Taiwan 🇹🇼 | Sheekada Guusha mucjisada leh ee dalkan....

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Waaberi Media Hoyga Aqoonta iyo Garashada...
    -------------------------------------
    Nagala soo xiriir:
    Email: waaberi2030@gmail.com
    Facebook: www.facebook.c...
    Twitter: / waberi2030
    Instagram: www.instagram....

Комментарии • 304

  • @Waaberi-Media
    @Waaberi-Media  4 года назад +144

    Hada laga bilaabo muqaalada dhamaadkooda waxaan ku soo qaadanynaa 5 Comment oo kamid ah comentiyadiina.
    Qof walba oo ka qayb qaata faafinta muqaladan iyo faalo ka bixintoodaba wuu mahadsan yahay❤️

    • @saxardiidmaxamed1254
      @saxardiidmaxamed1254 4 года назад +2

      Mahadsanid walaalkey Abdirahman insha allah

    • @deherjr1056
      @deherjr1056 4 года назад +2

      0

    • @cabdularahmaannuor6903
      @cabdularahmaannuor6903 4 года назад +2

      Masha Allah wll Abdurahmaan cumar muqaaladaada aad Ayaan u xiiseeyaa runtii markaan bilaabay inaan daawado muuqaaladaada shaqsiyadayda wax badan ayaa iska bedelay keep going pro

    • @yassermohamud3976
      @yassermohamud3976 4 года назад +3

      sorry sxp ma ahan 36 killometr ee waa 36 kun oo killomitry wax badan ayeena ka weentahay muqdisho sideesi lasoco sxp waana ku mahadsantahay muqlaakaan hore usoc sxp

    • @mohamedmohamoud4056
      @mohamedmohamoud4056 4 года назад

      Brother, bring us the agreement to transfer the land to Palestine. Thank you

  • @Waaberi-Media
    @Waaberi-Media  4 года назад +48

    Sixid: 07:07 Ma ahan 36 Km^2 ee waa 36kun oo km, Waxayna ka yartahay labo jibaar gobolka bari ma ahan muqdisho.
    Mahadsanidiin qof walboo ii saxay❤️

    • @muktarsuban9811
      @muktarsuban9811 4 года назад

      Sax masaafada Taiwan waa sida dambe mahadsanid

    • @hoodocali421
      @hoodocali421 4 года назад

      mahadsanid

    • @dr.shideyare6924
      @dr.shideyare6924 4 года назад

      Zxp ustaad c/raxmaan omer waxaad ka hadashaa aafada #MASTURBATION

    • @abdiaziizabdullahi9119
      @abdiaziizabdullahi9119 4 года назад

      sido kale walal waxad sixid ku sameyda imaamu bukhari halka uu ka soo jeedo maah iiran ee waa uzbekistan 🇺🇿

    • @xamdacawaale887
      @xamdacawaale887 2 года назад

      wanu yaabnee

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya 3 года назад +13

    love you somalilaand an Taiwn
    hore usocda hambalyo ✔✔✔✔🌷

    • @hanadmohamodaden9715
      @hanadmohamodaden9715 2 года назад

      Hakayawin saxip somaliland aniga kudashe mana noqon donto mana noqoneso

  • @kingmc7617
    @kingmc7617 4 года назад +29

    Maya lagama yaabo dalkeenu inuu wadada hormarka qaado illa inta ay sinan ka helayaan dhakhtarka iyo tumaalka
    Dadka aan xirfadooda ku bahdilno waa dadka wadamada horumaray lafdhabrta u ah inta aan dadkaas xajmiga ay leeyihin aan ka garanayno ayay wadada hormaku inoo jirta wabillahi towfiiq

  • @jsl3850
    @jsl3850 4 года назад +16

    Somaliland Wa in ay martaa wadiiqada ay marty waddanka Taiwan 🇹🇼
    Si aynu u hormarno inshallah
    Guul baan u rajeynaya waddankayga Somaliland 💚🤍❤️

