Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
A.S.C.SHEEKH ALLAHA KU XIFDIYO ADIGA IYO WAALIDKAA IYO AWLAADAADA IYO JAMEECADAADA
Sheekh cabdi xaye waxaan dhihi lahaay xadiisku kumaqurna lacag wayjirtay watigii rasuulka scw sidaan ayaana looga baahnaay waqtigaas
Scw
aniga lacag lagu mabixin karo ayan maqlay oo culamada noosheegeen xadiithka rasuulkana lacag lagu masheegin marka shiiq cabdixayi see camal
Allah hanoogu dabi dhaafo
❤❤❤
Fidriga sida maqalnay lacag laguma bixin karo shiikhow halkaas ku noqo xiligii rasulka s.c.w lacag iyo dahab iyo diinaar way jireen
Lacag midan ka qiima badan oo ah dirham iyo diinaar ayaa jirtay xiligi nabiga scw halmarme nabigu scw ma dhihin lacag baxsha
Sheekh
Asc sheekh waxaa ii sheegtaa akoonka wax loogu ururinayo walaladeen reer falistiin❤
Ima aanaan galin jawaab taa
Wa Attention raadis ninkan
ASALAMU CALEYKUM WARAXMATULAAHI WABARAKAATUHU SALAAN KADIB WAXAAN JECLAAN LAHAA IN SHEEKHA MASALADA DALIIL IYO MEESHOOW UCUSKADAY INOOW BAYAANIYO MAADAAMA WAXA DIIN AY YAHIIN WAXAAN WADA OGNAHAY IN NABIGEENA MUXAMED SALLA LAAHU CALEYHI WASALAM AMRAY IN AAN BADAR KU BIXINO ISAGANA KU BIXIYAY SAXAABADIISANA WADADAAS MAREEN SIDOO KALE IMAADADA SADAXDA AH AYAGANA AY WADADAAS MAREEN HADII LAGA REEBO IMAAM ABUU XANIIFAH QOLO RAACSAN KALIYA MAS ALADAAS BANEYSTAY SOMALIDANA MADHABKOODA WAA SHAFICI ISAGANA MAQABO ARDAYGIISA IMAAM AXMED AH IYO MACALINKIIS IMAAM MAALIK INTABA MAQABAAN MARKA SHEEQOOW INTEE UTIIRISAY MIDA KALE SOOMAALIDEENA GUUD AHAAN CULIMO IYO CAAMO WAA II DHIMANTAHAY CID DHAHEYSO LACAG WAALA BIXIN KARAA WABILAAHI TOWFIIQ
Shekhow wakhtigi rasulka scw lacagi wey jirtey iyadoo dahab ah iyo iyadoo fido ah keen daliil ah in lacag lagu bixiyo umada kadaa khilafka macno darada ah
Lacagi wey jirtay dirham iyo diinaar ayaa labadaba la isticmaali jiray iyadoo wiliba qaaliya sharaf
Qalab aad ku shaqeysato oo aan koronto kaa rabin ka daawo channelkan hana iloowin inaad share gareyso si kuwa u baahan ay u arkaan.
Asc
Shiikhoow waxa lagaa rabaa daliil in lacag lagu bixin karo.
Wakhtiga nabiga salalahu caleyhi wasalam lacag wey jirtay muuna kubixin maxaa yeelay xikmada kujirto waxaa kamid ah dadkoo idil baa qaadan lahaa hadey lacag tahay miskiin iyo qof ladanba kadibna masaakiinta ayaa meesha kuqadi laheyd
USA oo dhan lacag bay bixiyaan, halka Sheekhan kaleeyahay $4, USA waxa qofkiiba lagu yiri $14. Somalia in loo diraa laqaatay dad badan bay qudin lahayd!!!
@@kaalaynoo lacagta aad bixisay baad qof uwakiilan in uu raashiin kugado kadibna raashiin ahaan lugubixiyo sidaasi dhib malahan