Abowe caano(milk) iyo fuud(bone soup) are rich in calcium and help on bone formation weyku cawinayan badso fruits iyo faraha exercise usamee like yarfidhi marwalbo hadaa rabtid inaa more kushego plz iso sheg I'll educate you more in Shaa Allah may Allah grant you quick recovery abowe
😢marar badan baan arkee nagtaaas gacan kahdlkeed waliba aydoo ku fans ugu danbeyn wataas 😢😢😢abdifitax inbadan inuu dulqadanyaa muqte 😢hadan aydoo sas yeeshe bay Isla saxantahay oney arg dhibta ay u gayste 😢wana wana narcissistic woman 😢dadka qaldkood saxda u arko hadey xitaa naf waa goyso 😢😢😢😢lkn waa sugaaya dulmgaas ninkii dareen sii lahaa inuu calfku ku daro ow waliba sideed wax kama jiraan kasoo qaado sacadiyo baan la hdalyaa😮😢abdifitax ilhay ha ku cafiyo kuna yasir raga nimadad iyo xididka ragnimdba Allah ku cafiyo marwo fican oo diiif tiro la yarya Allah ku siiyo😢❤insha Allah 😊
In kasto oo aana jeclayn in aam wax yaabaha qaar kahadlo hadana waxaan talo ahaan kuusiin lahaa sxb adiga iyo gabadhaad qabtay wixii idin kala gaaray waa idin kala gaareen hana sheegin hana soo bandhigin maxaayeelay wax kasta oo ay tiraahdo ayadu waa naag haku dayan sxb danahaaga kale laqabso
@Dhalad88f waxaa kawayn wixii idin soo dhex maray naag waxay sheegtay cid kumaysanaysa maleh intaa lagoo goosan lahayd waxaa kafeecan in aad dhahdo waa ru. Teed kana socoto hada in taas uuyiri bari kun kabadan bay dheheeh asna waxa uu ku qasban yahay in uu lasoo jawaabo in taas kadib waxa kadhalanaaya waa la og yahay 🥰
Ilaahay waxaan kaaga baryayaa caafimaad taama oon cudur daba socon insha alas qaliin u baahan maysid hadaba sidii hore waadd ka fiican tahay laakiin hanar yar haku noqon naagtaas mardanbe hadii kale mar ka danbe way kuu dhamayn mid ka qayr badan oo ka dabeecad fiican baad heli insha alaa
Ilaahay ha ku caafiyo walaalow xanuun gudo ilaahay kuguma keeno gacan xaq daro ilaahay ha kaaga naag aan caadi ahayn baad guur satey ilaahay tolkaada ha kuu daayo
Abdifitaax Sory Unsi wax rajo ah male waayo shalay dhibkay kugaysadtay bay mantay xaqirtay wali rabtaa in ay bulshada ay been usheegto waa Marin ha baabin Waa naag indho adag waliba isla saxxan waa somlidu ku maah maah daa dhibqabe in tuusan hadlin buu dheef qabe hadlaah wali dulmi bay kugu haysaa unsi xitaa familgaaga waayo waa ku Soo garab istaageen unsi in taas bay ka xun tahay horta waa ka xumahay in aad kala tagtaaan Wana jeclahay in aad isku Soo noqodtaan lkn uunsi wali way ku xaqiraysaa dhibka kusoo gaaray ha ku noqon ilaa ay qiradto waa naag shar badan isla sax san abdifitaax ale haku caafiyo uunsi wax dulmiya oo xaqira ale ha usahlo markaas bay ku garaabidoontaa hada waxay isleedahay. Sidee buu go aan ugasray waa Filan ladshay go aankaaga waayo doqon bay ku qabtay sayrabto ay ka yeesho abdifitaax waxaad dhib usamirtay
RABI HAKU HAAFIYO OO HAKU CAAFIYO. EE RBIGAAGA. AD UGU XIDHNAW WAXAN KU ARKI JIRAY. RUclips ADOO QURANKA XIFI KU AKHRIYAYO EE ISKU AKHIR KUDHESANOW RABIGAA
Please Malaysia 🇲🇾 aad waa dhaqaa tiirta adunka ugu fiican oo raqiisan. Caafimaad fiican taam ah Allah SWT ha ku siiyo Ameen yaa Rabb 🤲🤲🤲
Quick shifaa brother …..kijabe hospital ukac wa the best hospital danka lafaha
ilahayow rabiyow cafimad tama sii cabdifatax aamiin yaarabi abwe hamiin iyo malin wa ku ducaynaa alle haku aqbalo insha Allah
Sabarka kaalmayso Insha Alaah waad caafimadaysa ilaahay dhibka dheef hakugu bedelo Insha Alaah