  • @mohamedshelare153
    @mohamedshelare153 4 года назад +49

    Somaliland halka ay rabto inay gaadho Insha Allah ❤️❤️

  • @xareedmohamoud416
    @xareedmohamoud416 4 года назад +7

    Dhirbaaxada aan ku dilin dhiirigalinbaa laga qaadaa, waxa inoo soo dhalaalaya mustaqbal,dhibkaynu ku jirnana waa dhabbadii guusheena insha allah💯

  • @maxamedmaxamuud5803
    @maxamedmaxamuud5803 4 года назад +5

    Madaxwayne muuse bixi waa wuxu Ku doortay inu wax ka barto siday Ku gadhay horumarka mucjisadaa

  • @etty4damush605
    @etty4damush605 4 года назад +6

    Thank you, keep going forever,

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 года назад +6

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما

  • @mahadmohamedelmi7738
    @mahadmohamedelmi7738 4 года назад +39

    Somaliland iyaduna waa tusaale kaleh iyadoo burbursan oo bilaa taageero iyo aqoonsi ba ah ayey wadankooda ku tabceen ilaa heer ay noqdeen dawlada soomali leedahay ee ugu awooda badan Soomalida geeska afrika

    • @sarahaden8314
      @sarahaden8314 4 года назад +1

      Been hal qabiil kaliya kkkkkkk

    • @mahadmohamedelmi7738
      @mahadmohamedelmi7738 4 года назад +6

      @@sarahaden8314 wad saxantahay somaliland dadkeedu wa dad isjecel oo hal qabiil ah oo wada nool

    • @asouma620
      @asouma620 4 года назад +4

      Exactly allah ha inooo siyaadiyoh hankiii qarankaa rumooobe

    • @mahadmohamedelmi7738
      @mahadmohamedelmi7738 4 года назад +2

      @@asouma620 amin👍😘

    • @abdalle7191
      @abdalle7191 3 года назад +1

      Somaliland kaliya hdee awodaas ledahy hdii Somalia KU darsanto KADIBNA DDSI IO NFD xoog ama xeelad Kula so wareegno awoda dadka somaliyeed intee la ekaan kartaa pro

  • @macalincabdiraxman5060
    @macalincabdiraxman5060 4 года назад +1

    ماشاءالله
    Waxaa tahay dhiira galiye kahadlo hormar, Xaqiiqdii haa waa gaari karnaa hormarweyn hadaan Allah Amarkiisa qaadano oo raacno waxyaabaha sababta u ah guusha.

  • @Akvlogs_2023
    @Akvlogs_2023 4 года назад +10

    Usheega inanay qaawanayn taiwan.
    Nabad iyo nolol

  • @yaxyehazzan9388
    @yaxyehazzan9388 4 года назад +14

    SOMALILAND passport Baan Ku tagi Doonaa

    • @c.raxmancali6250
      @c.raxmancali6250 4 года назад

      Dlakaaaga Somalia passportkiiza ku tag allha ku parakeeyee from jigjiga

    • @sukhra3585
      @sukhra3585 4 года назад +3

      @@c.raxmancali6250 nagu ixtiraama kaayaga markaan mobile helaanba wallaahi soomaalia kala bartay qofka Somaliland joogaa ee dhalinyarta badankoodu ma yaqaanaan somalia inaad Ethiopian tihiin waa laydinku ixtiraamayaa

    • @c.raxmancali6250
      @c.raxmancali6250 4 года назад +1

      @@sukhra3585 wll mcn Ethiopian ma nihin ee somaali ayaan nahy ee cadawga ha noo jabinina dhulka Ethiopia xoog ayeey ku hystaaa

  • @axmedcynte7102
    @axmedcynte7102 4 года назад

    Mahadsanid cabdiraxman cumar Taiwan waa inay wax ka bartaan dawlad goboledyada somalia oo horumar u jeestaan

  • @khaalidamiir6753
    @khaalidamiir6753 3 года назад +3

    🇹🇼🇹🇼🇹🇼🇹🇼🇹🇼🇹🇼🇹🇼🇹🇼 🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷soomiLaLaN

  • @nuurgame4951
    @nuurgame4951 4 года назад +3

    Asc dhamaan iyo media waxaan ahay qof hal abuur ku dheehan tahay iyo technologyeed waxan rajeenayaa in jiilka soo socda ay istimaali doonaan
    Ila rajeeya ahaad ka heshid like.

