War idinkaaba is gumeysanayee mise qaarkalaa dharkii police ka idin xirtay oo idingumaadaya war waxa iskabaara hubna u iibsada oo iskaceliya bud iyo qoriba isaga Celiya dhalinyaro xoogana u diyaarsada oo markay maatada soo hujuumaan dhagaha ku dhufta idinkaa meesha is dhigaye kakaca oo ishubeeya ❤❤❤
Asc Karamara TV guleestaa kusoocdaa Allaha u gargaro shacabka Islamka Allaha u naxaristo shacabka Islamka guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@@maahirmooraal8728 war waa garac amxaarada ayaa dhashay oo magaca soomaali sheeganaya amxaarada iyo oromada ayaa ku shaqaysta iyagaa isu daran shacabka inay gumaadaan bay u noolyihiin inay ay xornimadooda u dagaallamaan ma awoodaan waa dad geerida ka baqa oo dulliga qabatimay
Walaalahay ogaaden dad ilbaxa ma aha intii oogu dhaqamadii oogu xumaa ayay ethiopianka kaga daydeen war dadka misaakiinta ah ee reer baadiyaha ah ee abaaraysan dilka iyo kufsiga iyo laynta ka daaya hadaad muslim tihiin ala somaali xukun xumaa
Caalamka nama rabee dhulkiina joogaa is jeclaada 😢😢soomaaliyeey 😮
Alle haydin sahlo Aamin🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Subxaanallah acuudu billah minal jaahiliya illaahay dadkan ha u naxariisto
Ilahay haw gargaaro dhulkoodiina raxmaad ha ugu geeyo, abaaro ayey ka cabana yaane.
Allahu akbar daadkan somliyed ee waliba muslika aah aay abaar uu dheertahay kuwaa sidaa uu qawiiyey allaayow uu kakaarkar
Subxaansllah allow intii dulmanba i gargaar dadka ilaahay uga baqa ma soomaali sidaasvisku galaysa mise shisheeya idin laynayaa masaakiin
Hagaag taani waay kadaaranta haay tii laku eedeyn jiiray abdi iiley allahu akbar akjar muxuu siida uu falay maaqan
Allahayow Ummadda Soomaaliyeed Xaqa Ku Hanuunni. ( Geerido Marbey Nolosha Dhaanta) Wax Iska Cesha Allaah Tala Saarta .
=Mahadsanidin=
Gumaysiga idiin tashaday ee gaalo iyo jaaaasiista ah iska dhiciya.
Ka xarooba gumeysiga xabashida. Somali galbeed somali baa leh
Maryaha ma ayagaa doonaya ibeey qaataan ilaahow ugargaar dulmigana ka qabo
Dadka dharka laga siibay waa halkee Soomaaliya. Ma Soomaali baa, ma Soomaali baa Kenya ka timid, ma Soomaalida Itoobiya. waa kuwee dadkaan
Somali massibo aya ku dhacdee ALLAHA ka dul qaddo . Laxowla wala quwatta ila billah
حسبنا الله ونعم آلوكيل
Ilaahay masiiba dagdag ah Allah ha ku rido amin xabashida ayaa idiin dhaama muxuu qabiil traa waa isla ogaadeen😢😢😢😢
Nacalatullah calayk Amxaar yahow gowrac ayaa walahi idiin dambayn inshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Adeer dhaqankaas waa Ethiopianka 🇪🇹 walahi Somali iska dhigaya luqaddana baratay, dagaalama adeerayaal ilaahayna kaashada fadlan gunnimada dhimashaa la’idiin qaatay walahi oo dila Ethiopianka kuwaasi waa Oromo iyo Amxaar iskaashatay Adeerayaal walahi inshaAllah ilaahay wuu idiin soo gurman oo dullinimada iska dulqaada adeerayaal oo Somalinimadiina ku faana kuna dhinta walahi adeerayaal geesiyaad tihiin adeer🙏🏼🙏🏼🙏🏼 Ethiopianki Yuhuuda madow kuwaasi adeer kuna jana taga walahi dhaqaalana diyaar ayaan idiinku nahay adeerayaal subhannallah rabbiyow u gurmo umadaada Somaliyeed oo cadowgeena Ethiopian&Kenyan iyo Yuhuuda iyo Reergalbeedka ilaahow halaaji oo guul sii Somali inta xalaasha ah yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Aduunka caalamka intaan leenahay wax noo hagaagaa majirto ilaaheey hanookargaaro