Jugtas xinyaha waa dhibato ale haku cafiyo inkasto qader tahay hadana ale hakuso ceaho cafimadkaga
Insha Allh waad cafimaadi niyada qeyr usheeg wallo
Abowe caano(milk) iyo fuud(bone soup) are rich in calcium and help on bone formation weyku cawinayan badso fruits iyo faraha exercise usamee like yarfidhi marwalbo hadaa rabtid inaa more kushego plz iso sheg I'll educate you more in Shaa Allah may Allah grant you quick recovery abowe
Wll wan kuu sooducayna yaaa caafiimaad ale haku siiyo ❤
Hno alle cafimaad taam ah haku siyo wllky🤲🥰
Alle haku Caafiyo🤲😭Caaafimaaad taaam Alle haku Siiyo🤲
Allaha ku caafiyo dhib weyn baa soo gaaray ileen wiilka bisinka
Walale Wan ka xumahay waxa ku gaaray alaha ku cafiyo
Allaah kucafiyo allaah neekusaqiiroo amurahaa
Allaha kucaafiyo my brother
Alle swt ha ku caafiyo wll
Rabi hakucafiyo walal mcn
allh haku cafiyo cafimad taam ah allh haku siiyo
Illahay hakucaafiyo Abdifataxow
Alle ha ku caafiyo
M.a zxb allah hakucafiyo m.a
Allha ku cafiiyo ina adeer qalii ❤❤❤
Abdifitaax ale haku caafiyo waa ka xumay dhibka ku gasray
😢marar badan baan arkee nagtaaas gacan kahdlkeed waliba aydoo ku fans ugu danbeyn wataas 😢😢😢abdifitax inbadan inuu dulqadanyaa muqte 😢hadan aydoo sas yeeshe bay Isla saxantahay oney arg dhibta ay u gayste 😢wana wana narcissistic woman 😢dadka qaldkood saxda u arko hadey xitaa naf waa goyso 😢😢😢😢lkn waa sugaaya dulmgaas ninkii dareen sii lahaa inuu calfku ku daro ow waliba sideed wax kama jiraan kasoo qaado sacadiyo baan la hdalyaa😮😢abdifitax ilhay ha ku cafiyo kuna yasir raga nimadad iyo xididka ragnimdba Allah ku cafiyo marwo fican oo diiif tiro la yarya Allah ku siiyo😢❤insha Allah 😊
Ilaahay haku caafiyo insha allah guul ayan kuurajaynaya
Allaha ku caafiyo walal insha allah qayr noqone wa ka boodi doonta
Miskiin Allah ha ku Caafiyo
Alle ha ku cafiyo wll
Ilaahay Haa ku fuduudeyo hana ku cafiyo amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin
Ilaahay haku caafiyo gacantadaja hakuukabo wllo
Bismillah wlh dhib wayn baa ku gaaray wllo allah ku caafiyo😢
Allhey hacafiyo wllkey
In kasto oo aana jeclayn in aam wax yaabaha qaar kahadlo hadana waxaan talo ahaan kuusiin lahaa sxb adiga iyo gabadhaad qabtay wixii idin kala gaaray waa idin kala gaareen hana sheegin hana soo bandhigin maxaayeelay wax kasta oo ay tiraahdo ayadu waa naag haku dayan sxb danahaaga kale laqabso
😢lkn waa xanun qof inta kudilmiye hadan ku dhahya waxba kuma garin e ka shalsaneyn😢dadkana kugu dirya si laguu sii dulmo 😢
@Dhalad88f waxaa kawayn wixii idin soo dhex maray naag waxay sheegtay cid kumaysanaysa maleh intaa lagoo goosan lahayd waxaa kafeecan in aad dhahdo waa ru. Teed kana socoto hada in taas uuyiri bari kun kabadan bay dheheeh asna waxa uu ku qasban yahay in uu lasoo jawaabo in taas kadib waxa kadhalanaaya waa la og yahay 🥰
SAX
Duco ayu ubaahanyahy
Koley wilkas qald kamey shegin weyna uduceysay in alle hacaafiyo
Ilaahay ha ku caafiyo
Ilaahay waxaan kaaga baryayaa caafimaad taama oon cudur daba socon insha alas qaliin u baahan maysid hadaba sidii hore waadd ka fiican tahay laakiin hanar yar haku noqon naagtaas mardanbe hadii kale mar ka danbe way kuu dhamayn mid ka qayr badan oo ka dabeecad fiican baad heli insha alaa
kadhex baxa waa hooyo iyo Abe ilmo kadhexeyaan
@@hamdiahmed6784 waa xaqiiq asna ha iska dhaafo dadkaan aan qan cayn oo uu qan cinaayo
Bismillah rufiyansanidaa wiilku iduceyuu yiri ee isku dir uma bahna
Ilaahay ha ku caafiyo aboowe .