  • @CusmanMaxamedBashiir
    @CusmanMaxamedBashiir 9 месяцев назад

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته أخي الغالي.
    Abdirahman Cumar
    Aad io Aad ayad u mahadsntahy Zxb qaali ah.

  • @zakariyemohamed827
    @zakariyemohamed827 4 года назад +3

    Soomaalind waa taywan oo kale oo way hormartay ee muqdisho hor mariya

    • @mowali4258
      @mowali4258 4 года назад +1

      😂😂😂hurda ku jirta ma mirqanka ku shegeya

    • @adnaanmaxwi957
      @adnaanmaxwi957 4 года назад

      @@mowali4258 anagu hadanu murqaano idanku na waad sarkhasantahen niiko aya kudashate🖕😋😅😎

  • @mustafemuruq5280
    @mustafemuruq5280 4 года назад +4

    Somaliland iyo taiwan xidhiidhka ay wada yeesheen waxaan filayaa in ay Africa oo dhan samayn soonto waa ay wax wayn ka faa iidi doonto insha allaaah ❤

  • @mushakaltv7363
    @mushakaltv7363 4 года назад +1

    Asc haa wall waxalaga yaabaa in horumarka eygaartay Teiwan midkasareya kana hormarsan uugaaridono wadankena inta aanjoogno insha Allah

  • @dr.shideyare6924
    @dr.shideyare6924 4 года назад +1

    Thanks ustaad c/raxmaan omer

  • @somalilanderdhalada7348
    @somalilanderdhalada7348 4 года назад +10

    Inshalah reer somaliland hadan nahay somaliland 🇮🇹waxay noqon doonta Taiwanta Africa waayo Taiwan 🇹🇼 waa dal aan saxiib nahay oo horumar iyo khimrad iyo waayo arag aan ka dhaxli karno

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 4 года назад +1

    Abdirahman Omar Mahadsanid Zxp🥰

  • @user-vz7vd5jg6n
    @user-vz7vd5jg6n Год назад

    Thank you so much my dear teacher

  • @hindaaxmed4784
    @hindaaxmed4784 4 года назад

    Thanks wll Apdirhman Omar
    really waxan jeclahy sidaa quruxda badan io cudka mcn ee aad wax u-sojedisid waxa iithy role model Allaha jantul-fardowza kugu Abaalmariyo yaa-Allah Amiin🤲

  • @AxmedRk2
    @AxmedRk2 2 месяца назад

    Haaa libax waliba wandhafi karna teywan hormarkeda maxa yelay alle aya dhahay inna macal cusri yusra haa ilawin wll bes an helno haal madax weyne oo hadaf leeh inan helno insha allh hasha mandeq weey iman

  • @apdirashiidrashkaofficial6
    @apdirashiidrashkaofficial6 4 года назад +3

    Waxan ka xumahey in dalkena somaliya ay Weli La daalaa dhaceyso Faqri iyo Baahi Dawlad La.aan Aan uduceyno dalkeena inuu ilaahey kasaaro Dhipaatoyinka iyo Argagixisada❤🌍🇸🇴🔥

  • @khalidblodh2433
    @khalidblodh2433 2 года назад

    Taiwan waxaay aad ugu dadaashay kobcinta aqoonta ama xirfada baahida joogtada ah loo qabo xaqiiqatan wixii aan ka jawaabi lahaa hadii su.aalo layga waydiiyo taiwan adigaa na baray Teacher Abdiraman. Thanks wllo 💯💯

  • @amalitofunnykittensvlogs647
    @amalitofunnykittensvlogs647 4 года назад +54

    Taiwan and Somaliland open together international relations

    • @juneydimohamed3169
      @juneydimohamed3169 3 года назад +3

      😂😂😂 since wen did u became an international......

