DEG__booliska somaliland o sobandhigay danbiyo layaab leh o u galay ina cumar dool&fowziya o slland.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 окт 2024
  • ku xidhnow SO24TV si aad ula socoto xaaladaha ugu danbeeya dunida iyo deeganada kugu xeeran ...mahadsanid.....isha kuhay halkan......

Комментарии • 10

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 3 месяца назад +2

    Mandheera haloo dhaadhiyo yusra iyo gudaafadeeda doorashada laga mamnuuco QARANKA SOMALILND SHACAB IYO CIIDANBA INDHO QUDHAANJEY LEEYIHIIN GUUL SOMALILND INSHA ALLAAH ALLAAHU AKBAR

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 месяца назад +1

    SO24TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran soo dhawoow ❤❤❤❤ ♥️♥️♥️👍👍👍 Guul soomalilnd 💚🤍❤️

  • @Ahmed-to3pz
    @Ahmed-to3pz 3 месяца назад +1

    Iska waalo 😢😢😢😢😢😢

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 3 месяца назад

    Habay foosiya wsxasn odhan lahas dumarku waa kii xishoodee is daba qabo, intaad Raga daba ordeyso TUSBAX qaadio oo toobadkeen,

  • @ismaaciilaxmed567
    @ismaaciilaxmed567 3 месяца назад

    SOOJOG LAGAWAYO. SOO
    JIIFSAA LAGA HELA
    LIINTA. LIINTA......
    😅😅😅

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 3 месяца назад

    oo haduu xanuuno qabo muu ale baryo oo cibaadaysto oo uu ale ka baqo muxuu dalka u caayayaa ragbaa udhintay oo iilka loo dhigaye nacaska nacasku dhalay😮😮😮😮

  • @FarxaanaxmeddhuuxDhuux
    @FarxaanaxmeddhuuxDhuux 3 месяца назад

    Hadii uu san aqoon saneen soomaaliland
    Muxuu muqdisho ooga soo dagi waayeu
    Hala daldalee
    Hhh

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335 3 месяца назад

    Ma taas ayay keentay kuwa ay wada shaqeeyan waa xisbiga latuhumayay iyo nimanka baarlamanka kuwa waan is bahaysanay yidhaa

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 3 месяца назад

    Waa khaa imad aduun la soo siiyey foosiyi yaa wax u sheegey kis bey ku qaadatey hadalkaa ka soo yeedhey?