Waa lasowarejin donaa barito iyo wixii kadanbeyo insha allah Kenya iyo Jubbaland waa saxiibo isku tirsan oo kawada shaqeyo amniga Jubbaland marka ay qabato askarta khawarij ta ah aa kenya udhashey sherciga lamariyo unbaa kuwa hada isku dhiibey kenya na lamid yihiin
Kenya ayuu Axmed Madoobe u shaqeyaa dadkii oran jirey, ma Kenya ayey maanta u qaxeen? Dhurbaaxo kulul ayaa USC maantay lagu dhuftey. Jubaland wiilaal daroogiistayaal ah oo jidadka Muqdisho laga soo ururiyey waxba ma yeeli karaan. Xassan Xabaalo Xaraashe lugooyo badanaa.
Hassan maskaxdiis waxaa ku Rikoodh garaysan (1) inuu Daarood Awoodiisa La liciifiyo oo kulba mid lagu duulo. (2) Hassan wuxuu ku socdaa Remote Control Imiraadku maamulo wuxuuna Imiraadku u diray inuu Ciidanka Soomaaliya intii hadhay oo lagu shirqoolay inay ku dintaan dagaalkaas ama Alshabaab ama kuwa Jubland.
Awalba indiyaano iyo kankale oo aad shegeysan xaqkumasocon ee xaqdaraa loo soo doortay iyo iney dadkod iyo dhulkooda kuduu lan ilaahay base so qabtay butland 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
Xassan dhiiqo Waa in maxkamad la saaro dagaalkqn mas uuliyada isaga leh JL miyay cafin berigii hore wixii dhacay ee Xasan ku laayey dhalinyaro somaliyed ayu ku nabad galay hada Waa in sharciga la la tiigsadaa haduu sharci jiro
Jubbalaand maanta way cibaadaysatay walaahi sifiican Jubbalaand guul iyo gomanimo
Guul Habaryar Ahmed Madowe 👏🏽👏🏽👏🏽 ❤ from Puntland
Waxba ha tagerin doqomo Ogaden waxba ma dhaman dameeraha hawiye
Guul JBL 💙
Guul 5 D from ssc kh.❤🎉🇸🇴 🇸🇱🇸🇱💪💪💪💪
JUBALAND CIIDANKEEDA GUULEYSTA❤❤❤
A. MADOOBE GUULEYSO❤❤❤
Guuuul guuul insha Allah iyo gobanimo jubalaaand ❤❤❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🇸🇱🇸🇱🇸🇱🥰🥰🥰🥰🥰
Baga! Axmadoow kugu maalay Xassan mooryaan ciidankiisii badhna waa ceejiseen badh naciil baad badeen!❤❤❤😂😂
Ahmed dacad is not easy 😂😂😂😂
ASC Masha Allaah VIVA Jubaland gesiyasha D5 cabsi cabsi guleysta inan dhanteyo ayaan raba Absamo xaqa Allaha siyo insha Allah
villa Somalia maxa ku dhacay dhalinyarada somaliya uu gurgurte udhameenayo macno daro ?❤🎉🇸🇴 🇸🇱🇸🇱💪💪💪💪💪💪🥰
GUUL MADOOBE FROM HARGAYSA
Hooyda was magca nodhig cagdheerta thy was xarood yahuud
Guul jbL 🎉🎉
Qaninima meshii ka dhacday, hubka Masar laga kenay Viva jubaland.
Subxana laah xamse iyo Xasan korkoda.weye yaa rabi kala qaboji
Bal talaxunada dowlada cidaan meel wadda lagacaawinkao aan ufurnayn oo dagaal loodiray ilaahow dhalinyarada allaha badbaadiyo siyaasiyiinaan kanaxayn bay gacanta ugujiraan
Avocado umadeena ma aha 😂😂😂guuul jubbland geesiyalaal aaan gabin guule inagu deeqay ❤ ragga birta calaashado walaashood ❤
WAXA SOO GAARA CIDANKA XASAN IYO XAMSE SOO DIREEN DEE IYAGAA KA MASUUL AH DILKOODA😢.
