don't say that brother, all arabs aren't the same, if some of them are like that, we're gonna be better, and leave the Habasha out of this, although things are going bad to worse these days.
حقد عظيم على الصومال الإعلام العربي فيه إساءات للصومال وإساءة للامهات الصوماليات والأطفال الصوماليين . اتمنى المعاملة بالمثل لكل من يتعامل مع الصومال بسوء . حسبي الله ونعم الوكيل. ذولا تجار البشر لا يمثلون قيم الصومال شكرا لك على التوضيح والشرح اختنا حنان .
Sister hanan thank you for info now we know them. I can’t believe that the people we call them brothers and sisters. Wow. Guess what when you go Somali you see a lot of Yemen Just like Somalia, nobody bother them Syrian Egyptian name it Ormo
You’re right sis, thanks for standing up for us ❤ Defend our honor, after everything we have done for Arab shame on Egyptian media for portraying us this way
Hanan halka ka wad , waan ku tageersanahay , Hanan dadkan somalidu iyaga isku maqan iyagana sidaasa loo caayaya ,, somalidu inta jaahilinta ah ayaa carab inay yihiin isku haystan ma oga carabtu inay nin madow ku arkaan , Hanan ha u joojin dadka qaar aan waxba fahansaneen keep up sister
May God honor you in the work that you do for the Somali nation, which is great and very important work. Please do not get tired of someone 5:44 and do not stop doing it because of some haters.In fact, after watching some of the videos, I want us to answer it. Btw, I am a videographer, please help me finding and sharing their real bad image or videos, not bad acting like those ones they made for somalis.
Sister I support and salute you 100%. Bar somalida kirayaada carabta uqabto Somalida ee aan tusno we educated and more resilient than them. We here in West now and still we built that middle East and nourished them from Somali lands with our animals and exports...The day we establish our republic and seas , they will understand who is a level below...both in history, geneology, deen and even in immigration....Viva Somalia...They envy us.....i SUPPORT YOU 100% Walaal...
صراحة شاهدت الفيديو وهذه المسرحية القذرة من قناة السعيدة اليمنية وهذا الفيديو إساءة للصوماليين . اجلديهم وردي عليهم ذولا مجوس وما هم عرب لا نسب ولا حسب ما عمرهم حكموا أنفسهم يا حكمهم الفرس أو حكمهم الايثوبيين نفس الموقف من المصريين الهكسوس وارد خارج مصر لا هم مصريين ولا يمثلون تاريخ الصومال العظيم وما حكموا بلدهم ليتكلموا على الصومال الذي لم يحكمه أحد سوى أهله . اجلديهم ذولا أصحاب هذه الفيديوهات وكم اتمنى مقالاتهم أن توضح الحالة المرضية والهلع وحجم الفشل في تلك المجتمعات التي تدعي أنها فنية بل يحتقرون حتى املوكزامصر من السمر ولا يعترفون فيهم في العيئة المصرية للآثار أي عنصرية عندهم هذه حتى بالتاريخ .
كما تدين تدان والصومال لا تحتاج لاحد ومن اساء لها شرب من نفس الكاس ربنا يجازي كل من احتقر شعبنا يكسر الظلمه الظلمه ربنا خلقها مجردامتحان علشان نرجع لربنا
MashAllah Hanan I am so proud that you are a dignified Somali woman and super smart. May Allah preserve you because Somalis don't deserve you. You are operating in a different realm wallah. Bisou❤
Waxa ilahay uga qaaday sharafta carabta oo marecan iyo ingiris uga baqaayan oo hortoda walalahod falastin loogu goracayaa waxey tahay dadka muslimka LA shegto ey ey balayo iskaga dhigayaan anagu waxaba kama shegeno Hada nahay somali because nama garaan viv somalia 🇸🇴 ❤
Oo maxaa loolahaa soomaalidu waa carab !!!mida kale soomaalida ruwaayadahaa lagu kala kacsadaa miyaa!!! Waa yaab !!!!wallahi hanan horey usoco dadka aan waxba kala ogayn comentigooda yaanay wax saameeyn kugu yeelan, carabta hargaysa iyo bosaaseey wallahi ka dawarsadaan video free aniga kusoo diraayo!!!! Let me know when you ready ❤❤❤
Kuwaas Marti kuu yihiin dalkaaga joogaan waa masaakiin dalkooda ka soo barakacay haku xadgudbin kuwaas naguma xadgidbinee, lkn kuwa social mediaha ka caytaamo ruwaayadaha soo dhigaayo waa in loo jawaabaa
Maadaama uu rasuulka ilaaheey Ka dhashay ma caayeyno. Ayagana ilaaheey ha kasaamaxo Jeesjeeska ay nagu hayaan Annaga caqiidadayada islaam Jaceylka waan ku dhimaneynaa Carabta na neceb yeelkeed.