    • @Mulla-alyusufi
      @Mulla-alyusufi 2 года назад

      That is not mean the development of sland and also Taiwan can't change anything for sland
      Untill the people think that they need Wealthy gov

    • @saidrahem8939
      @saidrahem8939 2 года назад

      Hhhh hhhhh

    • @mohafadal2112
      @mohafadal2112 Год назад

      Waaalo

    • @mohomedjamac280
      @mohomedjamac280 Год назад

      Somaliland waa somalia 🎉🎉

  • @yassermohamud3976
    @yassermohamud3976 4 года назад +1

    mahadsanid sxp waxaa kuu rajeeynayaa guul taiwan wadal ka baaxad weeyn muqdisho sideesi lasco sxp

  • @adawetech2433
    @adawetech2433 4 года назад +1

    Mahadsanid horay u soco wll

  • @hamsecade859
    @hamsecade859 4 года назад +2

    asc waabari media waxa aan ahay taagerahaaga sxp keep goin

  • @sakariyeahmed6779
    @sakariyeahmed6779 4 года назад +1

    Waxan ka qadanyna qisada guusha Taiwan
    1. In dadku yahay khayradka ugu qalisan dunida Human Resource
    2. In talaboyinka horumarka siday ay u kala horyan lo qadi hadi kale hadimo dhaqale ad ku war heli donto
    3.in si kaste oo aad u kufto ad kici karto hadad dadasho

  • @muztafephilips5865
    @muztafephilips5865 4 года назад +5

    Please ruushka macluumad kusaabsan nooga soo duub hadn somali nahy rushka wxyaalo qaldn baynu ka aminsanhy lkn arinku saas ma ahe video kaso diyari insha allah🥰🥰🥰

  • @saadiqibnunaasir9392
    @saadiqibnunaasir9392 4 года назад

    Run ahaanti mahaaha baaxad badni waxa hormar lagu gaadha ee waa dadaal midaysan cabdirixmaan cumar waabari media keep goin

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan 4 года назад

    Mahadsanid inbadan A waaberi barnamijyada juqrafiga iyo historiga ubadi channel wakuso baxee sojedintoda😊

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 3 года назад +1

    Thank you Abdirahman Omar

  • @maalikhaype
    @maalikhaype 3 года назад +1

    Haa zxp waxay kadhigi karta midqaada dhabada hor marka ok zxp

  • @abdirahmandiini3349
    @abdirahmandiini3349 4 года назад

    m.a Abdirahaman cumar

  • @aadansaladjaamac7676
    @aadansaladjaamac7676 10 месяцев назад

    Haa Insha Allah ☝🏾

  • @muhandjama5582
    @muhandjama5582 4 года назад +3

    insha Allah Somaliland Hormarkas ay Taiwaan samaysay way kaga dayandoonta Guul iyo gobonimo

  • @mfaris8738
    @mfaris8738 4 года назад

    Mahadsanid wllo Abdirahman, waxyaabo badan oo ku salaysan aqoonta iyo lasocodka arimaha adunka ayaan kaa faaidnaa inta badan balse maanta waxaanu kaaga fadhinaa arinta ka socota bada mediteriyanka ee u dhaxeya turkiga iyo griiga oo faahfaahsan adigo raali ah wllo. Alle ha ku barakeeyo wllo

  • @GAROORE40
    @GAROORE40 4 года назад +2

    Walaal aniga fikirkeyga
    Somalia xaalada ay hada ku jirto ayaa u fcn waayo hadii aan wada qani noqo no maxaa dhici karo oo israaf ah iyo kibir iyo shahwada meel xun lagu guto hada waad aragtay inta yar ee ilaahay u nimceeyey ee wadankooda ka'tagay sida ay u kibreeen ilaahay isagaa maslaxadeena og ilaahay ayaan ka'baryeynaa meesha noo wanaagsan

  • @hassanneeto8360
    @hassanneeto8360 3 года назад

    Alle waxan ka baryayaa in soomaali midowdo Danteedana garato, Rabbiyoow dowlad caadila nasii

  • @ibrahimu.2531
    @ibrahimu.2531 3 года назад

    Waa cajiib.
    Umada hadey midowdo horumarka meel dheer majiro.

