ISKILAAJI | DADKII I DHALIILI JIREY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 ноя 2020
  • Copy Right Protected By Liibaan Jama 2020
    ERAYADII: ABWAANAD AYAAN KAABA AXMED CAYDIID
    LAXANKII: ISKILAAJI
    CODKII: ISKILAAJI
    MUSIC BY: AHMED WALI FURINLE
    VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
    EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
    SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
    follow MY FANPAGE on
    / studio-liibaan-2863249...
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 1,4 тыс.

  • @zakiadamzuhufi1524
    @zakiadamzuhufi1524 3 года назад +284

    Iskalaaji waa la yaabay inta taageerta iskalaaji Love Dhac ku sii 😍

    • @muhiimmowliid6575
      @muhiimmowliid6575 3 года назад

      Haa wasida tagera gar yoo gar daraba tagera👊😘✨🙋🏼‍♀️🤴

    • @faraxaxmed7996
      @faraxaxmed7996 3 года назад +1

      Hdaan dhantaynaya

  • @cadeymuu7
    @cadeymuu7 3 года назад +1437

    Iskilaaji inta tageero weyn u ah ismuujiya oo dhaanteeeya 💃 😂😂😂🔥🔥noloow abti😍😎🎉

    • @nimcoaden1610
      @nimcoaden1610 3 года назад +4

      Hhhhhhhhh

    • @mubarakmohamud5522
      @mubarakmohamud5522 3 года назад +1

      Igu Hale ninka xassan adan I bedeley he is the one and only for me inta kale wa lagu qurxiyey

    • @singergaltiman853
      @singergaltiman853 3 года назад +2

      Zxb SUBSCRIBE Isaar Moha Nuuriye Tube Ana Waan Kuusaraye Zxp 😎😎😎😎😎😎

    • @mustafastuji7554
      @mustafastuji7554 3 года назад +1

      As 70

    • @mustafeaarsaleeban7013
      @mustafeaarsaleeban7013 3 года назад +2

      Walalayaal waxaan idiin hayaa in Adigo Gurigaga jooga aad shaqaysto oo waliba si fuduud Horuumar ku gaadho sidookale waxaan idiin hayaa dawadi gaasta oo iminka soo baxay qofkii Raba iyo dadka intaa ganacsi fuduud rabta waxaan Leeyahay WhatsApp ka nagala soo hadal thanks all people

  • @ikhlaasmohamed8921
    @ikhlaasmohamed8921 3 года назад +391

    Inta quraanka jecel heesta neceb like haiisaarto

  • @diegocosta6634
    @diegocosta6634 3 года назад +177

    Heestaan 1m Markay gaarto
    liketa isaar brother and sister
    ❤❤🙏

  • @kingabdullahi8367
    @kingabdullahi8367 3 года назад +381

    Heestaan Intaan sugaayay Lama maleyn karo Qoraalkeyga Hadaad aragto like iisaar Abwaanad kaaba Ahxmed caydiid iyo iskilaaji Oo is hellay Magaalka shidid Danbo uma baahno❤🥰💫👏👏🤴🥰👸👏

    • @singergaltiman853
      @singergaltiman853 3 года назад +2

      Zxb SUBSCRIBE Isaar Moha Nuuriye Tube Ana Waan Kuusaraye Zxp 😎😎😎😎😎

    • @kingabdullahi8367
      @kingabdullahi8367 3 года назад +1

      @@singergaltiman853 hayeh zxp Qali

  • @123iskilaaji
    @123iskilaaji 3 года назад +66

    Aadbaan ugu mahad celinaya dhamaan axsaabta fanska iyo freindska kuxiran pagekaan fankaygana taageera guuleysta 👑👑👑👑👑

  • @sagaladam4186
    @sagaladam4186 3 года назад +32

    Abwaanada da’da yar ee Ayaan kaaba ayaa samaysay ereyadan, waa ii farxad.
    Dumar badan oo abwaaniin ah waan u baahanay. ✌🏽😻

