Dumarkii soomaliyeed oo banaanbaxay iyo culumo isku sheegii oo sheekh muna ku xadgudbay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 сен 2024

Комментарии • 142

  • @MuhiimAhmed-l6w
    @MuhiimAhmed-l6w Месяц назад +16

    Sartu halkay ka qudhuntay waa dumarka iyaga wxaz oo dhan sport gareeya oo raali ku ah hdii aad khladka raga sheegtana iyaga ugu horeya oo afkaga so boodaya

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Месяц назад +9

    Halgankii ugu waynaa ee haweenka oo bilaabmayaa !!!!!!!!!!!!! from saylac

  • @sucaadshardi9650
    @sucaadshardi9650 Месяц назад +2

    Takhirda Ku xusi doonta Asma Daus WA hooyada kacdoonka xaquqda dumarka somaliyeed ❤❤ love from your girl Sucaad

  • @Zehaa007
    @Zehaa007 Месяц назад +6

    🎉🎉❤waa inaan xaqeena dhacsano viva Dumarland❤

  • @fihiimamohmet4948
    @fihiimamohmet4948 Месяц назад +5

    Viva dumarland

  • @nimam7846
    @nimam7846 Месяц назад +5

    Viva Dumarland 🎉duleysteyaasha inaga qabta 🎉

  • @NimcoSiciid-gq5re
    @NimcoSiciid-gq5re Месяц назад +5

    Dumarow hadaYnu isku duubnaan lahayn wllhie cidi sidaas inoma shageen
    Garaca xun ee bakhtiyey ee daaci saalax lagu sheegayo ma izka qaban kari waynaY

  • @blackgiganosaurus
    @blackgiganosaurus Месяц назад +1

    Great job, for speaking up mashaa Allah 👏 👏

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 Месяц назад +3

    Anigu mar horaan bilaabay markii masajidyadii aan wax ka dhiseynay wiilashii aabayaashu ka tageen markey sadex iyo toban gareen la yiri ma heeyn karno oo ay ceyriyeen ayaan go aan ku gaaray in aan lacagta in aan Shan iyo toban jeer cimro ku geeyo

  • @khadrasiciid4044
    @khadrasiciid4044 Месяц назад +6

    wll bal is astur allah dartii
    Allihii caqliga caafimaadka araga maqalka lugaha gacmaha ku siiyay
    intaa cidna kuma siiseen hadii aad qabtana cidwalba way kugu nici lahyd
    Adoo umadnaqaaya rabigaa amarkiisa u hogaansan oo is astur❤

  • @DaudhssenAli
    @DaudhssenAli Месяц назад +2

    Adiga.gal.hadu kuqabo dumarka somaliyedna maa wadada kalexin rabta abayo

  • @AmalMohmeth
    @AmalMohmeth Месяц назад +1

    Soo xijaabo Allehii ku abuurtey ee kusiiyey nincadaa badan ku siiyey ugu mahad celi oo ka xishood kadib ayad udoodi karta dumarka .........is hagaaji mrka hore kadib doood ilaahey haku danbi dhaate

  • @lisalyonxo
    @lisalyonxo Месяц назад +3

    Did this guy even listen to the same story that we did?

  • @caashoxuseen7040
    @caashoxuseen7040 Месяц назад +1

    Waa mid qaldan, asiga oo mas ul ka ah reerka ayuu tagay Kuna dayacay owlaada marka nin yahow wareersan meeqa sheikh dr madax ayeey hooyo ku soo sartay yaanyo shah ay gaday iyo faceed ay hool u qabatay alla hooyo allaah ku naxariisto waad dadaashay hooyo macaan alla necbiyaa doqon aan Damir lahayn oo docda kayeero raga oo dhan sidan Uma maan gaabna lkn nacas aan hooyo aqoon waaye kan

  • @NimcoSiciid-gq5re
    @NimcoSiciid-gq5re Месяц назад +1

    Habo asma anagu waanu yaban nahay wllhie intad na garab tagan thy wanu ku mahad celinayna thanks

  • @Dasamoha
    @Dasamoha Месяц назад +1

    Hadaye ka qayli siisaye waa gabadh nool🎉

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Месяц назад +1

    Warunta walahi arinkan somali dumarka meley ku badbadayan majirto😢

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Месяц назад

    Alla Saaha Dhan Kuligoodmaha Asmay Ee waatii Isbahdishuun

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 Месяц назад

    Very good video. Thanks.

