Abdullahi Balwaan wariye qaran oo runta ifiya. Muwaadin ha loo hiiliyo Muwadin Balwan ha loo kala kiciyo RUclips-kiisa oo ha la gaarsiiyo 1-milyan sanadka cusub. Insha Allah.
MW Sheekh Axmed sababta uu u guuleystay una guuleysan doono waa xaqa uu ku difaacayo noloshiisa iyo kuwa muwaadiniinta Soomaaliyeed ee mas'uulka ka yahay ee ku nool dowlad goboleed Jubbaland-waa sida Allaha Weyn uu faray Ummadda Muslimka ah meel kasta ay joogaan iska difaacaan cadow ku soo duulay oo liddi ku ah naftooda, maalkooda , midnimadooda iyo sharaftoodu ba, si kasta iyo waxkasta si ay u cabsi geliyaan, u bajiyaan oo jabiyaan cadowgooda. Waa cadawga ku cayaaraya dab uusan hore ugu soogubanin oo uusan soo arkin oo soo dareemin xanuunkiisa. Waxay ( waa cadowgee) cayaarayaan khammar ay khasaaro iyo shalayto badan ka kasban doonaan ( kullu nafsin bimaa kasabat rahiinatun ) ; waxay ku khamaarayaan iyagoo u hogaansan awaamirts sheydhaanka: nolosha , nabadda, midnimada, madaxbanaanida , sharafta iyo sumcadda Ummadda Soomaaliyeed guud ( rayid iyo ciidan ba ). Firi aayadaha Quranka Kariimka: 3:103 ; 4:30, 93 ; 5:08, 90, 91;
Allaa faan badan waa beenen cada oo. Larabo inya beene ku maaweliyan shacabka moodaye in meesha in dadwalad ka jirito gedana ma imaan karo oo kuma dhacan👁️
Dowlada xasan shekh puntland iyo jubaland si xun ayay u kala dhinteen wada hadal dambe iyo is aaminaad dambe waa dhamaatay marka Somalia sidee doorasho heshiis lagu yahay uga dhici kartaa dowlada muqdisho hada puntland iyo jubaland dowlad uma yaqaanaan because dowladi waxay isku bedeshay qabiil Somali waa kala tagtay nin walba goofkaaga u tasho ayay mareysaa xasan yuu madaxweyne u yahay mida kale xasan munaafaq waxa uu dhibaateyn karaa shacabka muqdisho oo kaliya cid kale uu wax yeeli karo ma jirto shacabka muqdisho allaha ka dul qaado xasan munaafaq
Itobiya ayaa lagula soo heshiiyey iney weeraraan kismaayo. Madoobe u soo qabtaan😂 waxaa loogu badashay BAD iyo DHUL Itobiya la siiyey. 😂 WARAA JIRI DOONEE WIISHKA LEE HA YEERO.
Sayid Axmed madoowe waxaa ku haboon in uusan sii dayn maxaabiista ku harsan kismaayo si ay ula gorgortan ka gasho dowlad ku sheega aan axsaanka lahay yaan loo dirin xamar halagu hayo kismaayo xabsi dheer hala siiyo .
MEL LAGU RACO MALAHA BENTA ISKA DHAF SOMALIA QOF KAST O LA DORTO LABO JEER KA NADAM XIL MA SII HAYN KARO LAKIN ADIGA AQLI MESHA KU HAYSID TUUG BEN BADAN AYA TAHAY BENLOW TUUG AH
Waa NasiibDaro! Xamse iyo Xasan Sheekh Ceebee Xoogii Dalka iyo Umada Somaliyeed ba! Xasan iyo Xamse uma Qalmaan in ay Somaliya Hogaamiyaan!
Masha Allah Waxaad tahay Nin Somali ah oo runta ka shaqeeya iyo midnimada sidaas ku soce oo dhedhexaad ahow.