  • @mahametfigoh.
    @mahametfigoh. 3 года назад +15

    Anuu yaape izkalaaji waa fanaanka 10 sano ee udambeeyay ugu samaynta badan fanka hadana heesiHiza wax reaction laga bixiyO man arg waaYo waLi you tuper lama haaYo heeztan kasoo hadlay iyo Heesti kun jeer qosal maalintada oo samayN dad badan kuyeelatay fikirkaagu waa muhiiim🥵🤚🏿💪🏿izkalaaji anaga ku garap taagan my big fans♥️✅

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 3 года назад +374

    ISKALAAJI
    1. Fanaan cod dabecsan leh
    2.Laxamiiste Heesiba Hees ka daran thy
    3. Naaxiyada somaligana wuu keena Yaa ila qaba fikirkaas inu Yahay fanan dhan kastba ka dhisan✌👏👏

  • @rahmaaay8642
    @rahmaaay8642 3 года назад +765

    Waligiin Ma Argeteen Heesaha Iskalaaji Oo Raection Laga Bixiyo Horta🤔😁

  • @ridwanmohamud5134
    @ridwanmohamud5134 2 года назад +1

    Kun iyo 200 iyo dheer comment baa laga bixiyey mkd kaliyo wax xun ka sheegaya maan arag
    Nin waa ronaldaha soomlida ee funka keep up legened iskalaaji

  • @Cocoady134
    @Cocoady134 3 года назад +27

    Only majeerten like ha i saaran aaway boqortoyadi mj👏👏👏❤❤😍 wn idin jecelahay ano ah duriyadi sheekhu dhalay✋❤❤

    • @suleimanawlisse8831
      @suleimanawlisse8831 Год назад

      Am MJ and this is bullshit 😢. Iskilaaji is a national treasure not for Cheap azz qabiil

  • @mrzack4124
    @mrzack4124 3 года назад +76

    Iskilaaji fanaan kaliya ma ahan ee waa dhaqtarka qalbiyada alllow cimrigaaga dheere
    Liiban jama another level bro Keep going🔥❤

  • @yayaGGMU6770
    @yayaGGMU6770 3 года назад +146

    Faanan ka kaliya ee dhalinta tageera hadaa igu racasanthy like ta dhac ku sii
    Legened iskalaaaji👋👊

  • @farhanbulale5548
    @farhanbulale5548 3 года назад +21

    Inanta Heesta Sameysya waa Gabadh Cajiiba, Ayaan🙏

  • @farhanhdhimbil4998
    @farhanhdhimbil4998 3 года назад +86

    Iama from Hindi I love somali songs war wallay Ka tahee burcaan dhex galgalanayaaye like hayla dhaafin.

    • @amalali4761
      @amalali4761 3 года назад +1

      😂😂😂from hindi👐

    • @sabriinadiamond2736
      @sabriinadiamond2736 3 года назад +2

      Wllhi waad iga qoslisay wllo🤣

    • @hiboobsieh8866
      @hiboobsieh8866 3 года назад +1

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wax waalan halkaad joogtan kaaga qaadnay wllo

    • @mohameddaahir588
      @mohameddaahir588 3 года назад +1

      Iska laaji fanan somaliyed weye hoy halaga xishodo

    • @sucadkabajawle6519
      @sucadkabajawle6519 3 года назад

      Waxaan ku dhaho garan maayo ee afkaga caano lagu qabay iyo malab waan fanaanka aan taageero ma arag iskalaaji mooyee

  • @akaashali9542
    @akaashali9542 3 года назад +157

    Dadkii i dhaliili jiray
    Hadaan iska dhicinayaa
    Dhaxdeena kuwii ku jiray
    Dhoosha u cadeynayaaa
    Dhibkeeni kuwii necbaa
    Dheef baan u rajeynayaa
    Midaan dhalandhoolayee
    Hadaan dhuulka qabanayaa
    Hadaan dhiceyga timid dhab
    Baan u xadreynayaa
    Dhaxaan rajo dhaawilee
    Hadaan dhaanteynayaa
    Abwaanad Ayaaan kaba /Legend iskalaaji /lagend libaan jama/macalimuu furinle guusha korkiin ha ahaato🙏

  • @abdizamad7664
    @abdizamad7664 3 года назад +47

    ISKILAJI nin laxakiisa wato
    Dhan walbo kadhisan dadkii idhaliili jiray hadan iska dhicinayaa good SONG libaan jamac keep GOING 😍✌👏👏

  • @nhja7973
    @nhja7973 3 года назад +31

    Allah yaa cizak Abwanad Ayan kaaba💕🤗 inaader waa gu mahad santahaye for the beautiful song. you are welcome to your homeland Jamuriyada Baraqaysan SOMALILAND.