  • @abdisohan8146
    @abdisohan8146 Месяц назад +1

    Viva dumarland ❤😂

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Месяц назад

    nacallah kuluu sheikh walidkood lacadaab !!!!!!!!!!! from saylac

  • @ayaanadem9083
    @ayaanadem9083 Месяц назад +2

    Saalax wa garac wlhi

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Месяц назад +1

    impressive

  • @SihamAbdixakim
    @SihamAbdixakim Месяц назад +1

    Waxaa halkaa nadhigay waa ilmahiina nacasyahoow

  • @DeeqojimcaleJimcale
    @DeeqojimcaleJimcale Месяц назад +1

    Thanks❤

  • @Fatmachannel-kf8
    @Fatmachannel-kf8 Месяц назад

    Isooo racaa channel 👍❤

  • @balqismohamed8596
    @balqismohamed8596 Месяц назад

    ❤❤❤

  • @45seabreeze
    @45seabreeze 10 дней назад

    Aygan waa la xiidhay dumarkuna shaqooyiinka ugu sareeya ayeey ka shaqeeyan

  • @lisalyonxo
    @lisalyonxo Месяц назад +1

    Absolutely

  • @user-yk4mo6pd1l
    @user-yk4mo6pd1l Месяц назад

    Yes Asma gabdhaha waa kaceen 🙌🏽👸🏽💯

  • @user-nu1so3vc1s
    @user-nu1so3vc1s Месяц назад

    Wax walbo waan awoodnaa hadaa dumarnahy.😍💕🌷
    Nin faqri marabno😂

  • @hanayusuf2262
    @hanayusuf2262 Месяц назад

    Manshallah Habo Sheekh marku Tisa ka hadlaya ayu Culuma Sheegta ee meeshan ka kabci weyney wa kuwii Huga nologa dhigay Noooooo Rag Faqiira😂 Oo aan Gurigiisa❤ Dhaqaneyn nooooooo Guur noooooooo Faqiiiiiiiir

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 Месяц назад +1

    Yes yes nimanka hoyooyinka caaynaya waa xallaal war kooda gabar maba hadli karto afkaa la goosanayaa habro ay soo adeegsadeen iyagii baa iskugu tagaya

  • @user-wm9hd4sm7b
    @user-wm9hd4sm7b Месяц назад

    ❤❤❤❤🎉🎉❤❤❤

  • @user-nd1yk3lh2g
    @user-nd1yk3lh2g Месяц назад

    Farid hno macn

  • @aminamohamed847
    @aminamohamed847 Месяц назад

    Sabaankan xaggee ku aragtey nin reerkiisa xaslada oo sidii aabo u dhaqa.

  • @user-dh8mc3fr1f
    @user-dh8mc3fr1f Месяц назад +1

    So sad😢

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 Месяц назад

    Tiisa daryeela tukala ku daraa, wll is astur horta, Alle swt ku abuuray xasuuso, raga qaarna waxaa dhaama dumarka xaga diinta/cilmiga, labo qaldantay oo Alle u gafay dartood ha isku wareerin, caqliga lagu fahmo diinta Alle swt aa bixiya ee naftaada bal is fiiri

  • @bilana289
    @bilana289 Месяц назад

    Allah Ninkani nacasaysana
    Inta uu gabadha shaqada hooseysa dumarka ku caayayo muxuu uga hadli waayey raga caruurta dayaca
    Been badanaa ma gabadh ninkeedii ku leeyahay guriga iska fadhi ayaa dibada shaah ku karinaysa wixiisu waa BS
    Waa la xidhay ayan maqalay nacaskii daaci isku sheegeyey

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 17 дней назад

    Shaqada hoose nimanku waa u ogol yihiin
    Lakin xafiis looma Gola
    Cajiib

  • @ikramabati2003
    @ikramabati2003 Месяц назад +4

    Keep going Soomaalia women’s,Don’t marry the guy he doesn’t have money.Thanks abaayo 👍

  • @Sophia-sp7eb
    @Sophia-sp7eb Месяц назад +1

    👏🏽👏🏽👏🏽

  • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
    @sucaadcabdisucaadcabdi7079 Месяц назад

    Naga xune somlida aya ugu wacan dhibka o hos isu dhiga o raga bahdilya unageya wlh wa wx damir lahen nagaha somlida

