Qoyaneey Soo Xambaarashada Dulaystahan Cusub Jooji Culays U Taag Badnidaa🤔

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 дек 2024

Комментарии • 124

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Год назад +18

    Qoyan digaagad ayay isku haysata, inay dhasho waajib ayay mooda, mida kale niman ka qaar uma qalmaan aabo Inay noqdaan

  • @ummyusufsadiiq7828
    @ummyusufsadiiq7828 Год назад +2

    That’s so clever; had you not told us I wouldn’t have thought it was a Dirac.

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 Год назад +8

    Ilaahoow hanaga kaa qaadin Fadxiyaay😢 runtaada dad dadnimo dhaafay ayuun baa dhageysan kara yacnii sida ay u culus tahay haamadda ayaa go'aysaba dadka. Anigoo kale qeedhin baan hadalkaaga ku liqaa badankoodna waa waxaan indhahaygaa ku arkay oo jira oon hadana la iska wacyi gelin.

  • @fartunjama4040
    @fartunjama4040 Год назад +6

    Walhi dadkayaga Alle ayey ku been abuurtaa ma yaqaan wax qadar layiraah waa wax dhintay badankood Allow caqli baan kaa barinay🤲🏼

  • @amalmahamed
    @amalmahamed Год назад +2

    Qalbii ku salamy xbtiii
    Ala nag somaliyeed xanuuun uu taag badanaa

  • @umuazharaqurux9625
    @umuazharaqurux9625 Год назад +4

    Habo ilov u u make my day duleste nabsi ba hesto qoyan ba duleste nagu kibrise qoyan odhan ma dawadan fathia

  • @yusramuhumed7321
    @yusramuhumed7321 Год назад +5

    Waa ruunta macaanto habo

  • @farhiya9221
    @farhiya9221 Год назад +2

    My child is frist waa hadal weyn habo ✓dumar Raga kuwashay wax usheeeg👍

  • @duniyalang1285
    @duniyalang1285 Год назад +9

    Nin asba cheap ah ma aduu ku qaymaynayaa?

  • @shukriismail2344
    @shukriismail2344 Год назад +1

    ❤❤❤❤❤maanshaa allaah farxiya allaha noo kaa daayo wallaal waan ku jecelahay

  • @khadramahdi3685
    @khadramahdi3685 Год назад +4

    Qoyan waan kadaalaye wax dhaama Nooga faaiidee.

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Год назад +3

    Akhas Diintu may manaayn cawrada in la qawiyo subxaanalah ilahay ha laga baqo

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 Год назад +9

    Hoostay ka wada waasheen naagahani raqiis meherad aan nin ahayn ma hayyaan.

  • @mariamabdi5932
    @mariamabdi5932 Год назад +1

    Walahi waa runteed fathia Qadadrku wa wax aad adigu doontay o jeclysty ilahayna kuma diidayowxd weydisato ❤ Run bayka hdshay fathia qadar ban godob ka galnay oo intaas ku hayna ma qadar baan wax ka qaban krnaa….yaahu

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 Год назад +4

    When they usually ask my photos I tell them to go and look at them on my page and if that isn’t enough for them and they keep asking I ask them to first send me full picture of them while barely wearing anything , from there on the conversation is over.

  • @burco7626
    @burco7626 Год назад +2

    Salaam beautiful soul 💕 put a ring on it with a twist from Qoyan 😅😅😅

  • @sumadqaran
    @sumadqaran Год назад +2

    Masha allah duruucdii waad habeeysay waleeee❤ I love it

  • @asmacali111
    @asmacali111 Год назад +1

    We love you ❤❤❤qli

  • @nadifabarqadle554
    @nadifabarqadle554 Год назад +6

    Ad bn kuu dawanaa kuna tagernaa waligaa ha amusin

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 Год назад +2

    Maasha laah fadxiya tusmo iyotusaaleyso iskukalsoonidaan kugu jeclahay

  • @ASMAAHMED-sh9ho
    @ASMAAHMED-sh9ho 6 месяцев назад +1

    Kkkk.
    Fadxiyeey cawa waad naga qoslisay.

