Комментарии •

  • @iglancaday2586
    @iglancaday2586 6 лет назад +3

    Ilaahay Somalia cdaalada hanoo keeno yaarabi wadankeeni dhiiga micna daradaa aqli aan kujoojino nasii aamiin yarabi

  • @mediaonelive6702
    @mediaonelive6702 6 лет назад +11

    Daud xanafar fanan qaali ah umada somaliyed ay jeceshahay ehelakaga ilahay ka badbadiyo cadowga

  • @zahraali8161
    @zahraali8161 4 года назад +2

    Asc wr wb
    Gacanku dhiigle markasta Waa in la qisaasaa
    Tana codkaga wax shaqo kuma laha Xanfar yare Waanu ku jecel nahay lkn tani waa mid Diinta islaamka xukunkeedana fanaan shaqo kuma.laha Xanfar adigu ilahaga u noqo Waan cod macaana aakhiro Waxba kaama caawinaya 10 walaalo ahi hadey qof u heshiiso waa in la qisaasaa nebigena yidhi scw magaalo dhan haday qof u heshiiso magalada dhan inuu qisaasi lahaa Marka baryo Iyo xildhibaanimo Waxay ka tahay baa iska yar. Allaha Ina Cafiyo.

  • @aragsanilovemom9856
    @aragsanilovemom9856 6 лет назад +1

    Aad ayaan ooga xumahay anoo reer muqdisho ah 😢😢😢😢😢😢😢 sh makaawi waa shiiq nagu qaali ah

  • @nasiibabdi2468
    @nasiibabdi2468 6 лет назад +17

    adunyada dadka ugu xun waa somali wlhy hadii somali leyska badalo waan iska badali lahaa
    war dadka walaalaheen ah dhibka halaga daaayo
    viva gobooye ❤❤
    nasab ayaad tihiin wlhy

    • @HayayaabeQowrax10
      @HayayaabeQowrax10 3 года назад +2

      DADKA IS DILAY WAA ISU TOL UUN

    • @faayfaayluul3814
      @faayfaayluul3814 3 года назад +3

      Sax wllhi aaniga xataa waan iiska badali lahaa lkn xakee ka heelnaa jisiyad kale soomali waliigeed iilbixi meyso wll Nasiib Abdi sorry

    • @abuhassan673
      @abuhassan673 3 года назад +2

      Walahi aniguna waan kula qaba fikirka wayo intaan dad arkayay gaal iyo islaamba somali wax ka duliyaysan oo ka xun ma arkin, umad jahilnimo ku faanta iyaga ka hor ma arkin, waxayna qimeyan somalinimada hadana kuma dhaqman islana hadalki daa, talamintu markay raban in ay kusoo dhawadan waxay ku dhahay soo dad somaliya ma wada nihin, ma sheegto somali mana aminsani in aan ahay somali sidan u aminsanahay in Allah kaliyahay iyo rasulkeena suuban csw... intaan sheeganayo somali ma waxan wayay wax fican oo aan sheegto... as long as I’m a Muslim Alhamdulilaah... i don’t need ignorance ppl in my life...

    • @abuhassan673
      @abuhassan673 3 года назад +2

      Najiib inagu ma inagaba ah somali, waxan nahay dad islaam ah alx, islana waxan kasii nahay GABOOYE

    • @nasiibabdi2468
      @nasiibabdi2468 3 года назад +2

      @@faayfaayluul3814 ilahay heynaga saaro jaahil nimadan wll

  • @c_austt
    @c_austt 2 года назад +1

    Mashallah bro

  • @Nadahajji3371
    @Nadahajji3371 6 лет назад +5

    Allow sahal arimaha khery allah ku dhameyo alfanan

  • @hodanabdirahman6313
    @hodanabdirahman6313 6 лет назад +1

    Masha Allaah brother

  • @halyeeyqaran2064
    @halyeeyqaran2064 3 года назад

    Daauud xanfar yare boowe shan qof hal looma qisaasi karo booowe fanaan soomaaliyeed ayaa tahay waan ku taageersanahay boowe waalaga heshiinkaraa dhib maleh

