Xaladi SIYAASADDA Dowladda Cusub, xadana isbadal ayaakula.........

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 янв 2025

Комментарии • 9

  • @halimaaden275
    @halimaaden275 18 дней назад +1

    Sorry brother 😢😢😢😢

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 18 дней назад +1

    Muuse waa nina rageeda bira laba ee guna baa heshaye dagaaga oo walaalahi laaakii cadowaguu wadanka ka.xoreeya la abatirasiina

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 19 дней назад

    Sorry waa run thanks

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 19 дней назад

    Thanks true story sorry 😂

  • @omaromar-mc9vi
    @omaromar-mc9vi 18 дней назад

    Ninkan kula hadlaysa waa wadani. Wuu ku gabanaya haka joojiin

  • @AbokorShide
    @AbokorShide 18 дней назад

    Warka. Gelay. Warqada. Sharga. Waxaa. Soo. Saarilahaa. Wasiirka. G. Iyo. Dawladaha. Hoose. Laakiin. Weli. Wadaaradu. Waxay. Leedahay. Kafarkii. W. A. Gudaha. Iyo. Amniga. Taa. Baa. Sababtat. In. Ay. Wada. Sexeexaan. Labada. Wasiir. Waa. Taa. I. Hadii. Is qabad. Yimi. Gole. Deegaan. Is. Hayo. Yimi. Aran. Ahmi. Oo. Usoogalo. Wasiirka. Aminigu

  • @Cabdihurre-x9t
    @Cabdihurre-x9t 18 дней назад

    Ka dhexbax reerka hooyada qaska wayn kawasee daroodban hawshisa galnee haku celin arimaha dhexdoda reerka ina gumeedyow

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 19 дней назад

    Illaahi xaqa iyo cadalada idin tussa mahadleh horeba annaga galbeedka somaliland ilaahay noo garanssiyay oo tolkay iyo siyaasi danleh ka diidnay caadifad iyo dalkaaga iyo dadkaaga qixi .boqol jeer ayaa qori iyo jabhad qabiil lano sameeyay lakin anakaa ka dhignay waxaananu ku qancinay ninka doonaya dhimashadaadu miyu hantidissa ceel biyo ino qodo ama wado inoo dhisso takaleh meeday isaga caruurtisii xagey joogaan hadii aad dhawacanto dhakhtarkee lagu gaynayaa . hadii xanuunkaagu dhoof noqdo waraqadaheed haysataa maxaase kaa galay qabiil ??? Abaarti ugu danbayssay waxaanu kaga badbaadnay biyo xidheen uu qabtay wasir koore ilaahay janada haka warabiyee oo cimriga how dhereeye waa nin dhulbahante ah kolkaassa lagu odhan dhulbahantaa cidi nacayssa waaba lagu saliyaa oo issaqo dhan isagaa nooga waxtar badnaa runtii walaalkayow.Inaankaygu cidamada qaranka wuxu ku shahiiday maaha qabil iyo dhulbahante nacayb ee waa somalia Ethiopia ayaa qaadataye bal somaliland badbaadiya hadii lagagaadhi karo hadii somalia badbaadana wadahadalbaa wax lasku wafaqi karaa.lakin Ethiopia intaanay na qabsanin sida somalia waxaa nalaayay oo aboor nagu noqday jahliga qabaayilka oo cilmi garanayn anigana igu daro suldaan waxaa noo ah Mr gala dagaalka iyo ku aan dhaamin iyo aqonyahan shhegta nin maraykan kasoo hadla oo sadexda wakhti cunto u diyaar tahay oon korontadu ka dhamaan sida batterigayga iyo internetka sacad loo qabanin. Science-ku waa music noloshaa waxaanay ku fadhidaa xisaab. xissaabtuna waa fanka ilbaxnimada iyo xaragada caqliga . hubsimada iyo samirkuna waa midhihii iyo laxankii kolkay isku wada helaana waxaa soo baxa hees macaan wana runtii xaqa ahayd !!!!!!!!! from saylac somaliland republic❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 18 дней назад

    Wadani wali lama bilabina mucaarade ayaa yaa cabaadayes maxaa yeelayasa marka karabaasha kulula lagu dhufato