  • @ganacsade_hannad
    @ganacsade_hannad 2 года назад +50

    Heestaan Waxaan Daaranayaa Marka Uu Alle Hamiga Aan Ku Haminaayo Ii Sahlo Anoo Mogadishu Ku damaashadayo Insha Allah Haduu Alle Idmo 🤲😢📿🙏

    • @MullaMadar
      @MullaMadar 2 года назад +4

      Allaha kuu sahlo my bro waa bil ramadaane🔥

    • @ganacsade_hannad
      @ganacsade_hannad 2 года назад +1

      @@MullaMadar
      Aamin yaa rabi Wallaal Mahadsanid Adna Sidoo kale Insha Allah Hamikaga Alle Hagu Rumeeyo 💯👏

    • @nimcoahmed7658
      @nimcoahmed7658 Год назад +1

      @@ganacsade_hannad wakhtii dheer ka bacdi mq heshay wllo hamigagii???

    • @ganacsade_hannad
      @ganacsade_hannad Год назад +1

      @@nimcoahmed7658 maya sxb weli halgan baan ku jiraa allaah hamiyadeena inoo sahlo

    • @nimcoahmed7658
      @nimcoahmed7658 Год назад +1

      @@ganacsade_hannad amiiin wllky insha allah zhp anba in badan nasiibku wuu iga xumaday hadana qalbi jab ayan ku jira lkin waan ka baxaya insha allah 🤲🤲🤲🤲

  • @abdulahikeno7092
    @abdulahikeno7092 3 года назад +86

    Iskilaahi iyo bk hal mid isaga ekaayeen dhamaan waxay ka hadlaan events and life waxaa mooda inay adiga kugu socoto labadaba nabad baan urajaynayaaa

  • @abdirahmanahmed3727
    @abdirahmanahmed3727 3 года назад +38

    Si fudud ayan udhihi karaa Another level maxa yeelay heesta in lafahmo micnaheda iyadoo aysan bilaaban waa wax wngsn soomaalidana kucusub iskalaaji iyo liiban jama horey usocda 💯🙏🇸🇴

  • @hoodocraxmaan1903
    @hoodocraxmaan1903 3 года назад +10

    Legend iskalji intaa dawanayzaa heeztan markay gadho 1m like ku qabtaa

  • @iqramohamedabdi4503
    @iqramohamedabdi4503 3 года назад +11

    Legend inu iskalaaji yahay inta ila qabto 💋❤️

  • @mahaddaacad9444
    @mahaddaacad9444 3 года назад +149

    Iskalaaji fanaanka Kaliya Ee Ka Soo Heesa Marxalad Kasta Oo Bulshada Somaliyeed Ay Ku Suganyihiin, Waxaan Leeyahay Guuleyso, Waxaana Si Gaara U Salaamayaaa Team Liiban Studio

    • @aishasalah3540
      @aishasalah3540 3 года назад

      Kuguracsanhy wllo😍

    • @madaxey1994
      @madaxey1994 2 года назад

      Mahad Daacad madrid boy 😂🙏 lipx ste

    • @mubaarikahmed3606
      @mubaarikahmed3606 2 года назад

      Waa habeen ramadaane ilahay haku naxariisto, jannadanna haka waraabiyo walaal mahad daacad😞

    • @hidan268
      @hidan268 9 месяцев назад

      ​@@mubaarikahmed3606bisinke madhimayay misa wad iska dhahosa

  • @shakuuryare45
    @shakuuryare45 3 года назад +38

    Fanaaniinta fara kutiriska ee legend ah oo uu kujiraa iskalaaji like kutaageer

  • @adowadam301
    @adowadam301 2 года назад +2

    Wa fanaanka kaliya fanka ugujira bashal iyo xarago ma ah kuwa shaqada ay uthy fanka 1 hees aya waxaa lagu isticmala 10 joog o suit ah all in all nolow intay nolol jirto iskalaji