Guul guul Balwaan
Asc kkkkkkkkkkkkkkk labadii daalinimo ku heshiisaa runtey isku nacaan🫏🫏🫏🫏🫏🫏
Guul balwan waa runta sxb ❤❤❤❤❤wan u jeedna say thy❤❤❤❤xalada 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
Jubbaland waa maamulka ugu askarta badan, waxeey soo qaban karaan xamar. marka xasan sheekh ha ogaado jebka maanta inuu i yahay tusaale awooda ciidanka federalka oo aan aheen ciidan la isku haleen karo- Waxeey ku mashquulsan yihiin Tiktok
Adiga oo soo jeedo miyaa riyoon 😂😂😂😂
WAA CIYAAL BACK KA SII HADANA WAXAY CUNAAAN DAROOGO KINIINYO IYO QASHIN CIYAALKA XAMAR
@@II-vd4ihwaa run riyo maaha
VIVA ABDULLAHI BALWAN
Sax
Kkk
Abdullahi Balwaan wariye qaran oo runta ifiya.
Muwaadin ha loo hiiliyo Muwadin Balwan ha loo kala kiciyo RUclips-kiisa oo ha la gaarsiiyo 1-milyan sanadka cusub.
Insha Allah.
Waa inaan aragnaa 24ka saac gudahood mas,uuliyiin is casilay haddii taas masii waari doonaan.
MW Sheekh Axmed sababta uu u guuleystay una guuleysan doono waa xaqa uu ku difaacayo noloshiisa iyo kuwa muwaadiniinta Soomaaliyeed ee mas'uulka ka yahay ee ku nool dowlad goboleed Jubbaland-waa sida Allaha Weyn uu faray Ummadda Muslimka ah meel kasta ay joogaan iska difaacaan cadow ku soo duulay oo liddi ku ah naftooda, maalkooda , midnimadooda iyo sharaftoodu ba, si kasta iyo waxkasta si ay u cabsi geliyaan, u bajiyaan oo jabiyaan cadowgooda. Waa cadawga ku cayaaraya dab uusan hore ugu soogubanin oo uusan soo arkin oo soo dareemin xanuunkiisa. Waxay ( waa cadowgee) cayaarayaan khammar ay khasaaro iyo shalayto badan ka kasban doonaan ( kullu nafsin bimaa kasabat rahiinatun ) ; waxay ku khamaarayaan iyagoo u hogaansan awaamirts sheydhaanka: nolosha , nabadda, midnimada, madaxbanaanida , sharafta iyo sumcadda Ummadda Soomaaliyeed guud ( rayid iyo ciidan ba ). Firi aayadaha Quranka Kariimka: 3:103 ; 4:30, 93 ; 5:08, 90, 91;
❤❤❤❤❤❤❤❤geesi guul insha Allah jublaan guul insha Allah jublaan guul insha Allah jublaan guul
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ok
Xasanow wali maad quusan soo soo soco walagu sugayaa
10000 iyo qoskoda wato ayu soo wada Hassan Sheikh ma runba Balwan
RW must resign
Jubaland guuul❤❤❤❤❤
Xasanmunaafaq. Isagahayimaado. Dagaalka😂😂😂😂
Guul jublaan inshaalh❤❤❤❤❤❤❤
Bro I'm so proud of you manta wariyayasha somalida majority of them are biases qabylad kajecel qaranimada iyo Xaqqa
Xamze iyo khaalid hala xidho😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
aftahan good man
Xassan Jubooyinka inuu xoreeyo ma rabo
Ee wuxuu rabaa inuu Kismaayo ka qabsado Axmed Madoobe
TAAS MA HELAAYO
Allaahu akbar
Axmed madoobe geridiis ilaa leh
Xasan waa la soo sixray waxaa laguso sixray Turkiga Allow sahal.
