Mahad Istiila - Filimka Jaceylka Raaso

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 янв 2025

Комментарии • 101

  • @dahabo4215
    @dahabo4215 Год назад +2

    Ruwayadan 2023 ya il soradiy xasuus 😢😂

  • @somalistarsom8313
    @somalistarsom8313 12 лет назад +6

    This is the best Somali movie i had ever seen in my entire life. Congrats my dhiiga, Viva Somalia

  • @RelaxForever553
    @RelaxForever553 4 года назад +2

    Xusuus ban galay runtii filimkaan waxan daawaday aniga oo 12 jir ah maanta oon 20 jir ahay ban dib udaawaday aad baana ugu faraxsanahay runtii. Weligay filim jacayl ah oo aan daawaday oo kaqiimo badan iigana saamayn badan ma daawan runtii, Meelo yar-yar oo dib uhabayn iyo qurxin ubaahan way jiraan lkn fikradda iyo dulucda filimka ayaa la isku dhaafay macnihiisa ayaana aad iiso jiitay runtii❤❤ 8 sano kadib ban daawaday alxamdulilaah.

  • @khadraqaali1226
    @khadraqaali1226 2 года назад +7

    2022 ya fiirsanoyo 🤣

  • @mmdshakata
    @mmdshakata 12 лет назад +3

    woooooooooow gooooooooood film caadima ahan yackoo sxbkey waaka baxsatay kaalintaada filimkan labada gabdhoodna sidoo kale kamida nadiif waaye ma ahan sidii hore clear waye midaan filimanti horena mugdi i shucaac ayaa ku jiray in mobile lagu duubay cml kkk well done guys

  • @Ahmed-b4z4c
    @Ahmed-b4z4c 20 дней назад

    Somalidu waa dad iyaga dhan wada ilmo ah mid kasto woxoow soo qoraa allah anigoo yar ayaan daawan jiray bisinka illahey ha idin korito😂😊

  • @cabdiism
    @cabdiism 12 лет назад +2

    I would definitely say number 1 Somali Movie and It is absolutely based on a true story !

  • @somrentandsellingcompanay667
    @somrentandsellingcompanay667 6 лет назад +4

    Woow alla filimkan macaanaye bariganan daawan jiray waxay ahayd 6yaers ago

    • @gabadhaboqortoyadahibocade9310
      @gabadhaboqortoyadahibocade9310 6 лет назад

      Barbarsame Barbaarsame 2012 Ayaan dawan jiray anigabo bro waana marku sobaxay jcaylkiii raaso filim shidan waaye

  • @bishaarosaalah8217
    @bishaarosaalah8217 Год назад

    11sano kadib manta ayaah dawanayaah 2023 illah ayaa mahad iskaleh

  • @cashoadan2111
    @cashoadan2111 4 года назад +2

    Reer mogadishu dad Reer magal ah ayada ahden

  • @ghboy2914
    @ghboy2914 8 лет назад +2

    waa film ilbaxnimo kamuuqato waana heerka muqdisho Halka aymarayaan

  • @kowtharally2911
    @kowtharally2911 3 года назад +4

    Yaa uxiisay oo dawanayo 2021🤣🤣🤣

  • @leilaruun2185
    @leilaruun2185 5 лет назад +1

    Masha alaah ruwayadan adbanu jeclahay

  • @sahruujamuhamed8603
    @sahruujamuhamed8603 6 лет назад +4

    Asxabeey heesta marka gabadha lamehrinaayo nasteexo yaa qaaday igu shrfa plz

  • @jjjjjjjjjjjjjjjjm
    @jjjjjjjjjjjjjjjjm 12 лет назад +4

    inaaba cadi mahin

  • @adonkiialle7034
    @adonkiialle7034 7 лет назад +4

    gabadha dheer ayaa ka helay waa jalaqsan

    • @saalaxxasan1302
      @saalaxxasan1302 4 года назад

      kkkk war wye ameba duqowday lee 2009 Vs 2020

  • @simansabri3404
    @simansabri3404 8 лет назад +2

    I really like this movie

  • @husseinabdullahi5728
    @husseinabdullahi5728 2 года назад

    Almost this movie was over 15yrs ago or above and tends to a new one

  • @yasirnura
    @yasirnura 12 лет назад +4

    woow i really liked this film they are true actors and actress of somali, i like his eyes

  • @xamdaabdulkariim6519
    @xamdaabdulkariim6519 12 лет назад +1

    i really like awesome
    keep it up

  • @mandekmanka
    @mandekmanka Год назад

    Waayo waayo❤

  • @xidigtasomaliland9754
    @xidigtasomaliland9754 9 лет назад +1

    Sodog wanaagsan wiilka äabihii maasha alllah ayuu ku matalaya

  • @galbeedful
    @galbeedful 13 лет назад +4

    Recommendations
    1. Realization: scenes should much more realistic, ways to home to job, city buildings markets .....
    2. acting: actors should act so that audience will see their feelings, it looks like they are reading the script, especially the actress she needs much more improvement in the her acting
    3. Message: any film transmits a message to the audience, i see that drinking a poison (suicide) is being told to be a good thing to correct mistakes. I actually think that is very bad.

