Qisooyin kale ayaad ilowdey OO ay ka mid tahay in ay mar nugu soo qaxeen muqdisho ayna aad ugu muuqdeen iyadoo markii dambe la dayacay OO iyagoo la somaliyeed karey waayo ilmihii Muqdisho ku dhashay ee zenzibaar ahaa ayaa ahaa kuwo ku qaan gaaray Somalia siiba muqdisho kuwaas OO la siin karey jinsiyad
Qiso aan weligeyga iloowi doonin baa iga taalo zansibar 😭2021 bisha 8aad dawayaaqadeyda baan waxaan isbaraney nin zansibaareys carab ah waan aaaminey waxaa u imaaaminey in uu yahay nin islaam ah hadana carab ah waxa cargo ugu furnaa wadana chinaha waxey ii aheyd maalin madow weligyga iloowi doonin alxamdulillaaah😢😢waxaan deen ka qaatey abbo somalia aan shaqaaalo u ahaa 50dollar waana ganacsigeygii ugu horeyn aan bilaabo alxamdulllilaah lacagtii wuu igala goostey meel u raacdey waan waayey ilaa familya zansibar waan u tagay jawaabta ay isoo siiyeen waxey aheyd ninkaan waa tuug qaa in ah ee orod china u tag dacweyso 😊😊comentiga qofkii arko arintaan wax igala qaban karo oo china joogo plss ila soo xiriir xitaa lacagtaa nus waan ku ogalaheyg denntii ilaa hada nus xitaa kama dhiibin😢😢
iminka weey ka tisan oo waxay ku biirtay 1964 laakiin awal umad madax banaan ayay ahaayeen waxaa la sheegaa inay mar somalidu maamulayeen qarnigii 14aad oo ay ka ganacsan jireen dadka bantu ka ah iyagoo shiinaha u diray dad gaaraya 5000 oo qof boqoryooyadii ajuuraanka😅
Saxib so badi muqalada walaahi sadex jeer ayaan caawa soo booqday itaal media
HADII MAGACAAN ( الله ) KUUGU WEYN YAHAY LIKE SAAR ❤
Inta soo qaadatay fasalka f3 farta taaga ☝
Mahadsanid ustaad taariikh yahan
Aad iyo aad bad ugu mahadsantahy
Macalin mahadsanid
Thank you for hardworking
Keeb going
Itaal media 🙏
200 sano boortaqiis joogay 😮 200 sano cuman 100 sano ingiriska bismilah 500sano
Our Channel🫡❤️👑
Merci beaucoup thank you
Somali ba laheyd jasiradan qarnigi 14 boqortoyadi ajuran ba xukumeysay
Mashallaah shukran ❤️
Aad baan uga helaa barnaamijyadan
Itaaal walal hakadilin waan kubaahanahay macalin tariiqdaada
Wll Somalia ka soo hadal plz
Qisooyin kale ayaad ilowdey OO ay ka mid tahay in ay mar nugu soo qaxeen muqdisho ayna aad ugu muuqdeen iyadoo markii dambe la dayacay OO iyagoo la somaliyeed karey waayo ilmihii Muqdisho ku dhashay ee zenzibaar ahaa ayaa ahaa kuwo ku qaan gaaray Somalia siiba muqdisho kuwaas OO la siin karey jinsiyad
Qiso aan weligeyga iloowi doonin baa iga taalo zansibar 😭2021 bisha 8aad dawayaaqadeyda baan waxaan isbaraney nin zansibaareys carab ah waan aaaminey waxaa u imaaaminey in uu yahay nin islaam ah hadana carab ah waxa cargo ugu furnaa wadana chinaha waxey ii aheyd maalin madow weligyga iloowi doonin alxamdulillaaah😢😢waxaan deen ka qaatey abbo somalia aan shaqaaalo u ahaa 50dollar waana ganacsigeygii ugu horeyn aan bilaabo alxamdulllilaah lacagtii wuu igala goostey meel u raacdey waan waayey ilaa familya zansibar waan u tagay jawaabta ay isoo siiyeen waxey aheyd ninkaan waa tuug qaa in ah ee orod china u tag dacweyso 😊😊comentiga qofkii arko arintaan wax igala qaban karo oo china joogo plss ila soo xiriir xitaa lacagtaa nus waan ku ogalaheyg denntii ilaa hada nus xitaa kama dhiibin😢😢
50 dollar miyaa lacagta mase type error ayaa jira
Hhhh ma 50 dolar miyaa ganacsi kargo ku bilaabi rabtay
😂😂😂50 dllr ma lcgbaa
50doler miaa wll😂😂😂
Zansibar soo tanzania kama tir sana mise way ka madax banaantahay
Waanfahmi waye 😂😂
iminka weey ka tisan oo waxay ku biirtay 1964 laakiin awal umad madax banaan ayay ahaayeen waxaa la sheegaa inay mar somalidu maamulayeen qarnigii 14aad oo ay ka ganacsan jireen dadka bantu ka ah iyagoo shiinaha u diray dad gaaraya 5000 oo qof boqoryooyadii ajuuraanka😅
Mahad sanid❤
Videodayada wan ku xeranahay macalimow
Aadbad ugu mahadsantahay xogahad nooso gudbiso.
CODSI.
waxad noo so gudbisaa adoo mahadsan Taarikhda Somalida iyo asalka dadka somalidu halkuu kasoo jeedo.
"Bulshada aan garanay halkay ka timid magaran karto halkay usocoto."
Ninka ha la dhiiri geliyo
M.a islaamka allah ciseeyo
Zanzibar sxb wadan miya mise waa is maamul hoostaga tanzania
Wadan ayu aha blse tanzanio kubiray
zanzibaar dhul isaaq ❤
War maha inaga ma adoonsiba la inoo geeyy mesha?😊
@@hamzej4307 war garcO way iga hoos baxdy 😅😅
@@ipraHiMxiiMayEisaaq asgii Ingriis gumeystay
@@hamzej4307qaf la gumeysan maa jra
Wax walba ma qabiil iyo qoys ayaad ka taqaanaa,waa wax laga tegey oo qurun ah oo jaahiyadii ah.
Lakin adoonsiga ugu horeyy arabta bilowday reer galbeedka arabta bartay dadban ma oga taas
Soobadi sxb
Sucatra aya kaweyn see ku tahay mida labaad ugu weyn Africa
uf 20.000.marka la dilaayayay away muslimkii uf
Pin ii saar ustaad❤
Firt viewer
Like saar
scylles kasoo hadal jaziiradaan
waan ka hadalnay, wayna ku jirtaa channelka