DEGDEG : | XALAY OO ISRA WEERARTAY IIRAAN+ IRAAN IYO MARAYKANKA MAXEEY KA DHAHEEN WEERARKAASI?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 окт 2024

Комментарии • 26

  • @0marabdi209
    @0marabdi209 2 часа назад +7

    كلما اوقدوا نارا للحرب أطفأ الله

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Час назад +3

    Yahuuda Allha jabiyo muslimiinta Allha ka Qabto

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 2 часа назад +1

    MaashaAllah Iraan guul ❤🇮🇷❤

  • @AishaBarre-b9n
    @AishaBarre-b9n 2 часа назад +4

    Oofaarka waa Fashilmeen 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂waa kufashilmen duulaaki xaqdarada ahaay Alxamdulilaah 😂😂😂

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 Час назад +1

    Netanyaanuu iyo aygiisii gaboobay biden ayaa ka danbeeyey lkn way eedayaan

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 42 минуты назад

    6:15 👀👀👀👀

  • @AbdiNurabdulhi
    @AbdiNurabdulhi 2 часа назад +6

    Iran 🇮🇷 hadey runshegeyso bariga dhexe o dhan haduqeyso

  • @ubahsiyad6810
    @ubahsiyad6810 Час назад

    Iraan 2 askari baa laga dilay sidey iyada shegtay lkn iyada maxey dishay markey weerarka qaday

  • @naam9190
    @naam9190 2 часа назад +1

    Waxaan layaabay iiran haday wax iska difaacdo waxay ku oran way is ogyihiin haday iska difaaci waydana waxay ku dhihi waa dowlad diciifa iiran waxba iskama celin karto dadkaan say la rabaan iiran inay ahaato.
    Shar kuligeed allaha ka hayo iiran waa cida kaliye ka dhaqdhaqaqaysa wadamadi islamka ahaaye

  • @Cabdulahinur227
    @Cabdulahinur227 2 часа назад +4

    Ani waxaan jec lahay hakar inaan noqdo

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 28 минут назад

    Nimankan soomaaliyeed ee baraha bulshada ka badhaq dhawda 3 ayaa ka maqan 1 sida wax loosheego 2 xaqa iyo baadulka makalayaqaanaan 3 cadawga islaamka sidoo kale damiir iyo damqasho la'aan

  • @calimatoorkaofficial9132
    @calimatoorkaofficial9132 48 минут назад

    asc

  • @MaxamudAbdirahman-ns3tg
    @MaxamudAbdirahman-ns3tg 58 минут назад

    Iran maxay ujawabi la dahay

  • @nuucmanabdifatah7394
    @nuucmanabdifatah7394 40 минут назад

    Iron dome 😢vs Iran dome💪🏼😂

  • @Samakaab-i2v
    @Samakaab-i2v Час назад

    Hda laysku fardo caeysan 😅

  • @Quranly
    @Quranly 2 часа назад +1

    Waa wax laisla ogaa arintaan Israel iyo Iran dadka wax magaratada ah ayaa loo been guuraya labada dinac

    • @maroodijeex
      @maroodijeex 2 часа назад +2

      @@Quranly waxaasi waa shooko niic iyo sheeko sucuudi

    • @yuuye4739
      @yuuye4739 2 часа назад +2

      Xataa haday is ogyihiin sow cabsi darteed loolama heshiiin afkuba marbuu hiil galaa. Adeer iran shiica maahee may yahuud kale ahaato anagaa ku taageersan ducana ugu darayna ee sunnigu wax haku qabto wakaas alshabab iyo tuugada madaxda ahiba ay kaa dhasheene

  • @mohamedmohamud61
    @mohamedmohamud61 Час назад

    😂😂

  • @maxameddeeqcabdale961
    @maxameddeeqcabdale961 Час назад +1

    Jamhuuriyada islamiga iraan maxay mooden sida dadka masaakinta ah ee reer qasa oo ay iska duqeyneyso ama sida suuriya oo kala ama lubnaan war dadkan waa dad awood alle siiyey faarisi waa dad ad adag ,difaaca islamiga iran wey ka hortagen bisad xitaa kuma dhiman difaaca ayaa la is dheeryahay dad baa oroanaya wey is ogyihiin oo ma waxaad dooneysan sida qasa oo kale iney merl walba tahay

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 2 часа назад

    Wcs wa fulayiin waxa u yiri bootadi away kkkkk

  • @AbdiasiisAbdiali
    @AbdiasiisAbdiali 2 часа назад

    Codkaaga lama maqlo