  • @hooyojecel9674
    @hooyojecel9674 6 лет назад +1

    Wllkey dauud ilhey haku dayo waa nin rer puntlndah

  • @baarliinmohamed7008
    @baarliinmohamed7008 3 года назад +2

    Xaqmaaha taasi ee illaahay ha sahalo

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade01 2 месяца назад +1

    soomaaliyey hadaan anigu dawanaya videogane halkeebu ku dhamaaday arinkasi talow

  • @fariidomahad190
    @fariidomahad190 4 года назад +2

    😭😭😭😭wlhi wax fiican maha in 5qof oo fmly la xukumo xaqa allh ha u hiiliyo

  • @kaafisonalka6687
    @kaafisonalka6687 6 лет назад +1

    Waa qaldan tahay wasiir ee isa sax dowlada puntland

  • @abdirisakmohamedinadayax3956
    @abdirisakmohamedinadayax3956 6 лет назад +3

    Wan kaxumahay wll mcn illahey aa naftagoya sas u ogwo daud xanfar

  • @abdullahiiidow149
    @abdullahiiidow149 6 лет назад +4

    Shan nin oo halnin loodilayo xagee laga keenay waa xasuuq ee meesha Xukun mayaalo wlhi dulmiga haladaayo

  • @zuhuurmohamett5350
    @zuhuurmohamett5350 2 года назад

    Subxaana alllh alle ha idiin gar gaaro

  • @finiin2010
    @finiin2010 6 лет назад +4

    ilahay kabaqa dadkna cadalad baa deeqda

  • @AhmedAhmed-us3ll
    @AhmedAhmed-us3ll 4 года назад +3

    😭😭😭😭😭😭 waan kaxumahay wax kasta oo la idinkusameyay 😭😭😭

  • @NuuneYare
    @NuuneYare 6 лет назад +8

    Fanaan somali yeed nolow xanfar

  • @moadan4145
    @moadan4145 2 года назад +1

    Xanfar yare. 😭😭😭😭 sorry brother

  • @cabdikarinaxmed2302
    @cabdikarinaxmed2302 3 года назад +2

    Waa dulmi cad lkn walhy oo bilahey waxa imin donta malin aan leys dulmiyi donin war dulmiga hala dhafo somaliyey leysma xaqiro Alle dile ayaa dhinta Subxanalah subxanalah

  • @hodanabdirahman6313
    @hodanabdirahman6313 6 лет назад

    Waa runtaa brother

  • @ibnuazaan2723
    @ibnuazaan2723 6 лет назад +1

    Wlhi wa runtiii wa sax

  • @mohamedtell7925
    @mohamedtell7925 6 лет назад +2

    Daaud xanfar haloodayo reerkiisa haloodayo aabo

  • @aah9722
    @aah9722 6 лет назад +1

    Yibraha Madhibaanka, Tumaalada, Yaxraha Waa Dad Macaan oo Waligood Dagaal Sakooye Galin.Nimankan Waa Maxamed Gorgaarte ,War Tolkiin Hiil Waydiista.

  • @mohamedducale4836
    @mohamedducale4836 3 года назад

    Dulmiga iska daaya caqli maaha family dhan tiirka hala taago
    Yaan loo awood sheegan reerka gabooye
    Daarood sidan wax ka badala sidan waaa dulmi viva gabooye

  • @sjcomps9514
    @sjcomps9514 6 лет назад +1

    Fiirdaro badaana

  • @mohamedaadandon7874
    @mohamedaadandon7874 5 лет назад +2

    Fanan jira baa thy daa'uud xanfar cadowgaa ha jabo

  • @khadiijoahmed7502
    @khadiijoahmed7502 6 лет назад +3

    Wan kaxunahay wll lkn illahay aya naftagoya

  • @cabsidaallekudadaal3959
    @cabsidaallekudadaal3959 4 года назад

    Subxannalah maxkamad maaha ee waa xasuuq umadeed

  • @nasrocadeey756
    @nasrocadeey756 6 лет назад +1

    Ilahey xaqa hafansiyo umada somaaliyeed xildhiban kanoq xalada shabka ayaga ayaa kudortey 😳😭