Abaar xun ayaa haysa soomaalaay aan isu naxariisano 😢😢😢
Adeer dhaqankaas waa Ethiopianka 🇪🇹 walahi Somali iska dhigaya luqaddana baratay, dagaalama adeerayaal ilaahayna kaashada fadlan gunnimada dhimashaa la’idiin qaatay walahi oo dila Ethiopianka kuwaasi waa Oromo iyo Amxaar iskaashatay Adeerayaal walahi inshaAllah ilaahay wuu idiin soo gurman oo dullinimada iska dulqaada adeerayaal oo Somalinimadiina ku faana kuna dhinta walahi adeerayaal geesiyaad tihiin adeer🙏🏼🙏🏼🙏🏼 Ethiopianki Yuhuuda madow kuwaasi adeer kuna jana taga walahi dhaqaalana diyaar ayaan idiinku nahay adeerayaal subhannallah rabbiyow u gurmo umadaada Somaliyeed oo cadowgeena Ethiopian&Kenyan iyo Yuhuuda iyo Reergalbeedka ilaahow halaaji oo guul sii Somali inta xalaasha ah yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
ALLOW ISLAAMNIMADA XOOJI MASAAKIINTANA XAQEEDA U SAHAL
Allh. Soomaalidii. Bay. Sidaasi. U. Daanbeesay. Maxaa. Laaga. Dhaacaaday. Qabayalaadii. Aad. Baan. Uga. Calool. Xumaanay. Dadka. Walaalo. Haayo. Xitaa. Waxaan Qoraayo. Magaranaayo. Iliintu. Waa. Iga. Daayasaa. Ilahoow. U. Fududee. Amiin. Amiin. Amiin. Cadawagan. Ka. Qaabo. Amiin. Yaa. Allha. From. Burac❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
سبحان الله war somaliyeey Allah ka baqa oo dark xasuuq ka daaya
Soomaali meeleey joogto waa dugaag dhiiga xaqdarada intaa daadinaya, daalimiin
Ilaahey imaanka iyo islaamnimadìna hanigu dilo Ilaahey hanii naxariiso kurbadana ilaahey haniiga qaaado ilaahey hanii gargaaro
War idinkaaba is gumeysanayee mise qaarkalaa dharkii police ka idin xirtay oo idingumaadaya war waxa iskabaara hubna u iibsada oo iskaceliya bud iyo qoriba isaga Celiya dhalinyaro xoogana u diyaarsada oo markay maatada soo hujuumaan dhagaha ku dhufta idinkaa meesha is dhigaye kakaca oo ishubeeya ❤❤❤
Somaliyi markay is wada cunty ee dhiig u fufudaaday ilahay na wuu ciqaabaya ilahay ha loo noqdo subxanalaah.
Itoobiya beri markee seylac imaato maxee sameen doonta marka😮naclad baanku taalee😮😢😮
حسبنا الله ونعم الوكيل
Soomaaliyeey. Isuu. Guuramaada. Oo. U. Kaaca. Kuwaa. Laaduul. Maayo. Kaala. Gaadha
Republic of Soomali Galbeed
Ilaahoow idinkaqabo kuwa dilka iyo qaawinta wada iyo dulmiga idina isdaaya ilmaadeerayaaloow😭😭😭😭😭😭😭🐎
Waa laba jilib oo wada dhashay oo ismaamul goboleedku mud lays iyo fuxshi kula kacaayo
Waa xagee halkani allaha ka qabto inta xun
Subxanalaah ilaahay ha idiin gargaaro
