Qabyalada jooji somali waa soomali caadi iska dhig anaguba comment waa qoreeynaa mana nihin samaroon nimcan waxan ku jeclahay waa nin somalinimadu ku weeyn tahay mana aha qabiiliiste
Masha Allah waa hees Dhinacyo badan taabaneyso. Allah aa mahada Iska leh iga dhigay MUSLIM tanlabaad calanka Geyga ee meesha ka muuqda Muslimka Gey ma ogola & lesbiyaan. Gabadhana waa iney ahaataa Gabar Wiilkana waa inuu ahaadaa Wiil . Mahadsanidiin Dhamaantiin intii ka soo shaqaysay. Goodax Madia Mahadsanid.
Anigu waxan la haysta oo aan la cajabay 20 jeer aan kuso ceshaday inanka shaadhka madaw iyo surwaalka brownka ah xidhan sidu ulaa haysto ciyaarta lebiska quruxda badan masha allah
Masha Allah aniga xataa heesaha qaar markan dhagaysanayo waa il meeyaa, intii ka soo shaqaysay oo dhan waa mahadsan yihiin Nimcaan Noolow Safia Tusmo aan meesha ka maqnay. Godax Madia. Mahadsanid walal.
Illaahay ayaan ku dhariyay. Ma waxaad ku casisay illaahay oo cafimaadka ku siiyay oo hees miyaa la ilmenaysaa wallaahi naarta adigana ku oy dontaa ee illaahay haku Soo hadiyeyo
Gabadha jeestaan loo qaaday ama uu abwaanka ugu talagalay uma harin AMAAN bailn'aadim la amaani lahaa miro macaan badan iyo fanaan cod mcn GUULEYSO NIMCAAN
Vraiment une telle chanson permet a réduire d'une manière très efficace de stress post-amoureux."ifka ruxan ujeclahay adiga somaha italkiyo awada qalbika adika somaha
Hees aan caadi ahayn samaroon saciid dad qalbi nadiif ah gob ilbaxnimo leh somalinimo jecel ku fanaa from jigjiga idinka salaamay ❤❤❤
Masha Allah, codka, labiska waad wada nuureysaa nimcaanow. Ka retstey bukaanadii been ma ahayn. May Allah bless you ❤❤🎉🎉🎉
War fanankan waan jeclahay walahi mar walbo waan dhagaysta❤❤❤
Waaw wadaniga dhabka ah waa kuwataa king song nimcaan hilaac🎉
Machallah réer mocoyday💕 salan qali ah from 🇩🇯♥️
Xafladdii Hablaha Samaroon oyo Nimcaan hilaac iyo Fanaaniintii Samaroon Siciid 🎉
Masha Allah waa hees aad u macaan oo meelo badan taabaneyso, waxaan umahadcelinayaa intii kasoo shaqaysan oo dhan heestan. Goodax Media, Mahadsanid. Mu,Alifka waa mahadsan yahay. Nimcaan Hilaac noolow nolol caafimad leh. Safia Tusmo aan meesha ka maqneyn noolow Safia.
Hlka fananinta ragga nimcan iyo salax sanag wa labada fanane ugu xishodka bdn dhnka raga😢❤🎉
Aarshe isna waa xishood badan yahay
Woooooow Horey u soco waa HIT SONG .Viva LUCMAN Hilaac ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤.
Ninka Heesta Sameyey
Ka qadaya heesta
Anigayga qoraya comment
Kuwa ku dance garaynaya heesta
Intuba waa samaroon😂😂
Qabyalada jooji somali waa soomali caadi iska dhig anaguba comment waa qoreeynaa mana nihin samaroon nimcan waxan ku jeclahay waa nin somalinimadu ku weeyn tahay mana aha qabiiliiste
@@jamilayusuf9521 ok sister
Maxa ka ficn dee
wallahi I'm serious i realy love the song of this Nicman i alway listening ❤❤
❤❤❤❤
Masha Allah waa hees Dhinacyo badan taabaneyso. Allah aa mahada Iska leh iga dhigay MUSLIM tanlabaad calanka Geyga ee meesha ka muuqda Muslimka Gey ma ogola & lesbiyaan. Gabadhana waa iney ahaataa Gabar Wiilkana waa inuu ahaadaa Wiil . Mahadsanidiin Dhamaantiin intii ka soo shaqaysay. Goodax Madia Mahadsanid.