  • @idmanxasan1572
    @idmanxasan1572 4 года назад

    Waan kaxumahy walhi

  • @saadaqbiis2096
    @saadaqbiis2096 6 лет назад +2

    Illaaah culeeeska haidinka dulqaaado

  • @Hamseabib
    @Hamseabib 6 лет назад

    xanfar yare wlhi hadal Xaqiiiqo ah ku hadleyza codkaga jecley noi alle haku zahle

  • @nasraxilwaanimahamed3151
    @nasraxilwaanimahamed3151 6 лет назад +2

    wlhi waa xanuun axaxax lkn dowlada puntiland wx haka qabato sii dhaqsa ah allow xaqa kashaqaysii dulumka allow naga qabo

  • @hamdaali601
    @hamdaali601 6 лет назад +1

    Oh Walahi waan oyaay 😢 ax ilaahay waxb kumaa qarsoon ilaahow umada u naxariso somaliyed haal nin maa loo dilaa 5nin subaxabnlh 🙄

  • @halimahilowle9987
    @halimahilowle9987 3 месяца назад +1

    Dadku waa biloow adaam admuhuna away galkaran dabei waxase jiiro sharcii dhigaan

  • @Munira_Abdi
    @Munira_Abdi 6 лет назад +2

    Ma sheekh makaawi iyo ninkanaa isu adeera aduunyo dheh ilaahay xaqqa hayna waafajiyo

    • @faysalabdi4554
      @faysalabdi4554 6 лет назад +1

      Munira Abdi mayna caqli gal ahyn wlo

    • @hamdayar4463
      @hamdayar4463 6 лет назад +1

      Munira Abdi Wayo manay noqonkarin

    • @Munira_Abdi
      @Munira_Abdi 6 лет назад +1

      Maya walaaloyaal way noqon karaan lkn hawlahay kala hayaan baa iga yaabiyey uun

  • @fadumaismail146
    @fadumaismail146 6 лет назад +3

    xanfarow nolow cadowgaagu ha jabo duligaas duligaas wadan ilahy baynidinku ku reebnay a wood and uu u sheegtay madama xidhban uu idiin noqday inuu idiinku adeegsado in laydin laayo

  • @hadew1418
    @hadew1418 6 лет назад

    Fananka waan jecelnahay anaga reer PUNTLAND ah waana dadkayaga so waa tolkood waxay islaynayaan wax ay puntland shuqul ku leedahay ma aha.

  • @muxyadiinaadan524
    @muxyadiinaadan524 6 лет назад +2

    sxb hadii arinku yahay sidaa aad u sheegayso waa khalad lkn maxkamad dhan iyo maamul umad u talinayaa oo xil hayaa sidaan wax umay xukumeene waxbaa khaldan oo dadkan loo xukumay ilayn qof aan waxba dilin cidna xukun kumay rideene somaliyeey dadkan wax xukumay kama caqli badnin ee intaydaan qiiro somali idin qaadin oo caytamin sida ay wax u jiraan hala hubsado. from hargaysa

    • @maaganedhaba7953
      @maaganedhaba7953 4 года назад

      Dowlad markeey jidho baa maxkamadaha la aamini karaa sxp. Are You still here

  • @abwaanaweys3722
    @abwaanaweys3722 6 лет назад +1

    Ilahay xaqa hatuso umada somaliyed

    • @hamdaali601
      @hamdaali601 6 лет назад

      abwaan aweys Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yaaa rabi dhaamn abowe

  • @amiirahassan140
    @amiirahassan140 6 лет назад +1

    Asc wll masurta geelayso waxay maxakamad budlan waxay xukuntay masurtagelayso aanaga waxanahay nahay reer sarmanyod makawe aanaga dufacanay talabad dhunaca kalenay waxan usheganay in aan gogol udjigano labad ree ee waxaa kalatirsanaya inshalay kharbay noqonaysa

