Walalo xanuunka lama ogaan karo ilaa uu qofku is sheego haku mashquulina gabadhan udiidaysaa ma ogaankartid e ha dambaabin yurub waynu joognaa islasntani ma dhakhtarkii bukaanka sirahooda hayaa siday sherkooyinkaa ugalikartaa
Naagra Fadumo la leeyahay beenteeda manaan baa ku qabatey hadaladeeda isdhaafka ah, kuye 2008kii buu furey hadana 2009kii bey nin kale caruur u dhashey oo naagtu ma digaagad baa miyaaney 9 months ilmaha sidin😂😂😂😂😂 xataa hadaad been sheegeysidna wax run u eeg sheeg.
Xanuun guur xalaal ah lagu kala qaaday ceeb maha ee waa qadar illahay e dadka ka xishooda qofkii dhib qaba lama daba ordo ceebaha dadka lama kala fadho
Kaltum wllo gabadha waxaa ugu talagalay naagtii ay caawin jirtay ee ninka keentay baa ogeyd oo ku faraxsaneyd miskiintan reerkooga ushaqeysa ka xumeyt oo xaasidad bey ku aheyd.
Walalyal inanti Ridwan wuu badhay waana laga heelay xanuunki
Waa qabiil ayay ku difacaysa
Walalo xanuunka lama ogaan karo ilaa uu qofku is sheego haku mashquulina gabadhan udiidaysaa ma ogaankartid e ha dambaabin yurub waynu joognaa islasntani ma dhakhtarkii bukaanka sirahooda hayaa siday sherkooyinkaa ugalikartaa
Walal ninkan gabadhan Abu dabay uu qaadsiyay deeqa anakaa qaraabaha waanan ogayn ninkan qaatilka ah in uu nolosheedii ku ciyaaray 😢
MAHA NABI MAXAMAD WAA NABI SULEYMAAN
Ninkas yaan yaan ladifaacin ninka cudurka ku riday iyo gabadhah ayaguna qabah udurkaas waa in Aay illahay kabaqaan oo aaysan kuridin cuduraday aay qabaan illahay ha oogay baqaan oo.ninkaas gabadhas waxay sheegeeyso runta waa ka gardaran yahsy wuuna qiyaam illahay basn ka goonayah aduun iyo askhitoba maskiintaas illahay caafimaad degdeg ah ha siiyo aamin aamin
ASC. Soomaaliyeey. Allha. Kaabaaqa. Oo. Uga. Baaqaa. Cuquubada. Taani. Waa. Aduunayo. Yay. Ku. Siiriina. Waan. Laaga. Teegi. Ayaa. Raabi. Bis
habloowo waad madsantihiin lakiin gabadha intaa hubsataan hadyi run noqoto gabadha caawiya
Naagahan shaqo la’aan ayaa haysa naa Allah ka cabsada oo ummadda nabad geliya
Afka soomaaliga ayaa ku adkaa mida kale waxay ahad qof qurbo ku dhalatay
Idinka naftiina ayaa si uqar qareeysaan ee tartiibsada! Ninkaas haduu gabadha miskiinta ah wax uqariyey asagaa dhib qaba😭 ayadana Allaha udhib dhaamo anigu asagaa ixiga uguna hiilin maayo dulmi😭
Gabadha sifican baan uqaan lakiin masayr bay iskaga furtay wuu soo gur saday weyna diiday Waxay ahayeen famali wadada ah Oo aad ufican sanadka magara nayo aykala tagatageen
Waxad iyo ridwan kala dheer
Qabyalada ayey uu soo qabsaday iyadoo ka soo jeeda kufsiland iyada iyo ninkuba markaasay difaacaysa nin cudur qaybinaya.
Congratulations! Hablahani si fiican bay u doodayaan
Ku soco oo qabyaaladeeya maxaa ku jaban , asagaba waaloo doodaya
Gabadhaa nin hi qaadsiiyey cudurka dilaaga ah please reer w yurub bow soomaalinimo. Islaamnimo iyo bini aadanimo xaquuqdeeda ha loo raadiyo.
Naagra Fadumo la leeyahay beenteeda manaan baa ku qabatey hadaladeeda isdhaafka ah, kuye 2008kii buu furey hadana 2009kii bey nin kale caruur u dhashey oo naagtu ma digaagad baa miyaaney 9 months ilmaha sidin😂😂😂😂😂 xataa hadaad been sheegeysidna wax run u eeg sheeg.
