MUNA waxay kajawaabtay 4 su aalood waxay heshay $1000

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 ноя 2024

Комментарии • 986

  • @samirzain7212
    @samirzain7212 2 года назад +70

    The third winner of the international quran competition in 2021 mashallah. May God bless her and her parents

    • @maryanahmed9688
      @maryanahmed9688 2 года назад

      Allahuma amiin

    • @farhiyafarah5659
      @farhiyafarah5659 2 года назад

      Dubai ?

    • @samirzain7212
      @samirzain7212 2 года назад +1

      @@farhiyafarah5659 haa. Tartanki gabdhaha oo laqabtay november 20 ilaa 27 ayuu socday
      Kaalinta koowaad gawar masaari ah ayaa gashay (Nada)
      Kaalinta lawaad gawar somali ah ee dalka america (Ruweyda qasim
      Kaalinta sadexaad waa muna

    • @abdirahmanabdi9111
      @abdirahmanabdi9111 Год назад +2

      And 2023 she became position one mashallah 🥰🥰🥰

  • @feisalotoneto2908
    @feisalotoneto2908 2 года назад +157

    May bless her, her parents, family, teachers and everyone who support her 🤲🏻
    Ameen ya Allah 🤲🏻🥺

  • @ummumohammed9273
    @ummumohammed9273 2 года назад +37

    Mansha Allaha ILAHAY ha barakeeeyoo inanta Quranka ay baratey if iyo aakhiro ha kugu anfaco,
    Sheikh Abdirashiid Cimriga iyo Caafimaadka ha u dheereeyo Aamiin ya rabbi

  • @Abdishakurfarhan
    @Abdishakurfarhan 2 года назад +66

    mcha Allah' Tabarakalah' (Alle) ha ino fudeydsho xiftinta quranka' wllshena (Alle) ha udhowro oo ha u xiftiyo maskaxda ay ku xiftidey' Gabdhahenana haku deydaan 💖🌎👀

  • @q.a7698
    @q.a7698 2 года назад +51

    Maasha allah Ilaah xaka xifdiyo isha iyo xassdaka meelahaanokale qatar waye ilmaha waa lagu ileeya allaha kabadbaadiyo

  • @ahmed-bs9l
    @ahmed-bs9l 2 года назад +148

    الله أكبر . والله عندما شاهدت هذه البنت شعرتُ شيئا😓 اللهم احفظها من عين لامة

  • @maxameddheere1737
    @maxameddheere1737 2 года назад +50

    Masha Allah. Allow ka xafid IL biliaadan, allow barakee iyada waalidiinteedba... aamiin Yaa ALLAH

  • @ayuubjama635
    @ayuubjama635 2 года назад +54

    Wlhy Qiraa,ada Ay Ku akhrinayso ban jirin wax la siista. Iskabaaaa Daaaa Inay xaafidul quraan Tahay mash Allah Ilaahay haku xifdiyo 🙏💯

  • @s___________hgaba1016
    @s___________hgaba1016 2 года назад +87

    May Allah SWT grant every Muslim children like this who recites Qur'an with beautiful voice like this sister of ours.

  • @abdiazizbashir7924
    @abdiazizbashir7924 2 года назад +75

    Tabaraka Allah..... She's amazing SubhanaAllah 😭😍

    • @ceblamohamed4938
      @ceblamohamed4938 2 года назад

      السلام علبكم يا عبد العزيز بشير د عالي تحية من اخيك خالد ادم احمد من مدرسة السلام الاسلامية

    • @MAM1010
      @MAM1010 2 года назад

      Say masha Allah

  • @cadeweli4356
    @cadeweli4356 2 года назад +46

    Manshlh look how beautiful she recited the holy words of Allah (s.w) may Allah bless her

  • @umusuunaa
    @umusuunaa 2 года назад +78

    M.A Allow Codkeeda U barakey Xaadaa i Istaagtay Allaahu akbar Asxaabey Isoo Booqo Hadad i aragto Adigaa Ii Muhiin Ah Waxaan soo Gudbiyaa Qisooyinka Familka Iyo Maseyrka Iyo Ila Xafid Qur aanka Wall