Rabi ha kala qabojiyo xassan iyo axmed sharkoda rabi ha naga qabto
Hawye hadu dagal shabab rabo karan bay jogan haday dagal Ogaden rabana manta wa aragten barina diyar banahy
XASAN HORUU U DHAMEEYEY CIDAMADII DALKA OO XATAA UMA TACSIYAYN INTII QARAX ALSHABAAB KU DILEEN😢. KUWANA DAN KAMA LAHA😢.
Xasan dhiiqo daaroodkii aan is arki karin ayuu mideeyey
Xasan Gurguurte ciidankiisa Kenya ayaa dhabarka ka jebisay soo bandhigtay sawirada ceebaad
Bilowgii markey raska Ciidanka kursiga mw HSM ushaqeyo geyeen ban ushegey 4 wado. 1 dagaal lan oo dhimo 2.iskudhiib jubgeyeen tas oo ah sarkaal maxkamad lageyo dil togasho ah askariga na xabsi ah
3 carar iskudhiib kenya gudaheda oo ah bedbaad qaxoti magan gelyo siyasaded ah
4 carar oo khawarij ta isku dhiib oo adunka na silac ugu dhimo akhirana cadaabta allaah gal intaas ban ugud biyey hada intoda Ethiopian gashey wadahadal bey umareysaa Jubbaland insha allah wana nalaku sowarejin donaa
2 baduba allah kaqabto umada somaliyed inta qabilka qadayna waligin nima dhigo sidan ayad ahandontan ilaa qayamaha
Imisa baan lahen kajoga jubalnd ma ahan dab damiska iyo xafada kalunka☝️😂😂
Somali itoobiya tahaye
Nasib daro ti ugu xumeyd oo somali manta ku dhacdey.
War cadawga u jeediya hubkad walalka ku dileyso
XASAN MUNAAFUQ CAAWA MUXUU DAREEMAYAA. MAC SOKOR😂😂😂😂😂😂😂
WAR CIIDANKA XASAN SOO DIRAY BALWADO IYO CILADO BAY LEEYIHIIN. XATAA DROOGO BAA LAGU SHEEGAYEY. GAAJO IYAA UGU DARSANTAY😢
Waa lasowarejin donaa barito iyo wixii kadanbeyo insha allah Kenya iyo Jubbaland waa saxiibo isku tirsan oo kawada shaqeyo amniga Jubbaland marka ay qabato askarta khawarij ta ah aa kenya udhashey sherciga lamariyo unbaa kuwa hada isku dhiibey kenya na lamid yihiin
Dagaalka waan ka soo hor jeednaa sidiisaba lkin difaaca uu axmed maboobe ku jiro waa mid sax ah
Xassan dhiiqo illa derbiga madaxa ku dhufto ma miyirsado
Maanta ciidamadii dawlada waa ku cibaadaystay axmed madoobe.
Viva AHMED MADOBE ALSAYID .GUUL Jubbaland
ASC HSN GUURGUURTE wadanka ba bi,iye wadanka halaga qabto somaliyey
Dowlada kenya waa iney dib ugu wsrejisaa Ciidanka iyo sarakiisha isku sodhiibey aa mogdisho laga sodirey oo raskanboni amni darada karidey taas ayaa codsaneynaa wayo hadii kuwan ladhiibi wayo barina waxaa dhaceyso sarakiil kele iney gostasn oo khawarij ta kubiiran si amniga labada dhinac lo ilaliyo la iskuna kashado sarakiishas halagu warejiyo dowlad da Jubbaland iyada si ay sherciga umariso sarkaal kasta oo fowdo geliya amaanka 2bada dalna ugu noqoto mid uu kuwansa qato
FAAN BADANAA
Farxadii aduunka gardaro maguulaysanayso boqor axmed maxamed islaan alle idankii guulayso walee axmed waa rag rag dhalay laan sheere dhalay
Waar niimanyahow wiilkan dhanka miidiigta jiiro aqlii badana m.a wllkey allaha kusiyadiiyo fiigradada adbaan ogaa heela ruuntii
Guul jubaland
Talaxumo fikirxumo 33 sanokadib maanta askari soomali gacmahataagayo kenya hubka kadhigto wallahi waxlagufarxo ma ahan maanta lkn weeydhacday madaxda kuwasheeganayoow iscazila
Walalyaal 2da is dishay ka kadanbeeya ee maanta dalka isagoo ka maqan amray dagaalka wuxuu ku maqanyahyna tahay wareejinta qaybkamida biyaha somaaliyeed ujeedkiisa umada usheega oo tuugn8madiisa cadeeya
Pl dadkan waaweyan wahay misha lafadiyan firi pl😂😂😂😂😂 ilahayow aqali noyela
Waa habaar kaa dhacay oo kugu dhacay
Bagaa xasan luga qalooc la karbaashay
Ragg rag dhalay Sayid Axmed
Doqomo Ogaden 2sano Deni Majerten Puntland a heysaten iska caac caacleya
Kenya ayuu Axmed Madoobe u shaqeyaa dadkii oran jirey, ma Kenya ayey maanta u qaxeen? Dhurbaaxo kulul ayaa USC maantay lagu dhuftey.