Hablaha samaroon Qurxoonaa#Masha Allah ❤❤Awdal State❤❤❤
Masha Alllaaah
Somali music has unique flavour. Truly proves music is universal language. I afraid any religious or cultural law may ban such precious art.
Oo tolkiiba sawka halkaa kudhan. Agah!
Alle haydin xafido meelkasta oo ay Somali joogtaba ❤
Amiin qaali
@@faizam523 ❤️ 🫂
omg what a beautiful song and people. proud to be somali. god bless you. thanks. heart touching.
Taani hees way dhaftay w❤❤❤❤❤w
Anigu waxan la haysta oo aan la cajabay 20 jeer aan kuso ceshaday inanka shaadhka madaw iyo surwaalka brownka ah xidhan sidu ulaa haysto ciyaarta lebiska quruxda badan masha allah
Londan shawgii nimcan cabdirahman hilaac fanan qaranka somaliya 🎉🎉🎉
Masha Allah aniga xataa heesaha qaar markan dhagaysanayo waa il meeyaa, intii ka soo shaqaysay oo dhan waa mahadsan yihiin Nimcaan Noolow Safia Tusmo aan meesha ka maqnay. Godax Madia. Mahadsanid walal.
Illaahay ayaan ku dhariyay. Ma waxaad ku casisay illaahay oo cafimaadka ku siiyay oo hees miyaa la ilmenaysaa wallaahi naarta adigana ku oy dontaa ee illaahay haku Soo hadiyeyo
Waaw legain of the llegen all fanaan Nimcaan hilaac
Merci pour cette belle chanson, tu es mon chanteur préféré ❤elle parle d'un vrai amour ❤ que dieu te protège.
Masha Allah hilaaci hirgalay his sweet voice ❤❤❤❤💯💯💯🥰
Maxameb Maxameb Maxameb Maxameb nimcaan Maxameb Maxameb unfortunately can't nimcaan 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
400K Godax Medi ❤HmPlyo Pro Waxad Thy Gacan Dahab Intaas iyo in Ka Badan Ban Ku Rjyna❤
Nimcaanka Hilaaca Fanka ❤
masha allaah wll nimcan codkaga allaha noodaa ya❤❤❤❤❤❤
best somali Singer so far, c'mon brother thumbs up 👍👍👍
Amal
Tu es mon chanteur prefere qu Allah te protégé cousin ❤❤❤❤
@Zahra Qui va le faire comprendre ton message a ton cousin Lali sans frontiers🫣😅🤣🕺
Mais merde C es la langue de Moliere et un Lali sans frontiers 🫣
Wwwwwwwwww.m.a.alfanaan.nimcaan.hilaac.alh.ku.xafido.legends
Best alfanan Nimcan hillac ❤❤
What a beautiful song! 99% -1% for the belt
Fanaanitii somaroon maxa helay barayan waa lays uruursanyaaye viva samroon
Gabadha jeestaan loo qaaday ama uu abwaanka ugu talagalay uma harin AMAAN bailn'aadim la amaani lahaa miro macaan badan iyo fanaan cod mcn GUULEYSO NIMCAAN
Ma aqoon adiga ibaray caanshaqa udugiisa xiriiraha wadnaha io beerka adigaa ku baahay oo waxaa tahay aduunkeyga oo maalin aragada qura kama ahaanayo afka kama dhahaayo jcyl uurka jiro waa dhab oo anba qaadka geediga halkii aan la rabay waa dhab ifka ruuxa aan ugu jeclahay adiga soomaha indhahayga nuurka ubaxayo adiga soomaha itaalka io awoodaha qalbiga adiga soomaha nolosheyda idilkeed mcn adiga soomaha nafiso ❤
Ala Heesta laba dhinaca ayay ku qurxoontahay Nimcaan hilaac waa boqorka codka ugu macaan aawey fanaandii kale la qaadi lahayd
Keep it up best song in year❤❤❤❤
Vraiment une telle chanson permet a réduire d'une manière très efficace de stress post-amoureux."ifka ruxan ujeclahay adiga somaha italkiyo awada qalbika adika somaha
Bloody keep it up , u the best.