  • @MohamedMohamed-oc9ve
    @MohamedMohamed-oc9ve Год назад

    Illahay idinma tirtiro walal

  • @deeqkooshin10
    @deeqkooshin10 6 лет назад +3

    Somali miyaa hindi Mooday Ani 😀😀😀😀😀

  • @jameswilliam5247
    @jameswilliam5247 5 лет назад

    Fanaan qaaliya

  • @fadxiyafarax2316
    @fadxiyafarax2316 6 лет назад +2

    Waanka xumahaya

  • @fartuunmoha877
    @fartuunmoha877 6 лет назад

    5qof oo wll ah macquul ma ahan in tiirka lageeyo war kaso laabta wax yabaha qaar waa ceeb hal qof waa macquul lakin 5qof maya

  • @abyanishinaupdy1460
    @abyanishinaupdy1460 6 лет назад +2

    Wlhi surta gal ma ahn 5 qof halmar ilh ha u dhip yareyo koley waxpa kama qadi karne😞😟

  • @fartunabdullahi5172
    @fartunabdullahi5172 6 лет назад

    Dauud xanfa Fanaan jiro shaka waa laxaliyay waxay dhahan diyo ayaan rabnaa

  • @qawaleedqawaled1394
    @qawaleedqawaled1394 6 лет назад +2

    lakin qof an wax dilin in ladilo a danbi ah

  • @amalc.raxiim6033
    @amalc.raxiim6033 6 лет назад

    fanankeyga qaliga ah ilaah hakaqabto cadawga murugta ilaah hakadulqado$

  • @bukhariahmed723
    @bukhariahmed723 6 лет назад +1

    Bulshada somaliyeed war wax hubsada mediaha maxkamada ha hadasho case kan waa in loo soo bandhigaa shacabka puntland oo ay arkaan xaqa waxa runta ah iyo waxa beenta ah

  • @edebsan3655
    @edebsan3655 6 лет назад +1

    Waan ka xumahay kolay lam wada dili karo maxkhamadu waa iska rida xukunkee

  • @abshirabdi8968
    @abshirabdi8968 6 лет назад

    qofki qof dila dintaa shègaysa in laqisaaso adeer

  • @macowcade9985
    @macowcade9985 6 лет назад

    😥😥😥😥😥

  • @cabdulaahimaxamad5587
    @cabdulaahimaxamad5587 6 лет назад +1

    saas waa lpx

  • @hackerboy4498
    @hackerboy4498 6 лет назад +2

    Nikan warkiisa waa cad yahay kuwiisa hadii la cuno wax ayuu cuni rabaa wajigiisa iyo hadalkiisa ayey ka muuqataa

    • @cabdiraxman2484
      @cabdiraxman2484 6 лет назад

      Hacker Boy hhhhhhjhhjhhhhhhhhh walahy waad igaqoslisay

    • @abiyow10
      @abiyow10 5 лет назад

      Aad iyo aad wllhi wad ila aragty

  • @qawaleedqawaled1394
    @qawaleedqawaled1394 6 лет назад +1

    qofki qof dilay wa in ladila

  • @somaliactor4218
    @somaliactor4218 3 года назад

    Shan nin mawada diline ninkii gacanta lahaa umbaa sharci ah in laxukumo lkn inta kale waa qalad

  • @nimcofaraxifiiye9226
    @nimcofaraxifiiye9226 3 года назад

    😢💔✔️

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 6 лет назад

    Kuma dhacaan puntland in ay wada toogtaan 5 nin ninki wax dilay ayaa la dilaaa daauud mamul ka puntland la xiriir

