Ninkan waa runtiis somalidu wax walba sir ayay ka dhigaan laakiin waa muhiim in dadka looga digo qatarta 😎Allah baa wax og Qaliinka iyo daawoiyinka is caatayska ama wax kale loo qaato waa in qatartooda dadka looga digo😎
Ninkan haddii uu wax garanayo waa inuu noqdaa ambassador of wacyi gelinta dumarka Soomaaliyeed si ay uga joogaan samaynta qalliinka quruxin ku sheegga ah waayo waa dhimasho la hubo..
Allaha u naxaristo gabadhas shahrul xurum bay dhimatey bilihi ugu kheyrka badna qof ahlu kheyr ahna way aheydo ka so qayb galka jinasadeda iyo aaskedad ka garan karta mowtul raja,na wa Jira gabadhas codadkedi u dambeyey waxay shegtay in proseture martey fatna laga sarey silicon way ka hadleysay inay nasaha gashatey gabdho ay ka wanineyso ay ledahay iska ilaliya mid bur ku jira jirah sonkorna way laheyd allahu yaclam waqtigeda ma dhaften optapuskana wa la mariyey sidan ku maqlayey allaha u naxaristo shakiga ka dhafa maskinkas gabar masakin ah afgaban bay aheyd dadki wax ka shegay ama ka shegi jireyna ama coments wax ugu qoreyna iyadon cafinin ayay xijabatey xisabtoda aakhiro ayay ugu birtey
Yea ka sheekeeya yidhi gabadha dhimatay ee ajasheedi gashay ma did baa loo aanaynaya ma cid baa dishay yaa isku haysta war ilaahay halaga baqo war maydku ha idinka nabad galo maydkaaga ayaa la isku qabaan doonaa beenaaleyohow yaad isku diraya aamiin yohow dadka ha isku cunin ma waxad is barbaar dhigaysaa gaalada iyo islaamka baan tihiin umada ha isku Nubian maydkaa hala daayo ilaahayba jooga oo ay u taala daacada ma dhaafteen kamana hormarteen kamana dib dhacdeen maxkamada eebe ayey iminka hortaala sheega u duceeyey bes
Alahaayo unahriis janadiiye alahaayo uwaraabi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Subxanalaah dadka canka ah haday dhintan lama amino dhimashada gacanta ilaahay bay ku jirta😢😢😢 alaha unaxariisto
Samir iyo iimaan ilaahay ha siiyo ehelka iyo qaraabada iyo seygeeda iyo gabadheeda
Illahay ha unaxriisto wllsheen jannadiis Geeyo😢😢
Ilaahow u naxariiso Qabrigeeda u Waasaci Janofardowsa ka Waraabi Aamiin yaa Rabi InshaAllah
Ilaahay ha u naxariisto
I guess this would require a legal ruling by someone with a jurisprudential authority (i.e a qadi)
There’s judge and that’s Allah he’s just
Isma laha ciwaanka iyo hadalka alle maxan nacay umadan. Irsaqadu melwaba gashay kulaha sababta ay igoryotay dawo xaaski dayax dalnurshe maxan dawana maba aaad shegine. 😢
Waxay cuntay ama qalimaha bdn ayay kawadan way saramaren sarbeb ahan mad fahmin ba allaha Unaxariisto koley waqtigeda intas ahaye
Irsaaqda ayaa meelxun ka gashey
Alla maxan isku mid nahay aniga iyo adiga waa dad alle iyo rasuuullkooda aqaaan beeen iyo wasakh bey saas usheegan illaaahey idinma cafiyo
@@hamdiahmad2116 caalamka waa la ogaadaa sababta uu qofku udhinty haduuna qofku xanuunsanayn ama qof gaboobay uusan hayn.