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 Год назад +5

    Fathia qurux you’re just hilarious 😂 😂😂😂 you’re the biggest roaster , I just love when you put dhuleystes in their place

    • @NajahCabdulaahi-bb9ty
      @NajahCabdulaahi-bb9ty Год назад

      Alla happy ku jecliya side wax kugu muqmuqdan qoyan wax umayyad argto qoyan wexey aragta cadka raga ka lusha uun

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 Год назад +4

    Mansha Allah Waa hadall xaqiiqa Alle haku Sharfo Aamiin yaarabi pic respect keep going Guuleyso Mar kasta insha Allah 🤲🤲🤲❤❤❤❤❤

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 Год назад +4

    Qoyanta 3sokaxaynaysa cilmibadana hadayba agoon aabaleh ubareertay inay isukeento uurka kasoqaado abtirsiinyo ama qabiilkiisana kasoqoro hadiibiri ilmahaasi luguxujeyo ilaadhaqankii xumaba meelkusigaye haday damcaan guur mustaqbalka adoon waxaba ugabaahnayn bay kuguxujeyn odaybaas gabar iyo wiilba Naagow hadaad rabtaan inaad cosobsataan 1iskabaara 2ilmahada hadhexkeenin 3hasoodhoofin 4qarash hagelin haduusan raasamal ahayn miduba midkukayar yahay kaquruxan yahay dhaylada kaqaraabta ayagaa guur milgihiis dilaye iyo nolol quruxbadan guriqabow jecayl naxariis qoys quruxbadan

  • @sweetuntamedsoul4045
    @sweetuntamedsoul4045 Год назад +14

    Habo 😂😂😂😂😂 I blocked them they begging for pictures but I will never guys .always be smart never accept or send pictures guys.

    • @farhiyabulsho6581
      @farhiyabulsho6581 Год назад

      Amazing beautiful, but yeah, Marsha, Allah really beautiful, Tisha you're beautiful, always you are, you are amazing girl for a year, martial law, how is the kids a new mom, how are you, I don't tell you this me and you friends Russia, I am so happy today RUclips and follow me everything, because you are a clever girl, ever get martial law, happiness really, really, really talk, love you, darling.❤

  • @dekahaji
    @dekahaji Год назад +5

    Waan ka helay sida diraca Aad u farsamaysay 😘

  • @hodan112013
    @hodan112013 Год назад +12

    No woman ever asks a man to send her his private parts ever. Women actually feel disgusted when men send their private parts. It’s a turn off for most women.

  • @dhekamohamed8320
    @dhekamohamed8320 Год назад +1

    Walahi farhia kaalahadashaaba wuu ku soodiraya wan yaabay

  • @fatimafaarax6724
    @fatimafaarax6724 Год назад +5

    Hore usoco habo

  • @farhiya9221
    @farhiya9221 Год назад +2

    Waa sual isweydiyo habo miyeena xishoone dumarka caruurta Malin walba nin cusub ukenesaa o dhehsaa waa adeerkin .maxeey sugesaa iney kufarxyan ma ogaa Miya iney malinkas wixi kadanbeya kawiswis doonan kafogan doonan waayo ilmo abohd moyaane ninkale marabaan

  • @Ali34388
    @Ali34388 Год назад +2

    Alaah Subxaana watacaalaa ibna aadamka wuukaraameeyey alxamdulilaah Rabilcaalamiin🥰🤲🏼👍

  • @sadio949
    @sadio949 Год назад +1

    Kkk fathiyaey waa iga qoslisey saqiira suujis hhh ❤ fathiyaay can i share you some my story

  • @bashka2953
    @bashka2953 Год назад +4

    qofka muslimkaa mar uun buu aakhiradiisa kafikiraa

  • @farahcasowe6346
    @farahcasowe6346 11 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ farxiya habo❤ faiid baatahey nool❤

  • @nasrahussein3787
    @nasrahussein3787 Год назад +6

    Walahi massagerka ayuu iigu jiraa wuxuu isoo diray wax wasaq badan fatxiyaay😢

  • @Dheemanluul903
    @Dheemanluul903 Год назад +3

    Caruurta kuwa halaabo waa kuwa lacaktooda lagaqadiya Ayadana dhaqratka ayeey ludhamaneysaa ileen waa daalantahay 🥺🥺

