Nuxurka Warmurtiyeedka wadahadaladii Soomaaliya iyo Itoobiya.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 дек 2024

Комментарии • 48

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 23 часа назад +6

    SHACABKA SOOMALIYEED GUUUUUL JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 ILAAASHAADAAAAA DAL KEENA HOOOGO OF SOMALIA 🇸🇴

  • @popular7493
    @popular7493 17 часов назад +2

    اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️

  • @johnahmedgeli9655
    @johnahmedgeli9655 18 часов назад +2

    Mudane madaxweyne hassan shiikh Mahmoud waa in beri oo jimco ah aad qaadatid 🎙️ oo aad si umada ugu qancaan aad tafaasiilaad ka bixisid wixii ka dhacay dalka turkiga, mudane madaxweyne waxaan kaa sugna waa hadal quman oo shacabkuna ku qancaan, guul baan u rajeynayaa dalkanaga idanka rabi! Nabadeey

  • @ogaalkadadweynaha9992
    @ogaalkadadweynaha9992 22 часа назад +2

    Waan ka xumahay inaan somali ahy maanta waan ka shaleeyey
    Hadaan xabashi ama orom ahaan lahaa dawladeyda wan ku faani lahaa lkn illahybaa xasan sheekh oo ebera iyo somali jaahiliina iga dhaliyey

  • @fadumonurhassan91
    @fadumonurhassan91 21 час назад +2

    Guul midnimada Umada Soomaaliyeed Guul madaxbanaanida dalka Soomaaliyeed. Guul ciidanka qaranka Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446
    @axmedmuusebmwwaasuge8446 12 часов назад

    Guul iyo gobanimo Ayaan leeyahay Dal xureeye guuleeyso ❤

  • @Iazuz
    @Iazuz 14 часов назад +1

    Let’s give thanks to the new administration of Somaliland our brothers from Wadani .. this historic agreement wouldn’t be possible without their support to walk away from Ethiopia.. Abyie left standing naked so he decided to come to the table with Somalia 🇸🇴

  • @munamuuse3728
    @munamuuse3728 22 часа назад +1

    Guuul🎉

  • @sahimabdirahman8685
    @sahimabdirahman8685 21 час назад +2

    Dowlad waxaan ku darsanayaa aderyaal dhulkan badbadiya ciidan adag haladhiso somaliya waa iney samata cidan adag wayo dhulkan mustqabal halis ayuu ku jiraa wlh shakadan fadralka somaliya muhim ah mahan waa in laburburiyo fadrlaaka jumariyada somaliya Kalia laga dhigo dhulkan waxey nabad oga dhici ladahay waa fadraalka aderyaal sobabto wax wngsn mahan ninksto mamul goboleed madax weyne ayuu isku heysta mida cadow ayee u fududeyneysa inuu somaliya qabsdo fadralka dartiis iyo in la iska horkeen dowlad iyo fadrlaaka waxaan dib ah loo eego somalida waa isku dad waa isku diin waaa isku af Maxaa keenay in fadraal laqado wlh waan ku wareeray sayasad xumada somalida heysto waa umad doqomo oo cawaan etobiya heshiis manta iney somaliya lagashay waxaa keenay ama hami inuu ka galo waa midnimo laanta ineysan ku arkin dal jiro inadan aheen umad qor yaryar ah heysto ak47 iyo Askar kabo dacas wato umad aan jirin kuu aye noo argtay hami baa galey somaliya wax meshan dhigay waa qabiil shakoyinka fadrlka ah ay isku xukumeyso marka aniga dowlda lamayabani wayo dowlad waxey waa wax uu shacabkaga ku sunganyahy somaliyne. Mahan dowlad ahaan marka aad eegto sida aan u dhqano kale damben laanta iyo midnimo laanta iyo iskudib laan ayaa naga muuqdo waliba dal folxun umad cawaan ah 40 sano isdileysoo umad aan waxbo bareynin qabiil lee aminsan aan laheeen dastuur adag kale dambeen laheen dal lama dhihi karo aderyaal sidaan hadanan la isqabanin wlh etobiya cadi ayee noqdaneysa wax somali weyn ladhoho majiri doonta 2050 somaliya etobiya qabsan doonto 15 sano kadib umad aan heshiis aheen nimba calan wado oo bahan aan hubeysaneen dal Mahan aderyaal aqliga halaka. Shaqeysiyo umad wado monafiiq ah oo tuugo ah baan wadanahy wadaniyiin manihin