  • @nc.c9990
    @nc.c9990 4 года назад +1

    Haa waa laga yaabaa
    Laakiin waxaa dal wiliba waxaa wadada horumarka ufala madaxda iyo dadka talada wadanka ay gacanta ugu jirto iyo shacabka
    Laakiinse shacabka soomaaliyeed waxay aamin sanyihiin ineysan wax isbadala ama horumar ahba aysan sameyn ka rin
    Markaa wareysato ama aad dhex qaado bulshada qeybaheeda kala duwan waxaad arkeysaa inuu qof wiliba tiisa oo kaliya kafekeraayo uusan kala jecleen horumarka dalkiisa
    Inta badan dhalin yarada ayaa ku sheegaya iney jecelyihiin iney arkaan guul iyo horumar ka dhasha dalka iney arkidoonaan

  • @kaamildhako6978
    @kaamildhako6978 4 года назад

    Mahadsanid ustaad abdirahman

  • @sadaqhassan4533
    @sadaqhassan4533 4 года назад +7

    Maxaa uheli la nahy ? madax sidaan oo kale ah! madaxdeedeyda somalida diinta maku dhaqmaan hadii ee diinta islamka ku dhaqmi lahayeen guulu ka waa weyn ayee gaari lahayeen tan manta jirto

  • @ZakaajofficialZaadaqvlogs
    @ZakaajofficialZaadaqvlogs 4 года назад +8

    Tiwan iyo maskax siyasaded ayay ciyalraysaa Tiwan geep goen

  • @ckariimyuusuf4985
    @ckariimyuusuf4985 2 года назад

    In shaa allaj

  • @rikardostalin5708
    @rikardostalin5708 4 года назад +8

    Somaliland hormarka taiwan 🇹🇼 ha uga dayato aqoonsigu muhiim mahan lakin somaliland dhalintii waxbaran lahayd qabyalad iyo necayb baa aduunka ka reebay maanta muqdisho ayaaba ka bilic wanagsan hargaysa 30sano baaka qasaaray rer somaliland waxan leyahay qabyalada iyo necaybka iska dhaafa oo hormar iyo wax soo saar la imaada markas aqoonsi uma baahanaysaan

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 4 года назад

    mansha allah wlo mahadsanid rabi haku barakeeyo

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 4 года назад

    Cajiib weye anagana waxan diidanay inan nabad kunoolano bes o is aman galino daöba yeynan dhisine umad xasuuq iyo qabiil isku wada horumar ka dheer

  • @ahmedabdi14
    @ahmedabdi14 4 года назад +2

    wll dadkas way dadalen lkn inaga iyo iyaga farqoga ino dhaxeya waa in inaga dhalinteenu ay yihin kuwo sidi awowa yashod oo kle hasha mandaaq ku haya xaga kuwodo ayku fakiran in ay so saraan mandeeq robot ah.
    hadaba dhalinyaro su aahan iiga jawaba
    inagu ma odayasha baynu malinkasta nagu save garyn re hebel oo sidi xolihi miyaynu ahaan?

  • @muhudinhassan8328
    @muhudinhassan8328 4 года назад +2

    Sxp taiwan dal ma aha ee waa gowal kamid ah shiinaha ogoo

  • @BayleChannel
    @BayleChannel 4 года назад +1

    Waxaan kuugu xiranahay si aan caadi ahayn. KEEP going bro

  • @idirisabdiyousuf7946
    @idirisabdiyousuf7946 4 года назад +3

    Somaliland wadadaas taiwan ayay qaadysa Inshllh

  • @musliman8886
    @musliman8886 4 года назад +20

    Soon I will travel Taiwan with somaliland passport

    • @sadaasyare4449
      @sadaasyare4449 4 года назад +1

      Adinka dhib badnidiina somaliland passport kulaha😁😁😁

    • @mohamedosman1967
      @mohamedosman1967 4 года назад +3

      @@sadaasyare4449 HADAA KEE

    • @sadaasyare4449
      @sadaasyare4449 4 года назад

      @@mohamedosman1967 midka an reply ugalay neH

    • @hoodocali421
      @hoodocali421 4 года назад +1

      @PUBG SOMALI HACK aqoonsigii waanu sugeynaa se kuma xidheyno horumarkayga 😅😅

    • @amalitofunnykittensvlogs647
      @amalitofunnykittensvlogs647 4 года назад +2