  • @bilaahmed2515
    @bilaahmed2515 Год назад +1

    Masha Allah stunning ❤💕

  • @suadhussein1669
    @suadhussein1669 Год назад +3

    Waleee farxiyoow been maadan sheegin qoyan waa laga yaaban yahay aniga waxaan garanayaa gabadh ninkii hore ugae tegey 5 caruur ah from 16 to 3 years old cudadii markeey u dhamaatey mid kale oo loser ah ayeey madaxa la gashey maba kasoo wareegin 2 weeks markey soo dhejisey uur caruurteedii disappointment ayeey noqdeen problem ayaa ka dhex biloowdey mid mid ayeey u baxeen noloshii wareer ayeey ku qaadey marks qoyan looma talin karo riwalba meesha eey is dhigto ayeey taalaa.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Год назад +4

    Waxaan aad u soo dhaweynayaa in hablaha/haweenku ay guryaha raga kula sheekaystaan oo aysan na qarin iyaguna is qarin inabti.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Год назад +4

    Maasha allaah cod wacnidaa inaabti salaan gobeed, wax badan u sheeg haweenka si aan u helo gabdho carbisan oo nolosha wanaagsan fahmi kara walaahay raga qaar oon ka mid ahay waanu ku soo dhici la'anahay guur dambe single-nimo laguma noolaan karo.

    • @hoyadaiyodhalanka897
      @hoyadaiyodhalanka897 Год назад

      Iidnkamba qaati idinka tagane bal isaso saxa plz 😂

    • @abdisharif8315
      @abdisharif8315 Год назад

      Hoyada iyo Dhalanka waa si wanaagsan in badan ayaan waxba ka xumeyn ee shaqsiyaad waa jiraan sixid u baahan labada dhinacba ee inta fiican sidee isu heli karaan ayey kula tahay?

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 Год назад +1

      ​@@abdisharif8315 aayad baa ahayd dadka wanaagsani dadka wanaagsan bay leeyihiin, ha welwelin adigu haddaad qof wanaagsan tahay qoftaadii oo wanaagsanna waa helaysaa laakiin ha raagsanin ee u kaadi. Markasta oo aad dareento habsaamidna ogoow iyadiibaa soo socota

    • @abdisharif8315
      @abdisharif8315 Год назад +1

      Barwako bal waan eegnaa waqtigu wuu cararayaa

  • @maryansheikhabdi6860
    @maryansheikhabdi6860 Год назад +1

    Hooyo keligeed 10 ciyaala nolol wanaagsan kuma korin kartid oo midba nin kaa dhalay. Ee dhal inyar oo aad korin karto siwacan. Diintane si wacan u bar ugu horeeyn si eey aaqiro iyo aduunba u badbaadaan
    Adigane wax kuugu taraan. Tafsirka bar quranka bes oo dusha laga barto kuma filnee. Si eey wax ufahmaan.

  • @a.k7513
    @a.k7513 Год назад +7

    Sidii jiirka bey u dhalaan waliba 7 caruur ah ayago dhan 6months apart ah markaasey dhahaan wa qadar alle, o guurka ma Allah kugu qasbay fashilkooda bey Allah u saariyan aabe iyo hooyo losers ah

  • @hodanhibo6984
    @hodanhibo6984 Год назад +3

    That's true

  • @deeqaahmed2607
    @deeqaahmed2607 Год назад +2

    Kkkkkk Fathiya waan qoslay ayadaa u galisay 😢

  • @loveyourlife5236
    @loveyourlife5236 Год назад +3

    my Allah bless you

  • @khadijahassan5066
    @khadijahassan5066 Год назад +2

    😂😂😂😂😂،،habo you are soo funny

  • @amiira6653
    @amiira6653 Год назад +2

    Saan camal isku ah😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂beerka ixanuunay qosol awgiii😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @amiira6653
    @amiira6653 Год назад +3

    Reer waqooyigu markay reer koonfurka lahjadooda Ku hadlayan WA beer xanuun😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 Год назад

      Kkkkkkk anigu reer waqooyi ayana ahay hadan is yidhaahdo ku hadal waan isku qoslaa oo isku khajila because waan qasbaya lakin afka reer koonfurka waa naxaris iyo qabow degenaan masha Allah halka waqooyiga qaarkood qaylo tahay hadalkoodu oo aad adiguna aad ka naxayso

    • @amiira6653
      @amiira6653 Год назад

      @@aragsan6552 isku meel kaso jeedna reer koonfurka lahjadodu WA naxariis iyo jileec miidhan 😌

  • @zahraali5427
    @zahraali5427 Год назад +4

    Sick peaple only will do that

  • @duniyalang1285
    @duniyalang1285 Год назад +5

    Waxaa kadaran cudurkay la wareegayaan.