    • @raashidiinabdullahi5583
      @raashidiinabdullahi5583 15 часов назад

      Wa fikirka an weligey aminsana walhi cawan inan nahay ismaba ogin wax walbana qabil ka sabab u ah dad isneceb ayaga le is Ku jedo is xasdayo gormey wax qabsan karan mrkan kala danbeyno qabil Mel iska dhigno wax kasta sharci ka samesano sida dad cadi ah adunka o kle u dhaqmi karna lkn jahliga naga batay meshan in an jogno sidan u calol xumano iska rabna ayado eysan jirin wax manta nakala qeybinayo caqli xumo marki lagaso tago iyo kibir ana ka fican ah an wada aminsanhy kuweni wax bartay xta waxey LA mid yihin kuwa jahliga hayo ilen qabil wa qabile inyar mahane boqolki iska dheh wax ka yar 5% aya laga yaba iney wax fahmi karan dhaqan kan xun ka tanasuli karan lkn dad fican wey jirane dhaqanka qabil ka ah aya ka tan badan mar kasto ani wxan kaso jeda Cali gadud iyo gulane sh/ dhexe lkn Ku nol Nairobi Cali gudlawe qarabo nahay mana isnaqan inu wx qaban wan u jeda wxna kagama bahni hadana wxn diyar u ahay qabilkeyga in an iska ilobo dadka wey ila yaban wxa aminsanhy qabilku rabo ha noqde qof dacad ah dad ka iyo dal ka wax u qaban karo hala dorto dhaman ten an Ku dabo felno si dalku nogu hagago

  • @SafiyaJamac-qv1zh
    @SafiyaJamac-qv1zh 22 часа назад +2

    Intaad somaliland xaasidaysaan ayaad badiinii iibiseen mida kale shacabka muqdisho maxaa dhiiga ka qaaday

  • @SafiyaJamac-qv1zh
    @SafiyaJamac-qv1zh 22 часа назад +2

    Ileen dad adag oo dhagax qaadan kara sida reer falastiin ayaa badiisa iibiya kuwaana ma tihidin

  • @AadanAbuumucaad
    @AadanAbuumucaad 10 часов назад

    Alloo adaa noomaqan
    Wan diyacanahaye Allow dalkeena bad baadi
    Dugaag banaheley😢

  • @ahmediman2356
    @ahmediman2356 День назад +1

    xasan wuxu waday aniga i soo mara oo kaliye, halkee lagu cadeeyay inay itoobiya ka noqotay heshiiskii somaliland.

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 15 часов назад

    Dhulkaa nalaku jiiday, alloow adaa noo maqan.

  • @sahramahamud8789
    @sahramahamud8789 19 часов назад

    Amxaro amin malahe dhulkena nogadaya adunka kamajirto baadada aan isticmalo kama jirto malay iyo qeradkay ka qadanesa nagdaya haday xog ku jogta dhulken oo aay soo dagtay amar lan 😭😭😭

  • @shaati11husein68
    @shaati11husein68 День назад +3

    Hishiiskii muusa biixi in lakansalay meesha kumacadda

    • @Shaamil-Basayev
      @Shaamil-Basayev 21 час назад

      Waa lakan salaa tuulo yar waxba mana qaadi karto dowlada saxda waa tan oo aduunka laka aqoon san yahay

  • @abdifatahaways2388
    @abdifatahaways2388 21 час назад

    In xasan qadarin ka hadlo iyado sodon kun oo ethobia gudaha uso gashay ethobia maxey eleteria u aadi weyday marinka ma hoyadooda leh xasan anaga mana matalo alle dalkan dad damiir leh ha usoo saaro

  • @waxtarkawalaalkamedia1400
    @waxtarkawalaalkamedia1400 20 часов назад

    wax fiican waye maxaa dhib ku jira hadlakaan

  • @haldoortvchannel9320
    @haldoortvchannel9320 18 часов назад

    Xasan sheikh eithopia bad masiin doono haduu siyana waa qaran dumis

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 23 часа назад

    Somalia waxay aqoonsatay xuduud beenaadka Itoobiya oo ka tanaasushay dhulkii Soomaaliyeed ee Itoobiya. Waxay ogolaatay in ciidamada Itoobiya ka mid ahaadaan ciidanka Afrika ee jooga Somalia. Heshiiskii MUO lama soo hadal qaadin! Aqri dukumentega ka soo baxay shirka! Ka fiiri channelka Brit Somali TV

  • @abdirahmanmohamed3283
    @abdirahmanmohamed3283 22 часа назад

    Wllah anigu marhoraa niyad jabay waaba haddi Ethiopia dhul la siiyo Ka dhallinyaro ahaan anigu aan u horreeyo wadanka waan Ka tahriibayaa dhallinyaroy meeshaan wadan ma yaalee aayahiina Ka tashta ninbaa wadankiii iibsadaye