    • @sahraomar1691
      @sahraomar1691 2 года назад +1

      Ukhtii Mansha Allaah u dheh waayo waa waajib waxaynu la cajiibmo inaan u baarigno ani xataa Maansha Allaah ayaam leeyahay

    • @garaadcabdixasan9711
      @garaadcabdixasan9711 2 года назад +1

      ماشاء الله تبارك الله

    • @umusuunaa
      @umusuunaa 2 года назад

      @@sahraomar1691 Abaayo Waan Dhahy Bilaawga M.A waan Soo Gaabshay Sidaas U Fahan Mahadsanid

    • @sarsaf-7933
      @sarsaf-7933 Год назад

      Abaa sawirada dumarka in lafaafiyo ama profile ka lasaarto waa xaaraan dadkii arko danbigoodana wuu leeyahay qofka faafiya

    • @RahmaHosny-x6b
      @RahmaHosny-x6b 8 месяцев назад

      مشاءالله الله guul adi ayay ku sugnatay akhiro Allah haa ku anfaco cilmigay barty ❤❤❤تبارك الله

  • @warsanismael7739
    @warsanismael7739 2 года назад +50

    ماشاءالله تباركِ الرحمٰن اللّهمّ يباركها في قراءتها في القران الكريم ويكرم لِوالديها ويجعلنا من اهل القرآن وأهلك خاصة اللّهمّ آمين اللّهمّ آمين اللّهمّ آمين 😍😍😍👏🏾👏🏾👏🏾

  • @zahramahadalle5849
    @zahramahadalle5849 2 года назад +22

    Maansha_Allah ,Allah ha xafido, iyada iyo waalidkii ku dadaalay, Gabadhaha yaryar, ee Social Media ku mashquulsan Muna ku daysada If iyo Aaqiraba Waalidkeed way ka farxisay.

  • @sahraabdi4803
    @sahraabdi4803 2 года назад +57

    Maashaa alaah alow noo badi muna oo kale isha xasadkana kamagan gali

  • @simaneymediapro625
    @simaneymediapro625 2 года назад +60

    Masha Allah she is amazing May Allah SW make it easy for our kids to memorise and understand the Quran Ameen.

  • @aaminaqueen9164
    @aaminaqueen9164 2 года назад +14

    Bismilaahi Masha Allah tabarakalah 💕 Alahuma barik ilahoow rabiyoow social media fitnadiisa Ka badbaadi inantaa yar iyo Isha biniaadamka Alahuma barik caraabkeega waa amazing qofkii quraanka baranaya ayunba garnakara Masha Allah

  • @ayaanabdulaahi1842
    @ayaanabdulaahi1842 2 года назад +16

    Masha alaah yaa rabi waalidkeedi sootarbiyeeyay janafardawsa gee aduunkana kubarakee aamiin😔

  • @Abuamiira
    @Abuamiira 2 года назад +30

    MashaAllah Allaha kuxifdiyo adeer
    Waalidkii dhalayna ajar iyo xasanad Allaha kasiiyo juhdiga ay kubixiyeen

  • @Abdikadir1984
    @Abdikadir1984 2 года назад +44

    Walid wanagsan yaa gacanta kuhaya muna ilahayna wuu lagarab galay laakiin way qamuqataa in wakhti Galiyeen walidkeed Allah ha ubarakeeyo iyada iyo waalidkaadba

    • @ELKACASE
      @ELKACASE Год назад

      ذلك فضل الله يوتيه من شاء❤❤

  • @ramoz7629
    @ramoz7629 2 года назад +31

    MashaAllah she amazing and wonderful. May Allah bless her knowledge.

  • @منيشيخ-ز4ن
    @منيشيخ-ز4ن 2 года назад +5

    ماشاء الله تبارك الرحمن الله يزيدك قراءة القرآن ألله يحفظك و يطول بعمرك إن شاء الله جزاك الله خيرا يا بنتي الكريمه

  • @savage7910
    @savage7910 2 года назад +8

    Mashallah lacagta ay heshay muhiimada maahan balse shayga xambaarsantahay wayninkiisa ❤️ Allah yaxfadki ukhty

  • @daisy00954
    @daisy00954 2 года назад +7

    Maashaallh. Ilahayoo barakey ayadha iyo walidinteed iyo macaliminted. Ilahayoo anagana kuwa quran kaaga xafidha Naga dig. Amiin.

