kiis kii mama safi dadkii dhibareyey saafi ayaa cawa qar kamid ah lasoheley mxkmda daahir wa xanun

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024

Комментарии • 73

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 2 месяца назад +6

    Ceeb malihid walaasheey waa lagu dulmiyey ilaahey xaqaaga haku siiyo somalidu dhibaatada gabdhaha loo geysto kama danqadaan qofka dulman ayey sii dulmiyaan waxey dhaqan ka dhigteen in xumaanta laqariyo oo qofka dulman xaqiisa laduudsiiyo

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 2 месяца назад +1

    Murasadoo xaq kahadal ee allaah kabaq ninka abdulaahi ha xabaarin waa bahal morusadoo ninka keenaa❤❤❤❤

  • @abdiyusuf7949
    @abdiyusuf7949 2 месяца назад +9

    Adiga ceeb ma lahid waxaa ceeb leh dadkii ku xumeeyey aniga waxaan aaminsanahay waan in lagu fuliyaa waxa diinta ka gabto ee waan ku xumahay dhibka aay kuu geystaan laakiin waa in illaahey talo la saartaa merci beaucoup

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 2 месяца назад +1

    Saafi waa gawer fiican dhaqan iyo asluub leh ma ahan gawer dhac dhac badan ma ahan wey degantahay saafi gar qiimo badan wey dagantahay 💯waxey ahed gawer gawer nimadeeda sharfa kuleh soomaaliya waa gaas xijaab iyo muxrin majiren ee dadow edeb yeesha hooyooyinka ayagoo maro xiran gaber sar lan socon jiren anaga ma aheen wax diinku dhaqmo kuli waa laqaawanaa dowlada soomaaliyo iskuulka surwaal ayaa ku dhigane madax wuu qaawanaa marka noo bigdil .uxrin❤❤❤❤❤

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 2 месяца назад

    Walaal dhibaatada laguu geeystay Rabbi aduunka hakuu hiiliyo .Ceebna malihid.

  • @ashamahamad8381
    @ashamahamad8381 2 месяца назад +1

    Cayuuniyey Ceeblaay ayaatahay adigaa lagu Cillay Illahey ha kuu Cadgooyo ❤❤

  • @rukioadow6509
    @rukioadow6509 2 месяца назад

    Kalsooni Aad leedahay ee hore u soco ❤❤❤❤

  • @rukioadow6509
    @rukioadow6509 2 месяца назад

    Adiga ceebleey ma ahid, balse dulmi aa lagugu sammeeyey kuwa adiga ceeb kuu raadinaayana waa dambiilayaal kale❤

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 2 месяца назад

    Muxrim la'aan dhibtas oo kale ayaa imanaysa. Allah haku hiiliyo

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 2 месяца назад

    Ceeb malahida sharaf aya leedahay kareemo ayaa leedahay❤❤❤❤❤❤

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 2 месяца назад +2

    Ceeb malihid xoga dumarka somalidu diinta kuma dhaqan gabadhu keligeed maba socoto😮

  • @ashamohamed5982
    @ashamohamed5982 2 месяца назад +1

    Ceeb malihid madluun baad tahay kuwi dhibaatada jariimada ah ku gaystay ee daaliminta baa ceebeysan wana lhelayan cuqubaday gabdha ha ka galen Allah baa ka goynaya A iyo Akhiraba Insha Allah

  • @shukriabdi5873
    @shukriabdi5873 2 месяца назад +6

    Asc walala cebmalihid ee rali ahaw

  • @MuhammadMohamoud-io6kr
    @MuhammadMohamoud-io6kr 2 месяца назад +1

    @wax ceeb ah oo adiga iyo caruurtada leedihiin ma jiraan,waana dembilayaal allah haqabto.

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 2 месяца назад

    Sida taswiirtooda iyo magacooda aad uheeysataan waa in loo dhigaa Airpoorka aduunka lwaana in interpoolka soo qabtaan.