Kkkkk awal ma caafimaad qabyay turki daraadow aaday ciidankuna raaskaanvooni wuuba sii diyaarsanaa dagaal beena u geeyen
Came Ogaadeen ma aha waa obo Jamie ah
Kkkkkk
😂😂😂😂 hatogto 2 daba namamatalan litayasha labada wajileh 😂😂😂😂😂
Hamze marxuun iyo hassan dhiiqo
❤
Balwaan geesi ❤❤❤
Ha biiqo labadaba
😂😂😂😂 Ninka so joog laga wayaa😂😂😂
Sababta Axmed Madoobe uu u guuleysto waxaa weeye, Axmed isagu cidna Kuma duulo oo difaac, Xassana waa weerar.
Badanaa difaacs ayaa ka guuleysta weerarka.
aryaa hassan xasidoow ka waran gojacade nabtuur aa dhacdee aray xaa heysaa manta ceeb u dhimo gurguurte
Igu dhuud tuugso ninyahaw 😢😢😮😢
waa ahbal aan qadarta aqoonin
Askari aqli leh masoo labanayaan.
Xasan dhiiqo waa muuse juudan inaaderki weeyan waa lasii ogo yahay inuu odhanayo intii muuse judan odhan jireye oo hadalo nooca buu ku hadali doona sida inta llashaqayasato oo hadallaya oo llaha maleyeshiyadka meesha dagaal loomagen haye maxaa ugeyeseye 👁️
Haduu ogadeen baahanyah maxaa kaa gal balwaan
Jubalaan way yaqaanan xasan munaafaq xamar soodhameeya soomaliya waay kubarteen xabaaleqode masakiinta dhacaa
Balwaan waxaad buunbuunisaa dagaalada sokeeyaha
Xaqiiqdda waa in labadaa nin xabsi loo taxaabo
Horgal xamza iyo general KOFFI khaalid nafta hala dhaafiyo xaaraanta reerkooda iyo dadkooda dayacay lacag darteed
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Waar marxuumka nooli! Cidnaba masuulkama aha waayo waa looyeeriyaa ooqura!!
War casil iyagaa ku dabeye.ogden iyo xamze iyo khalid waa wada shaqeyaan dabinka waala isla ogyahy
Axmed khawarij mar dhaw waa la so qaban doona guul xamze Abdi barre
Xasan wiilasha banaadir ka soo jeedo mushaarkoodaa ku cuslaaday asaw maalinba meeley ku dhamaadaan u daabulaa
Ogaadeen na nah waxba nalagama qaado
MAANTA OGADEN KU JABIYAY FULAY AYAA TAHAY
Aadeer.garaadkaagu..waaa.xunyahay
Dagaal wiil ayaa ku dhinta wiil kuma dhasho ceeb intaas inogu filan mnta wataas taladii labada doqon xassan dhiiqo iyo xamse Neef
Mashaa alaah
Xasan xumoowoow ragga aad u haaysato ceebtii ka dhacday raaskaabooni ma waxaad mooday niman hawiya ah weey kaa hoos qaadeen raggaas waa faarood daaroodna doqon ma dhallo meesha kalena aad u direesidna waay ku jabayaan ee inteey goori goori tahay arin aan dagaal aheen la imaaw xasan dhiiqo waxaadna ogaataa nacaladdi kaasoo raacday masaajidkana waa kugu dhegan tahay lasoco iyo masaajidii aad ka iibsatay ganacsatada lacagtaasina waa qaadasho waana lagaa hoos qaadayaa
Somali Love OK
Balwaan salaan sare legend taladii labada doqon waa ceeb somali ku dhacday wana wax laga xumado wiilasha somaliyeed ee la isku dhameeyey wana filaynay inay waxaas iyo kadaran dhicidonto wana taladii labada doqon ee somali mnta hogaminaya sow inaan ceebowno caqli xumadoda ma keenin kuwaasi waa danbiileyal qaran wana criminals waa in maxkamad laso taago somalina iska qabato eegasho malaha kuwan wadanka iyo wiilashaba badbado ayey inoga bahan yahiin kuwan rajo kama sugayno
Aax
Waxaas ma soconeyso raggaas ha casilo . Cidankan ma qashinbaa ma dabkaa lagu shidi .
