sidee loo sameeyaa video ❔❓❗muuqaal dib LOO EDIT gareeyey

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024
  • hadii muuqaalkaan kusoogaaro dhaxal iirebb !🙏👇subscribe/like #shere

Комментарии • 26

  • @MukhtaarCrahaman
    @MukhtaarCrahaman 2 месяца назад +7

    Video xageee kahelaaa

  • @shaamtechnology
    @shaamtechnology 4 дня назад

    videos youtube sidee loola soo dagaaa iphone gallery loo geeyaa sxb

  • @UpdyshakorNor
    @UpdyshakorNor 3 месяца назад +2

    zxp Aqontan Ii Faa idey ❤️

  • @abdimalikkashbih4633
    @abdimalikkashbih4633 3 месяца назад +3

    Zhp muuqaalkaaga wuu wacanyahay lkn Music background-ka iskabadal xoogaana gaabi,Hormar wacan kuu rajeynaa i.a🧡💯

  • @XasanEditor
    @XasanEditor  3 месяца назад +2

    Waa kanaan halkaa kasoodaawo
    👇youtube.com/@xasan__kaarto?si=Bg29wQ6ChfHfDkAa

  • @Shankaboy
    @Shankaboy 2 месяца назад

    Soo badi kaa FAA idi dona kabadan❤❤

  • @Gotgeesey7
    @Gotgeesey7 3 месяца назад +2

    Sxp waxaatahay legend talinti leh marka haka niyad jebin maalin waa gaaree adi ku daawaneesa kumanaana❤😮

  • @SayidcaliGamer
    @SayidcaliGamer Месяц назад

  • @RashkawiilHoog
    @RashkawiilHoog 2 месяца назад +3

    Sxp sound effects intee kahelaa

  • @Fahadcaynaan6
    @Fahadcaynaan6 2 месяца назад

    Keep going

  • @mohacade4398
    @mohacade4398 3 месяца назад +1

    Sxp wax yaabaha ku isticmaaloosid sida sawirada codadka intee laga helaa?

  • @Jackcadnaan1234-d8p
    @Jackcadnaan1234-d8p 3 месяца назад +1

    Zxp sound effects ka aad isticmaashay , ii sheeg, keep going pro 💪 👏 😊

  • @FLOP3DITY
    @FLOP3DITY 2 месяца назад

    Pro your awesome Hal fikrad kugu Darsana
    Sounds ka ha iska daba kenkenin muqalka ka dilmaayo keep going lbx 🤝💖

  • @vjnuh6508
    @vjnuh6508 2 месяца назад

    Sxb sound effect ugu horeeya intee ka heela

  • @SayidcaliGamer
    @SayidcaliGamer Месяц назад

    Shp telegram ma leedahay muuqaalda loo adeegsanayo xage ka helaaa

  • @Muscabchenal
    @Muscabchenal 2 месяца назад

    Videoga dhashta badan kayaree

  • @Cimraan
    @Cimraan Месяц назад

    hada muqaalkaa camal sidee ku heshay inoo sheeg asagaa kula sameyn adoo mahasan

  • @cayaalcayaal4512
    @cayaalcayaal4512 Месяц назад

    Sxb macaan vedioyada ayagoo free ah halkee kahelaa pro❤😊

  • @Cimraan
    @Cimraan Месяц назад

    sx waxaaa iga caawisaa muqaaladaan sida loo dagsado oo bilaa copy whrite ah si aan paractic gareeyo adoo mahadsan isoo jwb

  • @XasanKaarto
    @XasanKaarto 3 месяца назад +2

    🎉🎉

  • @handhise5059
    @handhise5059 2 месяца назад

    Thumbnailska see USameesaa
    Appkeesa isticmaashaa mahadsanid

  • @FarxanXidig73
    @FarxanXidig73 3 месяца назад

    Wax ayaad sharxeysa so you don't need a backround music edit kaada dhan taasaa kaaga ciyaaartay