  • @Safiyalowriinta
    @Safiyalowriinta 2 месяца назад

    Ceeb Kaa Dheer Xbbti

  • @khalidsiyad854
    @khalidsiyad854 2 месяца назад +2

    Mama saafi ilahay waxaan kaga baryayaa in qalbigaaga kuu dhayo oo kuu qaboojiyo ❤ waan ku jecelnahay ❤ hooyo ❤ Maraykan yaad uga baahantahay oo aan kuu soo qabta

  • @NajmoMahamud-b7r
    @NajmoMahamud-b7r 2 месяца назад

    Dahiro plzzzz mamada xaqeda udhici ilahay baa usodhicikare soqabo mujriminta 🥹

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 2 месяца назад

    Gabdhaan taariikh cusub ayey dhigi doontaa. Waxaan Ku faraxsanahay in ay wada nool yahiin oo maanta iyagoo 60 jiro ah dhuumanayaan oo meel ay galaan la'a yahiin.
    Saafi waa halyeey cusub. Awolaaadeeda iyo ayadba Allaha xafido. Kuwaas geedkay galaanba waa loogu geli mar haddii magacyaddoodii la helay.
    Soomaali waa qoys yar oo is wada yaqaan. Bal meel gala caawa.

  • @abdifitaaxdeysane
    @abdifitaaxdeysane 2 месяца назад

    Ceeb ma lihid maama saafiyoow ninka murasade ee fanaankana ah waxaan rajeynayaa inay murasade kenaan murasade keena maxkamada tuugaa naago kufsado daahir goof jooge

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 2 месяца назад +1

    Habayaratee malihid wax ceeb adiga iyo caruurtaba😢

  • @lackyismail9332
    @lackyismail9332 2 месяца назад

    I pray that you heal from the trauma that was inflicted on you. And the criminal to face justice

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 2 месяца назад +1

    Asc, walaal qofka la dumiyey ceeb ma leh adi iyo caruurtaada, balse adna ha dulmin qabiilada, kaliya raggii ku dulmiyey ee xaqaagii ka raadi. waana in dhibkaagii laga wacyi ragga soomaliyed.wbt

  • @abdijama3992
    @abdijama3992 2 месяца назад

    Dadku ma walanyihin dahir wax serious ah kala hadlaya

  • @ashaabdi4216
    @ashaabdi4216 2 месяца назад

    Ituu ka dagay yahay Ontario Toronto mise Ottawa

  • @NajmoMahamud-b7r
    @NajmoMahamud-b7r 2 месяца назад

    Waxaa ceeb leh ninkii hooyo dhashay gabar ladhalatay ee gabar islamed naxaris lata ula dhaqmen baa ceebesan adigaa gesiyad baa tahay dumi baa lagu gestay inahau adunyo hauga jaro aqiro intaa lagarin hbo horay usoco tugada halakeno waa shaqo lobahan yahay ilahay haso qabto duliyinta

  • @sadiaismail3171
    @sadiaismail3171 2 месяца назад

    ceeb malihid safi dheyman batahay❤❤❤❤❤

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 2 месяца назад

    Ceebmalihid maama, iyagaa ceebeysan

  • @sadiyanurre7802
    @sadiyanurre7802 2 месяца назад

    Abaayo ceeb malihid shayaadhiin kudulmisay iyagaa ah aakhirana iyagaa kuceebaysan aduunkana iyagaa kuceebaysan ilaahay xaqaaga hakaasiiyo

  • @caashadiriye5060
    @caashadiriye5060 2 месяца назад

    Ceeb waxaa leh kuwa intay gabadh yar 16 jirta qashay ee waraabayaalka ah aduunkana waa u hoog aakhirona waa u caddab

  • @omarabdulrahman5268
    @omarabdulrahman5268 2 месяца назад +1

    Ayagaa ceybeysan adiga saafi geesiyad baa tahay. Xaqaaga ayaad u dagaalameysaa iyo weliba gabdhaha la kufsan doono. Gabar danbe oo lakufsado way dhamaatay...

  • @MaslahBarkhadle
    @MaslahBarkhadle 2 месяца назад

    Maama cadalad ifka mataalo ee wiil weyn hadaad dhashay dhiig la aanta heyso maxey tahay canada ha tago tooreey cali goof haku dilo qalaas

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 2 месяца назад

    Abdulahi goofow murursadoow soo qabta

  • @Cabdiwaliaqaye
    @Cabdiwaliaqaye 2 месяца назад

    hooyo mcn waqtigodi balagary illahey idinsoqabay

  • @Mazowaz
    @Mazowaz 2 месяца назад

    Waa in lasoo qabto dhaamiin gustave ku dhiiglayaasha dhaayey gabdhii soomaliyeed

  • @NajmoMahamud-b7r
    @NajmoMahamud-b7r 2 месяца назад

    Saxiiix wax laqatina majirto sedey banaka wax ukentay banaka isisodhigayan munafaqinta

