DEG DEG CALI ZAKI OO RAALI GALIYAY REER MUQDISHO & FANAANINTEEDA & SHEKH XAYI HARGEYSA KARBAASHAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024

Комментарии • 17

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial  3 месяца назад +1

    Like saar & subscribe welcome thanks

  • @hooyomcn8690
    @hooyomcn8690 3 месяца назад +3

    Rali galin kama rabno walal shaqo iskuma lahin soco amxarada aad 🇸🇴💙

  • @mahadociise25
    @mahadociise25 3 месяца назад

    Waan sodhaweeyneynaa raaligalinta cali zaki waan qaadaneynaa

  • @sakinahss3237
    @sakinahss3237 3 месяца назад +5

    Xamar wa lagama marman 😂😂😂

  • @Mohamed-Ozil
    @Mohamed-Ozil 3 месяца назад +3

    Indho adaga zaki wixii heesta Ku jira inaa la xidho xidho weeye nacalada hooyada somaliyeed muqdisho axmaarti habeeshi iga xiga leh from Jigjiga 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 somalnimo 🇸🇴

  • @OmarionJunior83
    @OmarionJunior83 3 месяца назад

    Cashaqa ciyaal xamar ba nahay ❤🇸🇴✊

  • @faizamohamed2145
    @faizamohamed2145 3 месяца назад +3

    xataa face kiisa inuu ka xunyey kama muuqato
    lkn cidna cid wax ugama daba fadhido

  • @aminajama2953
    @aminajama2953 3 месяца назад +2

    War nin yahoow beenta daa Ali Zaki markuu saas lahaa waxaay ahaayd marku lahaa snap kayga Misa Facebook gayga aniga kama soo caytamin ee waa laga jabsaday ama fake account waaye waana wax hore

  • @Caliya7
    @Caliya7 3 месяца назад +2

    Cali saki warkiisa waa sheeko kale😅 iiwad sheekada 😅😅😅

  • @shukri22nuur
    @shukri22nuur 3 месяца назад

    Ma qadanin hada rali ahow

  • @mohamedisak4827
    @mohamedisak4827 3 месяца назад +1

    Hadii uu sidaan u calaacalayo muxu la caytamaayay marki hore

  • @MaryamHussein-d3m
    @MaryamHussein-d3m 3 месяца назад

    Taad rali galin ma ahan kabka uuf somi somli baa leh

  • @mohamedisak4827
    @mohamedisak4827 3 месяца назад

    First an ahay

  • @baynaafrah4467
    @baynaafrah4467 3 месяца назад

    😅😅😅😅😅waan ku caanayaa waanaku qaali galinaayaa biixi u sheeg kaas

  • @MaryamHussein-d3m
    @MaryamHussein-d3m 3 месяца назад

    Tas rali galin ma ahan

  • @mahadociise25
    @mahadociise25 3 месяца назад

    Waan sodhaweeyneynaa raaligalinta cali zaki waan qaadaneynaa