      @@sadaasyare4449 waa lagu tagaa passport ka Somaliland dalxiis iyo fanacsiba...aniga insha Allah gabacsi ayaan u tagaya

  • @musicgames2766
    @musicgames2766 3 года назад

    My wllkey dalkena dhibatada ugu weyn we heysto ah maxaxdii umabahna hormar 🥺🥺

  • @XamseAsad-cv2fl
    @XamseAsad-cv2fl Год назад

    waan huridnaa walaal

  • @mohamedsheikh7835
    @mohamedsheikh7835 2 года назад

    Maashallah ❤ wll Allah kudayo
    warar xikmad lah nokentaaaa

  • @xildhibanada3242
    @xildhibanada3242 2 года назад

    wllkey sirdoonka no so badi

  • @codwarfare2196
    @codwarfare2196 3 года назад +1

    Insha Allah anagana waan ku deesanaynaa

  • @hooyofarxiya1520
    @hooyofarxiya1520 4 года назад +1

    Saaxib ku noqo baaxada taywaan ee aad dhahday =(36km^2) mahadsanid bare sare cabdiraxmaan waaberi 👍👍👍

  • @hudaguletomer6024
    @hudaguletomer6024 3 года назад

    Wll macluumad kayara bixi dalka maraykanka wllo🙏😌

  • @Kororsoofficial
    @Kororsoofficial 4 года назад

    Xaldan markey kabaxdo Guusha soomalia mardhaw uun waa lagasheekeyn doonaa i.a

  • @saadoali9892
    @saadoali9892 2 года назад

    20 sano kadib somaliya ayaa saas looga shaykaysan doonaa
    Waa inta ay wax barashada ii dhamaanteed insha allaah

  • @anabnuur5521
    @anabnuur5521 5 месяцев назад +1

    Codkaagu sidanuu ku fiicanyay sidan uhadal niyow

  • @axmeddaahir127
    @axmeddaahir127 4 года назад +3

    Mar haday Taiwan heshiis la gashay somaliland waxaan rajaynayaa inay qaadi wadadaa Tiawan

  • @ahmedyusuf7489
    @ahmedyusuf7489 3 года назад

    Marka kowaad aan ku sexee badka dhulka taiwan 36193km square ah weeye halkaa wad ku qaldantahy muqdisho waa 91km square kaliya halka caasimada taiwan ku fadhido 271.8 km square.
    Tan labaadna somaali maryoolay 100 sano ee soo socda xitaa qabyaalad iyo qadhmuun iyo kursi laysku qabsado ka dhamaan mayso iska daa horumar ay samaysee

  • @zakirbossofficial9641
    @zakirbossofficial9641 4 года назад

    Inzha allh kolay way dhacYsaaa hdii aan anigu garto cidaaan ahay Adna aad garatid cidaaada

  • @iamk3977
    @iamk3977 4 года назад +2

    Waxaan Rajeynayaa inay #Somaliland wax badan ka baran doonto #Taiwan

  • @angelr720
    @angelr720 4 года назад +1

    Hormar in lagaaro waxa ka horeysa amni in la helo. Mararka qaarkod waxn isdhaha madaxweyne kaligi taliye ah yaa nokeena, sabbto ah wan istahilnaa😎