Their is nothing called Arab Arab is made up where they come from asal yahood iyo armania iyo europe marka thats their history we somalis with long history than arab we not arab we are africans we should stay strong arab becoming refugees in somalia today😊what goes around comes around lol somalis wake up the kings and queens days is coming for somalis as we see ✍️🙏
Hana quruxeey❤🇸🇴💪 waa runtaa soomaali ogaalka baa foorara ciid iyo dhagax baa ka buuxa bal aniga waxan carab uga baahanahay oo uu i dheer yahay ii sheega ????? Hana noo soo badi muuqaalada si dadku u baraarugo 👍👌
Keep going sister Hanna we support you and we stand with you always ❤
Manshallah Abaayo howl weeyn ayaad Somali uhaysaa waana kugu faraxsanahay difaaco Somalinimada ilaahay haku xafido
We don't love the people who don't love us
Xanaan ha u joojin soomaalida anaga safaarad baa noo tahay we love you
Love you too 💕💕
Hi sister, we support you 100%. Those somalis who don't believe themselves like you are ignorant. Keep the good job you are doing...
❤❤❤❤❤❤❤
Thank you, for your love 🇸🇴 and good work.
Wa gabar saciimad ah oo Somali xalaal ah taageero Ayaan ku ahay allaha ku xafido
asc abayo dadkan wax runta ushego majeclo carab wey isku toltoltolaan uf carab agteyda qiimo kamalahan allahmdulilah somali inan ahay wan ku qanacsanahay somaliyey waxa tihiin isku aqaosada
رد عليهم يا أمير حنان، واعملي برامج مقارنة بينا وبينهم ، مثلن ،انهم كانوا عبيد الحبشه حيث أن أجدادنا أجبروا الحبشه أن ياكلوا اللحم ني
صح لسانك ❤
don't say that brother, all arabs aren't the same, if some of them are like that, we're gonna be better, and leave the Habasha out of this, although things are going bad to worse these days.
We as Somali appreciate the great job you doing for you nation.well done Xanaan
حقد عظيم على الصومال الإعلام العربي فيه إساءات للصومال وإساءة للامهات الصوماليات والأطفال الصوماليين .
اتمنى المعاملة بالمثل لكل من يتعامل مع الصومال بسوء .
حسبي الله ونعم الوكيل.
ذولا تجار البشر لا يمثلون قيم الصومال شكرا لك على التوضيح والشرح اختنا حنان .
That's true but when will Somalis understand that Arab people hated Somalis.
Man.. Arabs hate each other dont expect to like Somalis look the way make fun of Sudan.
Aad Baan Kuu Fahmay ❤ Naga Celi Dofarada
Awoowe Allah ku dhawro ninba ninkiisa wa wax ma garato kuwa sida ku leh mahadsanid
SubxanAllah 😞
Keep going sister, you have a right to defend our dignity
Thanks for exposing them to Somali audiences! Well done 👍🏽✅
Sister hanan thank you for info now we know them. I can’t believe that the people we call them brothers and sisters. Wow.