  • @hoodomohamed9350
    @hoodomohamed9350 2 года назад +2

    Alla anoo yar baan dawan jiray 🙈😂 xasuus

  • @axmedcumar5488
    @axmedcumar5488 12 лет назад +1

    Mahad Istiila - Filimka Jaceylka Raaso

  • @yasinabdi2694
    @yasinabdi2694 12 лет назад +2

    best somali movie ever seen keep it up

  • @rahmaharet6854
    @rahmaharet6854 3 года назад

    2022 ban dawanaya kkk filimkan wan iskajeclhy

  • @xalihj1682
    @xalihj1682 8 лет назад +2

    waaaaaw nice

  • @badalyare
    @badalyare 12 лет назад +2

    who is this filmkan daractor ka ah daractorka marax weye becs gawadha horay ayee kaa dag dagtay telfonka dirisa i love u horay ka dhahday meda labad actarka horo sirta ka shegay intaa kale filmka iska cadi weye thanks stiila

  • @AmalMohamud-p8u
    @AmalMohamud-p8u Год назад

    Xasuus wulaahi

  • @daaboollo
    @daaboollo 12 лет назад +3

    aqyaarey could u help me here i really needed that song markuu gabadha dharbaaxi rabo cid ii sheegta heesta magaceeda ama fanaan ka qaadaayo.

    • @khadramoalin8192
      @khadramoalin8192 3 года назад

      Maheshay

    • @khadramoalin8192
      @khadramoalin8192 3 года назад

      Hersta magaceeda wa degmo abtidoon hassan

    • @daaboollo
      @daaboollo 3 года назад +1

      @@khadramoalin8192 wow... mahadsanid abaydiis. i got 8 sano kabacdi

  • @adonkiialle7034
    @adonkiialle7034 7 лет назад +2

    waaaaw caadi maha

  • @dahabo4215
    @dahabo4215 2 месяца назад

    2024 -10 - 15 October 😢😂 xasu waxan ruun ayn mudi jiray

  • @DaadaCade-ho2gv
    @DaadaCade-ho2gv 7 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤

  • @FathiOmar-fz2np
    @FathiOmar-fz2np 2 месяца назад

    12sano kadib dawanaya mar 2wad 2024 alx

  • @mohamohamedyaqkub7189
    @mohamohamedyaqkub7189 8 лет назад +3

    hesta udanbeyaso ooo lasaari fananka qaadi yaaa ishgi karo plz ishg

    • @aminahaji6674
      @aminahaji6674 3 года назад

      Waxaa qaday khadra cumar dhuule 🙏

  • @munoabdi5166
    @munoabdi5166 12 лет назад +2

    this is crazy move

  • @SundusInamustafe
    @SundusInamustafe 7 месяцев назад

    2024😢

  • @daruusmedia9655
    @daruusmedia9655 7 лет назад +7

    Jaceylkyga ma ilawi karo walshyna dhibatada kuma firsan karo waa hadal wen

    • @hamzafiqi3727
      @hamzafiqi3727 6 лет назад

      👏👏👏👏👏✌️✌✌✌✌

  • @nastexomxamud7155
    @nastexomxamud7155 3 года назад +1

    Nasteexo markad dhahdo anaaba ismoodo

  • @abdulahiali6847
    @abdulahiali6847 5 лет назад +2

    inaba caadi maaha

  • @zamzamail8723
    @zamzamail8723 10 лет назад +1

    the best move

  • @faraxsiidowxusein6710
    @faraxsiidowxusein6710 7 лет назад +4

    cawale adan ayaa qaday

  • @ceeshmaryan3857
    @ceeshmaryan3857 3 года назад

    😭😭😭😪😪sun ayey cabtay

    • @akza5230
      @akza5230 3 года назад

      Anigo yar ayan dawade markasa modey ine runtahay sunta ay cabtay yaab 😃🤗

  • @ruweydaruunshuceyb7966
    @ruweydaruunshuceyb7966 2 года назад

    Alla maxaan xasuus yaraan nimo galay

  • @rahaabdi818
    @rahaabdi818 8 лет назад +1

    wow nice move

  • @umusucdi9489
    @umusucdi9489 9 лет назад +1

    ar naaga maan kabsana uuf iga dheh intey ku ilowday walaashed😕

  • @mohamohamedyaqkub7189
    @mohamohamedyaqkub7189 8 лет назад +1

    ayaaa lagu inakiri hadan abowaw yeela mayeeli karo

  • @maryanabdi2715
    @maryanabdi2715 5 лет назад +1

    Tan ma fiicna riwayadii horay ayanu jecelay maxaa RUclips looga saaray

  • @indisaarmohamed2602
    @indisaarmohamed2602 12 лет назад +2

    filinkaan waa ka helay lkn suntaan xagee laga heelaa waanba rabaa aniga xataa muqdisho miyee talaa aan ka soo doontee naftuu sidaan miyee basiid u tahay waanba yabee lol