  • @abdifatahgarweeso2820
    @abdifatahgarweeso2820 6 лет назад +2

    Majeerteen Waxay Wadaan Ha Joojiyaan

    • @farhiyaali7938
      @farhiyaali7938 6 лет назад

      Abdi Fatah Garweeso fuck u bitch

    • @abdifatahgarweeso2820
      @abdifatahgarweeso2820 6 лет назад

      Farhiya Ali Majeerteen Maanu ahayn Kuwii Hablaha Siilka Xabada Uga dhufan jirey Maxaad Ugu doodeysaa Mise Siilkaagaa Dhib La rabtaa

    • @abdullahiomar8044
      @abdullahiomar8044 6 лет назад

      Majeerten ma aha sxb waxa heysto waa family gabooya dhexdiisa ninka xilibaan uu ka sheganayo waa ku reer marka ninkaas awood u isticmalayo ku faquuqayo familyga sxb majertan ma joogto waa Arin hoose oo ayaka dhexdooda ah

  • @kingquito9557
    @kingquito9557 4 года назад

    Walahi waxsi waa dulmi cad intay dalka kajirto dadku wuu is cuni oo laheshin mayo dintee lagu arkay waxas mid gaal iyo mid muslin
    Ninkaano kale dadku hadu wada ahan laha dalku heer buu gari laha
    Asago dadkiisa ladulminayo ayuu sidagan wax kuradinaya

  • @ahmadnasap
    @ahmadnasap 6 лет назад

    Fanaanaw aabaha ninkii adeerka dilay hadii uu cafiyay ma ahan kan aad adeerka u tahay in lacafiyo .... lkn ninkii wax dilo inladilo diinta aya qabto ..... lkn wa qalad halqof in shan qof loo dilo waxaas na xukun maxkameed ma ahan ee wa sheeko qabiileed kii lagu haya

  • @252ahmat
    @252ahmat 6 лет назад +5

    Max kamadaas jaahilsanaa
    Qofki wax dilay walalkiis maa la qisaasa hadii asaga la waayo yaaap!

  • @nasteexonasteexo426
    @nasteexonasteexo426 6 лет назад +1

    😂😢 waa diin la aan iyo kibir taasi

  • @falisomar4932
    @falisomar4932 6 лет назад

    Wankaxumahay arinkaa ala xa xafido 5 fof

  • @axmeddey4601
    @axmeddey4601 2 года назад

    See usooribi kadhaa hadi qofki wax dilay lahayo

  • @awsamiremeadia4470
    @awsamiremeadia4470 3 года назад

    Maquulnmaaha waaxasi maxkamad maaha erya

  • @bajadhuunyare3785
    @bajadhuunyare3785 Год назад

    Reer baay dhiig Islam nin galay miyaa lagu cafiyaa fanaan baa adeer uah waa ceeb inaad difaacdo qof qof dilay qabiil inaad kushaqaysatana Laga fiican

  • @hsdhhddndkdk9997
    @hsdhhddndkdk9997 3 года назад

    Aad ayn uga xumahy Dulmi må duugmaayo wuu Daahiraa cuquba cidii gasha ayadaa lagu ciqaabaa kibirna ma jabo ee Qofkisaa jabo ilaah ayaa kula jiro wllaalkeey

  • @yunisfarey8230
    @yunisfarey8230 6 лет назад

    Saan ma wax lagabadalo wlh meel laguxisabtamidono oo landeranimakajirin wa lawadatagi donaye aakhiro halaxasusto

  • @Barta_shacabka
    @Barta_shacabka 4 года назад +2

    reer binu xaniif gulaysta

  • @afuufoowflims1161
    @afuufoowflims1161 4 года назад

    Waraa arin layaableh halqof ii shan Qof halio toogto wax dhicikaro ma ahan

  • @halimahilowle9987
    @halimahilowle9987 3 месяца назад

    Oo ahaa Lama dhafaan

  • @Idileey9
    @Idileey9 6 лет назад

    Lkn hadii hal wiil u dilay wiilka wx dilay ha raadsadaan mxawa dolada nuuca diin gooni mee qabaan

    • @gggff4951
      @gggff4951 4 года назад

      Asc umada somaliyeed meel walbo eyjogaan waxan leeyahay wad salaaman tihiin fadlan waxasu waa qalad qadcana ilahey ma baneynin dhiiga islaamka waa xaaraan fadlan

  • @MaryanKarahaye
    @MaryanKarahaye 5 лет назад

    Dadka layska ma toogtee dadku maxay sameeyeen tankale fartii bugta ayadaa is og

  • @aah9722
    @aah9722 6 лет назад +1

    Maxkamada Majeerteenka Waxey Doonayaan iney Gobolka idinka Sifeeyaan.Looma ooyaan.