  • @aliyahhaji6909
    @aliyahhaji6909 2 года назад +28

    Maasha Allah I pray May Allah protect her n guide her may Allah grant me a daughter like her wat a proud parents

  • @fatoomaibr8264
    @fatoomaibr8264 2 года назад +7

    بسم الله ماشاءالله عليها
    الله يرزقنا بحفظ القران كامل🤍🤍

  • @samodooncali
    @samodooncali 2 года назад +5

    Maashaa Allaah! Alle ha barakeeyo Muna iyo inta kale ee xaafidul-Qur'aanka ah.

  • @nasraosman7686
    @nasraosman7686 2 года назад +3

    Maashaa Allah Muna ❤❤❤🌺🌺🌺🌹🌹🌹🌹 Allah kuu ziyaadiyo anakana noo fududeeyo Qur'an ka🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @DHIIRIGELIYE
    @DHIIRIGELIYE 2 года назад +25

    Masha"Allah 😭😭😭

  • @rodaabdi2076
    @rodaabdi2076 2 года назад +8

    MAASHA ALLAH
    MAASHA ALLAH
    qofkasta oo daawada MAASHA ALLAH Dhaha gabadha yar
    ALE HA BARAKEEYO
    aamiin aamiin YAARABI

  • @mohamoudismail3369
    @mohamoudismail3369 2 года назад +12

    ما شاء الله هي بنت حافظة متقنة، ربنا يحفظها ويبارك فيها

  • @muhiimdagan920
    @muhiimdagan920 2 года назад +30

    الله يبارك لها اللهم اجعلنا من أهل القرآن🤍

  • @abdinasirsalahsomane5380
    @abdinasirsalahsomane5380 2 года назад +24

    Mansha alah ilahey ha xifdiya muna Isha xasidka alaha ka qabta

  • @woowe2
    @woowe2 2 года назад +11

    Man Sha allah
    Allaha kuxafido gabadheeni yariiseey.
    U make us happy ilaahay hakaa farxiyo maalinta yoowmil qiyaamo

  • @ahmeddhakane6749
    @ahmeddhakane6749 2 года назад +26

    ماشاء الله تبارك الله
    اللهم احفظها ولوالديها

  • @yasminnadir3505
    @yasminnadir3505 2 года назад +4

    Maashallah illahey ha barakeeyo ayada iyo dhamaan Musliminta dhan 🤲

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 2 года назад +3

    Ilaah il jini iyo il insiba illaaahoow ka xijaab iyada iyo inta la imid ah aamiin⚘⚘⚘⚘⚘⚘

  • @ibrahimabdi6731
    @ibrahimabdi6731 2 года назад +5

    MaashaAllah Tabaarakallah. .Allahu Akbar.
    Muna Ilaahay S.W.T Haku Xifdiyo Walaashey Mcn
    Yaa Rabbi Make Our Children Xufaadh likitaabillah .
    Sheikh Abdirashiid Sheikh Ali Suufi Our Great Qaari May Allah S.W.T protect him .

  • @mursalmohammeddaahir5672
    @mursalmohammeddaahir5672 2 года назад +17

    May allah bless her parents and every one who helped her

  • @barkhadleweheliye5315
    @barkhadleweheliye5315 2 года назад +2

    Alle ha barakeeyo gabdha ,walidiinteeda & macalimiinteeda
    Iyo dhamaan inta Qur'an jecel.

