Bossaso waxaa kharibay oo nabada u diiday waa maxamuud saleeban dhilaa hoyadood dhashee goboladooda ayeey Bossaso canshuurteeda ka dhisteen anaga hadaa dishiishe nahay waan fahan sanagay reerkaa Dan tayada ayaan ku wadanaa markaa Dan tayada aan ku gaarno ayaa ka baxaynaa mareero state of somalia 🇸🇴 dhismaheeda ayaan wadnaa reer la guumaysan karo ma jidho sanadkaan puntlnd maxamud saleeban ayaa biil ku qaata iyo qandaraas dadka kale waa waxba yahay buud beey kula tunteen ragaan cidna kama xaniyo badna nin walba hubkiisa waa uu wataa buq laaneey
Ruuxba meel ku faraxye aniga Daarahaan dheedheer o an ku farxad la ahay hadi an cafimaad qabo sow Wiiloow sidaadad Dalkena Dhul Udug ku Aan damaadhaaden masha allah
Foolxumada, Nidaam xumada, Wadda xumada, Qashinka Wasakhda, Subxaana allah. Dadkaan iyo Dalkaan Ilaahay kasokow, kaliya waxaa wax ka qaban kara Kim Jong Un bes. O walahay ah. Magaaladaydi wan uxiisay lakin inay aragtidaas lahaato 2022 aad ban uga xumahay walahay. Ilaahay Dalka hannooga qabto Bahalaha Gacanta kuhaya ee Maamul isku sheegga meesha kajira. 🥰
Somaliya khalad weyn oo xaga wado marista ah baa ka jiro labo mid un hala sameeyo in gawari isterin bixidle ah dalka lakeno ama wadada dhanka bidix laga raaco sidaan khalad weye, my bosaso my city ex raf iyo raaxo 2009 baa igu damaysy allow barake bosaso.
Mar horaan arkay in gawaarida meel khaldan laga wado, misana seed khaldan ay haystaan. Ama sida Kenya UK in seedka laga dhigo, ama waa in laga mamnuucaa gawaarida midigta laga wado. Waxay ila tahay, maamullada Soomaaliya ka jira kumba baraarugsana mashaqada meesha taalla
Bosaso meeshan yaraantaydii kuso qaatay
Beautiful city

Bosaso Heeso badan ba lo qadaay e Kuwaada So Saara videoka
A lot of Toyota Probox.
Bosaso deeqa meel aan jeclahay 🥰🙏
Maanshalah ❤❤❤❤
❤❤❤
❤❤❤❤😮😮
❤❤❤ puntland is perfect land🎉❤❤❤
Bosaso ❤️😘💙
Masha allah bosaso deeqa xasuus badan Ayaan galaya waxa igu danbeysay 2/10/2014 sidaan ogasoo tagay Dib uguma laban Dhaxan pro Mahadsanid walal soo badi muqalada bosaso deeqa ❤❤❤❤❤
Hablahaa laha mudane reer puntland we love you gabdhahayga 🇺🇿🤴
Mashaallah
Ruuxba meel ku faraxye aniga Daarahaan dheedheer o an ku farxad la ahay hadi an cafimaad qabo sow Wiiloow sidaadad Dalkena Dhul Udug ku Aan damaadhaaden masha allah
Markan videogan dawadey waxan go aan sadey in aan imaado bosaso
Imow sxb waa magaalo fiican
Foolxumada, Nidaam xumada, Wadda xumada, Qashinka Wasakhda, Subxaana allah. Dadkaan iyo Dalkaan Ilaahay kasokow, kaliya waxaa wax ka qaban kara Kim Jong Un bes. O walahay ah. Magaaladaydi wan uxiisay lakin inay aragtidaas lahaato 2022 aad ban uga xumahay walahay. Ilaahay Dalka hannooga qabto Bahalaha Gacanta kuhaya ee Maamul isku sheegga meesha kajira. 🥰
Qashin ma arko nidaam xumo se iyo is bar baryaac waan arkaa
Wasaqda xage ku aragtaa xolo magalo ka qurux badan somalia 🇸🇴 kuma taalo Bosaso inta lamiga aragtaa solaportal ka soo daawo
Good job brother
5 men for 3 men
Ku soco
Somaliya khalad weyn oo xaga wado marista ah baa ka jiro labo mid un hala sameeyo in gawari isterin bixidle ah dalka lakeno ama wadada dhanka bidix laga raaco sidaan khalad weye, my bosaso my city ex raf iyo raaxo 2009 baa igu damaysy allow barake bosaso.
Mar horaan arkay in gawaarida meel khaldan laga wado, misana seed khaldan ay haystaan. Ama sida Kenya UK in seedka laga dhigo, ama waa in laga mamnuucaa gawaarida midigta laga wado. Waxay ila tahay, maamullada Soomaaliya ka jira kumba baraarugsana mashaqada meesha taalla
Ahmed egal song . Who is the Singer Cool video thanks
Thanks bro Xiliga Barwaqadana mar noo soo dub Bosaso ilaa Gaalkacyo
Igu halee sanadkii marbaa adaa
Carurteyda ba dawadiiyey saka. Thanks wll
Waxaan dhihi karaa waa magaalada sadexaad ee Somalia 1. Muqdisho 2.Haegeisa 3.Bosaaso. 4.Kismaayo. 5. Baydhabo
4garowe galkacayo baydhabo kismaanyo
Mashallah
Haye suldan waa igu ogtahay
Meshaan maaha bosaaso wa garowe
mansha allah soo badi muuqaalada habeenkii
Video ka qurux badan ma daawan. Thanks for uploading.
You welcome bro
Kuwo kale oo badana waa soo wadaa
@@dhaxanpro6276 Waa lagaa sugayaa
2007 ba igu danbeysay bosaso wa u xiisey
Xasuus Bosso 2016 wadadan so maray Mar kalana kuma soo laban badaa sii jiidhay waa uxiisay dhul udug my home 🏡🙁❤️😭
Mashallah vloga ugu fiican oo boosasa mahadsanid sxb fariid so badi flogyada
Thanks bro
Thanks bro
Biibshe 👈👍✌💯💔💗