Adeer dhaqankaas waa Ethiopianka 🇪🇹 walahi Somali iska dhigaya luqaddana baratay, dagaalama adeerayaal ilaahayna kaashada fadlan gunnimada dhimashaa la’idiin qaatay walahi oo dila Ethiopianka kuwaasi waa Oromo iyo Amxaar iskaashatay Adeerayaal walahi inshaAllah ilaahay wuu idiin soo gurman oo dullinimada iska dulqaada adeerayaal oo Somalinimadiina ku faana kuna dhinta walahi adeerayaal geesiyaad tihiin adeer🙏🏼🙏🏼🙏🏼 Ethiopianki Yuhuuda madow kuwaasi adeer kuna jana taga walahi dhaqaalana diyaar ayaan idiinku nahay adeerayaal subhannallah rabbiyow u gurmo umadaada Somaliyeed oo cadowgeena Ethiopian&Kenyan iyo Yuhuuda iyo Reergalbeedka ilaahow halaaji oo guul sii Somali inta xalaasha ah yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Caalamka aay kacabanayaan warba uumahayaan meeshuu wax kuwado, yaarbi. Soomaaliyeey heshiiya caalam loodacwoodaa idinkama maqnee heshiiya oo iskutaga
Tolow meshan balaayada heysataa waa xagee allaha unaxariisto intii dhimatay
gobolka dollo ee somslida etiopia degta
intah somalih ku jirtoh baryoh iyo dil rob iyo barwaqoh idin kah fog 😮😮😮
Subxaan allaaah illaahayow u gar gaar dawooladi meeday
Waa xagee
Waa dambi laga galayo somaalinimada
Maysheegaan halka lagu dilay iyo cida dilaysaa waayo
Cidii taqan waxagee ubatale ii soo qorAa
Waxaas yuhuuda madoow ee africa Etiopía baa kadanbeeysa hadaadan ka dhiidhin diintaa bari lagaa saarayaa luuqada sinjiyada iyo calanka baa lagaa badalayaa oo walaahiya ee iskaxoreey gumeeysiga ONLF
Subxaanllaah allow umadaan raxmadaad sii ..إن لله وانا اليه راجعون
Waa yaab , waa naxdin .
Abdijaliil show waa ninka asago nairobi jooga tamashad u tegey yurop.. waa grAc jaajus oo somalnimida ceel dher ku xorey..
Thanks lkacase iyo cabdirahmaan from Qandala
Bisinka ilahay barya isaga awood lehe
Warcalin majiree xagee weeye meshaan
ILaahey hinig qabto😢
MEESHU WAA HALKEE
Wa wardheer walale somai galbed wa dadka ay itobiya gumaysato
@@fardosasiraat792 mahadsanid walaal
Niyuu boolisku waa duli xayawaanka ka liita
Asc wll intii dhinteyna Allah unaxariisto intii dhaawacanteyna Allah uboogodhayo Allah ayaan idinku dhaarshey ee ciidankaan ee dadkaan masaakiinta ah sidaan ugalay ciidan soomaaliyeed maladhihi karaa?
meesha waa Soomali Galbeed,
dhibka iyo dulmigaba Allaha ka qaado
Qabiilka daya Somali mid ah dhib ma'arkene !
Meesha waxaa ka dhacayaan waa xaggee meesha inaad sheegi waydaan baa doqonnima kale ah war sheega meesha waxa ka shacayaan
Waa gobolka doollo ee somali galbeed waxa shicibkas masakinta dulminiya waa ciidankii xabashida ethopia iyo ciidanka mooriyanta liyuu bolis. Dowlada ethopia olole ayey ka wada degaanka. Shicibka iyo dhulka somali galbeed in xabashi laga dhigo ayaa la rabaa daqankoda iyo diintoda iyo luuqadoda la badalo ayaa la rabaa waxana garab ku siiniya dabadhilifka cumar cagjar iyo mooriyantisa. Jiritaanka somalinimo ayaa la rabaa in la baabiyo ilahay ha u gargaaro masakinta somaliyeed ku dulman dhulkoda somali galbeed
Doollo wayy
Wuu sheegay uubataale weeye
@@MohamudDahir-du7jt liyu police ayaa shacab xasuuqy
@@BukkaarCadde shacabka ay xasuuqayaan sababta ay u xasuuqayaan maxay tahay yayse yihiin kuwa la xasuuqay ?
Aawa kii mustafe cagjar# akh akh xaniinyaha Alle kugoooo
Ina Cagjar dan uma hayo dalkan iyo dadkan iminkana waxaaba laleeyahay Jigjiga ayuu yidhi waa lawada leeyahay! Oo Axmarta iyo Oromdu sida Somalida ayay xuquuq ugu yeelanayaan dhulkan! Waa Axmaar!!
Kaasii waa wax dhintay Ilaahay ummadda ha dhaafiyo
Maxayiyihin
Meesha dadkan joogaan waa halkee?