  • @mohamedneima3174
    @mohamedneima3174 Месяц назад

    Mashallah horta wll Asma waa hadalo run ah waxad ka dhawaajisay allaha caqli haku dhaafo , taxigta mama Muna hadey tiri nin farqiir ah ha guursanina wey kujoogta nin somaali wuxuu yahay baa iska yar haduu lacag haystana waa ku tamashlayna haduu faqiir yahayna waa kibirlow hadhow marku wax helana asagiiba maaha marka choiceka dumarku ayagaa leh , ninkii dumar cayana waa hooyadii waxa uu caayey asaga yey utaala ama xumeeya haweenka alla ka jaraaya lkn dumarku inta ifka la'joogo ha tashtaan dantoodana haka tashtaan

    • @user-tx4nt1ql5l
      @user-tx4nt1ql5l Месяц назад

      Magaca islaamka iyo ka raga iska so dhig haku gabane malihide kkkkkk

    • @mohamedneima3174
      @mohamedneima3174 Месяц назад

      Wll cayda jooji Nacima Maxamed waa magacayga adna imaadan saarin ok , dadka intaa waxad rabtaan oo aan wax idinka galin ku tidhaahdan yaad hadana qosol ugu dartaan, taas waxaanu dhahna hadaanu nahay reer jabuuti ( Méchancetés gratuite) où hypocrite marka haygu khaldamin qof aadan waxba ka oqoonin hadad wax kasheegto is up to you allaah baa kugu leh is not my business is yours

  • @SamatarAliSOULEIMAN
    @SamatarAliSOULEIMAN Месяц назад

    😢😢😢😢😢

  • @afnancumer8907
    @afnancumer8907 Месяц назад

    Naaguhu iyaga iskugu wacan qoyan nimanku waxay ka xunyihin hablaha waxbarashadoodi dhamays tirtay ee maskaxda mature ka noqday ee ay iska diiden in ay siran beenti dumarka lagu adonsanjiray markay ku fahmeen ayey da ku cabsinayan 25 datekedu wuu dhacy

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 Месяц назад

    Makii af ka dhuus ahaabaa hadlaya dayuus aan dayuus kale jirin. Wer dhiga dumarka soomaaliyeed . Rag matihiine ruubaa raqaa baa tihiin. Gabadha mudug

  • @Dasamoha
    @Dasamoha Месяц назад

    Faarax calool weyn cid soo sartaye waa gabadh soomaaliyeed

  • @zainabg979
    @zainabg979 Месяц назад

    Adigu inaad culumada iska dhaaftid adigu illaahay unoqo

  • @EmmaEmmamohud
    @EmmaEmmamohud Месяц назад +1

    Fikir kan kacdonka dumarka wanso dhawe naya

  • @abdoulazizdaher7507
    @abdoulazizdaher7507 Месяц назад

    Magalada wad kaa huru daa ban uu malaynaya waa kuwan cilimi iyo jagoo fican hayaa .. lakin adaa shalmadii kaa imid. Oo dhaqan galad daba caymadayaa.

  • @jawahirnageye5508
    @jawahirnageye5508 Месяц назад

    Boqon daaci waa wixii lagu soo koriyay buu kucaasiyaya waa nin hooyadii caayaya dhaandhaankaasoo miidhan dumarka bahdilaya

  • @NadiaNounou-r2y
    @NadiaNounou-r2y Месяц назад +1

    Wa runt

  • @user-tu6yf1dz3f
    @user-tu6yf1dz3f Месяц назад +1

    Asmaay waa beenaale nin soomali ayey ka furatey

  • @sulubabdullahi5383
    @sulubabdullahi5383 Месяц назад

    Falastiin waa mujaahidii xaq baykudagaalamayaan ee adigu maxaad ku dagaalamaysaa manassas haaga qaawan ilaahay kabaq

  • @45seabreeze
    @45seabreeze 10 дней назад

    Raga naa ha caayiin sheikhyadu khanisiin mahee, khaniisku waad ka aad la joogto

  • @AmalMohmeth
    @AmalMohmeth Месяц назад

    Wxn aad ka hadleyso waa sx lkn aduu horta diinta aad ka sheekeyneyso iska muuji maxaa ku qaawiyey

  • @hodancali958
    @hodancali958 Месяц назад

    Kaca gabdho no hurt feeling❤

  • @MarwaArizak
    @MarwaArizak Месяц назад

    Dmar in ay xabuub iyo wxii la mida wxa Ku Ka lifay waa ragga wyo aduu aanu ninku dayacin ama anuu geriyoon 😢labadaa baa Ku klfy hdny ahyn gurigoodii bay fadhiyi lhyeen

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 Месяц назад

    Walaahi waxaan moodi jirey gabdhah reer Somalaland ineey yihiin gabadho ad adag Naagah reer Putland ahaan ladeey inaan Daci Salax Nolol danbe dhigeen.war daci asalx qabta oo dila .