  • @faizaabdulahi3423
    @faizaabdulahi3423 2 года назад +8

    Maashaa’Allaah Maashaa’Allah 😍😍🥰🥰😘😘 what a soothing voice🥺🥺

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 2 года назад +1

    Ilaahow caruurteena, anaga iyo muslimiinta dhan naga dhig ahlu quraan

  • @ubahhussein2436
    @ubahhussein2436 2 года назад +7

    Mashallah may allah great you with jannah and her family ❤😍

  • @mahdielmi2467
    @mahdielmi2467 2 года назад +12

    Macha allah qu'allah nous donne l'amour du Saint Coran❤💚allaha ku barakeeyo ma sœur🌹barak'allah ukhtii 🌻❤💙🇩🇯🇩🇯🇩🇯💜💜💜💙💚💚💗💗💗💗💗

    • @jamakhadar5575
      @jamakhadar5575 2 года назад +2

      صومال هي أصلها هى العرب

    • @mahdielmi2467
      @mahdielmi2467 2 года назад

      @@jamakhadar5575 مرحبا يا اخي 🙏🇩🇯♥️🇸🇴♥️

  • @fadumoaxmed1984
    @fadumoaxmed1984 2 года назад +7

    ماشاء الله ما شاء الله تبارك الله الله يكثر أمثالها ويجزي والديها ومعلميها بخير جزاء

  • @اماحمد-ل9غ9ك
    @اماحمد-ل9غ9ك 2 года назад +7

    ‏ما شاء الله لا قوة الا بالله الله يحفظها ويبارك فيها ويكثر لنا من امثالها يا رب العالمين 🌹🌹🌹

  • @fahiimohassan978
    @fahiimohassan978 2 года назад +8

    ماشاء الله تبارك الرحمن ربي يحفظك ويسعدك ولوالديك ولمعلميك يا رب العالمين

  • @bashirabdi8259
    @bashirabdi8259 2 года назад +14

    Masha Allah
    So beautiful voice Allaya xifadkum muna yar
    Alle ha ku barakeeyo
    Hablaheena iyo inamadeena yar yarna sida o kle ha ka dhigo
    Barakalaah fiiha

  • @sacdiya1490
    @sacdiya1490 2 года назад +8

    Masha Allah tabarakalaah ♥️ ilahay ha ku xifdiyo 🤲♥️iyo walidiintadaba allahumma aamiin yaarabi 🤲🤲

  • @najibxogolof5767
    @najibxogolof5767 2 года назад +13

    Maa shaa allaah
    Imanka iyo adabta allaha u siyadiyo

  • @faizahmahamoud5786
    @faizahmahamoud5786 2 года назад +5

    Imagine her parents need that money then she got for Halal🤗🖤masha allah

  • @mohamedahmednur9420
    @mohamedahmednur9420 2 года назад

    Masha Allaah ilaahay ha barakeeyo walaasheen Muna Isha dakana Allaah haka duwa.
    ماشا الله تبارك الرحمن ربنا يحفظك من كل عين

  • @fatumanimo9078
    @fatumanimo9078 2 года назад +3

    MashaAllah tabarakaAllah, May Allah protect, guard and guide her to the right path

  • @muhammadkauraadamu4570
    @muhammadkauraadamu4570 2 года назад +5

    may Allah bless our children with such suiting recitation

  • @عبدالرزاق-ذ1ز9ق
    @عبدالرزاق-ذ1ز9ق 2 года назад +4

    ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم احفظها وأكثر من أمثالها يارب العالمين ...

  • @faizahassan3824
    @faizahassan3824 2 года назад +1

    Maashaa’allah Allaha xifdiyo muno iyo intii la mida anagana owlaadeena xafidul quraan Allaha nooga dhigo dhmnteen Aamiin yaa Allah

  • @saadiass3644
    @saadiass3644 2 года назад +5

    Masha'Allah beautiful voice. May Allah bless her and her family including the Qur'an teachers

  • @jaamacafrica5678
    @jaamacafrica5678 2 года назад +2

    Masha Allah Allaha haku xifdiyo walashen kalaamka Alle walidkii soo barbaariyana Allaha jano fardowsa hooy ha uga dhigo

  • @farahhashi6489
    @farahhashi6489 2 года назад +6

    Mansha allah allaha barakeeyo gabadha yartaa ilaa xad aad ayay ucodwanagsantahay ayada iyo walidkii dhalayba allaha barakeeyo