    • @mahamedaliyi4308
      @mahamedaliyi4308 4 года назад

      Waa runtaa wlhi somali nin kaligii talis ah uunbaa maamuli karaya

  • @mohamedzaed5816
    @mohamedzaed5816 4 года назад

    SIDA TAIWAN AYAAN RAJAY NAYAA INAAN NOQONO INZH ALLH

  • @cabdiraxmaanabdel5654
    @cabdiraxmaanabdel5654 6 месяцев назад

    Naasha allah

  • @maxamuudsiciid5582
    @maxamuudsiciid5582 3 года назад

    Thanks

  • @cabdiqaadircumar6653
    @cabdiqaadircumar6653 2 года назад

    Maya wll

  • @kaligiiduul3351
    @kaligiiduul3351 3 года назад

    Mahadsanid
    My big bro
    Keep going

  • @abdirahimpogba7864
    @abdirahimpogba7864 4 года назад

    Guusho iyo horumarka wa wx la iskaga daydo

  • @xasan1713
    @xasan1713 4 года назад +1

    Haaa waynu ka shiidaal qaadan karnaa hormarka baaxada leh ee dalka Taiwan
    Ugu horayn waxaa somalia muhiim ah inaynu ka dhisno dhanka amniga oo ah talaabo aynu ku soo jiidan karno indhaha maal gashadayaasha somalia waa dal leh ilo dhaqaale oo baaxad leh hadii amniga lagu dadaalo waxaa kobcaya maalgalinta wadankeena waxaana uuyeelanayaa ilo dhaqaale oo xoogan
    Insha-allah abdirahmanaw igu dar barnaamijka soo socda

  • @BEEKOMSA
    @BEEKOMSA 2 года назад

    Waa maxay processor.

  • @ayuubmohammed2296
    @ayuubmohammed2296 2 года назад

    Mashaalah

  • @zakiadem5417
    @zakiadem5417 4 года назад

    Walal omar waxa kasoo hadasha turiga gaska ay heshay warboxin

  • @libanhusseinahmed1325
    @libanhusseinahmed1325 4 года назад

    abdirhamn sxp horey usoco----------mideeeda kle wxad noo soo badisaa hormurada dalalka si aaan wax ugu barano hormarinta dalalka

  • @rabowrumeriyadayda2392
    @rabowrumeriyadayda2392 4 года назад

    Ten bro

  • @xasanturky4732
    @xasanturky4732 2 года назад

    Keep going

  • @mohamedibnucirife8841
    @mohamedibnucirife8841 4 года назад

    Wll abdiraxamaan wx kaso hadal scholrshipka taiwan

  • @JIIL53
    @JIIL53 Год назад

    HAAA UUGADHAYA INAGAA BARBIALOW UAHA

  • @xasanqaali2925
    @xasanqaali2925 3 года назад

    Cabdi haa 36kun waaye waa sax zxb brekeysan somaliya waan rabnaa iney gaadho herkas lkn shinbir baalka karifan ma buubto zxb waxa meelxun ku jira mustaqbalka dhalinyarada siyaasiyiin cuqdadeysan cadho iyo ciil la murugsan ayaa mgacyo u kala yeelay dalkeeni rajo qof heysto ayaa heersareeya gaadhee somali taas maaha zxb cabdi raxmaan

  • @abdifatahomarahmed4375
    @abdifatahomarahmed4375 3 года назад

    Keep gooing

  • @muktarcadde6413
    @muktarcadde6413 4 года назад

    Horey usoco

  • @faysalmohamed5002
    @faysalmohamed5002 4 года назад

    Adeer mahsanid

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 4 года назад

    Mahadsanid sxb

  • @MohamedOmar-zz7lt
    @MohamedOmar-zz7lt 2 года назад

    Haa way ka dhigi kartaa

  • @fahad5873
    @fahad5873 4 года назад

    M.allah allaha kunarakeeyo

  • @mohamedjaamac327
    @mohamedjaamac327 3 года назад

    Abdirixnan cumar intii aan kafi kirayno qabiil iyo qoys umalayn maayo in aan qaadi doono dhabaha ay qaaday taywan

  • @maschinogedi4492
    @maschinogedi4492 4 года назад

    Maya waayo intaan haysano hagaamiya naftiisa iyo mustaqbilkiisa ushaweysto umamaleynaayo

  • @DULLA252
    @DULLA252 4 года назад +2

    7:07
    36,193 km² Waaye ee ma ahan 36 killomitir xamarna wey ka weyntahay oo map ka ayaa laga arkaa .

  • @maskaxmaal5026
    @maskaxmaal5026 4 года назад +1

    Usoco saaxib waan kaaga mahad celinayaa cilm8ga naga daahsoonaa aad inoo soban dhigtay