Waxagee ubatale
Subxanallah war waxaas cawaanta e diin iyo damiir laheyd maxaa yihiin ma somali dii hilari ka baa qarkood gaaro iyo yahuud noqday
Ogaden iyaga isgumaysta war sida isu dhama
Subxaana Allah ☝️
🤲🤲🤲
Bismilhi
سبحان الله ونعم الوكيل لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم اللهم عليك بالظالمين فإنهم لا يعجزونك اللهم امين إنا لله وإنا إليه راجعون
MARKEY XAALADDAASU TIMAADDO MAXAA ALLAAH IDIN FARAY SOW INAAD IS DIFAACDAAN MAAHA ADDUUNKU WAXBA IDIIN QABAN MAAYEE ISDIFAACA
Waxaa Malouda Tiif iyo gaajo.waa.xagee Alla niigagaro
isdifaaca dii
Waa halkee
Asc Karamara TV guleestaa kusoocdaa Allaha u gargaro shacabka Islamka Allaha u naxaristo shacabka Islamka guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Adeer dhaqankaas waa Ethiopianka 🇪🇹 walahi Somali iska dhigaya luqaddana baratay, dagaalama adeerayaal ilaahayna kaashada fadlan gunnimada dhimashaa la’idiin qaatay walahi oo dila Ethiopianka kuwaasi waa Oromo iyo Amxaar iskaashatay Adeerayaal walahi inshaAllah ilaahay wuu idiin soo gurman oo dullinimada iska dulqaada adeerayaal oo Somalinimadiina ku faana kuna dhinta walahi adeerayaal geesiyaad tihiin adeer🙏🏼🙏🏼🙏🏼 Ethiopianki Yuhuuda madow kuwaasi adeer kuna jana taga walahi dhaqaalana diyaar ayaan idiinku nahay adeerayaal subhannallah rabbiyow u gurmo umadaada Somaliyeed oo cadowgeena Ethiopian&Kenyan iyo Yuhuuda iyo Reergalbeedka ilaahow halaaji oo guul sii Somali inta xalaasha ah yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
FULEY ALLAHII ALLAAH MAAHA ADDUUNKOOW NOO SOO GURMADAY AYEY LEEYIHIIN , ADDUUNKU SOW KAN IDIN BAABBI'INAYA MAAHA ADDUUN MAJIREE ,DAGAALLAMA OO IS DIFAACA FULAYAALOOW, ALLOOW HANNA BADIN TAASOO KALE
IN LEYDIN FUULO AYAA XIGI DOONTA❤😂😂😂😂😂
Idinku dhaqanxumada iyo dawarsiga iskadaaya iyo dulmiga.
Soomaalida waxaa sidaan u GELAYA waa QABIIL iyo HORJOOGAYAAL laciif ah! Inta aad aduunweynaha aad u QAYLINAYSAAN oo aadan adinku aadan isu NAXARIISANEYN oo aad QABIIL u gurbaan tumaysaan cidna waxba idinku falimayso. Aniga Soomaalida oo dhan ayaan ula jeedaa!
Caalamka haduu wax qabanaayo falistiin ayuu wax u qabanilahaa marka waxaa wanaagsan in aad iska dhici saan dad kaas
OGADAN IDIINKA ISQAWENYE OO ISQALANYE IS EERSDA
Shelay bay ahayd markuu Dulligii Tigreega ahaa Ina Eley,uu Ogaadeen Jail usamaystay uuku cadaabo.Mustafa Cagjarna miyuu bilaabay isna uu Dadkii Somaligalbeed iyo Ogaadeen si'arxandaran oo Anshaxa islaanimada kabaxsan ugumaado.Waar sow Ummadan Ogaadeenka Askartoodu waaba Yuhuuda ookale cadowtinimada,wuxu miyaanay Somali ahayn se miyaanay Muslim ahayn?
@@maahirmooraal8728 war waa garac amxaarada ayaa dhashay oo magaca soomaali sheeganaya amxaarada iyo oromada ayaa ku shaqaysta iyagaa isu daran shacabka inay gumaadaan bay u noolyihiin inay ay xornimadooda u dagaallamaan ma awoodaan waa dad geerida ka baqa oo dulliga qabatimay
Waar meeshan waa xagee from awdal
Dadkan dhibtu way ka muqata , naaf ma haystan , daranyo yaa haysa , ilahow u gargar
Meeshan wax xagee dhibaa Ka jiraa meesha emarate ma Ka dhaw
Waa gobolkee dds
Doollo
Intee.wayee.meshaa.dadkaaa.qawinaayo
Kaalmo Ilaahey weydiista kadibna Somaali weydiista.