  • @najmahussein3502
    @najmahussein3502 Месяц назад

    Ilahow nin somali calaf ha igu darin

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Месяц назад

    SAAQID SAALAX SAQAJAANKA LUUZERKA AH HOOYADII IYO HABLAHODII YAA SOO BAADHA NACALAD KUGU DHACDAY NINKA LA MAQLI WAA AYO MA DULEYSTE ADIGOO KALE AH AYAA LA MAQLI QOWMULUD NOQO DEE CAMAL KALE MA LIHIDE DULIYAHOW

  • @aboubakarsouleiman7979
    @aboubakarsouleiman7979 Месяц назад

    Raga soomaaliyeed isku ma wada jiraan. Anagu hadaan nahay reer Djibouti, dumarkayaga ma abuse garayno . Waa dumar xor ah oo shaqada iyo tacliinta meel fog ka gaadhay oo abuse aqbali karayn. Dumarka kalee ee soomaaliyeed xorooba sida dumarka reer Djibouti oo ragan jaahiliinta ah ee idin abuse garaynaya ka xorooba.

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Месяц назад

    Too Late for me Igadambeeyo Ninaan $ Haysan Hawjawaabin.
    Aniga Laygutuurayo Labaabaye .

  • @anaisdesjardins3282
    @anaisdesjardins3282 Месяц назад

    Those man are the mafia

  • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
    @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc Месяц назад

    Walee nimanka Soomaaliyeed waxan ka baqayaa in cadaab loosoo dadajiyo oo kaligood barxad gooniya lagu cadaabo oo ay fircoon iyo xulafadiisii ka cadaab darnaadaan waayo sheekhooda iyo shaydaankooduba waxay isu bahaysteen dumarkii iyo saqiiradii waliba hablaha ahaa ayay usoo kaba gashadeen masiibo Alle ku rid faarax xidinxiitoo maydhani waa isku hawl bay hayaan waa kufsade iyo kufsade asture,caawiye,badbaadiye, xigsade, u hiiliye iyo qaarkaloo badan bari dhaw dirxi baa nolosha ku galaya mid waliba wuxu rabaa inuu sidu doono u dhaldhalo oo hadana loo biiliyo isna maqaaxiyaha iyo hudheelada buux dhaafiyaan kuwiiyoo calool qarxaysa iyo mijo baasto ah isku darsaday😢😮😢😮

  • @fariixaguleid2793
    @fariixaguleid2793 Месяц назад

    Ninka ma maqlikro asmo igaqari😢

  • @aragsan5690
    @aragsan5690 Месяц назад

    Asmaay been haku qancin dumarka..rag iyo dumarba waan dhaliilanahay.umad waliba dalkooda iyagaa dhistay aqoon iyo shaqo loobaahan yahay.rag iyo dumar iskaaashada.

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Месяц назад

    Tolow Yaadahray Munaafiqaas . Marhoru Daduu Afkalagalay Dhakhreen😂

  • @AyaanYuusuf-l8s
    @AyaanYuusuf-l8s Месяц назад

    subxallaah jacaylki qorgab ayad diinti islamka oga baxday abaha maka fadhisisay washmanimadi waxan garanaya abaha o guryaha ilaaliya lkn ilaahay u noqo

  • @naimajama3719
    @naimajama3719 Месяц назад

    Asma plz kasoo hadal Emotioneel support ka faaiidada uu leeyahay tiktok ta

  • @aminasaeed2998
    @aminasaeed2998 Месяц назад

    Asmaay kiiskii Saafi Omar Xagee uga hartey waa adigii wax ka wadaye ayaantaan kuguma dhex arkine.

