Waxan dhagay sanaya 19/2/2024 xili ay isugu kay tosan tahay lknse cid an ku diganayo darted uma dhagay sanayo waayo horu marka an manta jogo waxa i gar siisay xaskayga an jeclahay an is qabno 7sano sida darted qof ab xarash u haya ma jirto ❤❤ Dhalin yaradu ha shaqaysato
Cabdulqaadir Negeeye Illaahoow u naxariiso. Waxaan maqlay waxaa la dilay fanaanka xiligi dowladii musuqmaasuqa ee Cabdi Rashiid waxaana dilay dad ka maseyray codkiisa halaasiga ah.
Wxan dhagysan jiray 2015 markan fom.three ahaa school. Wxn Hakan si gaar u xasuustaa azxaptii and classmate ahayn wxn halkqn si gaar fariin ugu diryaa ardyda wakhtiga ayaa Ina kala kexeeyay
Ugaaas heeryo iyo reeryo waa isku mid lahjada bay qolona r adeegsataa qolona h lkn waa iaku micno mida kale xaraf raaca heesta r ayeey ku socotaa heeryo waxaa uga saxan reeryo maadaama isku macno yihiin labada eray heestuna r kusocoto fanaanka xitaa codkiisa si wacan u dhageyso reeryo ayuu oranayaa
Ax hestan waxan ku xasusta sxbkay qaliya c.risaq nuur wacay oo ad ujecla dhagaysigeda hada wax uu joga canada Sxb alle ha isku ken simo markale Insha Allah wan wada dhagaysan don Sxb
Waxan dhagay sanaya 19/2/2024 xili ay isugu kay tosan tahay lknse cid an ku diganayo darted uma dhagay sanayo waayo horu marka an manta jogo waxa i gar siisay xaskayga an jeclahay an is qabno 7sano sida darted qof ab xarash u haya ma jirto ❤❤
Dhalin yaradu ha shaqaysato
Mashllh alle haysku kiin daayo wll inan rageed
❤❤❤allaha ku barakeeyo xaskaaga wll😊
Anigu waxaan dhagaysayaa 18/10/2023 waxaa xanuusanaya wiilkayga curad maxamed aamin
Bal Eryada eeg mug oyo miisankoda imikana Caruurrtan danbe waxan ay heso u hayataan 😊😊😊
Cabdulqaadir Negeeye Illaahoow u naxariiso. Waxaan maqlay waxaa la dilay fanaanka xiligi dowladii musuqmaasuqa ee Cabdi Rashiid waxaana dilay dad ka maseyray codkiisa halaasiga ah.
C/rashid wake zxp madaweyne miya
@@MascuudYarreHaa Sxb waa madaxweynihii Labaad, wuxuu kuxigay Aadan cadde
Heestaba 1972-di ayaaba la qaaday.
Wxan dhagysan jiray 2015 markan fom.three ahaa school.
Wxn Hakan si gaar u xasuustaa azxaptii and classmate ahayn wxn halkqn si gaar fariin ugu diryaa ardyda wakhtiga ayaa Ina kala kexeeyay
❤❤❤❤aziizow allaha ikaa daayo😊
Waxaan Dhagaysanaa on 25/05/2024 xili aan barwaaqo ku jiro lakin cidna ku digan maayo, waxaana ku jira xikmado waaweyn
Adeer allaha ku naxariisto 😭😭
Kii leyga rogaybaa
Heeryada kusaaree ee ma ahan
( reeryada )
Ugaaas heeryo iyo reeryo waa isku mid lahjada bay qolona r adeegsataa qolona h lkn waa iaku micno mida kale xaraf raaca heesta r ayeey ku socotaa heeryo waxaa uga saxan reeryo maadaama isku macno yihiin labada eray heestuna r kusocoto fanaanka xitaa codkiisa si wacan u dhageyso reeryo ayuu oranayaa
Soo sheega abwaankii sameyay ereyada heestan
Ereyada iyo laxanka heesta waxaa lahaay fanaanka qaadaya cabdulqadir xirsi nageeye
Mahdasnid wll😍
❤❤❤❤❤waayo❤waaayo
Waayo _waayo
Hibo nuura wawaa , waayo waayo
Ama raali ii noqo ama raadso meel kale, 14.oct.2023 xasuus❤
Axsan minag hibo iyo nageeye waawaayo taariikh
Raasamaal nin haystoo
Maal badan rakaatay
Iyo kii rafaadee
Raaskiisu madhanyahay
Rug ma wada degaan'oo
Looma wada riyaaqo💯✍
Ax hestan waxan ku xasusta sxbkay qaliya c.risaq nuur wacay oo ad ujecla dhagaysigeda hada wax uu joga canada Sxb alle ha isku ken simo markale
Insha Allah wan wada dhagaysan don Sxb
19/09/2024❤
17/5/2023❤
M.a
Ala Maxan Heystan xili dhageysanjiray😢
Hibo nuura iyo nageeye alhn
Weee
Hi
War wad maqlaysan dhalinyarada somaliyeday nin waloba shaqayso sxb