Guess what when you go Somali you see a lot of Yemen Just like Somalia, nobody bother them Syrian Egyptian name it Ormo
Eedo horay usoco carabi nama arki karto inyar oo ale unaxariistay maahee hora usoco dabadhalifyada warkooda iska daa
صحيح كلامك اختي حنان عندنا منافقين بيننا 😢الله يصلح بلادنا 😢❤❤الله يحفظك ويسعدك ويوفقك ويحميك اختي استمري
Xbbti xanaan hawbixin ninba maalinbuu garaad yeeshaa soomaali intay iskumaqanyihiin dadku yagay kumaqanyihiin wax noodana iyo waxkaleba mayaqaaniin marka inta kujecel oo og danteena iyo tan dalkeena inaad wadid baa badan horay usoco qali xanuuna🇸🇴❤🇸🇴
You’re right sis, thanks for standing up for us ❤ Defend our honor, after everything we have done for Arab shame on Egyptian media for portraying us this way
Hanan halka ka wad , waan ku tageersanahay , Hanan dadkan somalidu iyaga isku maqan iyagana sidaasa loo caayaya ,, somalidu inta jaahilinta ah ayaa carab inay yihiin isku haystan ma oga carabtu inay nin madow ku arkaan , Hanan ha u joojin dadka qaar aan waxba fahansaneen keep up sister
May God honor you in the work that you do for the Somali nation, which is great and very important work. Please do not get tired of someone 5:44 and do not stop doing it because of some haters.In fact, after watching some of the videos, I want us to answer it. Btw, I am a videographer, please help me finding and sharing their real bad image or videos, not bad acting like those ones they made for somalis.
mahadsanid walaal Hanan
Masha'alla waa gabadh caqli badan waxay sheegaysaa waa run caqliga hawaayin keep going
Tan riwaayad lagu qoslo ma'ahan waa cunsurinimo cad. Waad mahadsantahay inaad noosoo bandhigtid.
Sister I support and salute you 100%. Bar somalida kirayaada carabta uqabto Somalida ee aan tusno we educated and more resilient than them. We here in West now and still we built that middle East and nourished them from Somali lands with our animals and exports...The day we establish our republic and seas , they will understand who is a level below...both in history, geneology, deen and even in immigration....Viva Somalia...They envy us.....i SUPPORT YOU 100% Walaal...
Allah ku ciseeyo habo macaan hoolwanaagsan ayaad wadaa ha dhageysin waxma garatada ❤💙🇸🇴🇸🇴
you absolutely right my sister. soomaalidu waa duuli. carabi xalkaayga waaxba kama ahaa.
Abaayo carabta ii naga dhici waan kula joognaa ❤❤❤❤❤❤
Dad waxaa jiraan carabta aamin san oo aan ujedinbo waxa ayaga lagashegayo 😏😏 dhag jalaq ha usiin xananen ❤❤
waa dad xnunsanh whli qof ku naciib side loo amaan somalidaa qaar waa dad xnunusan
🫡
Well said don’t listen to those people. Thanks for standing up our flag🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
صراحة شاهدت الفيديو وهذه المسرحية القذرة من قناة السعيدة اليمنية وهذا الفيديو إساءة للصوماليين .
اجلديهم وردي عليهم ذولا مجوس وما هم عرب لا نسب ولا حسب ما عمرهم حكموا أنفسهم يا حكمهم الفرس أو حكمهم الايثوبيين نفس الموقف من المصريين الهكسوس وارد خارج مصر لا هم مصريين ولا يمثلون تاريخ الصومال العظيم وما حكموا بلدهم ليتكلموا على الصومال الذي لم يحكمه أحد سوى أهله .
اجلديهم ذولا أصحاب هذه الفيديوهات وكم اتمنى مقالاتهم أن توضح الحالة المرضية والهلع وحجم الفشل في تلك المجتمعات التي تدعي أنها فنية بل يحتقرون حتى املوكزامصر من السمر ولا يعترفون فيهم في العيئة المصرية للآثار أي عنصرية عندهم هذه حتى بالتاريخ .
كما تدين تدان والصومال لا تحتاج لاحد ومن اساء لها شرب من نفس الكاس ربنا يجازي كل من احتقر شعبنا يكسر الظلمه الظلمه ربنا خلقها مجردامتحان علشان نرجع لربنا
Halaga masaafuriyo carab oo dhan somaliya waa dad bilaa dhaqana oo edaab daran
👍
Hada carab hadaan film kasoo jililahayn ; doqonimo; damiir xumo; cunto cunoow; calool wayn intaas umbaa caay ugu filan
Absolutely 💯 i agree u sister
Maasha Allah Hannan keep going, you're doing good job Thanks
Akh wlhi soomalidan waan nacay carab jecela uuf carabta asxaabti bayba uhaystaan
Carabta way na yasaan balse anaga ma aaminsani in ay anaga wax naga fiican yihiin
Mexey dadka yasan ayagaba yasane carabte somalida dhaqan keda iyo sojiren keda ayey ka xun yihin iyo gesinimadoda
Thank you Hanan❤❤ carabtu waa ducufiin
ماشاء الله تبارك الرحمن Dr حنان الله يحفظها
Asc hanan somalidu khalad bay kafahmeen carabta waxay modaan wada rusul waa dad caadiya xaqbaan uleenahy inaan iska celino adna waa ku mahdsantahy difaaca sharafteena hora usoco xbbti ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
MashAllah Hanan I am so proud that you are a dignified Somali woman and super smart. May Allah preserve you because Somalis don't deserve you. You are operating in a different realm wallah. Bisou❤
Kuwaan faallada soo bixanayo xita isma aamin sano sababtoo ah waxay soo qorayaan carabi iyo egnlish. War adinka is hadaajiya afkeena ayaaba ilownaye😢
Not all but most Arabs dislike Somalis because we accepted Islam before them and they truly have never gotten over that.