Machallah nolow hunno ❤
Nimcaan goat❤ you will never find him touching the skin of the ladies. Lakin aniga one touch kuxadi laha🎉
😂😂😂😂😂 Nambarkiisa ma kuu soo dira wayo waad cashaqday Nimcan.
Masha allah gobta samaroon siciid❤
Beautiful one 😍
This is one of the best songs u hit 4 my
Upendo haudhuru chochote
Nice one
Ninkan fananad somalida wuxu ku dhafay hesta u qadayo sida ay tahay jezka ula raaca waxad arkeysa kuwa hes dagan soo qadayo is ruxaya sida afro
Mashaa Allah legend
Nimcan zxb😊
Macan gyaha an xasusano😢❤
Waa hagagaf aan qof ba ahayn
Muqaal ma leh, cod ma leh, fanaan maaha .
Wow ilahay amarkii heesba hees ayay kaa shiidantahay alfanan heelacii hoorgalay
Nimcaan iyo Leo messi waxay ka siman yihiin
1 - daganaanta
2 - labis xumada
3 - labaduba waa greatest of all time ( Goats )
4 - xishoodka
5 - toban sano kahor ciwaankii aadku taqaanay ayaad ugu imaan waxba kama lumaan
6 balwad la’aanta
Machaallah ❤️❤️❤️❤️👏🏽
Masha Allah
Machaa allah inaba caadi maha ça me touché ❤❤❤❤
Masha alla
Wow Mashalah ❤
Nimcaan mashla ❤🎉❤🎉
Wooow
Runty waa hees caajiba way igagadantahay
That's a hit song
sahib baby baay
Best song 2024.🎵 ❤
Hesta somalida dhan jecel ku aburtay😢❤❤😂
Noloy
idil barqad 2 good
Best singer ❤.
AXMED IYO JAMAAL MA HADAL UUN BAA LA WADI KAKAKKAKAKKAKAKAKKKAKKAKAKAKKAKAKKAKKA
Ralya❤
Nɪᴍᴄᴀᴀɴ ᴀʙᴅɪʀᴀxᴍᴀɴ ʜᴀssᴀɴ ʜɪʟᴀᴀᴄ
Kkmanshaalah
❤❤❤❤ 😊
Wewwwwwwe
❤😍🥰
🕺💃
🤩🤩
❤❤❤❤❤
Nimcaan ka Aadyar habla wad beer lushe
❤❤❤❤❤
Ok
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤
Faiza ce chanson vs touche?
Viva Somaliland 💚🤍❤️🇸🇴🇩🇯
Nimcaan wuu foolxumdaau
Nimcaan waxaa biyo dhigay Nacaybka Dalkiisii uu ku soo caano iyi biyo dhamay😂😂 Xaruurtiisii iyo Xaskiisa ugu horaysay aaway?????
🌹🌹
❤😂🎉🎉🎉
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
M.a
✌️
🎉❤❤❤Ahmed
bero will yoy
You are mj ugyl move
🌹
Yyyy
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Inanka nafqeeya wu su socdaye
11
Nin weyn
1:57 1:59 2:00 ❤❤❤❤❤😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😢😢😢😢😢😢😢
Ma aqoon jcylka ee.adigay.baray