 лет назад +5

    aniga iga hdlysa ku teh😂😂😂

  • @ilhammohamed7919
    @ilhammohamed7919 5 лет назад

    musicgta bila micnadarada bood boodeyso aan dida kullaha wax kale illahey haku barakeyo abayo wanaga qoslisa cadowgada cagta hoos 🇸🇴

  • @shilhaanbashir2179
    @shilhaanbashir2179 2 года назад

    Jookar wlh kma daalo 😂🔥😂😂

  • @meronjohn3143
    @meronjohn3143 6 лет назад +8

    Thank you ina adeer qaliga ah naciimo jokar madama at cotsigega isla cawa kaso jawabtay oo video noso samesay love u mac mac walal qaali atah jir oo joog

  • @sumayanuur7305
    @sumayanuur7305 6 лет назад +1

    Kkkkk tan aneyba igu socotaa ku lahaa surmindi mey ku dheheen qiil ma weyso!!

  • @khaoshanosman1309
    @khaoshanosman1309 6 лет назад +3

    Tagtayeey horeta yaaa yaaa kutabey 💃🏾💃🏾💃🏾💃🏾💃🏾😘💯😍🌺🌺🌺🌺💯💯💯💯💯😍❤️😂😂😂😂👏👋👍✌️🙋🏽‍♀️

  • @globaltruckingllc1618
    @globaltruckingllc1618 6 лет назад +3

    Caku idinka iyo like ii saara

  • @xurriyo16
    @xurriyo16 6 лет назад +1

    Surmindi qalaw qalaw 😂😂😂

  • @flamingoshowchannel.1630
    @flamingoshowchannel.1630 5 лет назад +1

    scw

  • @dacwadaislamka4153
    @dacwadaislamka4153 6 лет назад +2

    my big sister miss u

  • @suusaanaahmed5262
    @suusaanaahmed5262 6 лет назад +10

    Waanada sanadkaan aaba sidan iska noqotay😂😂

  • @munalanecleey7019
    @munalanecleey7019 6 лет назад +8

    Ayadaaba kurigeeda kalaab ka shidanyahay kulhaa😂😂😂😂😂

  • @ruqiyaabdulkadir9788
    @ruqiyaabdulkadir9788 6 лет назад

    MALYUUNEY YAA KU TABAY .
    DADKA MNSTO DEGEN WAA KA REYSTEEN BALAAYO WAA TII KELIGA KA DHIGTAY OO FREINDS LA'AAN KU YEESHAY .
    TAGTAYEE YAA YAA KU TABAY.
    UMADA ALAAH HA KA QABTO LAF KELI GASHAY BAAD KU NOQOTAY

  • @zuhuurzafi809
    @zuhuurzafi809 6 лет назад +1

    Surminda so noqotey funny waku xiisney

  • @nimcaanyare2587
    @nimcaanyare2587 6 лет назад +4

    Hhhhhhhhh 🤣🤣🤣😂😂😂😂😂 Naimo Jookar

    • @myamuze469
      @myamuze469 6 лет назад

      Ismail Abdirahmaan
      Kkkk sur midi cadi maha

  • @shukrihussein1043
    @shukrihussein1043 5 лет назад

    Single mother oo dhan baa dhageysto kulahaa ar nimco gookar caadi ma ahan noolow nimco qurux love you sister wlhi

  • @anisaxasan2886
    @anisaxasan2886 5 лет назад

    wllo wan ku xiisney noso noqo wlh marwlbo wa naga qosol sisa oo wa naga farxis alle adigana sidaas ookle marwlbo farax aya kurajenaya❤❤❤

  • @nadaromar2112
    @nadaromar2112 6 лет назад

    😃😃😃😃😃 tagtaye horta yaaa ku tabay naciimo well come back we miss you ❤❤❤

  • @kifaaxxasan6544
    @kifaaxxasan6544 6 лет назад

    Waaaw caadi ma ahan waan ku jeclhy jokarey

  • @guulgobanimo4693
    @guulgobanimo4693 6 лет назад

    surmandi waa lagu Tabay Soo noqod wacan

  • @muusebiixi418
    @muusebiixi418 6 лет назад +5

    Niciimo jokar wan ku salaamay Tageerayashada ceerigaabo baan ahay ee hore u soo Walaalo

    • @mohedizze7641
      @mohedizze7641 6 лет назад

      muuse biixi
      ceergaabo Magaladi Nolosha

  • @zeinabahmed1734
    @zeinabahmed1734 3 года назад

    heesihii before 3 yrs baan joojiyey lkn marmar tanoo kle ayaa iga dhex hadasha hhhhh

  • @msomahy9087
    @msomahy9087 4 года назад

    Tagtaye horta yaa yaa ku tabay kkkkk aney turuuus igu socotaa

  • @khadijahuae7920
    @khadijahuae7920 6 лет назад

    😂 😂 😂 Laf dhun gashaaa la arki jiry waa laf Kali gashy kulahaa😂😂

  • @saafi0geesey632
    @saafi0geesey632 6 лет назад

    Masha allah waanadaas waa mid na anfaceysa thank you xabibti wax na waaniyo weynu u baahan nahay

  • @nimconimcoshugri416
    @nimconimcoshugri416 6 лет назад +2

    Love you surmindi

  • @khadarxuseen4572
    @khadarxuseen4572 6 лет назад

    Niciima jokar barayahan waa lagu wayay soo dhawoow wll walahi anuu taagere 1 baan kuu ahy vedio yadaada waa qosol oo wanku nafisaa waana fariin wxn rajaynayaa inaan mar uun kulamo adoon ahayn ( surmindi ,niic,wajilax,wiilla buugagta badan ,duqa jiirada,culaya sookordhay ..................iyo shakuur midna oo ah NICIIMA) alle haku xafido wll