Ilahay ugabaqda markhaati aanaydaan hubin labadoodaa is og,, iska daaya , wuu idinku dhicin
Darood bad ku walaten ninku waxu aha cadaw lakin ilahay dadka hakaqabto dumarku way maminad badanyahin 😢😢😢
Cudurka allah ha inaga badbaadiyo
Ridwaan waa somali sijuu corobshon Ama laluush mayeelayo sida eey Ilatahay Lkn xaqiiqda Alle Ayaa og
Xanuunka cida Alle u qoro wuu ku dhacaa ciduu u qorana kuma dhaco marka don't question Alle afaarihiisa.
Xanuun guur xalaal ah lagu kala qaaday ceeb maha ee waa qadar illahay e dadka ka xishooda qofkii dhib qaba lama daba ordo ceebaha dadka lama kala fadho
Nin aya naag xanuun qaadsiiyay ninka wa in la baadhaa hadal uma baahna Norway wa in laga so baadho
Qabyaaladii ayaa melxun magashay soomaali
Faadumo xishoo wa lahayaa woxoo dhan ilaahay ka yaab
Walalo kaltuun sowka ridwaan xalay soo dhigay ee dhakhtarkii ina hor keenay waxqybla khalkhashay waxqy fahmaynaa kartaa in xataa lacag loo edeeksado oo la sii dulmo laakiin ilaahay waa uhiiliyay kolay way soo ducaysatay markay leedahay cimraan tagay waan ducaystayna waa qof iimaan leh oo ilaahay rumaysan oo haduu ducada ka aqbalo rajoka qabta taasi hala yabina
Markaad ilaahay maridaan miyaydaan sugin farajkii ilaahay. Inantu afsiomaakiga xariifad kumaaha midakale kurbo waynbaa ku dhacday intaasoo sqno mustaqbalkeediibaa madow galay quruxda ia nalen uata dhowrsanaanta siwalba marwo qaqluya ayay u ektahay af niinshaarad ba maqha e dan uun baa banaanka keentay xanuunkiina waa loo cadeeyay
Kaltum wllo gabadha waxaa ugu talagalay naagtii ay caawin jirtay ee ninka keentay baa ogeyd oo ku faraxsaneyd miskiintan reerkooga ushaqeysa ka xumeyt oo xaasidad bey ku aheyd.
America waa buxaan
jow kow now wuxu wa groupe fathia absie u shaqeeya waxan wa mashruc been ah jow kow now hadana bow
Gabadha waa run waxay sheegayso wayna cadeysay dhiigna waa laga qaaday postive. ayay noqotay waliba iyado laga qaadayo ayaa la duubay.
See lagu aaminaaa haduu qof soo sameyso warqad been ah uu soo sameysto
Haddusan xanuunka qabiin maxu uso haddli wayeey?
Ilen sawiirkisi ba melkasta yal ee maxu iisku fagareeyn wayee!
Haduu xanuunka qabo muu iibsan e maxay ka daba yaacayan Maxaa ka qaldan dumarka
@@UbaxMaxamed-h9b Oo ayaa yidhi wuu iibsadey?? Teeda kale yaa xaq isaga u siiyey inuu gabdhaga islaameed ku faafiyo?? I wish inuu USA joogi lahaa 25 sano ilaa 40 sano ayaa lahu xukumaa qofkii isagoo isku og faafiyo HIV/ADIS. Waa qof ku diley oo kale ayey u dhigantaa.
Social media somali cadaabtii ayay u dadajinaysaa
oo ninku ma reer ma jidhaa😂😂😂😂😂
Daarood ahaan haw difaacine ilaahay ka baq
Waa sidaa Daarood ku Ilhaan Cumar xitaa qabyaalad baay ku taageeraan
Walaal cid ma taageerayso inankii garooweba gabadh qabiilkale ah
Anigu daarood ayan ahay ninkan wa in la xidho
faadumo waxbaa helay😂😂😂😂😂
Idinkuba rewr waqooyi nimo baa idin wada qabyaalada wada joojiya qabyaalada
ilaahey aad weeyn yaab ???????
Istaqfurulah
Astagfirullaah not Istaqfurulah.
Berii gihoore wala rebijiiray, imika caadi blokeena
Dumarkani. Gabadhna. Waaudoodayaan. Midna. Halasoodhigayleeyihiin. Waxa. Aykawaramayaan. Waakutirikuteen.
10 gabdhood ayu marayaa
daacad haloohadlo
Naa nagan baan kayabay nink iyo naagta keeba been sheegi
Waa uu soo daayey
Dadkaan waa dawakhsan yhn 😂
AMarakanku dadka HIV qaaba xeryo qooxtiga way kasoqaadan
Wa beentaa tan hadlaysay
Ma qarin kartid tobacco gabdhood ayu marayaa
Faadumo far baa ku mudan😢
Walhi wanaxadin😢
Nadifo 😂