Dadka saas yeelaya waa soomaali kale weliba ay isku reer yihiin
Iska celiya dhulkana oromo kuwareejiya
"Barootu orgi kaweyn" dad tireska dowlada xidhan lalaynayan shacab masakiin ah arintu kaweyn Ethiopia waxay wada isrsifeyn ku aadan somali degankodana kililka oromada lahoos geeyo kadibna ay oramada rarato wa qorshaha cusub ee oromaha dalka Ethiopia kataliyo abiye axmed...balse wa nikani wa mid har cad asago sojedo riyonaya.
Samaroon meel.ay joogtaba miyaa laga habaysanayaa
WA ogadeen
Waar waa makaahiil gudihiisa oo maamul goboleedku qaar sooraaceen meeshu waa doollo : ogadeen
Meshu waa xagee
Ilahay miyaa ilawdeen
Adeer dhaqankaas waa Ethiopianka 🇪🇹 walahi Somali iska dhigaya luqaddana baratay, dagaalama adeerayaal ilaahayna kaashada fadlan gunnimada dhimashaa la’idiin qaatay walahi oo dila Ethiopianka kuwaasi waa Oromo iyo Amxaar iskaashatay Adeerayaal walahi inshaAllah ilaahay wuu idiin soo gurman oo dullinimada iska dulqaada adeerayaal oo Somalinimadiina ku faana kuna dhinta walahi adeerayaal geesiyaad tihiin adeer🙏🏼🙏🏼🙏🏼 Ethiopianki Yuhuuda madow kuwaasi adeer kuna jana taga walahi dhaqaalana diyaar ayaan idiinku nahay adeerayaal subhannallah rabbiyow u gurmo umadaada Somaliyeed oo cadowgeena Ethiopian&Kenyan iyo Yuhuuda iyo Reergalbeedka ilaahow halaaji oo guul sii Somali inta xalaasha ah yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
SUBXAANA LAAH 😢😢😢
Salam ma xay daarood iga dhasheen baa lagu dilayaa
Alaahu Akbar, Subxaanallaahil cadiim, waa halkee?😊.
Adeer dhaqankaas waa Ethiopianka 🇪🇹 walahi Somali iska dhigaya luqaddana baratay, dagaalama adeerayaal ilaahayna kaashada fadlan gunnimada dhimashaa la’idiin qaatay walahi oo dila Ethiopianka kuwaasi waa Oromo iyo Amxaar iskaashatay Adeerayaal walahi inshaAllah ilaahay wuu idiin soo gurman oo dullinimada iska dulqaada adeerayaal oo Somalinimadiina ku faana kuna dhinta walahi adeerayaal geesiyaad tihiin adeer🙏🏼🙏🏼🙏🏼 Ethiopianki Yuhuuda madow kuwaasi adeer kuna jana taga walahi dhaqaalana diyaar ayaan idiinku nahay adeerayaal subhannallah rabbiyow u gurmo umadaada Somaliyeed oo cadowgeena Ethiopian&Kenyan iyo Yuhuuda iyo Reergalbeedka ilaahow halaaji oo guul sii Somali inta xalaasha ah yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Meesha ma Yuuddii ayaa dadka soo gaadhay maxay tahay dad la qaawiyey?