  • @iskoonaking8665
    @iskoonaking8665 5 лет назад

    I like jocker comedians

  • @aminadiblave9266
    @aminadiblave9266 5 лет назад

    Like ku ku margada ma idiin dhahaa like tu mexey idiin tartaa la kufee

  • @umeyaidilm95
    @umeyaidilm95 6 лет назад

    Kkkkk wlhi Naciimo qosol baad iga dhameysey nolow hbibti

  • @filsancadey1397
    @filsancadey1397 6 лет назад

    Noso badi cilp kaan cml #joker 😎✌

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 6 лет назад +1

    Kkkkkkkkkkk cidana m tamin waa niyd jwab ween heestaan

  • @cabdiraxmaanq
    @cabdiraxmaanq 6 лет назад

    Your fans from qatar

  • @amiiraboodhlle5934
    @amiiraboodhlle5934 5 лет назад

    Hhhhhhhhhh
    Naciimooy arinkaa waanka gabyay oo waxaan idhi
    Qofkaan tiisa hagaajin
    Cidkale taakulin maayee
    Horta toosi naftaadoo
    Ku talaabso wanaaga👈

  • @dekadagan3837
    @dekadagan3837 5 лет назад

    Sur mindi wan Ku jeclahay yaqey

  • @shukriahmedfarah585
    @shukriahmedfarah585 6 лет назад +3

    kkkkk sorogal celi

  • @sumayoabdullahi3659
    @sumayoabdullahi3659 6 лет назад +2

    surmindi balaayo casar iga dheh ina adeertay 😆😆

  • @ramlaruun7545
    @ramlaruun7545 6 лет назад

    Asxbta ASC qofkiii asoo sarirtisa saran dawaday like igu qabta😍😍😍😍

  • @nasrosiyad9713
    @nasrosiyad9713 4 года назад

    surmindi wax kale iga dheh

  • @barkhatismail1014
    @barkhatismail1014 5 лет назад

    Horta yaaa yaaa markay leedahay😂😂😂😂😂👈❤️❤️

  • @wacanabdi9085
    @wacanabdi9085 5 лет назад

    Afwent igu qosol badan

  • @alohasummer3952
    @alohasummer3952 6 лет назад

    Walahy waan ku xiisnay allaoe no kaaa daa

  • @nimcoaxmed7399
    @nimcoaxmed7399 6 лет назад

    Hhhhhhhhhhhh heesu waa laba
    Heestan kaliya ayaan ka dhageysta aniga ayey ikhuseysaa kulaha ala nimco jokarey 😂😂😂😂😂

  • @baxsanabdi5176
    @baxsanabdi5176 6 лет назад

    SHAKUUR U SHEEG ISKADAAH HESAHA KU DHEH.

  • @Roodacabdi13
    @Roodacabdi13 6 лет назад

    Aaalatahay bowe wuuuw!!! Hhhhhhhhhhhhh kulahaaa laandhere

  • @juweriyaadawe4989
    @juweriyaadawe4989 6 лет назад +1

    _/ \_iyaso jaaseysa ayey hadana dadka waanine naaguhu waa nuca oo miran hhhh nacima qali qalbiga ku jcl😍👈

  • @aminajama5628
    @aminajama5628 6 лет назад

    surmindi walee waa naag nool wuuw😃

  • @ladnaawil1705
    @ladnaawil1705 6 лет назад

    Funny wllhi inadeer lovebaan kugu ahay

  • @rodawaiss1099
    @rodawaiss1099 6 лет назад +1

    Surmindi welcome back

  • @filishono451
    @filishono451 4 года назад

    🙌

  • @najma8752
    @najma8752 6 лет назад

    Naciimo is back love you sis

  • @mohqanyarefatah4854
    @mohqanyarefatah4854 6 лет назад

    Hhhh waxaagu waa dacaayad nimco yaaa yaaa yaa 😂😂😂😂

  • @iskufilanfaraxsan7890
    @iskufilanfaraxsan7890 6 лет назад

    horta yutubka dhanba like isar ayu noqday ani xita wa ley baray wax faida an ka helay nah ma arkina maxa laga dhefa ilke isar? ilke dhan maba rabo yan ley sariin

  • @caqiloshido6906
    @caqiloshido6906 6 лет назад

    Kkkk Habo nimcooy wlh qosol miran bad thy

  • @qumansabban7117
    @qumansabban7117 6 лет назад +3

    Ninkaaga u sheeg ha joojiye heesaha

    • @mohedizze7641
      @mohedizze7641 6 лет назад

      Quman Sabban
      Talo fiican baad siisay

    • @hanicadeysomalia7003
      @hanicadeysomalia7003 6 лет назад

      Quman Sabban ayada maa ninkeed ku dayi karto waa qiso igu dhacdey Anaa kaguuxaayo Uu iska soo jeraa kkkkk

  • @amalhgudi5827
    @amalhgudi5827 6 лет назад

    Hhhhhhhhhh funny

  • @barkhatismail1014
    @barkhatismail1014 5 лет назад

    Hada naciimooy

  • @meronjohn3143
    @meronjohn3143 6 лет назад +2

    Sonoqo ado nawada

  • @ashocade1204
    @ashocade1204 6 лет назад +2

    Surmindi kuu xiisnay

  • @khadijadaud9406
    @khadijadaud9406 2 года назад

    Kkkkkkkk 🤣🤣🤣🤣✌️🤣🤣💖

  • @safiyqurux498
    @safiyqurux498 6 лет назад

    Masha Allah abayo MCN nic igosodar markas ayey macantay shekado yee