  • @Futuresompres
    @Futuresompres 7 месяцев назад +3

    2024 Teamka isbadalka samayn doona baa salamay hadana amusnaanta ku shaqeeya😂😢😂😢❤😢😢 guulaysta idin alla
    Mustaqbalka waa mid qurux badan❤ hadii la dadaalo

  • @sabiriinfanah3860
    @sabiriinfanah3860 3 года назад +33

    Illyw Kn ano argin ha idlin kkk mi fnan tgero buxa uhy wllh m.a
    Iskilaaji ❤💉💋

  • @cabdicasiismaxamuudmacalin869
    @cabdicasiismaxamuudmacalin869 3 года назад +11

    Legendka isma qariyo iskalaaji 2020 maxaan ku tilmaamna woow kuwii idhaliili jiray

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre 3 года назад +4

    Haddanad Ku Dheelahayn Naftan Ku Dhiibaya Hadanad dhibayn marqudha dhabtan ku saaraya❤
    Heestan caawa way itabanaysa

  • @vodafonevodafone874
    @vodafonevodafone874 3 года назад +4

    Fananka kaliya enku raxesto codkiisa heestan waxay ku sobegtey wakhti gusheydigadhay ilahayo inta hadheyna idhame kuwi idhalilijirey xanteyda kuwijecla waa hesta malin ciyalkeyga adunka ugu jeclahey 8 sano kadib diban an ukulmeyno an kusodhaweynayo rabiyo riyadayda ihagaji inta hadhey 🙏😇❤️🏆

  • @ahmednani1659
    @ahmednani1659 3 года назад +26

    Hesta 1m mrly gadho love isara😘🥰

  • @caliamerica787
    @caliamerica787 3 года назад +10

    Qof walba heestaan dhageysigeda usoo galay like ta dhac isaga sii 😍👏19 Februar 2021😘❤️✌️

  • @munamanka9816
    @munamanka9816 3 года назад +6

    Hadaa dhinacaygii timid
    Dhab baan uxadraynayaa❤️
    Dhaaxaan rajo naawilee
    Haddaan dhaantaynaya❤️

  • @bilegandaa8022
    @bilegandaa8022 3 года назад +9

    Hadii aad halkan usoo gashay in dhageysato heesta iskilaji like 👍 isaar

  • @mohajnr11vlogs66
    @mohajnr11vlogs66 3 года назад +10

    Iskalaaji libaax 😍😍
    Heestan dhinac walba way ka dhisantahy.. Just wooow

  • @nuraali8671
    @nuraali8671 2 года назад +11

    Yaaa Salaam Al fanan the only legend Iskalaaji. Sending love from Christchurch 👏😍😍😍👌👍👏😍

  • @karbaash_halaal2824
    @karbaash_halaal2824 3 года назад +42

    Iskalaaji always looking classic and fashionable😍🔥🔥

  • @mustafebootaan6727
    @mustafebootaan6727 2 года назад +4

    Heestan yaa dib ugu soo laabtay oo soo daawaday gabdhii aroosada ahayd

  • @djmo101
    @djmo101 3 года назад +27

    Yo, he’s a Sharp dresser and voice to match 🔥🔥

  • @abdullahifarah4194
    @abdullahifarah4194 3 года назад +21

    Who else loves iskalaji’s Laxan!!!! 💖

  • @dahabimodel6522
    @dahabimodel6522 3 года назад +7

    the one and only Somali superstar legendary iskalaaji go forward
    codka:100%
    laxanka:100%
    stayleka :100%
    video:100%

  • @fatumaismail9734
    @fatumaismail9734 3 года назад +11

    Hees waa dHaaFTay Tan iskalaaji keep going teach

  • @muhammadibraheem5397
    @muhammadibraheem5397 3 года назад +93

    The lyrics 100%
    The music 🔥
    The words 💯
    The dresscode 100%
    The editor and and producer 💯
    Iskalaji my favorite

  • @sacdiyoabdisalan1367
    @sacdiyoabdisalan1367 3 года назад +5

    Dadkii idhaliili jiray
    Haddan iska dhicinyaa 🥰🔥💯
    Eshcalaa hees iyo badh 💞
    Iskalaji fanan buuxa🥰🤩
    Liibaan jamac salan sare👋🥰

