Bosaso 2022

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 сен 2024
  • Bosaso 2022

Комментарии • 27

  • @abdiabukar213
    @abdiabukar213 Год назад +3

    Masha allah bosaso deeqa xasuus badan Ayaan galaya waxa igu danbeysay
    2/10/2014 sidaan ogasoo tagay Dib uguma laban
    Dhaxan pro
    Mahadsanid walal soo badi muqalada bosaso deeqa ❤❤❤❤❤

  • @sharmarke12ahmed67
    @sharmarke12ahmed67 2 года назад +6

    Somaliya khalad weyn oo xaga wado marista ah baa ka jiro labo mid un hala sameeyo in gawari isterin bixidle ah dalka lakeno ama wadada dhanka bidix laga raaco sidaan khalad weye, my bosaso my city ex raf iyo raaxo 2009 baa igu damaysy allow barake bosaso.

    • @aarkamudug4478
      @aarkamudug4478 2 года назад

      Mar horaan arkay in gawaarida meel khaldan laga wado, misana seed khaldan ay haystaan. Ama sida Kenya UK in seedka laga dhigo, ama waa in laga mamnuucaa gawaarida midigta laga wado. Waxay ila tahay, maamullada Soomaaliya ka jira kumba baraarugsana mashaqada meesha taalla

  • @dahaar29
    @dahaar29 2 года назад +6

    Mashallah vloga ugu fiican oo boosasa mahadsanid sxb fariid so badi flogyada

  • @zakariyeali4803
    @zakariyeali4803 4 месяца назад

    Bosaso deeqa meel aan jeclahay 🥰🙏

  • @abdulahiabukar4621
    @abdulahiabukar4621 2 года назад +6

    Waxaan dhihi karaa waa magaalada sadexaad ee Somalia 1. Muqdisho 2.Haegeisa 3.Bosaaso. 4.Kismaayo. 5. Baydhabo

  • @siciidelmi5769
    @siciidelmi5769 11 дней назад

    Beautiful city

  • @katrajama8077
    @katrajama8077 2 года назад +3

    Carurteyda ba dawadiiyey saka. Thanks wll

  • @muhanadahmed7341
    @muhanadahmed7341 2 года назад +4

    2007 ba igu danbeysay bosaso wa u xiisey

  • @sahrasunshine8038
    @sahrasunshine8038 7 месяцев назад +1

    ❤❤❤

  • @NASIRJIIM2807
    @NASIRJIIM2807 2 года назад +2

    Markan videogan dawadey waxan go aan sadey in aan imaado bosaso

  • @VOICEOFAFRICARADIO5
    @VOICEOFAFRICARADIO5 Год назад

    Mashaallah

  • @MohamedAbshir-rz7jo
    @MohamedAbshir-rz7jo Месяц назад

    Bossaso waxaa kharibay oo nabada u diiday waa maxamuud saleeban dhilaa hoyadood dhashee goboladooda ayeey Bossaso canshuurteeda ka dhisteen anaga hadaa dishiishe nahay waan fahan sanagay reerkaa Dan tayada ayaan ku wadanaa markaa Dan tayada aan ku gaarno ayaa ka baxaynaa mareero state of somalia 🇸🇴 dhismaheeda ayaan wadnaa reer la guumaysan karo ma jidho sanadkaan puntlnd maxamud saleeban ayaa biil ku qaata iyo qandaraas dadka kale waa waxba yahay buud beey kula tunteen ragaan cidna kama xaniyo badna nin walba hubkiisa waa uu wataa buq laaneey

  • @SadaliTinting
    @SadaliTinting 10 дней назад

    Bosaso meeshan yaraantaydii kuso qaatay

  • @MahamudsaidMire
    @MahamudsaidMire 2 месяца назад

    Bosaso Heeso badan ba lo qadaay e Kuwaada So Saara videoka

  • @jeantoussaint9818
    @jeantoussaint9818 3 месяца назад

    A lot of Toyota Probox.

  • @gaacircadde3729
    @gaacircadde3729 8 месяцев назад

    ❤❤❤❤😮😮

  • @ankararuzgar2940
    @ankararuzgar2940 2 года назад

    5 men for 3 men

  • @MohamedAli-dn6ff
    @MohamedAli-dn6ff 2 года назад +2

    Ahmed egal song .
    Who is the Singer
    Cool video thanks

  • @ahmedizayoz5931
    @ahmedizayoz5931 2 года назад +1

    Foolxumada, Nidaam xumada, Wadda xumada, Qashinka Wasakhda, Subxaana allah. Dadkaan iyo Dalkaan Ilaahay kasokow, kaliya waxaa wax ka qaban kara Kim Jong Un bes. O walahay ah. Magaaladaydi wan uxiisay lakin inay aragtidaas lahaato 2022 aad ban uga xumahay walahay. Ilaahay Dalka hannooga qabto Bahalaha Gacanta kuhaya ee Maamul isku sheegga meesha kajira. 🥰

    • @halallemoh8922
      @halallemoh8922 2 года назад

      Qashin ma arko nidaam xumo se iyo is bar baryaac waan arkaa

    • @xariiromar8367
      @xariiromar8367 2 года назад

      Wasaqda xage ku aragtaa xolo magalo ka qurux badan somalia 🇸🇴 kuma taalo Bosaso inta lamiga aragtaa solaportal ka soo daawo

  • @AbdulkadirAbdullahi97
    @AbdulkadirAbdullahi97 Год назад

    Bosaso ❤️😘💙