  • @mirayaabdulla7122
    @mirayaabdulla7122 2 месяца назад

    Ceebtu waxay ku dhacday ayaaka iyo carurtoda iyo ciidoda. Somalidu Diin malahan mana xishoodan inta badan.
    Illahow naaga Badbadi.. Dhagaxa ugu horeya waxa kugu dhufanaya Dumarka

  • @sucdimuse3584
    @sucdimuse3584 2 месяца назад

    Safi somali way kuwada sidataa samantadee wada soga hayaan sadir key kusalama yeel dadka ugu sareey

  • @mohamudabdi5130
    @mohamudabdi5130 2 месяца назад

    Walaal ceeb malihid waxaad tahay dulmane la dulmay mana aha keligaa gabdhaha dulman waxaa laga yaabaa inay jiraan gabdho kale oo ay dulmeen ragani hasoo hadlaan gabdhaha kale

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 2 месяца назад

    War nimanyahow soo baxa, Hadii kale tii Rabbi baan laga dhuuman kari ee hadda faaiideeysta oo cafis dalbada.

    • @linked9620
      @linked9620 2 месяца назад

      Ceeb oo dhanba malihid ee waxaad tahay dulumane

  • @HananSharaf-b1s
    @HananSharaf-b1s 2 месяца назад

    Ceeb ma lihid ,❤Saafi dheeman ..Xaqqaagii ilaahay ba so daahiray

  • @fartuunabdulahisiraad0031
    @fartuunabdulahisiraad0031 2 месяца назад

    Yaa waaye aabaha jecelka😅

  • @maryanigal3349
    @maryanigal3349 2 месяца назад

    Raga Somalis ceeb Kama gaboobaan gabdhahooda in ay dhibaateeyaan ayey u taagan yihiin ani it’s faces an ka ahay somaliyey

  • @FoosAxmed-g9x
    @FoosAxmed-g9x 2 месяца назад

    Caaba malahid ee waad dulumana tahay ee alaha kula garab galo alaha soo saato xaqaaga aaaaaaaaaamiiiiiiin yaarabi

  • @abdulahiesse5946
    @abdulahiesse5946 2 месяца назад

    Ceebmalihid.qof laxoogayiyo Dennis middag lalihid wallal

  • @somethinginyoureyes1794
    @somethinginyoureyes1794 2 месяца назад

    Safi ceba ma lihida cadawa ku halaya adiga waa qarsataya waxada ka dhalataya rati abgaala saneya cabdule arintada lagu wareji a naya aniga xamar ku joogo waana ku mudaharadayna xamar

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial4444 2 месяца назад

    Calamadahan hadad ku aragto cunugaga outism uqaaba dhaqatr geey si looga HORTAGO kasoo daawo chnnlka queen fardowza official 🎉🎉

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 2 месяца назад

    Ceeb malihid inta xun dheg ha udhigin hadaa dhibsatid somali waa xanuunsan yihiin

  • @umumucaad3298
    @umumucaad3298 2 месяца назад

    Murusade kuma kuma kufsan ina adeer, magacaas iska dhaaf oo dhulka iska dhig, group gangs waxay sameeyaan qabiil ha u saarin

  • @mohamudabdi5130
    @mohamudabdi5130 2 месяца назад

    Haday jiraan gabdho kale oo la dulmay ha soo hadlaan

  • @aishafarah5500
    @aishafarah5500 2 месяца назад

    Waxaa ceebaysan midka kudhibaateeyey
    Ceebna malihid
    Dhibaatadii kugaadhay ee aad lagubanayso weli ayaan dareemaynaa

  • @maryanigal3349
    @maryanigal3349 2 месяца назад

    Ceeb kaa dheer waa lagu dulmay adigaa ilmo yar ah ragaasna ayagaa ceebeysan kaligaa ma dhibanid Gandhi badan ayaa kula mid ah