  • @mubarakbuuh1831
    @mubarakbuuh1831 3 года назад +10

    Inta hestan inay ka hadlayso umalaynayah like isara 👂👂👂👂

  • @AbdulkadirShueb
    @AbdulkadirShueb 3 года назад +5

    Heestan qofkii tiktok ka soo arkay sida aniga cml love dhac dheh hee ✌️✌️✌️

  • @abwaanabdisalaan4762
    @abwaanabdisalaan4762 3 года назад +8

    Fanaanka somalida Aan xushmeeyo
    cabdi casiis iskalaji iyo liibaan jamaac
    alla ha idin sharfo dhamantiin
    ana wll subscerebe isara

  • @issa7086
    @issa7086 3 года назад +15

    He never age he looks the same past 20 years mashallah

  • @bushaarmaxamuud5772
    @bushaarmaxamuud5772 3 года назад +9

    Kaaba Axmed Caydiid, cidi ma hor istaagi karto 🙆‍♂️❤👏👏👏👏

  • @aboubenabou4498
    @aboubenabou4498 3 года назад +1

    Hadaan dhantanaya dadkii dhalili jirey hadan iska dicinaya waa runti mido laxan cajuba heley al ustad abdicssiis cali isse iskalaji the legend magac maskine kamaha waa runti fanan tagaay ooo fogaday iyo madaleh ahmed wali furinle musician somaliyeed oo ka faro macanii majiro hasocto hambalyo dheman bahda liban studio...

  • @waaweenkacade9693
    @waaweenkacade9693 3 года назад +19

    Jimco wangsan Somali ween like ha ila dhaafin inta iga dambayso 🙏👍

  • @fardoosoibraahim2104
    @fardoosoibraahim2104 Год назад +3

    walee markaan hamigayga gaato baan heestan daaran doonaa allow amuurta ii sahal waxana ku suguna hay from uganda🇺🇬

    • @xbetofficiall3794
      @xbetofficiall3794 Год назад

      Wllhi sidoo kle meeshaan jooga sugaaya hamigayga😱

  • @hamseabdi7308
    @hamseabdi7308 3 года назад +1

    Jay arsenal inta maqli jirtay ee manta aragtay love dhac ku ziya

  • @aynihussein1707
    @aynihussein1707 3 года назад +14

    In lagu dhaliilo Yaa keenay ? Inaan isdhaliilno yaaka shaqeeyay mindhaa anaga keenay 🤔 maynu iska deyno dhaliisha oo malaa yacniga😀 like saar noo 💃Lee iyo asxaabtaada Saluting you 🥳

  • @rayaancabdi9306
    @rayaancabdi9306 3 года назад +5

    1M markay gaarto iso qabta 🤙

  • @yusefabdullahi1567
    @yusefabdullahi1567 3 года назад +8

    Another classic song from the one & only legend Iskalaaji Sxb noo loow nin culus aatahay 👌👍👏

  • @Miracle.74
    @Miracle.74 3 года назад +22

    Hadadan ku dheelahayn
    naftan kuu dhiibaya
    Hadadan dhibayn mar
    qudha dhabtan ku saraya
    🥰

  • @abdirahimofficial8298
    @abdirahimofficial8298 3 года назад +8

    Hadaa walidkaga qalbiga kajecesh ISKALAJI aa kuhaysato ( like saar)〰️〰️🔜
    ⤵️ ⤵️

  • @sabmus9817
    @sabmus9817 2 года назад +5

    Masha Allah, Great Artist, Allah Ya Cizak Legend Iskilaaji, Your My Number One Favourite Singer .