  • @munoabdilahi5020
    @munoabdilahi5020 6 лет назад +3

    Macquul mahan in shan qof lawada toogto walal halka falka gaystey haa lkn 5 qof iskuma mar hala toogto alfanaan allaha sakhiro amuuraha

  • @sahrohussen2641
    @sahrohussen2641 6 лет назад

    wlhi waa arin waxushi nima ah oo din kusaleysnen waxe ila tahay halka inagala dilay hal qof uma qalme 5 ayaan ugu arena lkn xaqdarada waa wax aad ufolxun putlan dib haiskugu labato shareco aan kajirin aduunka maha shacabka ineey kula dhaqanto wlhi hadi aadan manta iska gaarin birina filo mid kafol xun gunima lonolada ee arinka hayareysanina waa dulmi aan biya ismarin midaa

  • @princeyuu5194
    @princeyuu5194 6 лет назад

    Kulaha diinta islamka kuma jiro diinta Christmas kuma jirto 😂😂😂😂 hehehehe

  • @baarliinmohamed7008
    @baarliinmohamed7008 3 года назад

    Dawaldu dulan ma raali bay ka tahay waa waxaan dhici karin haday dhacadan soomaaliyoo dhan baa kacaysaa

  • @sarahsoso9862
    @sarahsoso9862 6 лет назад

    😭😭😢😢

  • @stayblue759
    @stayblue759 6 лет назад

    Aniga wxa iLa YaRa XuN iN Qof aaN wxba DiLiN Loo DiLo WalalkiiBa qof DiLaY isaGiii iN La RaaDiyo AYa fcn
    Ra.Yigayga Un DeH 😜

  • @ifrahabdihayaan
    @ifrahabdihayaan 6 лет назад +3

    waa cadaalad daro maxkamada puntland kanoqdana Ayaan leenahay

  • @arfonxirsi9292
    @arfonxirsi9292 6 лет назад +1

    Majeerteen ma laynayaane reerka iyagaa is haystee Alle ha kala Qaboojiyo kan xildhibaanka oo reerku inuu dhameeyo doonayo uun dowladda wax haka qabato

  • @arwadalmar6955
    @arwadalmar6955 3 года назад

    Amba wan yaa banaa ninku cod wanagsanaa uun banlahaa

  • @hadew1418
    @hadew1418 6 лет назад

    Ninka wax ay isku haystaan waa ina adeerki not dowlada PUNTLAND.

  • @hamdaali601
    @hamdaali601 6 лет назад

    Oh sorry

  • @rumaanxasan2582
    @rumaanxasan2582 6 лет назад +5

    Puntland Wa dad dadnimo lahayn masakinta xasuuqa bahdilka meeshas ka jira ilaaheyba og dadka masakinta ay ku haayan balayo ha idin la dagto war ka soogura wuxuushta

    • @ilwadqurux635
      @ilwadqurux635 6 лет назад

      rumaan xasan ha ceytamin wax hubso punland na dad laguma faquuqe wa somaliya meesha ugu dagan dadkana lagu xaqdhowro

    • @loyaltybellaibrahim2287
      @loyaltybellaibrahim2287 6 лет назад

      Ayaan hashi macaanto ceey majirto Lkn runta lagama gambado sidee halqof qalad uu galay 5qof dil toogasho Loogu xukumaa diintee baadhigaysa Alle kacabsi maaha wallaahi