  • @aminamohamed847
    @aminamohamed847 Месяц назад

    Lacagtu waxba ma tarto ee qofka shikhsiyadiisa ayaa wax tarta .
    Ninku haddii uu waajibkiisa garanayo lacagta waa lahelaa.
    Adiga ma nin lacag leh ayaa ku qaba.
    Dhookh ayaad ku raacdey ee lacag uu heystey kumaad raacin .
    Waad og thy labada qof markey israacaan qofkastaa tiisa ayuubixiyaa .

  • @Furrha-family
    @Furrha-family Месяц назад

    DumarlNd🎉🎉🎉🎉

  • @sulubabdullahi5383
    @sulubabdullahi5383 Месяц назад

    Kuma tumanayee run buusheegay naayaa kolka naasAHA qarso ilaahay ka baq

  • @user-ex6jv5eh7m
    @user-ex6jv5eh7m Месяц назад

    Ninka dumarka caynayo misana wax kashegayo malaha wa qof dhargan qofka ne marko dhargan yahay yacni wax hesto sidow rabo uhadla wa nin qaldan Adana hoodhan isku mid ma ahan way jiran rag xun kudhela mustaq balka dumarka dumarkane waxa kajira kuwa xun marka ilaahey xaqa hatuso dadka qer ole rag iyo dumar kabo

  • @jamamohamud9046
    @jamamohamud9046 18 дней назад

    Tan yee nii fifteen waa naag lasoo diray

  • @al-qaasimichannl2281
    @al-qaasimichannl2281 Месяц назад

    Adigabaa darlaan ehee maxaa lagadageysanaya marka horaa

  • @hanniqueen7714
    @hanniqueen7714 Месяц назад

    Asmaaay ninkan waaa in dumarku liqaaan oo la waayaaa meell uuu marray !!!???????

  • @nuuremohamud4311
    @nuuremohamud4311 Месяц назад

    Waxaas ha noo dambeysee adigu is astur horta wax dhimatay baa tahee.

  • @user-if8ye1kl3u
    @user-if8ye1kl3u Месяц назад

    horat kan daaci ha dhihin garaca

  • @user-gq8gy7nv2w
    @user-gq8gy7nv2w Месяц назад

    Naa dulliga hadalkiisa uma dulqaadan karo foosha xun isaga bulaacadee idhaafi😡😡

  • @IsmaaciilMuuse-ro3cp
    @IsmaaciilMuuse-ro3cp Месяц назад

    CANDHADAADII BAA MUUQATEE ADIGA IYO KAN MAXAA KULA DUWAN TIHIIN NIN GAALA BAA KU LA NOOL WAXAY HALAHA AAD U HADLAYSAA 😂

  • @Ahlamsharif8984
    @Ahlamsharif8984 Месяц назад

    Sister is astur . Adunyo yee ku kadinin

  • @mohamedneima3174
    @mohamedneima3174 Месяц назад

    Wllow Asmay adaa waalan somaali wax usheegaya aar wll somaali isha uun laga fiiriyaa waxna laguma darsado maahan dad calool wngsn ama kuu garaabaya adaa lagugu mashquula aday gaalo kudhaheen hadda anigana waa laygukaa daraa see cml somali maryoolay maxa ka khaldan aar anagaa yaab aragnay hogaaaa !!! 😂

  • @tamaanmobilemaintenance5875
    @tamaanmobilemaintenance5875 Месяц назад

    Asmayo gurdon ajaniba ah soradi

  • @user-mr2kl5ch6k
    @user-mr2kl5ch6k Месяц назад

    Nink wax ha laga qabto oo cidba Yaay dawan😢 uf

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 Месяц назад

    Somaalidan qaylinaysa ayaan layaabay gabadh walba ayadaa nolosheeda kamasuula ama faqiir haguursato ama qani haguursatee maxaa layska wareerinayaa