Carabtu waa dad xun Somaliday
Dawarsan jireen
Geesiyad baa tahay haray u soco walaashey ❤
Thank you for sharing
Masha Allah walashey you are real warrior wlh waku wata
Asc I hope you doing well my sister
Gabar nool hanaaneey mgcaa hajiro❤❤❤❤❤
Carab media ifkuu inoogu necbyahay maba moodid kuwii sadaqada aynu siin jirnay,sida ay inoo yasayaan
Xitaa cartoon madmadaw iyago inaga sameeyey markaa hurdada soomaliyey ka kaca intaynu inagu cadaw isku nahnay bal intaad indhaha open ka dhigtaan cadawgiin dhabtaa eega ,oo
#let's great somali again
(all somali lands ☆)
اختي العزيزه حنان،الله سبحانه وتعالي هو العدل اللطيف. العنصريه في كل مكان حتي بين الصوماليين .الله ينصر ويحمي اخواننا في فلسطين.امين يا رب العالمين.
Carba angaa la ceshanay dadku hadey aqon u lahan lahahen xita magacod soma qaden uf alle ha no ka xafido hanan
Carab waxaan ku jeclaado ma arag , Somalida waxaa isaga khaldan Diinta iyo Carabta . keep going Hanan .
I DON'T LIKE THE ARAB AND THEY DON'T LIKE US .
Kudayasha mudanthy❤
Mashallah sist kheyr allaha ku siiyo , Kkk Dadkaan Asxaabadii ayey u maleeynayaa Hadiiba ay carab arkaan
Waa runtaa wll waxaa jira dad aan waxba fahmeyn si kasta oo wax loogu sheego halkaa Kasii wad wll
Waxa ilahay uga qaaday sharafta carabta oo marecan iyo ingiris uga baqaayan oo hortoda walalahod falastin loogu goracayaa waxey tahay dadka muslimka LA shegto ey ey balayo iskaga dhigayaan anagu waxaba kama shegeno Hada nahay somali because nama garaan viv somalia 🇸🇴 ❤
Abayo waad mahadsan tahay adiga ayan ku heysanaa ee naga dhici carabta xun waa wasaaqiin adigana rabbi haku xifdiyo horay usoco abayo
Mashallah my sister keep going
I love you sister ❤❤❤
Qof aan na jecleyn ma jeclaan karno.
Ku soco walaal.
Mnshaa Allaah carabta adaa nooga filnaaday ❤
حسبي الله ونعم واكل فيهم
Maashaallah Hannan, naag nool. May Allah protect you.
Oo maxaa loolahaa soomaalidu waa carab !!!mida kale soomaalida ruwaayadahaa lagu kala kacsadaa miyaa!!! Waa yaab !!!!wallahi hanan horey usoco dadka aan waxba kala ogayn comentigooda yaanay wax saameeyn kugu yeelan, carabta hargaysa iyo bosaaseey wallahi ka dawarsadaan video free aniga kusoo diraayo!!!! Let me know when you ready ❤❤❤
Kuwaas Marti kuu yihiin dalkaaga joogaan waa masaakiin dalkooda ka soo barakacay haku xadgudbin kuwaas naguma xadgidbinee, lkn kuwa social mediaha ka caytaamo ruwaayadaha soo dhigaayo waa in loo jawaabaa
Waan kula jiraa sister go ahead
Abaayo Wlhi dadkan meel dheer ayey inaga arkeen 😮 waxey aheyn ayeey iska dhigeen.
