AXX DAAWO DEEQO OO WARQAD DARDAARAN QORTAY INTU JARJARIN DILAA HASHIM KAHOR,CADEYMO KALE ARGAGAX LEH

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 ноя 2024
  • DAAWO XOG KALE OO NAXDIN LEH NIN MADOOW AH OO DILKA LAGESTAY HASHIM LASO QABTAY,QAAR KAMID AH LAFAHA

Комментарии • 12

  • @GamalFarah
    @GamalFarah 6 часов назад +3

    Wllo gabdhaha waa inay is Illaliyan nin aan qabin inay guri ugu tagaan waa qalad

  • @seed3966
    @seed3966 3 часа назад +1

    Wallaahi waa masiibo aduun weeye hadaay sidaaas tahay 👂👂👂

  • @KhalifYare-p3d
    @KhalifYare-p3d 6 часов назад +3

    Ciwaanka waxad kuso qortey daawo deeqa oo dardaaran qortey waxna ma aadan natusin nio wanku taageeraa lkn waxas cml naga dhaaf

  • @seed3966
    @seed3966 3 часа назад +1

    Oo gabadhani 3 dii dumarka miyeey ka danbeeysaa waa yaabee

  • @malakaaay
    @malakaaay 6 часов назад

    xataaa, dumar kii kaloo maqnaa waa in isaga la waydiiyaa😢😢😢

  • @SumeeyaMaalim-dw8kz
    @SumeeyaMaalim-dw8kz 7 часов назад

    😮

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 5 часов назад

    Soomaali hadal badanaa qof walboo caqli leh sowma oga inuu kaligii dili karin yaaaab teeda kale sow afkiisa kamuu dhihin dhaqtar ila dilay maamo walis iyo gabdhaheda caqliga fura Kelyaha 1wm kala baxaa dadkee musiibo alaah ku ridee

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 5 часов назад

    Teeda kale somaliyeey caqliga fura dilaagu wuxuu afkisa ka yiri 11qof lacago iso shubi jiray o KENYA BANKA QARKED LAISO DHIGAY halkaa waxaa ka cad inuu arinkaani yahay ganacsi Dowlada gaalda ah e kenyana la og tahay o ay cashuur ka 1aadato iyo laaluush why dowladi u ogaan la dahay lacagta so galaya pankigeda ???

  • @Shukricadey22
    @Shukricadey22 5 часов назад

    Horta gabdha kuma danbawi karo qof maskax dhamestiran nin dad dil ah uma tageen koley ma aqano wax ku qasabay ine aado 😢

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 5 часов назад

      Weykaa hooseysaa iska daa uducee uun yaaaaab
      Maxay ka ogayd inuu dadka qasho
      Axsaan dhex gabar nin aan qabin waaka xaaraan inay utagto saasaa sax ah

    • @Shukricadey22
      @Shukricadey22 5 часов назад

      @ ha abyo lkn so media kama arkin inu dad dilay kadib bey u tagtay la dhahy