  • @quenraxma292
    @quenraxma292 Год назад +2

    Alla beerka farxiyoy qoyan waa dulmane😂😂

  • @zahrahashim2870
    @zahrahashim2870 Год назад +5

    Walaahi fathia wax walba ood sheegtay arintan waa sax maalin walba ayaan la yaabaa qadarta ayey qalad u fahmaan
    Maaxaase dabadhigay nimankan loserada ah. Nolosha sida loogu raaxaystana ma yaqanan. Quruxdana waa inaad adiga is qiimayso hooyada noocaasna gabdhahooda way ciishoodan.

  • @Lucky-m8i6g
    @Lucky-m8i6g Год назад

    Kkk walhi aniga xusu i gelisay mar duleyste miskiin iskeyga dhigay kk

  • @IdmanNur-vw7kc
    @IdmanNur-vw7kc 8 месяцев назад

    😂😂😂😂 masiibo iyo ciil bay ibsanaysaa walaahi waan qoslay

  • @monahashi8068
    @monahashi8068 Год назад +3

    Lacagtey kuwasheen nagahan wey ba kutartamaan uurka bc lacgtaas vey rabtaa😂😂😂

  • @monahashi8068
    @monahashi8068 Год назад +2

    Fathia kuwan hadal ma maqlaan dib baa lagu weydiin adiga maxa u dhali weydey abaayo nin makuqabaa 😂😂

  • @rayanhasan2189
    @rayanhasan2189 Год назад +2

    Qoyan😂😂😂😂😂😂

  • @sahrajamac9975
    @sahrajamac9975 Год назад +1

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Год назад +2

    Hhhhhh heblaayo yareey ayay ku bilaababan

  • @fatimafaarax6724
    @fatimafaarax6724 Год назад +1

    Hore usooco habo

  • @yasminhersi4067
    @yasminhersi4067 Год назад +2

    Walaal bal dadka waxusheetataye bal aduguna xishood oojoojixarakaadkaa samaynisid

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  Год назад

      Anigu dantayda waa aqaanaa. Dharkayga hadaanad jeclayn wax i khuseeya maaha. Wixii shaqsiga gaar u ah ee aanu isaguna wax isku yeelayn cidkalena wax ku yeelayn hadaanad jeclaysan hore uga soco. Thanks!

  • @ayandahirmohamed1188
    @ayandahirmohamed1188 Год назад +4

    😅😅😅😅😅👍👍👍👍😂😂😂😂

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 Год назад +2

    Fadxiya cid waliba ma dhagaysan karto .ku wad habo soomaali runta ma jecleee😂😂

  • @sarajimale5953
    @sarajimale5953 Год назад +1

    Bravo

  • @sadio949
    @sadio949 Год назад

    Nasiib cumo live kaga waan ka qadaa way oo way 😂

  • @HamdaAbdirisak
    @HamdaAbdirisak Год назад

    Wll dumarku isku mid maa ha oo midnacasa mooyee midkale lama khiyamaynkaro

  • @MrAmiira
    @MrAmiira Год назад +2

    😂😂😂naa ilaaheey kuma uran kalawar🤣🤣🤣

  • @habiboanshur9989
    @habiboanshur9989 Год назад +2

    Farxiya 😂😂😂😂😂 dhibley

  • @farhiyohassan3758
    @farhiyohassan3758 Год назад +1

    Af janno run badan allow noo kaadaa

  • @aishahussein5790
    @aishahussein5790 Год назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤ IstaqfurAllah

  • @sarajimale5953
    @sarajimale5953 Год назад +2

    Halimo hadan dhalin ilmo waxey isku maleneysa in ay habar rahy.

  • @hana8824
    @hana8824 Год назад +1

    Quruxduba waa sidaad isu aragto😂

  • @goldenkhalif7111
    @goldenkhalif7111 Год назад +1

    You make me laugh walahi

  • @ilhanismail9631
    @ilhanismail9631 Год назад +3

    Qof tashatay

  • @lulgane4654
    @lulgane4654 Год назад +1

    Ku Soco ❤

  • @ashalul565
    @ashalul565 Год назад +1

    May be nin la'aan majoogi karaanjiray qabaan, wax u sheegtay haday qaadanayaan.

