Gabayadiisa kale meeye Allah ha u naxariisto awoowgay balcad baan kula kulmay 87 kii iigu kaalay caroolay buu yiri geel baan ku siin khayr Allah ha ku siiyo gabayadii kale soo gale
Haday baylah tahay maa nugaal cadawgu soo beego badhax maa la daro ceelasheer biirtu ku abaaday nin waliba baruur iyo cadiir baahi waw qabaye waxaa curiyey allaah haw naxariistee abwaan bile warsame jiidhgaale
Nabsaa sida sinxiga dawrayoo gelin ba waa saace, niman shallayto Sedo haystaybaa maanta saawira
Alle ha u naxariisto Adeerkay cali fadal xaaji jaamac.
Waa gabay cajiiba allaah haw naxariistee abwaan cali xaaji jaamac wuxuu gabyaa taariikhayste caalim aqoonyahan xaga luuqadaha ku xeel dheer wuxuu kaloo ahaa waaya arag dhul badan maray gabayadiisii kale siciid soo geli
Masha Allah abwaan sadaal culus buu sii sadaaliyey. Wax walbaana suu u xaglinayey bay u dhaceen
Wooooow
❤❤❤
Good
M.a
Msha Alh
Abwaan siciid cabdisamed
Waxaad raadisaa gabay kaloo uulayahay ninkaas cali fadal oo midhihiisa kamid yihiin
Haday baylah tahay maa nugaal cadowgu soo beego
Maabbadhax ladaro ceelashaa biirtu ku abaaday
Gabayga waxaa leh abwaan bile warsme jiidhgaale anaa kuu hayaa hadaa u bahato
Gabayadiisa kale meeye Allah ha u naxariisto awoowgay balcad baan kula kulmay 87 kii iigu kaalay caroolay buu yiri geel baan ku siin khayr Allah ha ku siiyo gabayadii kale soo gale
Gabayga haday baylah tahay ma cadawgu so bego
ma badhax la daro celashay biirtu ku abaday
Haday baylah tahay maa nugaal cadawgu soo beego badhax maa la daro ceelasheer biirtu ku abaaday nin waliba baruur iyo cadiir baahi waw qabaye waxaa curiyey allaah haw naxariistee abwaan bile warsame jiidhgaale
@@lionknaan9772 AHUN anba waa awowgaye
Mashalaah