  • @MrSakiyare
    @MrSakiyare 12 лет назад +4

    film dhamystirin oo macno iyo murti leh ,,, inta denbe waliba aad baan uga helay loolls

  • @ismuhpapa5979
    @ismuhpapa5979 9 лет назад +1

    Filinka wee ku ciyaareen zamzam markee sunta cabtay maxaa isbitaal logee Waye Oo nasteexo Loo geeyay ????

  • @galbeedful
    @galbeedful 13 лет назад +1

    all somali actors from A to Z look like they are reading the scripts, it should not be like that...

  • @WaveyMo
    @WaveyMo 12 лет назад +1

    this movie has to many different effects like sadness funny

  • @hudachanel2495
    @hudachanel2495 8 лет назад +2

    wlhi waa jilen copy ga hindiga

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu 2 года назад

    plz dowland inofur

  • @mumtazomar9961
    @mumtazomar9961 12 лет назад +2

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk funny walahi roowayata

  • @mohamohamedyaqkub7189
    @mohamohamedyaqkub7189 8 лет назад +2

    waxn ka aaarasan karin waaa aabahey kulahaa ayaada doqan ah markii la wasaya

  • @xurriyo16
    @xurriyo16 8 лет назад +2

    very nice film I liked zamzam she's beautiful but is juz her style needed to be changed

  • @shukranyaarabbi6975
    @shukranyaarabbi6975 10 лет назад +2

    asxaabta plz hesta lagubilaaway moviega magaceed

  • @saciidmaxamed1868
    @saciidmaxamed1868 2 года назад

    Yacko Jilaa wayn hhh

  • @fatimaa6045
    @fatimaa6045 8 лет назад +1

    hhhhh filimada hindiday badsaden suun la yabayo hhhhhhh

  • @mo-bulle-yaresalah66
    @mo-bulle-yaresalah66 8 лет назад +3

    Hhhhhhhh. Funny.u.do.the.best.guy.good.to.her

  • @umusucdi9489
    @umusucdi9489 9 лет назад +1

    dibadey ba

  • @galbeedful
    @galbeedful 13 лет назад +2

    Soomaalidu ma laha dad filimaan jila oo fiican, malaha directors ku shaqeeya director ahaan, malaha dad qora sheekooyin fiican oo filin fiican laga malati karo, editor, sound unprofessionals...... waxaa la odhan karaa filin loo jeclaysan karo sdia filimaanta kale ee dadyawga kale sameeyaan soomalidu wali mahayaan, anoon soomaalida barbardhigayn. hollywood iyo bollywood.....iyo kuwa lamidka ah hadana xagga filimaan soomaalidu way waxba ma hayso waa ariin ubaahan in wali lasoo socdo...

  • @leilaruun2185
    @leilaruun2185 5 лет назад +1

    Kkkkkkkk adayga islanta fursad bukuhelay 🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂

  • @abdimalimohamed8718
    @abdimalimohamed8718 12 лет назад +1

    meesha danbe kaga jirto heesta

  • @ninarayyan2511
    @ninarayyan2511 12 лет назад +2

    the movie was awsome i just don't like the way she dies damn gurl u can do better dan dat

  • @calimaxamed9940
    @calimaxamed9940 11 лет назад +1

    walahi warun
    waxa tihin iftinka
    wadanka hadi ad ku fikirto
    wax aan wax ka ahen mesha
    lama rabo jeceyl ku yimad farxad
    lama galiyo kil
    koley jecelka wa wax jira mana no bahno
    ila anga mooyee
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @dini1900
    @dini1900 12 лет назад +1

    ragaan dibaada ka imaanyo halkee ka galnaa waa yaabee kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @umusucdi9489
    @umusucdi9489 9 лет назад +3

    😂😂😂😂😃😃😃😃😃👎👎👎👎

  • @hoda_xyz6107
    @hoda_xyz6107 11 лет назад

    Wtf did I just watched -_-

  • @Canaboodhe
    @Canaboodhe 11 лет назад +1

    loooooool reerkan sunta wada cabaaya .,,,,ala maxaay film hindi ah dawadeen,,,,,,

  • @calimaxamed9940
    @calimaxamed9940 11 лет назад +1

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    waxaaba jecladay
    walashed
    naftu nafbey donee naftuna nafkale
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @munamanka227
    @munamanka227 2 года назад

    @Amran nakata iyo
    @Yackoo

  • @umusucdi9489
    @umusucdi9489 9 лет назад +2

    😂😂😂😂😃😃😃😃😃👎👎👎👎