    • @Funnyshorts-of5vn
      @Funnyshorts-of5vn 21 час назад +1

      Asc walalky tahrib majiro waan dilaynay odayasha iyo suldanada

  • @AbduladifAhmedaskar
    @AbduladifAhmedaskar 22 часа назад

    I am from , waxaan u arka nasiib darro ku hasatey dadka iyo dalkaba lagamana filleyn xasan sheekh inuu sidaa u dhaqbo , khasaraha ugu wayna soomaliya ayaa qattey, xasan sheekh wuxuu noo sheegay iney Ethiopia caddaw darran tahy, manta wuxuu noo sheegaya ineynu walalo nahey dhiigna noo hureen ,mararbaden xasan sheekh wuxuu ku celliya inuu nalla fadhiisan nay Ethiopia, taasi been bay noqtey, Ethiopia danteedda ayey ka shaqeyn naysa adiga maxaa ka dhigey mid aan ba fahan sanney maxaa Dana ee inaga inuugu Jira waddan kulla Jara haddana ku sheeganayaa ciidana kulla jooga bari gii baad ka saari waydee ma bad baad ka sari Ethiopia waanu ka niyad jabnay xasan sheekh Ethiopia damac ceeddii ayaa u hirgalley waxay joogta gul.

  • @AxmedFeysal-o7b
    @AxmedFeysal-o7b День назад

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @abdulrahmangaal
    @abdulrahmangaal 22 часа назад

    Television ka qaranka soomaaliyeed in meeg 🎤 ga la isticmaalaayo oo dhawaq qaldan ka dhax yeeraayo waa wax ceeb nagu ah somali hadaa nahay please iska badala mardanbe waxaan cml yaala faafin ayadoo Audio Check la samayn, wa iga talo mahadsanidiin

  • @abdirahmanmohamed3283
    @abdirahmanmohamed3283 22 часа назад

    Somalia inta madaxdan oo kale joogaan rajjo kama qabo wadanka soo joogistiisa
    Shalay ciidankeeni ayaad Ku jabiseen meel aan loo baahnayn maantana wadankii ayaad Ethiopia gacanta u galiseeen

  • @Faisalartan
    @Faisalartan 22 часа назад +2

    Dabadhilif yaal tihin caloshoot u shaqestayaal Allah idinka qabto umada

    • @jeeeeyah
      @jeeeeyah 21 час назад

      Ma waxa daba dhilif u taqaan ninka Ethiopia ka hor istaagay damcooda soo jiranka ah ee in ay bada Somalia yeeshan qeeb ka mid ah ayagoo sidu u sheegay xoog ku heli doona, oo maanta ogaladay si Dowlada Somaliya ogashay oo heer ganacsi un aqbalo. Qabiil inuu hadalka ka keenay in aad Tahay Orom somali bartay ayan kala saari laahay

    • @Faisalartan
      @Faisalartan 18 часов назад

      @jeeeeyah adiga tarikh ma hesit Xasan soma ahan kii xabashida ethiopia 2012 xilikisa horay wadanka ku soo celiyay dhahay wlaalo nahay xabashida jigjiga neh ku dhahy ethiopia leh intaas dhan ma aragtit miyaa

  • @hamarbile
    @hamarbile День назад +2

    Wixii muuse laga diiday ayaa uga jeedaa meesha

  • @casiocurious8744
    @casiocurious8744 21 час назад

    Dal Xaraaashe

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 21 час назад

    Wax cad lama hayo inuu bada siiyey lkn sharci waa faqsan baa lama rinaa aawey MUJAAHIDIINTA dalka udagalami jirtay aawey Arsinal dagalka bilaaba oo ku JIHAADA Amxaartani iyo OROMADAni. Hadal ayey dhiigooda xalal niiyihin maxad Qabaneysaa XOREEYA dalkina

  • @AbdullahiDhuudhac
    @AbdullahiDhuudhac 21 час назад

    Nimankiinan baahinaya. Beenta ilaahay ka baqa

  • @Sharbasharbohra
    @Sharbasharbohra 23 часа назад

    Kan usi jareer miyaa laandhere waaaye nink💟

  • @faysalyusufmaxamud912
    @faysalyusufmaxamud912 День назад

    GURGUURTE IYO JAREERTIISU WAXBA MA BIXIN KARAAN WAXANA MA DIIDI KARAAN ETHOPIA IYO GURGUURTE BA WAA LA WASAYAA

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 22 часа назад

    Afqaarmuune naacalah kuuguh yaal aawalbah guunbaad aahad maacishodee. Haan iyo haananxumah duucufoo taanah Somali maa, uudanbeysay

  • @yaxyemuxamedyaxyemuxamed8749
    @yaxyemuxamedyaxyemuxamed8749 День назад

    Warkaas ma cada Ethiopia bad ganacsi looma diidanee mou gi miyuu ka laabtay oromku

  • @mohamudadan9036
    @mohamudadan9036 День назад

    Makii muuse lee waaye

  • @SurprisedDalmatian-es3xo
    @SurprisedDalmatian-es3xo День назад +1

    Dhimoo ceeb reeb waaye waxa meesha ka dhacay

  • @LibanHussein-le8ek
    @LibanHussein-le8ek 22 часа назад

    Nacalad kugu taal xasan jicsan

  • @Wllheermo
    @Wllheermo 21 час назад

    Dowlad majirto alle ayaa nomaqan😢