  • @mosuuriya4104
    @mosuuriya4104 3 года назад +7

    Inta ninkan stylekiisa🔥❤💯 ku haysata like dhac kusiiyaa

  • @marwoabdi8018
    @marwoabdi8018 3 года назад +6

    Fanka ninka gacanta kuhaya💕💕💕💞legend the 1and only iskalaji💕💞💞

  • @abdimahadhassan9776
    @abdimahadhassan9776 3 года назад +6

    Woow waa fanan latageero waana mudan yahay❤️❤️❤️👍👍👍

  • @captainmo77
    @captainmo77 3 года назад +6

    Fananka ugu heesaha badan somalida Uguna tayada fiican

  • @muxudiinmoddel916
    @muxudiinmoddel916 3 года назад +4

    Manta ana ugu horeyo reeer Liban jama like iku so dhoooba

  • @maanhaji5534
    @maanhaji5534 3 года назад +3

    Hadaan ku dheelahayn naftaan ku dhiibayaa
    Hadadan mar qudha dhibaynin dhabtan ku sarayaa axsan eyaro laxan 😘😍😍

  • @libanfaris8532
    @libanfaris8532 3 года назад +7

    Ala yaa cizak my favourite singer.. noolow in badan my brother 🙏

  • @farhanabdiciise5869
    @farhanabdiciise5869 3 года назад +5

    Lkn somaliidan ma isku ogoola waar liiban jama wlahi waa legand e e supescreb uu saara hal malion aan garsiino wah wixi dhiiglo kaaca somalia guil

  • @abdirisaqqurbaawi6404
    @abdirisaqqurbaawi6404 3 года назад +9

    Dadki idhiliili jiry hadan iska dhicinaya 😍
    Dhibkena intii necbed guul bn urajeenaya 😍
    Dhaxaan rajo naawile hdan dhaantenaya 😍
    Wow so talented

  • @farahsaed8329
    @farahsaed8329 3 года назад +7

    Wooow legend to legend iskalalji hees qof wlaba taabnaysa❤❤🙏🙏

  • @abdirisaaqsanka3592
    @abdirisaaqsanka3592 Год назад +3

    Abwaanad ayaaan kaaaba wlhi abwanada qarniga tahay shoodhe❤❤❤

  • @nawalsaid1658
    @nawalsaid1658 3 года назад +5

    Iskalaji fanaan aanu dunida ugu faani karno codka allaha kuu barakeyo ❤❤❤❤

  • @Afisa543
    @Afisa543 3 года назад +7

    3 weeks one milyan iskalaji legend waye😋😋keep going😊✌

  • @umumarsum6847
    @umumarsum6847 3 года назад +2

    Fanan iskalaji ka heeso macan oo ka cod macaan ma jiro heesihisa dhan hadad dawato mid walba marxalad bay ku galinaysa m waygadhaa

  • @yusufgaban7460
    @yusufgaban7460 2 месяца назад

    Masha Allah Legend Iskalaaji Inaba Caadi Maaha Heesta , What a Voice, Music And Lyrics. Dhaliisha Somalida Waa Waxey Caadeysatay, Heesta Qof Walbey Taabaneysaa, Allah Ya Cizak Al Ustaad Iskalaaji.

  • @maymuunxasan6780
    @maymuunxasan6780 3 года назад +8

    Dadki I dhaliil Jiray Hadan Iska Dhicinaay Dhibkeen Kuwee Nicbaa Dheefbaan U Wadaa Really Heesta ani Igu socta Inta Ila Qabta like

  • @ayaanlemhd1348
    @ayaanlemhd1348 3 года назад +10

    ISKALAAJI Ninka 2020 U SHIDINYHY 👌🙏

  • @sakariamustaphe5577
    @sakariamustaphe5577 3 года назад

    C.casiis ciise cali (iskalaji)
    Kaaba ahmed aydiid
    Ahmed wali ibrahim furinle
    Liibaan studio
    Waalayskugu tagay iga dheh👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼

  • @aboudidier9880
    @aboudidier9880 3 года назад +2

    Liban jama the only production studio ooo ugu horeyaay fanka somaliyed.keep going brother

  • @abdifatahmohamudsalad655
    @abdifatahmohamudsalad655 3 года назад +6

    ❤️Abwaanad + fanaan + musician==
    ❤️Ayaan ahmed ❤️Iskalaji ❤️Furinle
    ❤️❤️❤️❤️❤️Jaceyl bulsho ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @malmo4235
    @malmo4235 3 года назад +50

    I became addictive to this guy voice allow no dambi dhaaf his also very charismatic 💖💖💖❣️❣️💖💖