  • @AminaXashi-eq1zw
    @AminaXashi-eq1zw 2 месяца назад

    ASC. Safi mantah. AYU ILAHEYI. UR. KUU. BIXIYE. MAREEXAN WAA. DAD DULMIGA. NECEB NIN. KAN. WAA. MAREEXAN WAA. DALIMITI. KU DIBAATEYE. WAXAN. AHAYI. MAREEXAN. MARKAD. TIRIH. CABDINUUR. JUGE. WAXAN. MOODAYI. REER. DALAL WASE. CELIYI. NINKUNA. WAA. UU. QARINAYE. EE. WAA. CELI. 16. JIR. BAAD. KU. DHIBTOOTAYI. 60 JIRO. HAKU. OOOYEEN. IYO AKHRI. NIIRTAH. HAGALIIN. KUWA. DHIBAATEEYAH. DUMARKAHLKKKKKKKKKKKK❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 2 месяца назад

    Wax kasta in la qarsho bay rabaan hadhagaysan caacdooda

  • @daimanlul4480
    @daimanlul4480 2 месяца назад

    Asc..Asxbta

  • @maxamedaxmed5071
    @maxamedaxmed5071 2 месяца назад

    Maalintii. Arinta ey waxka qabashada laheyd waad qarasatey mida labaad adigoo qurxan baad ku dhex orodey meel bahalo joogan

  • @umumucaad3298
    @umumucaad3298 2 месяца назад

    Qof ku faraxsan ma jirto waxa kugu dhacay xbt

  • @sucdimuse3584
    @sucdimuse3584 2 месяца назад

  • @jihansheikh9501
    @jihansheikh9501 2 месяца назад

    Goofoow godka ka soo bax , Xaal marin , raali gelin buuxda.iyo mag bixin
    Ayaa lagaa Rabaa..

  • @ifraaxmuxudin1562
    @ifraaxmuxudin1562 2 месяца назад

    War adiga naag cajiiba tahayba markaad yareed wad qarsatay markaad weynaatana wad radisay xaqaadi

  • @khadraali2862
    @khadraali2862 2 месяца назад

    Ceeb malihid gabar ladumiyey ayaa taamhay

  • @deeqodahab9737
    @deeqodahab9737 2 месяца назад

    Sorry. Mamo. Safi. Ceeb. Malihid. Dadka. Ceebta. Iyo. Ceebla. Aanta. Ayaa. Isaga. Darsan. Xaqiiqda. Makalagaranayan. Qofku. Waxa. Umudanyahay. Iyo. Waxkale. Madan. Dhilaysan. Ee. Walagu. Xoogay. Ilaahay. Ayaana. Kumartaatiya. Kuna. Hiilinaya. Somalida. Inbadan. Ayaaxumaha. Iyo. Dulmiga. Jecel. Malihid. Qalad. Waxaalaga. Xunyahay. Inaad. Manta. Leedahay. Karti. Aad. Xaqaagii. Kudhacsato. Ha ujoojin. Waxaan. Damiir. Iyo. Damqasho. Lahaan. Wallalo. Somaliyeed. Oodamiirleh. Ayaakugarab. Socda. Ha. Ujojin. Intaxun. Waxana. Hakasoqaadin. Dadmaahadlay. Mise. Dameer. Baaciyay

  • @maryammohamoud8426
    @maryammohamoud8426 2 месяца назад

    ilka boqol maxa qabilkiisa loqarinaya

  • @HananSharaf-b1s
    @HananSharaf-b1s 2 месяца назад

    Saafi dhal Culumo
    ..NIMANKAS CRIMINALS KA AH ILAAHAY 40 SANO KA BACDI WAY SO KASHIFMEN

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 2 месяца назад

    🤩💐🥰🥰🥰

  • @AbukarAbdullahi-o8i
    @AbukarAbdullahi-o8i 2 месяца назад

    Ceeb ma lahid. Gabar yar oo. La dafay. Ayadaa xaq laga galay
    Caruurtaada. Maba dhalanin. Maxay. Ceeb lahaan karaan

  • @FoosAxmed-g9x
    @FoosAxmed-g9x 2 месяца назад

    Asc

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 2 месяца назад

    Ninka ilbaa tagtay inkaartaadii miyaa

  • @farahahmed8717
    @farahahmed8717 2 месяца назад

    You are a victim that is

  • @FoosAxmed-g9x
    @FoosAxmed-g9x 2 месяца назад

    Caaba malahid ee waad dulumana tahay ee alaha kula garab galo alaha soo saato xaqaaga aaaaaaaaaamiiiiiiin yaarabi

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 2 месяца назад

    Wax kasta in la qarsho bay rabaan hadhagaysan caacdooda