Jubaland wiilaal daroogiistayaal ah oo jidadka Muqdisho laga soo ururiyey waxba ma yeeli karaan. Xassan Xabaalo Xaraashe lugooyo badanaa.
SOOMALI gormay dagal kawaynan
Warkaasaa madaxayga❤❤😂😂🎉🎉 Gala
Guul JPL
Hada ninkan ma wariya dhihi karnaa wariyoo xaal qaado
Caawuu kaftanku furanyahay mar haday koronkoradii korka kaga dagtay kufaartii muqdisho laga keenay. Adaa rabigaa kabaryee kuraaxayso reenka kaaraha guuul jubaland.
Xaflada caleema saarka sayid ahmed waxaa kaniikin doona gurguurte
Waan idinka sugaynaa inaad kasoo hadashan safarka xasan shekh ee gadista qaybo kamida biyaha ,isku baabinta dadkii uu uyimid iyagoo nabada ,so galinta ciidanka dalka shisheeye ee uubada kalasoo hadlayo
Xasan Sheikh haduu abi lakulmo asagon heshiskii bada kanoqonin Caleemasarka Axmed Madoomane wuuw imanayaa 😂😂
Hassan guurgurte wiilasha uu halagaaya wax ka qabta malawaayey
Ahmed CADE Guul 😂 Moryanti USC wala jabiyey INA DIANA WA HORGAL MARXUM HAMZE WA ISKU MID
Waxad dhuxulayste inu yaya Asshyaadiin waayo muxuu waxaa ugu layn wayey ????
Hassan maskaxdiis waxaa ku Rikoodh garaysan (1) inuu Daarood Awoodiisa La liciifiyo oo kulba mid lagu duulo.
(2) Hassan wuxuu ku socdaa Remote Control Imiraadku maamulo wuxuuna Imiraadku u diray inuu Ciidanka Soomaaliya intii hadhay oo lagu shirqoolay inay ku dintaan dagaalkaas ama Alshabaab ama kuwa Jubland.
Awalba indiyaano iyo kankale oo aad shegeysan xaqkumasocon ee xaqdaraa loo soo doortay iyo iney dadkod iyo dhulkooda kuduu lan ilaahay base so qabtay butland 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
Ciyaarta hal gacan kaliya maahan ee kafiirsada hadalkaan 24 ka saac ee soo socota waxa dhicidoona fisha
Meeaha baroortu orgiga kawayn okiyaalaha somali dhexdooda waxka arkaya uun bixii dheh tafatiraha barnaamijka si uu u arko waxa daaha dabadiisa ka jira
Xassan iyo xamze wey dhagaroben xilka hadhigan wa doqonimo tii shaley ee farmajo lagadidey ay hadana sameyan
Xassan dhiiqo Waa in maxkamad la saaro dagaalkqn mas uuliyada isaga leh JL miyay cafin berigii hore wixii dhacay ee Xasan ku laayey dhalinyaro somaliyed ayu ku nabad galay hada Waa in sharciga la la tiigsadaa haduu sharci jiro
Cabdiraxman afakaandho nin aragti leh m,a❤
sidii caruurta ayuu u sheekaynayaa.
Orodoo dhulkiina ka xoreysta axmaaro iyo kuukuuyi...
Axmad geeda-naar iyo idinkaba meel xun baa ku danbeyneysaan, waxaa wax ku taageereysaan waa qabyaalad dilootay..
Reer gumeysi u nool baa tihiin..
Amxaaro iyo Kikuyu waa dawlado dhisan. Not easy, laakin Hawiye ayaa easy ah oon iska dhankalaaseynaa.😅😅
Guul Jubaland