Libaaax
Allaa faan badan waa beenen cada oo. Larabo inya beene ku maaweliyan shacabka moodaye in meesha in dadwalad ka jirito gedana ma imaan karo oo kuma dhacan👁️
Asc 👉 madaxweyne axmad islaam dib danbe yuusan lashaqeyn gooxda ubd ee tuugta ah ayax ooman 🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵
Ninkii barbaarahay bahal nool ama baxsay ama boqno goo murti macno wayn xanbaarsan
Dowlada xasan shekh puntland iyo jubaland si xun ayay u kala dhinteen wada hadal dambe iyo is aaminaad dambe waa dhamaatay marka Somalia sidee doorasho heshiis lagu yahay uga dhici kartaa dowlada muqdisho hada puntland iyo jubaland dowlad uma yaqaanaan because dowladi waxay isku bedeshay qabiil Somali waa kala tagtay nin walba goofkaaga u tasho ayay mareysaa xasan yuu madaxweyne u yahay mida kale xasan munaafaq waxa uu dhibaateyn karaa shacabka muqdisho oo kaliya cid kale uu wax yeeli karo ma jirto shacabka muqdisho allaha ka dul qaado xasan munaafaq
Wakusaxsnayahay wa ciidanka kudhinatay jubalan waciidan beesha abgal han ubadanadane kuwabeesha ukadhasha
Itobiya ayaa lagula soo heshiiyey iney weeraraan kismaayo. Madoobe u soo qabtaan😂 waxaa loogu badashay BAD iyo DHUL Itobiya la siiyey. 😂 WARAA JIRI DOONEE WIISHKA LEE HA YEERO.
Dhilo.beenalayaa.yaa.gogoldhaaf.kugudhashay.
Subxaanallaah war maxaad tiri
HAWIYA HASAN ISKA QABTO WAXA DAGAAL BAABIYAY RAGGA HAWIYA HASAN WAA DOQON REER HIIIRAAN HIIIRAAN WAXA KA YIMAADA XOOLO MADAX ADAG OO HADAL KALIN HIIRAAN DOQON MADAX ADAG OO WAX FAHMIN
DOWLADU IYADAA IS JABISAY MARKAY JUBBALLAND AFKA SOO SUDHATAY EE HSM XAABSADE MEEL HA KU SHEEGO BADII SOMALIA TUUGA TUUGA DHALAY
Wax.uga.qabsoomaaya.majirto.xasan.wax.uu.kaqadi.karo
Jubalaa .wax.kasta.oo.uu.isku
Dayowaxba.kama.qaadikaroo
Wanaagsan
Balwaan waa wadani Somali dhaba 🎉🎉🎉❤
Sayid Axmed madoowe waxaa ku haboon in uusan sii dayn maxaabiista ku harsan kismaayo si ay ula gorgortan ka gasho dowlad ku sheega aan axsaanka lahay yaan loo dirin xamar halagu hayo kismaayo xabsi dheer hala siiyo .
HSM dan Kama laha maxaabiista
Waa obo Oma dhalan ogaden
Yaa obo ah?
MEL LAGU RACO MALAHA BENTA ISKA DHAF SOMALIA QOF KAST O LA DORTO LABO JEER KA NADAM XIL MA SII HAYN KARO LAKIN ADIGA AQLI MESHA KU HAYSID TUUG BEN BADAN AYA TAHAY BENLOW TUUG AH
ruclips.net/user/shortsg1xlrtOSEWQ?si=yAr306wFIwPbB_Xb
Kkķkkkk
War casil iyagaa ku dabeye.ogden iyo xamze iyo khalid waa wada shaqeyaan dabinka waala isla ogyahy
Waxba lagama qaban karo
Xasan waa la soo sixray waxaa laguso sixray Turkiga Allow sahal.
Turkiiga waa Ku dhereyan sixirka busin