Absolutely you’re very intelligent girl sister we are your side 100%
Hore usoco wllshy carabtu Inaga shar moyee khayr inoma leh run ahantii marka carab laga hadlayo (ASXAABTU WAKA GAAR)
في قلوبهم مرض فزادهم الله مرضا ولهم عذاب أليم بما كانوا يكذبون
Hanaan, ha warwein wll, Somali waxa ay tahay Adduunka oo dhan ayaa og, meeshii ay tagaan waa ka muuqdaan,masaakiinta kusoo caayayaan waa og yihiin waxaa aad tahay,gabar Somaliyad ah qurux badan,ha u joojin iska celi,anakana garabkaaga joognaa, noolow sis.
You right hanna I agree
Asc abayo xanan aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay Waana kugu raacsanahay wixii Aan na xushmeynin anaga ma xushmeyneno shakran ❤
Maadaama uu rasuulka ilaaheey
Ka dhashay ma caayeyno.
Ayagana ilaaheey ha kasaamaxo
Jeesjeeska ay nagu hayaan
Annaga caqiidadayada islaam
Jaceylka waan ku dhimaneynaa
Carabta na neceb yeelkeed.
Thanks sister keep gone viva keep gone viva keep 💯 👌 💪 🙏
❤❤❤❤❤
Go forward.my dear sister.
You are telling the reality.
Somali ayanu nahay wax carab na ma nihin ee ku soco wll soo badi Videos oo kale👏somali💪
Mahadsanid abyo ❤❤❤
Mashaa Allah ilaahey ha ku sharaf Dalkaga dafaca iyo SOMALINIMO arab waa dulli
Their is nothing called Arab Arab is made up where they come from asal yahood iyo armania iyo europe marka thats their history we somalis with long history than arab we not arab we are africans we should stay strong arab becoming refugees in somalia today😊what goes around comes around lol somalis wake up the kings and queens days is coming for somalis as we see ✍️🙏
Mahdsanid qaali naga celi saqajaamda👍👍
جزاك الله أختي الصغيرة.
Waa çeeb badan Somali 🇸🇴 horo u soco in sha Allah ❤❤
Carabiner waa cunsuriyiin ee kuwa isku dhe dhejinaya waxba ma oga ee carab hala naco oo halaayska celiyo waa duli ee
Somqlida qaarkood hadii carab wax laga sheego waxay moodan in diinta lo gafay
😂
Abaayo waa mahadsantahay.. Abaayo Soomaali wax ma fahmaan ee warkooda ha maqlin.
Guuleyso dhag ha udhigin doqomadeena ee difaaca wad Walaal Sharaf baadmudantahay❤
Hanaan Masha-allah Walaashiis God Bless You Qof Dhiig Leh Aa Tahay.
Go forward sister
Miss Hanaan shaqo fiican heysa hori usoco umaddena indhaha xeran u fur. Mahadsanid
Maansha alaah gabar caqli badan muwaadiniyad ah
Waad na baraarujisay walashay qali.
Lkn waa inaan baraarugno.oon soo jeedno hadanahay somali.
Thanks
Mahadsanid abayo❤ waanaga maseerayan ilmo baahi ku koray ma ahan somalida
Hana quruxeey❤🇸🇴💪 waa runtaa soomaali ogaalka baa foorara ciid iyo dhagax baa ka buuxa bal aniga waxan carab uga baahanahay oo uu i dheer yahay ii sheega ????? Hana noo soo badi muuqaalada si dadku u baraarugo 👍👌
Absolutely 💯💯😁
Hanan walashay ninkii carab jacayl asag ayey u talaa laakin Somali waxba uma hayaan aan lugoyo ha ahaan.. Mahadsanid walal guulayso..
Somalidu waabilaa caqli carb waa cadowga ugu horeeya
Xanaan waad saxan tahay ku soco ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Hanaan noosoo aruuri video yada naceybka ee noo qabaan carabta si ee u arkaan doqomada carabta u nacamleeyso
In Sha Allah video baan ka soo samaynayaa 🥰😎
Thanks sisters,I love somali and somalia
I Come from Djibouti,I Never see Somalia, I love somalia because I am somali man ,I am king to Est Afrique.I have thé best History,
@@MohamedAbdi-k7k Sankuneefle kaa sareeya ma jiro. Waligaa saree, jir oo joog.