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 2 года назад +2

    Masha allaah aloow noo xiifdi gabdhaha soomaaliyeed iyo soomaali oo iidiil iyo islaamka oo iidiil cidhibtayada ka dhiig mid khayr ku dhamaata

  • @adamomarchannel5101
    @adamomarchannel5101 2 года назад +15

    MashaAllah amazing recitation

  • @Ibnahsheikh
    @Ibnahsheikh 2 года назад +1

    Mashallah allha allaahumma baarik allahuma naga dhig xufaadul qur'aan.
    Qof kastoo halkan soo mara ha ii duceyo qur'anka ina xifdiya raba mudo 6 bil ah walina 1 ma jogo ducada qariibka wa la ajiibaa❤

    • @Cawad-Qaro
      @Cawad-Qaro 2 года назад

      Allah hakuu fududeeyo ducadana hakuu aqbalo walaal.

  • @fillybashka9368
    @fillybashka9368 2 года назад

    ماشاء الله تبارك الرحمن
    Allaha kubarakeeyo abayo, Guuleyso aduun iyo Akhira...
    جعلك الله ممن يرقى بالقرآن اعالى الجنان 🤲🤲🤲

  • @muscabyare8746
    @muscabyare8746 2 года назад +18

    Masha allah illahow isha biniadanka kaqabo yarabi 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @aosman6072
    @aosman6072 2 года назад +1

    Maasha Allaah
    May Allaah protect her from evil aye well done

  • @hawohassan3714
    @hawohassan3714 2 года назад +4

    Mashaaa allaaaah Mashaaa allaaaah Mashaaa allaaaah Mashaaa allaaaah Mashaaa allaaaah ilahow barakee o xifti shar iyo shaydamba ka ilali yaa rabi Amiiiin horo usoco HBO

  • @aniisamaxamed8632
    @aniisamaxamed8632 2 года назад

    M.a tabarakalah ale ha xifdiyoh anagna sideda hynga dhigo اللهم اجعلنا من اهل القراءن🤲🤲🤲🤲🤲

  • @mohammedsiraj3231
    @mohammedsiraj3231 2 года назад +5

    Mansha Allah walashay qali ilahay hakuu xafido xaga manata gabdhaha walalahay aay Tiktoka ayy faaxisho ku faafinayaan ilahay iyaga iyo anagaba hanasoo Hanuuniye 🤲

  • @hassenjayid8406
    @hassenjayid8406 2 года назад

    تبارك الرحمن منا الله يجزيك خير الجزاء
    والله إن كنت قارئةلكتاب الله هكذا
    أحبك في الله

  • @Yaabkayaabkii
    @Yaabkayaabkii 2 года назад +9

    اللهم احفظ أمهاتنا و آباءنا

  • @QuruxKaDhuunte
    @QuruxKaDhuunte 2 года назад +1

    Maashaa'allah Tabaarakallah illaayahoow barakee kana dhig mid diinteeda aakhiro iyo aduunba Anfacda caruur Badana ay ku daydaan

  • @abdihakimhared5312
    @abdihakimhared5312 2 года назад +10

    اللهم آحفظها ألف مرة

  • @Olivia55666
    @Olivia55666 2 года назад +1

    Masha.ALLAH cod iyo xifdis by isku darsty i.ALLAH wxn rajaynya inay tafsiirka taqaano iyo kudhaqanka qraanka masha.ALLAH

  • @ubaxdayax8828
    @ubaxdayax8828 2 года назад +3

    بارك الله فيك يا منى اللهم إجعل بنتي منى مثلها

  • @amuunabdi5554
    @amuunabdi5554 2 года назад +2

    Maansha Allah may Allah protect you from evil eyes

  • @heartlessG640
    @heartlessG640 2 года назад +5

    Mucha allah ilaahey ha xifdiyo ayada faamilkeda❤💯

  • @alisultanali8855
    @alisultanali8855 2 года назад

    Manshaallah

  • @saidajama9543
    @saidajama9543 2 года назад +9

    Masha Allaah Tabarakllah 😍❤️👏

  • @cabdulahicadaan4538
    @cabdulahicadaan4538 2 года назад

    masha allah ilahay haku xifdiyo wlshey

  • @Al-cilmi
    @Al-cilmi 2 года назад +6

    ماشاء الله !! اللهم احفظها ووفقنا وإياها العمل بكتابك الكريم .