  • @FaaraxFaarax1991
    @FaaraxFaarax1991 Месяц назад

    Adigu is astur

  • @hindaibrahim2599
    @hindaibrahim2599 Месяц назад

    Is astur wll ado illahay kaga baqaya adunku waa malme

  • @Istar-yk6jb
    @Istar-yk6jb Месяц назад

    Acuudi bilahi mina shedhani rajiim tan ma gabar somali yed baa mes somali u eke oromo iyo itopian badan ow somali nimo shegta aya jiree ma kuwas kagudun hadalka iyo vidioga ma dawanayo mana dhagesanayo wayo waxa igu filan kaliya ciwanka waxan mid dhahay midkan ragii somaliyed melna wax aysan ka firin waligod ka fiiriye waxana uu sidan uyelay madama in eedadii shalay fadexad darted rali galin ka bixise wixii ay raga somaliyed ku medeb takortay waxeyna qiratay in macalinkeda ku am in ay rali galin ka bixiso tolow ma kan buu aha macalinkii laga fa iday waxana wanag sanen madamo uu noqday waxana in lahubiyo u bahan edadas in uu ku dhago hadlayo xarir hosena jiray dad dana uu ku didana asiga uu xolo hesan marka dadkan isku so jawabay hala baro ma waxbaa kadhaxeyo tan kale dumarka somaliyed waxa qimahoda lagu soo kobi karo dada ushegay mahan dumarka somaliyed wa lafdhabarka raga somaliye ilaa ku midan ow kale ah dhaqan gal umada la hor imaneso kana waxa uu xoga ceebta ka tirtiraa edadii hadashay walibo an ku denbaba in wax ka dhaxeyan laga yabee waxan leyahay gabdha somaliyed midwalbo da dee jirtabo waa gob gob dhafay ana qirayo madama an raga somaliyed ka midaha walibo ay idhaxaan gogoshane idiyariyan qer alae hasiyo gabar walbo ow somali ah kuwo xijabka kudhagana ale haka dhigo diintodana ku noladan i.a ha u bixina nacas idin gafo walaga arki karaa raga lkn dhaman tisa maha in kabadan kuwas aya ubax iyo sharaf idinla dabatagan in dhib idin garana ana ogolanee idinkane iskaga diga dhaqan gabdhan ow kale in la idinka arko wayo umada halkee ka hagagto waa hawenka halkee kafasadana wa hawenka kuwii an ku hagagno ale ha idinka dhigo sigara walashan waxn ka codsanaa in rabigeda u labato cowradedana asturato manta kaliya ma ba bi inesid magaii umada somaliyee ee waxad ba bi inee qiyamkii umada islamka laguna yaqanay dumarkoda xishoodka ale haku wa fajiyo

  • @BALCKMAN13
    @BALCKMAN13 Месяц назад

    Nacurada asturo kadib iskahadal😮😮😮 away muslinomadi

    • @heergeni7065
      @heergeni7065 Месяц назад

      Away masuliyadi ilhey ink dhiby

  • @Hibomohamed-nm4sg
    @Hibomohamed-nm4sg Месяц назад

    Adi maxakugu dhacay away xijaabkii alle na amray naa xshoo bal adiga maxawad sheektaa adaa in waxlaguusheeko ahee businka

  • @AmalMohmeth
    @AmalMohmeth Месяц назад

    Iney dhado nin faqiira haguur sanina wey ku qaldaneed waa tan koowad 1 tan 2 na in ay ruuxu 5sano isla shekestan waa wx saxan waa ayo wey is baranayaan kal gacal kooda Io jecel kooda Aya sii siyaada iyo kalsoonidooda

    • @bilana289
      @bilana289 Месяц назад

      Ma 5 sanadod oo dhan hal sanad ayaa wiilka iyo gabadhu ku soo dhamayn karaan
      Nimanka aan shaqeysan aya laga hadlaya

    • @AmalMohmeth
      @AmalMohmeth Месяц назад

      @@bilana289 taas wn kuu fahmey sanad leyskuma barano karo lkn wxa dhici karta Inay idinka hor istaagto hadaf yadiina si aad igaadhann wxba hadal badan matarayee qofba wxi la qorxoon ee rayi giisaa haku fikiro Asc warax matulaahi wabarakaatu

  • @YasminMahad-km6mh
    @YasminMahad-km6mh Месяц назад

    Ninkas hala xiro wa bila dhaqan badan kena hoyoyinkena somaliyed ba naso koriyay yanyo iyo hilib lagado nagu sokariyay badankena nin iyo nagba

  • @qamarsharif1595
    @qamarsharif1595 Месяц назад

    kaan in qanis yahay umaleya wayo qaanis iyo nin matorka kajilcay lee hawenka ximiyo

  • @anabm.hussein7145
    @anabm.hussein7145 Месяц назад

    Kani waa bahal nacas ah bilaa xikmad

  • @Dasamoha
    @Dasamoha Месяц назад

    Comment igu dar daci

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r Месяц назад

    Kani waaba laxay bacaac

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 Месяц назад

    Waa Bulsho Munaafaqiin ah ..Yaab lkn Daaci Muna waala Kadeeday