ASC
Inalillahi wa in illahay rajacun Allah ha uu naxariisto Aamiin 🤲💯😭✅💯🦁❤🇸🇴🇸🇴
Horta soomalida iyagoo nool ayaa inbadan la asaa hubiya qofka qabri uunbay kula ordaan subxanalah Jana fardowsa alaha geeyo gabadhas samir iyo Iman alaha ka.siyo.dhaman ehelkeeda😢😢😢😢😢😢
Wll qofku Marku dhinto midabkisa Iyo jidhkisuba Wuu is badla Allah ha u naxariisto 😢😢😢😢
@DhoolM-j5x sax lakiin anigu waxan arkay rag iyo dumar sotosay marki qabriga lageyey kuwana sobaxay ootahribay 15 kadib xasustay cidey ahayeen walllah alow nofududee suasha qabriga inta dhimatayna naxaristada sii يارب العالمين اللهم امين
😭😭😭😭😭
@@Tressamaxamedcali wlhi Wll subhanallah 🥹🥹
Waa runtaa wollahi
Allaha unaxariiso walaasheena waqtigeeda Allaha Dhaafo
Waa inlasmeeyaa baaritaan dawladu waa inay samaysaaa ( Dad ukhaas ah baaritaanada😢😢
Waayo dadbafanbaa udhinta bilaa sabab
Allaha ha u naxariisto
Illah haunaxariisto
Inalillahi wa in illahay rajacun Allah ha uu naxariisto Aamiin 😊
Subxaanallaah illahay ayaa adoomada nafta ka qabta umada ha isku dirin
Waa runti qalitanka waa halis walibo waxyabaha jidhka lagu shubo Allaha ha ino sahlo
Ninkan waa runtiis somalidu wax walba sir ayay ka dhigaan laakiin waa muhiim in dadka looga digo qatarta 😎Allah baa wax og Qaliinka iyo daawoiyinka is caatayska ama wax kale loo qaato waa in qatartooda dadka looga digo😎
ax ilahay how naxaristo yaa alah 😢
AMiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN
Inalillahi wainaaeleehirajicuun 🇸🇦
Kani Waa waswaas iyo shaki lagu abuurayo ummada iimaankooda la galinayo ee ilaahey halago baqo oo waxaadan ogeyn ha ku hadlina
Allaahuma Amiiiin Amiiiin Amiiiin Amiiiin YaaAllaah 😢😢😢
Allh haw naxaristo 😢
Ninkan haddii uu wax garanayo waa inuu noqdaa ambassador of wacyi gelinta dumarka Soomaaliyeed si ay uga joogaan samaynta qalliinka quruxin ku sheegga ah waayo waa dhimasho la hubo..
Marxuumada saacadeedi ayaa dhamaatay
War waqtiga aya damaday bilaadanka sabab umbay uraadinayan. Allah haunaxaristo
Allaha u naxaristo gabadhas shahrul xurum bay dhimatey bilihi ugu kheyrka badna qof ahlu kheyr ahna way aheydo ka so qayb galka jinasadeda iyo aaskedad ka garan karta mowtul raja,na wa Jira gabadhas codadkedi u dambeyey waxay shegtay in proseture martey fatna laga sarey silicon way ka hadleysay inay nasaha gashatey gabdho ay ka wanineyso ay ledahay iska ilaliya mid bur ku jira jirah sonkorna way laheyd allahu yaclam waqtigeda ma dhaften optapuskana wa la mariyey sidan ku maqlayey allaha u naxaristo shakiga ka dhafa maskinkas gabar masakin ah afgaban bay aheyd dadki wax ka shegay ama ka shegi jireyna ama coments wax ugu qoreyna iyadon cafinin ayay xijabatey xisabtoda aakhiro ayay ugu birtey
Aamiin
Sup xanalah supxanala
Wa in qofkasta la baadho
Tibitaalka aya aniga wax igala jiraan tuhin Wayne hala xiro
QOFKA MAALINTIISA MA DHAAFAYO ILLAAHRY KA BAQA AASKÈEDANA TASHUUSH HA GELININA ILLAAHEY HAW NAXATIISTO DENBIGEEDANA ALLSHA DHAAFO QABRIGA ALLAAHOW WAASICIYO JANATUL FARDOWSANA ALLAHEY HOY HAWGA DHIGO
Waxkasta wakhti ayuu leeyahay gabadha wakhtigeeda ayaa dhamaaday alaha unaxariisto ehelka iyo ninkeeda samir iyo iimaan alaha kasiiyo
أنا لله وإنا إليه راجعون اللهم اغفر لها وأرحمها وعافها وأعف عنها وأكرم نزلها ووسع مدخلها
Raximuhullah farxiyo wey xanuunsaneyd ee wax hubsada maryooley hungurigii baa meel xun idinka galay
Munaafaq ku shubo Houssein maah waxaan ka hadlaya kann hadlaya
Gabadha rerkeeda ha baaran dayax lagama shakisana lkn dhiigeda malahan dhaqankedu laha dhamatay taasna Autopsy wa qasab
Hobol maxaa lagamajerran inloo duceeyo mooyee waar uduceeya oo waaniya walaasheena alahawnaxariisto miskiinta
😭😭😭😭🤲🤲🤲
😢😢😢😢🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Mad didn't aĥĥhayi gerida walalo
Isbitaalkan waxaa loo haysty ilmo yar o kadidu ku dhagty kadib qalen kadibna la wayay
Gabadhas sacadedi aya dhamatay awalna maleh akhirna maleh baritan maxay sheege ma maray sooabanaysa war ilahy kayaba maytida faraha ka qaad
😢😢😢😢
What does Islam say about autopsy?