  • @nuuxmc6525
    @nuuxmc6525 3 года назад +2

    Sida xawliga ah ay kusocoto wan Ka helay ,,proud to be Somali ,call me when this hit 1M

    • @ikranvani4803
      @ikranvani4803 3 года назад +1

      ok drop ur number 😂😂😂

  • @habonmoumin4423
    @habonmoumin4423 3 года назад +16

    Fanan dhamestiran laxan cod danse style everything funs form Djibouti

  • @jasminfarah6230
    @jasminfarah6230 3 года назад +3

    Somalidu quruxda jeclaa hadan ma rabaan in ayay dalkood qurxjstaan ma layaabten?

  • @apdyezak7479
    @apdyezak7479 Год назад +4

    Fanka somaliyed quruxdisu waa reer waqooyi ❤

  • @AhmedOmar-vt6qu
    @AhmedOmar-vt6qu 3 года назад +2

    Wiil hoog iskalaaji xarago iyo labis lagu gaari waaa abwaanad kaaba hees another level ah legendry💥💥💥

  • @yahyehusein4418
    @yahyehusein4418 3 года назад +4

    2019 iyo 2020 iskalaji inu kacsan yahay ya ila arka hada iga dambeso i like ha ila dafin

  • @romaalrihaaaniofficial3150
    @romaalrihaaaniofficial3150 3 года назад +6

    Heestan Intan Radiyy Markan san ufuro ba Shakada ikaso hor baxda San wn ka labta Heesta bay ku jirta shekadu cwa kahor ma Fahmin😥Pinned by Libaan jama🎻

  • @hafsosaiid4139
    @hafsosaiid4139 3 года назад +64

    Legend iskaalaaji💯

    • @4d63
      @4d63 3 года назад +2

      Hafso saed legend

    • @mohaofficial7766
      @mohaofficial7766 3 года назад +1

      Subscribe isaar ilaahy dartiis

  • @queenmudug660
    @queenmudug660 3 года назад +2

    Inta iskalaaji tagerto like dhac kusii iskalaaji noolow intay nolol jirto fanaan cod iyo heeso macn waan kuwata❤❤

  • @zahramohamed3631
    @zahramohamed3631 2 года назад +2

    Mashaalah I love the music.more love Iskalaji ♥️🔥🔥🔥

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 3 года назад +3

    Xidiga 2020 iskalaaji keep going hees laba maaha
    Liban jama keep going 💪

  • @mohamedabdulkadirali1582
    @mohamedabdulkadirali1582 3 года назад +3

    Fanaan weyn Cabdicasiis iskalaaji waa fanaan cod macaan oo badanaa heesihiisu mico sameeyaan like saara inta igu raacsan

  • @nimcofarah9286
    @nimcofarah9286 3 года назад +2

    Abdi asisi isjalanji fanan an codka layskuhaysan kuwata music furunle nin gacan mcn nolow adiyo xaskaga azma 💉💋💋♥️

  • @nimcaanonkod
    @nimcaanonkod 3 года назад

    Fanaankii codka tolmoonaa ustaad ISKALAAJI
    Ereydii ayaan kaaba
    Music ciiltire furinle ee qarnigan
    The best liibaan jaama hore usocda ❤️❤️

  • @anasirhussein8063
    @anasirhussein8063 3 года назад +4

    Xabiibul malayin tagero number 1 legend iskalaaji..❤️👑🔥

  • @firdousahmed2485
    @firdousahmed2485 3 года назад +15

    😂😂😂😂Wow iskalaji Caan buu noqdey hesihisa milayan wey gaadhi Bareejo weyo guled iyo Nimcan iska barajee team iska laji is mujiya

    • @wadania932
      @wadania932 3 года назад +1

      Waligiis caan ahaa iskalaji, 2013 maraykan aroos isagoo ka heesayo arkay. Arooska wuu noo shiday. Legend

    • @faadumohuseen3783
      @faadumohuseen3783 3 года назад

      @@wadania932nin majeerteen ah caanimada udhiman maxay
      Cirka baa cabaar ujira iskalaaji

  • @taxotyga5140
    @taxotyga5140 2 года назад +1

    Iskalaji nin raaged wllah pro keep join cidii kuma qabato