    • @rumaanxasan2582
      @rumaanxasan2582 6 лет назад

      Ayaan hashi runta ma ku gubeysa anigu wax macayine xaqiiqda meshas ka jirta ah in masakinta qabiil lagu faquuqo dhiigoda lagu banaysto hadhowna warbena laga diyaariyo saan buu ahaa

    • @rumaanxasan2582
      @rumaanxasan2582 6 лет назад

      Loyalty Bella Ibrahim quruxey kuwan kaliya ma ahan wlhi dadka qabiilada hoose ka dhashe way ku bahdilanyihin mesha ninkoda hadu nin dilo nin jareer ah ama kuwakale ah bay madaxa bac ugaliyan ay toogtaan ilaahow ha ijabin kuwaas

    • @ladancdy1218
      @ladancdy1218 6 лет назад

      rumaan xasan naa puntland afka ka jeedi wa dad wax walba kaga helo xuman y wangba ee dhacdada ka hdl ee dadka dhan afkaga ka jedi

  • @ShiineYare-tp7pn
    @ShiineYare-tp7pn 4 года назад

    Wan kaxumahay sorry qofka wax dila hala qabto dan bigisa halagu qado

  • @hanadpirate3163
    @hanadpirate3163 2 года назад

    i am sorry brother aad iyo aad ayaa oga damqaday cadaalad la'aantan, Wax caqliga didayo waayo hadey dilaan ragaas! aad ba u cambareyneyna dowlad qabiileedka Puntland!

  • @nimcaanhilaac6429
    @nimcaanhilaac6429 6 лет назад +8

    Ax BaL Ka Warama iLahy idinKu dHaarshee Puntland Marna HabLaha KufsanYaan Marna Reer dHan La XasuuQayaa NacaLad Ba Kugu TaaL ina Gaasow...😕😕

    • @ahmedmahamed9676
      @ahmedmahamed9676 6 лет назад

      Nacasyahow nacalada hakugu sonoqoto gaas iyo puntland magadhide Looma ooyaan Ayaa tahay

    • @nimcaanhilaac6429
      @nimcaanhilaac6429 6 лет назад

      Puntland MaxY Haysaa Dee Shpow Ma Runtaa La isku Maagaya Shalayna GabadH Bosaso Lagu kufsaday Maanta Somaliland baa Garowe Joogte MeesHa Wax La Kaalay Nio

    • @xawoaxmed766
      @xawoaxmed766 6 лет назад

      Wallad Apdalla warya ninkow dadka ha cayin hablaha ma dawlad ba kufsatay adeeer dadka xanfar ka hadlaayo wa dad dil gaystay cidnana bila macno daro laguma xukumo nacaladna aday kugu tal dowlad dhan bad ledahay nacallad haku dhacdo adeer dadka layskama caayo ee ilmo yar ba tahaye wax so kla baro

    • @nimcaanhilaac6429
      @nimcaanhilaac6429 6 лет назад

      Xawo Axmed DhoociLaha Lama Murmee Aabahaa isoo Kaxee Wll

    • @xawoaxmed766
      @xawoaxmed766 6 лет назад

      Wallad Apdalla dadka ha cayin ee wax isku fl

  • @djabirabdiwali7442
    @djabirabdiwali7442 4 года назад

    War waxa lodortay xildhibanka inu tolka shanka tokto

  • @mohaisse8887
    @mohaisse8887 6 лет назад +1

    Aax wn ka xunnhy

  • @puntlanderpuntlanderdhalay3720
    @puntlanderpuntlanderdhalay3720 6 лет назад

    Inta xanunsan alllaha ha cafiyo
    #Xanfarow hadan arkay barnamijkaga waa arin #Gabooye udhexeye soo heshiya idinku puntlnd waxad ku edayso mahayse sxp

  • @ruuseabubakar5263
    @ruuseabubakar5263 6 лет назад

    Kadaa hee 3da waji dhib keygi waye

  • @ubahmohamed2562
    @ubahmohamed2562 4 года назад

    Dulmi cad weeye nacalad alle haku soo dagtee illaahow adaa xaakime nasii xaqeena😠😠