  • @ElyasIbrahim112
    @ElyasIbrahim112 2 года назад +2

    ماشآءالله نعمة الإسلام قرة عين لوالديه ربنا يحفظها

  • @rahmaasad8209
    @rahmaasad8209 2 года назад +5

    Mashaa Allaah tabaarakallaah,
    للهم احفظها

  • @hoodomuxibo5754
    @hoodomuxibo5754 2 года назад

    Masha allah tabarakalah wallashey muna allah kuxafido adigiyo walid kaga iyo macalimintadaba allah indin xafido iyo shekhena shekh c/rashid

  • @ubahfarah6952
    @ubahfarah6952 2 года назад +3

    May Allah bless her and her parents masha Allah and nice hijab

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 2 года назад +1

    Maasha'allah Maasha'allah Maasha'alla muna iyo dhamaan ilmaha, macalimiintii iyo waalidiintii kusoo dadaaley.

  • @suadhassan6195
    @suadhassan6195 2 года назад +5

    Masha'allaah tabaraka allaah allow xifdi amiin.

  • @zimppalife7722
    @zimppalife7722 2 года назад +1

    Mashaa Allaah Cunuktaan Waa Naga Farxisay Ee Alle Hakafarxiyo Aaamin

  • @imperialsaleh265
    @imperialsaleh265 2 года назад +3

    Mashalah so beautiful voice!

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 2 года назад

    Maa.shaa allaah ilaahay habara keeyo gabadha waa gabadh sifiican uxifdiday qur.aanka maa.shaa.allaah from hargeisa

  • @quruxdumar6034
    @quruxdumar6034 2 года назад +6

    Mansha .Allah alle ha barakeeyo

  • @Nimciish
    @Nimciish 2 года назад +2

    Maa sha Allaah ukhtii Allaah haku xafido sida kalaamkiisa u xafiday🥰❤️ Codkan cod ka macaan in aan maqlay uma maleynaayo maa sha Allaah Rabbiyow u siyaadi anigana isii codkan mcn oo kale

  • @halimafarah1022
    @halimafarah1022 2 года назад +4

    ماشاء الله تبارك الله ربي يحفظك ويرعاك يااختي

  • @FadumoAli-yx9dr
    @FadumoAli-yx9dr 4 месяца назад +1

    Maasha Allah ilaahawnagadhig
    Muna oo kale❤❤❤❤

  • @zahrahassan4785
    @zahrahassan4785 2 года назад +6

    Masha allah tabaraka laah

  • @abdimalikabdinuur9754
    @abdimalikabdinuur9754 2 года назад +2

    Wllhi waa waxa ugu wanagsan ee caruurteen horumar iyo wanag aykugaaraan kii uugu wanagsanaa ee lagu tar tamo laisku bogadiyo cid waliba oo muslimah in aybartaan ay waajib kutahay weye wllyaal kallamka rabul ciza anbarano wllhi hadan barano aan kudhaqano wllhi aduun iyo aakhiraba inaan liibaa leyno wllhi shaki kumajiro wllyal aan kudadaalno barashada quraanka

  • @mohamudissak1889
    @mohamudissak1889 2 года назад +6

    Masha Allah,gebdhahan cml aya 100 ka neef laga bixiya wlhy

  • @bundiidfarah7946
    @bundiidfarah7946 2 года назад

    Maansha allah,, Alla Ehlu Quraan Hanaga dhigo

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 2 года назад +4

    Maashallaah Tabaarik aAllaah🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️💕💕💕💕💐🌿💐🌿👑👑👑👑🙋‍♀️

  • @wanaagabadso903
    @wanaagabadso903 2 года назад +2

    Mansha Allaah tabarakallaah Allow idin barake dhamaantiin Amiin ya Allaah ilahow codka macaan iyo maskaxdaba uxafid walasha insha Allaah 🤲🤲🤲❤️

  • @maryanruun1413
    @maryanruun1413 2 года назад +6

    Masha allah barakallah ❤️