Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
♧"Habeenka jumcaha iyo maalinta jumcaha wey barakeysanyihiin, marka allah inaga aqbalo Acmaasheena wanagsan💯🥰🤲Sii Niyad Ahna aan kuwada Salino nabigeena mohamed (Scw💚🌙)By : Anfaal dugsiye
Mansha alaah hore usocda
Hodon wan kuhaystaa iyoh Familykeeda
Qofkii ugu horeeyee Idin daawaday baan ahaye aftax baan ahayWaa inaad iisoo ducaysan in muraadkayga ilaahay ii oofiyo
Masha allaah hore usocda
Mansha alah
Mnshaàaaalah cawa iqraa yar baa timi
Maansha allah walalaha qaali ahallah ha idin xafido🙏😍
Mashaallh 😍
reer qasal tv wan idin sala.mey dhamantina 💞❣💯💯💋💯💯🕊🕊🤴💫❤⚡⚡🌷⚡❤❤❤❤
hodan iyo familykeda guuul 🌹❣❣
Waxaan waa family waalan calool xanuun iyu dileen gabadha yar
Mashalh Hodn
Iqra yare funny lady
Iarq yar waa ku heystaa❤️❤️❤️💞 waa iga fakatay🤣🤣🤣
Waa iga soo fakatey
Mahad Waa will fiican
Mahad siduu dhaqanka u ilaalinaayo aan ba ka hehelay sidaas baa la rabaa in looga cxishoodo dumarka walaalha qabaan
Waligay ayeeyo ka xaasisan ma arag
Hooyo l,aan dhib waye 🥰🥰
islaantaan sagal ah iyo wiilkeeda sida kale ah oo dumaashidiis ka xishooneyn reerka waa rogeen kii reerka lahaana waa lax dhukan abaar moog maba raadinayo xaaskiisi ileen waa qeyru masuul waxaan ka yaabay gabadha ma hooyadiis iyo walaalkiis baa qaba dadkaan hada waxa ka dhaca nolosha dhabta ah ayey jilayaan laakiin xaqiiqatan qoysaska hala ilaaliyo oo raggu dumarkooda ha o gaadaan
mama sagal naya iska daa wx ficn ma ahn
Waxa la isku helaye sagal iyo xabso 😂😂😂
Hodan waaku wataa
Sagal reerka ka fariiso
Sagal cadi ma,ahn
Mahad waa fariid
Wiilka io gabadhan waba isku egyhin .wllo Mia🤔
😃😃😃Sagal Soomaali xraabysanaa qosolkii oo qofa
Farmajo inatuuaan qabasaan kii kaahoor ah sow mahan kulaha xabaso
Wiilka Iqra yar la hadlayo ee Iqro hooyaded eryay marku hadlayo wan is dhaafiyay 🤯 Ya i kena ana kabeyn lahaye😂😂
Xafsa dagan faanka sagal markay aragtay ayay ayadana lasoo baxday mid ay sagal ka yaabtay xafso dagan caadi maahan m.a
sagal qofkale baaba iskadhitay balaayo
Kkkkk
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
♧"Habeenka jumcaha iyo maalinta jumcaha wey barakeysanyihiin, marka allah inaga aqbalo Acmaasheena wanagsan💯🥰🤲
Sii Niyad Ahna aan kuwada Salino nabigeena mohamed (Scw💚🌙)
By : Anfaal dugsiye
Mansha alaah hore usocda
Hodon wan kuhaystaa iyoh Familykeeda
Qofkii ugu horeeyee Idin daawaday baan ahaye aftax baan ahay
Waa inaad iisoo ducaysan in muraadkayga ilaahay ii oofiyo
Masha allaah hore usocda
Mansha alah
Mnshaàaaalah cawa iqraa yar baa timi
Maansha allah walalaha qaali ahallah ha idin xafido🙏😍
Mashaallh 😍
reer qasal tv wan idin sala.mey dhamantina 💞❣💯💯💋💯💯🕊🕊🤴💫❤⚡⚡🌷⚡❤❤❤❤
hodan iyo familykeda guuul 🌹❣❣
Waxaan waa family waalan calool xanuun iyu dileen gabadha yar
Mashalh Hodn
Iqra yare funny lady
Iarq yar waa ku heystaa❤️❤️❤️💞 waa iga fakatay🤣🤣🤣
Waa iga soo fakatey
Mahad Waa will fiican
Mahad siduu dhaqanka u ilaalinaayo aan ba ka hehelay sidaas baa la rabaa in looga c
xishoodo dumarka walaalha qabaan