Adeer Hadii aad diriri waysida Wax iska Celin waysid Waa lugu dulaysan lugu gumaysan caalamka hadii uu wax qabanayo falaastiin ayuu wax u Qaban lahaa Cakjar Xabad ku kiciya jaanis ayaa hesatiin Maanta dhaafa oohinta qaaawin iska daaye Waa ls idin kufsan iska celiya gaalada Cakjar u horeeyo
Adeer dhaqankaas waa Ethiopianka 🇪🇹 walahi Somali iska dhigaya luqaddana baratay, dagaalama adeerayaal ilaahayna kaashada fadlan gunnimada dhimashaa la’idiin qaatay walahi oo dila Ethiopianka kuwaasi waa Oromo iyo Amxaar iskaashatay Adeerayaal walahi inshaAllah ilaahay wuu idiin soo gurman oo dullinimada iska dulqaada adeerayaal oo Somalinimadiina ku faana kuna dhinta walahi adeerayaal geesiyaad tihiin adeer🙏🏼🙏🏼🙏🏼 Ethiopianki Yuhuuda madow kuwaasi adeer kuna jana taga walahi dhaqaalana diyaar ayaan idiinku nahay adeerayaal subhannallah rabbiyow u gurmo umadaada Somaliyeed oo cadowgeena Ethiopian&Kenyan iyo Yuhuuda iyo Reergalbeedka ilaahow halaaji oo guul sii Somali inta xalaasha ah yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Soomaali jini mee qabaan😮😮ilaahow dadkeeyna qabiil isku haastan meel walba lagu bahdila 😢😮😮😮😮😮
Datka.abaaraysan.halagadayo.dhibka.idinkuna.ilaaybarya..Isha.alah...wad.liibanaysane
uubatale uubatale uubatala xage kaga tala galbedka somaliya qiyaas tayda wardher bay kajirta konfur galbed magala ahanvway uxigta saso ma ah? Ok abrahiin&ismacil gumcqdle wawalalo cidi diida is dhax galkoda wada daganashahoda labada indhod inlaga tuuro weye wayo wajaahil xun hadu naf leeyahay muu jaaniskisa kudifaco deegaanka oromadu rabto in magaca calanka &somalinimadaba laga badalo meel itoobiyan kodhan leyihin larabo in lagadhigo taaso jiritanka dadka daga kilalka 5 nad meesha galadu ulabaxday tirtiraya
Allaha unaxariiisto hadii And RUN sheegay in yaaaaab
Adeer dhaqankaas waa Ethiopianka 🇪🇹 walahi Somali iska dhigaya luqaddana baratay, dagaalama adeerayaal ilaahayna kaashada fadlan gunnimada dhimashaa la’idiin qaatay walahi oo dila Ethiopianka kuwaasi waa Oromo iyo Amxaar iskaashatay Adeerayaal walahi inshaAllah ilaahay wuu idiin soo gurman oo dullinimada iska dulqaada adeerayaal oo Somalinimadiina ku faana kuna dhinta walahi adeerayaal geesiyaad tihiin adeer🙏🏼🙏🏼🙏🏼 Ethiopianki Yuhuuda madow kuwaasi adeer kuna jana taga walahi dhaqaalana diyaar ayaan idiinku nahay adeerayaal subhannallah rabbiyow u gurmo umadaada Somaliyeed oo cadowgeena Ethiopian&Kenyan iyo Yuhuuda iyo Reergalbeedka ilaahow halaaji oo guul sii Somali inta xalaasha ah yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Walaalahay ogaaden dad ilbaxa ma aha intii oogu dhaqamadii oogu xumaa ayay ethiopianka kaga daydeen war dadka misaakiinta ah ee reer baadiyaha ah ee abaaraysan dilka iyo kufsiga iyo laynta ka daaya hadaad muslim tihiin ala somaali xukun xumaa
Maxamed yusuf
Maxa idinkabo isu dishan marexan iyo hg maxey isu dilayan shiikhal sure maxey isu dilayan ii sheg in
Baxba tihin maxa isu fileysan somali wey is leyneysa
Caalam wax idinkaaba master illahey heydinla qabto
Adeer dhaqankaas waa Ethiopianka 🇪🇹 walahi Somali iska dhigaya luqaddana baratay, dagaalama adeerayaal ilaahayna kaashada fadlan gunnimada dhimashaa la’idiin qaatay walahi oo dila Ethiopianka kuwaasi waa Oromo iyo Amxaar iskaashatay Adeerayaal walahi inshaAllah ilaahay wuu idiin soo gurman oo dullinimada iska dulqaada adeerayaal oo Somalinimadiina ku faana kuna dhinta walahi adeerayaal geesiyaad tihiin adeer🙏🏼🙏🏼🙏🏼 Ethiopianki Yuhuuda madow kuwaasi adeer kuna jana taga walahi dhaqaalana diyaar ayaan idiinku nahay adeerayaal subhannallah rabbiyow u gurmo umadaada Somaliyeed oo cadowgeena Ethiopian&Kenyan iyo Yuhuuda iyo Reergalbeedka ilaahow halaaji oo guul sii Somali inta xalaasha ah yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Waa ayoo qabiilkan iyo kuwa qaaeiyay ??
Wax muqato kuwa dadka dilaayo dhaqankan waxa leh kuwa sheeydhanka cabudo
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Dadkan Yaa ka uquba gurtay
Waa halkee waa gobolkee waa dalkee meeshu maxaad u bayaamin weydeen meesha waxani ka dhacayaan kuwiinan soo geliyey meesha ?