Amiin illahoyow cafimad taam ah kusiii
Ale haku cafiyo
Wllkey allah kuu boogo dhayo inshallah waan kuu soo duceynaa
ilahay hakucafiyo 😢bro srrii
Ilahey cafimad taam haku siiyo wall
Ilaahay hakuubogadhayo habo instantanément alaah
Ax ilaahey haku caafiyo wll mcn😢😢
Saxiib alle ha ku xafido
Allha ku caafiyo wll amiin
Cafimaad ad ku waaarto huuno ❤
Ilaahay ha ku caafiyo ina adeer
Allaah haugargaro Caafimad degdegah Hakusiyo Wll Allaahu ma Aamiin Yaa Rabbi
Quick Shifaa Abdifatahow
Alle hakucafiyo
Ilaahay ha ku caafiyo walaalow xanuun gudo ilaahay kuguma keeno gacan xaq daro ilaahay ha kaaga naag aan caadi ahayn baad guur satey ilaahay tolkaada ha kuu daayo
Allah ku cafiyo abowe mcn
Inshallah wllo caftax waxan ilahay kaga baryayaa cafimaad dag dag ah allahu ma amiiin wan dareemaya xanuunka ax walahi waa qof qimo badan
Ilahay haku cafiyo huuuno macaan 😢Wlhi wan kuxumahay dhibkaa kuso garaaay Lakin nini ragaa utahaaay ilahay cafimad tama hakusiyo 😢Huno
Ilahyow kucaafi wlal alaha kucafiyo
Wiikan misinka aha dhib ayaa gadhay wallhi raabi ha ku cafiyo huuno😢
Alle haku caafiyo
Oberation haday ku dhahan alle kama dhigee wllo india aad ha isku qalin nayrobi hana ku fududaan qaliinka
Illahow kucafi abowee
Allah kucaafiyo walal
Allaha kucafiyo inta ku hartay
Ilhy cafimad taam ah hakusiyo abwe gacanta mawa kanixinee waa wax iska yaree blse raganimadhadha wax sogarey kanaxay srry bwe 😢
Ale haka badbadsho qilinka
Alle haku cafiyo ina adeer cafimad taam ah insha allah
Walal alle hakucafiyo
Allaha ku cafiyo
Allah ku caafiyo
Saqda dhexe so kac duyeyso walal
Alle haku caafiyo caafimad taam ah wlky
Allahaa kucafiyo
Allaha kucaafyo 🤲🤲
Wll allaha ku caafiyo
Allahkucafiyo
Ilahay ha ku cafiyo wllo
Alha ku cafiyo huuno❤
Allaaha ku cafiyo
allaha ku cafiyo
Alaha kucafiyo
Allah ku cfiyo bowe
Ale haku cafiyo wll jugta ku gaartey lafta wala kabikara lakin jugta kala daran taasna ale haku cafiyo cafimad tama haku siyo
Allaha kucaafiyo
Abdifitaax
Sory
Unsi wax rajo ah male waayo shalay dhibkay kugaysadtay bay mantay xaqirtay wali rabtaa in ay bulshada ay been usheegto waa Marin ha baabin
Waa naag indho adag waliba isla saxxan waa somlidu ku maah maah daa dhibqabe in tuusan hadlin buu dheef qabe hadlaah wali dulmi bay kugu haysaa unsi xitaa familgaaga waayo waa ku Soo garab istaageen unsi in taas bay ka xun tahay horta waa ka xumahay in aad kala tagtaaan Wana jeclahay in aad isku Soo noqodtaan lkn uunsi wali way ku xaqiraysaa dhibka kusoo gaaray ha ku noqon ilaa ay qiradto waa naag shar badan isla sax san abdifitaax ale haku caafiyo uunsi wax dulmiya oo xaqira ale ha usahlo markaas bay ku garaabidoontaa hada waxay isleedahay. Sidee buu go aan ugasray waa Filan ladshay go aankaaga waayo doqon bay ku qabtay sayrabto ay ka yeesho abdifitaax waxaad dhib usamirtay
Illah haku booga dhaayo😢
War.alle.haku.caafiyo.laakiin.rerkaagii.socesho.wllo
Qofku haduu qacan qaadka yaqaano waa laga dheeraadaa
Alle haku caafiyo wllo😢
Sorry Wilkan Allaha cafiyo
Aemiin🤲🤲🤲
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😢🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Alleh ha ku caafiyo wll
Ilahey hagucaafiyo
Aalle haku cafiyo abowe lkn gabadhu wax maysan dhihin dadkaa bunbunin oo isku dir wda
😢😢😢😢 raajada dadka aqri yaqano waa ujeedan
😢yeah
RABI HAKU HAAFIYO OO HAKU CAAFIYO. EE RBIGAAGA. AD UGU XIDHNAW WAXAN KU ARKI JIRAY. RUclips ADOO QURANKA XIFI KU AKHRIYAYO EE ISKU AKHIR KUDHESANOW RABIGAA
Ilaahay Haku caafiyo wll
Allah ha ku caafiyo sorry brother
Dhuuxa geela iyo hilibka ama maraqa oo lafaha geela lagasemyo badso wad kabsani dhaqso
Alle haku cafiyo wll
Xagee jirtay wall markii sas dhan lagu jabiyay
ilahey haku cafiyo wll
AamiiiiinAmiiinAmiiiinAmiiinAmiiinAmiiiin wll🤲🤲
,alaha kucafiyo sxp
Wllo alle haku caafiyo
alah kucafiyo
allah hakucafiyo wll mcn