  • @ifrahmahamoud8054
    @ifrahmahamoud8054 Год назад

    Alaa qoyan sowta daalisay ina absieh 😂😂😂😂😂😂😂

  • @halimoelmi5282
    @halimoelmi5282 Год назад +1

    They blamed Allah for their damp mistake

  • @Farhiofarahali
    @Farhiofarahali 6 месяцев назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂 runbadana

  • @ummaryam1
    @ummaryam1 Год назад +3

    😂😂

  • @natashanimo7549
    @natashanimo7549 Год назад +2

    🤣🤣🤣😃😀

  • @khadrahussein7274
    @khadrahussein7274 Год назад +1

    Hahahahsh😂😂😂😂😂😂

  • @ayaanaxuseen1408
    @ayaanaxuseen1408 Год назад +2

    Fatxiyaay reeraha haysku dirin inbti

  • @2020-u2r
    @2020-u2r Год назад +3

    Omg waad u dhamaysay -inan yar o qadaad xiiran😂 Horta qadadka maxay kuli uxiiraan? Its so unattractive

  • @habiboanshur9989
    @habiboanshur9989 Год назад

    😂😂😂😂😂😂 maxaa ura nimanka qubaha😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅 ma qubeystan😂😂😂😂😂😂

  • @samira-141
    @samira-141 Год назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂👍🏽👍🏽🥰🥰🥰🥰

  • @zahrahashim2870
    @zahrahashim2870 Год назад +2

    Uf waa duli nimankas ilaahan
    Ka mgan galnay

  • @Noraszyxs
    @Noraszyxs Год назад +2

    Gob

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 Год назад +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hodangafadi5042
    @hodangafadi5042 Год назад +2

    For example, some women's are desperate for a man, and they would do anything to get one but sad I saw this is a young beautiful woman crying on tiktok saying that she couldn't find a bread to eat and she was providing her husband for money
    I believe never ever ever ever ever ever ever ever give man to money always put yourself and your kids first man has to stay behind 💯

  • @sacdiyo
    @sacdiyo Год назад

    😂😂😂😂😂😂😊

  • @rejaaden2418
    @rejaaden2418 7 месяцев назад

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk she so fun

  • @HamdaIbrahim-vj4sb
    @HamdaIbrahim-vj4sb Год назад

    😅😅😅😅😅

  • @rejaaden2418
    @rejaaden2418 7 месяцев назад

    Beentaa maaha😅😅😅😅😅😅

  • @bebahhassan4715
    @bebahhassan4715 Год назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 astaqfu'allah. Thanks for making my off day. They have no respect. The only app I use is Snapchat wlhi. They see gabadh not wearing hijab the first thing they send is their Ufuuf. They've no fair for Allah swt.

  • @monahashi8068
    @monahashi8068 Год назад

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @goldenkhalif7111
    @goldenkhalif7111 Год назад +1

    Kkkkkkk

  • @Waxtar
    @Waxtar Год назад +1

    Sababtaaad maalin walba raga ugu dhagantahay wixibaa kugu nagaaday hhaha kacoo guurso 😂😂

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  Год назад +1

      Rag sharaf leh cidina ma dhibsato lagana hadli maayo ee noocaaga Dulayste candho qadhmuun la cararaya ayaa hablaha looga digayaa. Raganimada meel ha kaga dhicin

    • @Waxtar
      @Waxtar Год назад

      @@FatxiyaCabsiiyeChannel Aniga alxh, Ilaah baa mahad iska leh, waan dhaqmayaa, lakiiin video walbood soo dhigtid rag somali baad ku dhagantahay bal ka yaro naso wax kaloo interesting ah inoo keen aan wax ka faaidnee
      Agah

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  Год назад +4

      @@Waxtar Niman xun xun oo guskooda qadhmuun hablaha u dira oo khiyaamo la wareega ayaa laga hadlaya ee yaa Rag ka hadklay? Waar orod macnaha RAG soo baro!

  • @aminaibrahim9697
    @aminaibrahim9697 Год назад +1

    Hhhhhhhhhh

  • @afrikaano7152
    @afrikaano7152 Год назад

    Waa islaan isla quman dad baay caayi iyadoo video shaarica yaalan gaala baasheyneyso dhaqaay ciilaney yaa adiga wax kugu fali waa adiga guriga mugdiga soo Gooma dheere gumays adiga gurtey gabar qayan dhiig heshaa ma adaaba arki Kara qalalaneey dry ass cajuuso kareey 60 jira.