Marxumada isha Baniadmka io afka Dadka aya dhishay
Dadka in la isku diro maaha. Qofkii xumaan sameeyo asagey ka horeysaa.
Maxaa laga rabaa risiga ayaa qabiya illahey. Maalka yaa bixiya illahey. Quruxda ayaa bixiya illahey. Caruurta ayaa bixaya illahey. Aqliga ayaa bixiya illahey.
Maxeey qaban karaan dadka Caloosha saxarad kuwata.
Dadoow fakara oo danihiina ku mashquula.Wax aan kufaar nimo ahey maad qaban kartaan oo aan sixirka ku faarnimada laxriiro
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Ma
Dir diraale. Joojiya, shakika badan. Illahey ha u naxaristo ,walaasheen Farxiyo.
Samixo way iskusamaysay wayna noshay
Saxawayo Ani taasan Aaminsanahay In labaaro
War shalayy markay nooleyd maxaad uga waanin wayday qaladkeeda hada marey dhimaty maxay tahay waxaad raadinayso yaab somali qiiro jabaan Qofka markuu dhinto hala suginee intuu noolyahay waxtara oo Allaheeda iyo qiyaamaheeda xasuusiya hada kuwa nool kabilaaba
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭
Ma hashin baa diley
Wadan aan wax sharci lagu maamulin haddaad joogi laheyd
Sidaa umaad hadasheen, yaaba
Kuu soo qaban horta oo u dacwootaa
Xusien Waa Beenaale Warkiisa Naga Daa. Wax Kale Ma Heysaa.
Yea ka sheekeeya yidhi gabadha dhimatay ee ajasheedi gashay ma did baa loo aanaynaya ma cid baa dishay yaa isku haysta war ilaahay halaga baqo war maydku ha idinka nabad galo maydkaaga ayaa la isku qabaan doonaa beenaaleyohow yaad isku diraya aamiin yohow dadka ha isku cunin ma waxad is barbaar dhigaysaa gaalada iyo islaamka baan tihiin umada ha isku Nubian maydkaa hala daayo ilaahayba jooga oo ay u taala daacada ma dhaafteen kamana hormarteen kamana dib dhacdeen maxkamada eebe ayey iminka hortaala sheega u duceeyey bes
Fuyuus kii baa bilowday
Hadana.ma medka gabartas mar xumada.miya idinka fakan la yab
Sheeydanka cml ayaa dadka kujira
Waa been low Hussein
Waar waxaan oo kale oo aan qaddarta aamisanayn dadka hahorkeenin adiga iyo qofkaan maxaa kukala-duwanyihiin.
Marka isku maleeso inaad wax walba baari karto. Dhibkaas ayey leedahay war umada ha isku dirin xoolo ayaa tahay
Waaba la dugay gorma la bara
War xusenku wa dayuus dayuus 😢
Kalamada tiri micnaheeda hadaad garanayso kumaadan hadasheen waxaas
Beenta daaaf warya
Qof sonkor.qaba haddii la qalo wuu dhintaa
Lama qalin Wll
Haa lkn hada kohor bey qalin marte baa maqle 😳wll@DhoolM-j5x
Beenaale Beenaale dhalay marxuumada saacadeedaa dhacdaye waswaaska daa
😢😢😢😢😢😢😢
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
😢😢😢😢😢😢😢😢😢